DALMAR YARE 2020 | DHOOL DHOOLI CAASHAQA | SOO DHAWAYNTII HANI UK MINNESOTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • Thank you for watching !!!

Komentáře • 49

  • @aweysisak6611
    @aweysisak6611 Před 11 měsíci +17

    In 2016, when I first met my wife, this song became a timeless part of our story. I remember the countless times I sent it to her, each lyric resonating with the budding romance between us. Fast forward to today, we're happily married with two wonderful kids, a boy and a girl. When I listen to this song, it's not just music; it's a vivid portal to those early days. It reminds me of how she looked back then, but I can't help but think she's even more beautiful now. This song is more than a melody; it's a living, breathing chapter of our love story.

  • @Maidamuztafe
    @Maidamuztafe Před 9 měsíci +6

    DhooLaha CadaanKiyooo.... 🦷❤ciridkaagan Dhuxusha 🔥💗TimahaGa Soo Dhaacay👸🏼😩 dhinacaydda u kala dagay ☘🙈Muuqa Lixaadka Aya aNi.i DhaawaCaY🥺💔😩 Arooz AyNu DhiGaNe 💍👰🏼‍♀️ iGu Woo Dhawwow🥺🫂 DhaPtaadana Izaaro😊❤ Dhoool Dhoololi CaashaQa 🥺🤍 Dhunkashana I DeeqziiH🤤💋😭

  • @mahadomar7099
    @mahadomar7099 Před 2 lety +7

    Dhabanada casaankee
    Lagu dheehay quruxdiyo
    Dhexda madag la moodyeey
    Luquntaada dhebiga ah
    Dhoolaha cadaankiyo
    Cirrid kaaga dhuxusha
    Tiimahaaga ka soo dhacay
    Dhinacyada u kala dagay
    Dheerida laxaadka ah
    Ayaa Ani I dhaawacaya
    Aroos aynu dhiganee
    Igu soo dhawoow
    Dhabtaadana I saaroo
    Dhool dhooli caashaqa
    Dhunkana u deeqsii
    ####
    Qurux dhalan wanaageey
    Sidaa iigu dheertahay
    Dhabtii waxan idhaahdaaa
    Qayrkeed sag ku dhaaftee
    Baradaad ku dhalatiyo
    Dhabtii hooyadabaad
    Dhammays ugu bar baartoo
    Dhadigaba asagaa
    Rabibaa ku dhaafsoo
    Kuma dhinac istaagaan.

  • @Saedsultann
    @Saedsultann Před rokem +8

    Still Am Listening This Song 2023 February/1❤🤦🏽‍♂️

  • @xasanadam6506
    @xasanadam6506 Před 4 lety +9

    My favorite song ❤❤

  • @sucdifunny6442
    @sucdifunny6442 Před 4 lety +10

    talow aniga muu i tilmamaya alla yaa cizak waan ka dhanahay qurux aduun

  • @shamhadjamuus4964
    @shamhadjamuus4964 Před 2 lety +1

    My favourite song 🎧 🌼😋dhool dhooli cashaqa dhunkashana I Deqsi😘😘

  • @tubemixed2413
    @tubemixed2413 Před 4 lety +8

    My favorite singer 🔥🔥❤️❤️❤️❤️🐐🐐🐐

  • @shukriismacil7428
    @shukriismacil7428 Před 4 měsíci

    Ayyy tani heestan weydhaaftay❤

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine Před rokem +1

    Saturday 8 April 2023 maalin Ramadana

  • @aslo5011
    @aslo5011 Před 4 lety +3

    Hani uk mashaa alaah waankujelahay dhaldarwish

  • @safiyoahmed7309
    @safiyoahmed7309 Před 3 lety

    M.a dalmar yare codkaada Allaha kuu daayo

  • @abdirahmanmocalin-vo9qt

    Masha alah dal mar aad baan ku teegeera

  • @haybehyare1551
    @haybehyare1551 Před 4 lety +2

    Lengend Dalmar Yare
    Vivie mn chanteur préféré
    Nolow Mouktar dalmar
    Fananki somali
    We love fananiti somali
    🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏
    ✅✅✅✅✅✅✅✅

  • @khadiijaali8989
    @khadiijaali8989 Před 4 lety +1

    Waaaw ilaah codka ha ku xafido

  • @idleyare2869
    @idleyare2869 Před 3 lety +1

    Dalmar yare wxan ku leyahay codkada Allah haku hafido

  • @SmilingLawnGame-fi5rr
    @SmilingLawnGame-fi5rr Před 5 měsíci

    Heestan waxn dhagysty waqti hore hada oo ay tahay Thursday April 11 4:16 galapnimo 2024

  • @MaxamedMaxamuud-oe5bh
    @MaxamedMaxamuud-oe5bh Před 8 měsíci

    Xasuus hore ❤

  • @abdishukriabdirahman7940
    @abdishukriabdirahman7940 Před 3 lety +1

    Ina darawish

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 Před 4 lety +1

    Dalmar yarea hore ousco ❣️❣️❣️❣️

  • @AhmedIsmail-kn5ue
    @AhmedIsmail-kn5ue Před 4 lety +1

    Waxa Kala Horeeya Muqalka iyo Heesta inta ila Aragtay like igu Qabo Allah Hayinaga Samaxo Danbiga Heesahe

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 Před 2 lety

    Qaaya waynaa.

  • @munalizaodawaa9465
    @munalizaodawaa9465 Před 4 lety +1

    Lengn dalmar yare🎙🎼🎙

  • @asmishciiltira8964
    @asmishciiltira8964 Před 4 lety

    Dalmar🤩

  • @abdishukriabdirahman7940

    Sln sare

  • @osmanomar4998
    @osmanomar4998 Před 4 lety

    ninkan codkiisa maxaa lamoodaaa inuuuu ksoo baxay dhuuunta igu damaysa belo odbuu leeyahay laysma xsteeeee

  • @fathiahoussein8278
    @fathiahoussein8278 Před 4 lety

    Bien

  • @shamsoaweyz6149
    @shamsoaweyz6149 Před 4 lety

    Dalmar wan kugu hesta

  • @abdishukriabdirahman7940

    HN UK

  • @abdishukriabdirahman7940

    Fnskagan ahy

  • @faraxmuuse7065
    @faraxmuuse7065 Před 4 lety

    😙😙😙

  • @You.m685
    @You.m685 Před 3 lety

    Is he drunk or what 🤣😅