#CAADOOYINKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Maxaa kadhiga dadka qaar in ay GUUSHA gaaraan? In ay kunoolaadaan Nolol FARXAD leh? In ay helaan wax walba oo ay u baahanyihiin? In ay waariyaan MAGACOODA? Siddeen ANAGANA ugu guuleysan Karnaa Nolosha?

Komentáře • 73

  • @futureboss608
    @futureboss608 Před 6 lety +5

    waad mahad santhy walal lawo su ayan wataa 1) sidee lagu ogan karaa qofka guushada jecen & kan anjecleen. 2) xaasid nimada dhibta ay leedahay . adoo mahadsan waxan rajeyna inaa iga sojaawabtit

  • @fiyoorocabdiqaadir8753
    @fiyoorocabdiqaadir8753 Před 7 lety +2

    asc saa iidhiirogalisay waligeey qof iima dhiirigalinin alhamdulillah mahadsanid allah hakuxafido

  • @suleekhaxariir6148
    @suleekhaxariir6148 Před 8 lety +1

    mansha allah jzk Allah akhiiii amiiiin

  • @zainabmose6269
    @zainabmose6269 Před 7 lety +3

    masha allah macalin ayuun waxaad tahay qof kareemay wllo badan qalbigoog ale qalbiga hakuunuuro ayuub

  • @cabdinasircali5804
    @cabdinasircali5804 Před 8 lety +1

    mansha allah shek jaza akalah

  • @axlaamcadeey9198
    @axlaamcadeey9198 Před 8 lety +2

    Masha'Allah mahadsanid Ayub yusuf

  • @nasraeraad6247
    @nasraeraad6247 Před 8 lety +2

    asc abowe masha allah

  • @ifrahahmed4935
    @ifrahahmed4935 Před 8 lety +2

    masha allah jazakallahu kheyr

  • @hamsemuuse5796
    @hamsemuuse5796 Před 6 lety +2

    ayub yusuf sakiin wax tahay tusale allah kugu anfaco aqoontada anigu waanu ku tusaale qadanee

  • @sucdiciisr8842
    @sucdiciisr8842 Před 7 lety +3

    Ayub mahadasanint kamadaalo firsahada iyo dagaaysika videoyaadada illaahay hakudaayo WLL qaali

  • @leylabile97
    @leylabile97 Před 8 lety +1

    Masha Allah Akhii jizaka Allaah aad io aad ban uga faa iiday videoyashada Wana dhaqan gelin doona insha Allah waqtiga Qaaliga aad noo hurtay waana kaaga mahad celineynaa had io jeraale dhiiri gelintada aad nasiso🙌🌹

  • @nooraali5044
    @nooraali5044 Před 8 lety +4

    mahadsanid wall

  • @abdirahmanhirsi4129
    @abdirahmanhirsi4129 Před 6 lety +1

    Maashalaah ayuub

  • @realdeal7471
    @realdeal7471 Před 8 lety +4

    i like the energy and confidence MASHALLAH

  • @SnAynle
    @SnAynle Před 8 lety +1

    Mnsha allh Ikhwaani

  • @nafisaxasan7496
    @nafisaxasan7496 Před 7 lety +1

    jaakallahu khayr ila hay haku xifdiyo walal

    • @mustafxasan3811
      @mustafxasan3811 Před 5 lety

      M.A macalin wad mahadsan tahay run ahantii waxan kaa helay dhiiro gelin fiican iyo aqoon ilahay qeyr haku siiyo macalinkeyga.

  • @maariyahassan2320
    @maariyahassan2320 Před 8 lety

    Mashallah Ayub yusuf jazaka allah wllo

  • @abdallamahad1818
    @abdallamahad1818 Před 5 lety

    M.a ayub jazaakallaahu kheyr mubaaraka fiik

  • @sahrahussein9382
    @sahrahussein9382 Před 8 lety +1

    Jazakallahu kheyr walaal Alaah ajir hakaasiyo. Aad ayaa u mahadsantahay

  • @abdirahmanhirsi4129
    @abdirahmanhirsi4129 Před 6 lety +1

    Maashalaah

  • @rahmaruuhi9528
    @rahmaruuhi9528 Před 8 lety +1

    i like this video mashaa allah alle ha kuu daayo caqliga wanaagsan tusale aan ku daydo ayaad ii tahay walaalkay

  • @makiamein8359
    @makiamein8359 Před 7 lety +5

    dadka qar hadi ey fahmi lahayan waxa laga hadlayo haben mey sexden dadalku wa qeb ka mid ah nolashada dadala wuu garaa barito iyo mantana isku mid ma ahaneysid
    rafaad raxa ka danbeyso thanks bro

  • @sacdiyoali1418
    @sacdiyoali1418 Před 8 lety +1

    masha allah aad iyo aad ayaad u mahdsan tahay waa arin wanaagsan walaahi insha allah inta iga dhiman waan ku dadaali

  • @aminowarsame6297
    @aminowarsame6297 Před 8 lety +1

    waw masha Allah walal wanadhira galisay jazaklkher nona siwad illah haku xifdiyo amin

  • @Miinasaafa7575
    @Miinasaafa7575 Před 8 lety

    asc yube ad iyo ad ban uka helay shekoyinkago dhan mashallah ilahey ha ku dayo waxa`n `ka codsan laha inad cod`kaga xogaa kor dhogo qadid inshallah.

  • @ennaasiribraahim7499
    @ennaasiribraahim7499 Před 7 lety +2

    Asc ayuub yuusuf waxaan ahay sxb kaada cusub waal waad ku mahada saan tahay talaabooyin kan aadnoo ifisay waxaanad iga lisay ididiilo wanaagsan waanan kuu hanbalyaynayaa wll qaaliy guulayso waligaa sxb

  • @aminashxusen6771
    @aminashxusen6771 Před 7 lety +1

    jazakaallh kher wll wad ifaidaysay

  • @mohamedabdullahi6434
    @mohamedabdullahi6434 Před 7 lety +1

    mhdsnid sxb sare

  • @FF-li1bu
    @FF-li1bu Před 8 lety +1

    Ayub walalkey, aad ayaad u mahadsan tahay.

  • @xilojanoqaranjecelqabyaadd370

    mashaa Allhu mahadsanid wllo

  • @raqioomar2976
    @raqioomar2976 Před 7 lety +1

    masha Allah waa vedio dhiirigalin leh

  • @haniahmedhaniii8186
    @haniahmedhaniii8186 Před 5 lety

    Masha Allah walal igu weyn xigmado iyo cashiro badan kaa faa iday allaha ku siyaadiyo cilmigada

  • @amatallabintosmaan3201

    subxaanallah Ayuub videoyadaadu caajisba malaha dhamaan makala dhacaan Alle hakaa abaal mariyo anagana hanagu anfaco

  • @abbasaligedi8956
    @abbasaligedi8956 Před 8 lety +1

    ayub yusuf sakin walal aad iyo aad ayan kugu mahad celin runt markan video yashada dawaday nolasheyda wax bdn ayaa iska bdalay waxana itustay wadadaan umari lahay gusha walal mcne khery bdn allaha kugu badalo jidka wanagsan ee walalahaga somaliyed aa tustay sxb aad iyo aad ayan mar labaad kugu ma had naqaa markastana wan ku xiranahay chanelkaga wana ku xirnaa doonaa in sha allah

    • @AyubYusufSakiin
      @AyubYusufSakiin  Před 8 lety

      +Cabaas Cali Mahadsanid walaal qaali waxaana kuu rajaynayaa guul iyo farxad in aad kunoolaatid marwalba..

  • @abayomcn3174
    @abayomcn3174 Před 7 lety +1

    Masha Allah thanks my bro

  • @deeqaxuseen7234
    @deeqaxuseen7234 Před 7 lety +1

    masha allah ayuub buugaag bdn aa kuubuuxo halkoo ma isiisidoo

  • @mohamudomar4528
    @mohamudomar4528 Před 7 lety +1

    mansha allah

  • @hamdixiis259
    @hamdixiis259 Před 8 lety +1

    masha allaah illaahey haku daayo

  • @habibaabdikarim5102
    @habibaabdikarim5102 Před 7 lety +1

    masha allh wll aad ayaan kuugu mahadcelin Suaalo badan ooaan ubaahnaa marwalbana iswediin jire Videos kaada kahele jwbtii oodhaman .Run ahaanti Waxaankuleyahay waxaat tahay Nololkaabaha dadbadan . allh kusiyadiyo cilmigada ,Aqoontada

  • @jamaalqudeh5057
    @jamaalqudeh5057 Před 5 lety

    Macalin ama tawabare ayuub yuuzuf zakiin dar alle bn ku jeclaDaY wn ku farax znaHy chnelkaGa waYo wax yaaBo iGa qarzoona baad ii iftiimizaY mnzHa allaH mr lapad wxan ku leyaHy nolow oo guulaYzoH ader mcn

  • @hawaadam9992
    @hawaadam9992 Před 7 lety +1

    mashalhaa wll shugarn

  • @ibrahimyusuf6514
    @ibrahimyusuf6514 Před 6 lety +1

    mahadsantihiin wll ayuuub

  • @maandeeqiimaandhaqane3509

    thanks wllo qaali Alle ha ku dhawro

  • @nusaybaali4874
    @nusaybaali4874 Před 7 lety +1

    mashalllah walo ayuub ilahay hakaa jaasisiiyo walhi noloshayda mugdi ayey ku jirtay adaa i iftimiya midka kale markan iska yara dareemo inaan wadad sax san ka leexdo ama caajis iyo waxaas dareemo waxn uso ordaa dhincaàga iyo fiidyowada ilahay ayaa ka amaal marinya khayar iyo guulo badana wanku rajayanayaa si guulayso

  • @dajiyamohamed3472
    @dajiyamohamed3472 Před 7 lety +1

    masha alah wll ilahay ha ku xiftiyo intadad na dhiri galisay ilahay ka ka jasayid siyo amii wl

  • @habiboahmed9496
    @habiboahmed9496 Před 8 lety +1

    mahadsanid walaalken qaaliga ah

  • @AhmedAli-lt1ic
    @AhmedAli-lt1ic Před 5 lety

    M.mahadsanid

  • @ahmeddeeqmohamed3507
    @ahmeddeeqmohamed3507 Před 8 lety

    mansha allah mansha allah illahay hakudayo waxbadan

  • @najmaahmed2024
    @najmaahmed2024 Před 4 lety +1

    Mahad sanid ayuub noloshayda kabadashay waxpadan allah yaa cizak

  • @ilyaasmahad4791
    @ilyaasmahad4791 Před 8 lety +1

    Thank u so so much my brother

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 Před 4 lety

    Asc ayub walal waa mahadsantahey masha allaah waan lasocda taxanaha nololcusub aadbana ujeclahey lakiin miid baan kacodsanaya walal marka bilabeysiid magaca illaaheey kubilow walal hana ilawiin insha allaah iyo haadii alle iidmo asc walal jazakalaha khairy

  • @abdiqadir3015
    @abdiqadir3015 Před 8 lety +1

    walal ayuub waxaa i tahay tusalo masha allah kheyr badan ilaahay haku siiyo

  • @adanyusuf9577
    @adanyusuf9577 Před 7 lety +1

    sax

  • @ahmeddeeqmohamed3507
    @ahmeddeeqmohamed3507 Před 8 lety +1

    diin iyo maadiba wu bux alla ha usiyadiyo

  • @princessqurux6463
    @princessqurux6463 Před 7 lety +1

    wall wan mahdiya muqaladada allha ka awal mariyo

  • @marwofathiamohamed6163
    @marwofathiamohamed6163 Před 7 lety +1

    aadbaaumahadsatahawalaal

  • @cabdinasircali5804
    @cabdinasircali5804 Před 8 lety +1

    Maclin aad uwanagsanbad tahay

  • @sharmakeaxmad805
    @sharmakeaxmad805 Před 6 lety +1

    Halkee kunooshahay walal

  • @maxamudomar5132
    @maxamudomar5132 Před 8 lety +1

    mahad sanid wll

  • @jeztola
    @jeztola Před 8 lety +1

    Wll wa waxad tahay macalin macaliminteyda ka mid ah

  • @naimasweety5993
    @naimasweety5993 Před 8 lety +1

    waad mahadsantay walaalkiis advice but your voice is lower

  • @mudanistlectures4446
    @mudanistlectures4446 Před 8 lety +1

    Masha Allah. Wax badan ayaad noo faa'ideysay Jiza kalah kheyr walalo macan. Waxaan rabaa inaad igu caawiso aqoontaada ku'aadan hormarinta dhanka nolosha, Waxaan ahay arday jooga dalka Turkiye, Waxaan qoraalkiisa wadaa kitaab oo aan kaga hadlayo hormarinta nolosha kaliya igu caawiye inaad iiga jawaabto suasha ah Waa maxay guusha? Maxaad ku cabirtaa guusha? NB> jawaabtaada waxaan kusoo dari doonaa booka cusub insha Allah. MAgaca waa Hassan Mudane/Mudanep5@gmail.com

  • @farhiyomusse3064
    @farhiyomusse3064 Před 8 lety

    0

  • @fiyoorocabdiqaadir8753
    @fiyoorocabdiqaadir8753 Před 7 lety +1

    asc saa iidhiirogalisay waligeey qof iima dhiirigalinin alhamdulillah mahadsanid allah hakuxafido

  • @yurubcabdirahman5564
    @yurubcabdirahman5564 Před 7 lety +1

    masha allaah

  • @maxamudomar5132
    @maxamudomar5132 Před 8 lety +1

    mahad sanid wll