Hooyo Dahabo iyo Gabadheda wada hadlay Hoyaded aye ku Amartay Raali galin ine siiso Subanallah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 47

  • @Simanshop-pj1jz
    @Simanshop-pj1jz Před měsícem

    Mashaa Alaah dahir waa mahdsantahay hooyo dulman waaye

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +3

    Waa dad xun aacuudi bilaahi war hooyo waa hooyo waa qaali gawadha wey cabsanee hooyo da waali gudirey allaahceebta astur❤❤❤❤❤❤

  • @Imanx602
    @Imanx602 Před měsícem

    Heart breaking wallah.... Women should raise their kids.

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Walee waa dad in Illaahoow hana badin

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Wallee Waa Afku Aabahood ayey ku hadlaysaa

  • @sacdiyajamac1478
    @sacdiyajamac1478 Před měsícem

    asc dahabo cali walalay samir eraygana kaday so erayga fataxada ayan kumarayna. soomaliyo dhan inbogiina burcad isumariyo insha alaah

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před měsícem

    Alx ilmaheyga illahyow meelkale ha iga geeynin yarabi💔🥲

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    WA RIKATO CAD LAGAMA BIXINAYO VIDIYOOWGA

  • @safiyasaalax1844
    @safiyasaalax1844 Před měsícem

    Hooyadaan Allaah haw gargaaro siwalbo iyo sharuud walbo oo ay suubiso ubadkaas uurkooda waa laga fogeeyay qalaas ,

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk Před měsícem

    Waa runteed hadaad hooyadood si aqlaaq leh ilmaheeda ugu xiriirin lahayd yaa sociall media ku geyn lahaa

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +1

    Kuwaan ka sabur allaah xaqaaga ha ku siiyo daanhir waa ujeedaa wa dad xun aabaha❤❤❤❤

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +1

    Waa aabo xunxun ilamaha isagan wax kuma taraayaan waa ilmo uqadu kabuuxdo waa nin xun qof baa hoos kahadalaayo❤❤❤❤

  • @amalquule84
    @amalquule84 Před měsícem

    subaxaanalaa kuna waa caasi

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 Před měsícem +1

    Waa beebta af soomaaliga weey taqan ❤❤❤❤

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před měsícem +1

    Hooyada meeshaas waxaa gaarsiiyey sow adi maaha hadaa xiriir hooyonimo u sameyn laheyd Waxaan ma imaan laheyd

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    ILMAHA AF SOMALIGI XATA WA GABEEN AYAGO WA WEYN AYU KENEY TOLOW MA U DHARTEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem +1

    ILMAHAAS LABO MAR AYU DHAWACEY MASKAXDOODA MAR DHAGAR AYU KUSO WATEY AYAGO LA KENIN HOYOYINKI DHALEY MARNA WA KA QARIYEY

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Asc wax u ayaaya Allaa og

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před měsícem

    Waa aabe xun in ey Caruurtu hooyadood la hadlaan oo xiriiriyaan oo wax u diraan ayay aheyd laakiin markii ey weysay baafisay wax dhiba ma leh

  • @Imanx602
    @Imanx602 Před měsícem

    Waa baastar ninkaan

  • @Degmociise123
    @Degmociise123 Před měsícem

    Daahirow ninkaa Awoodiisa tus
    Wanaag ma ogola ninkan waa macangag nacasa ma wuxuu moodaya in uu Holland ku nabad gelayo Waa Badow uffff 😮

  • @user-le9fr1ou8h
    @user-le9fr1ou8h Před měsícem +1

    Wa ka calool xumaday wlhi allh ku naxariisto hooyo san ma mudnen in gabadhada kula hadasho hora waxa lodhahay qofa ad dhashay kuma dhalin

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Wallee Aaba haas wuxuu ku dheefaayo ma jirto

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Ilmaha as Caadi Aabahood ayaa ka dhigaya

  • @shukrishiresiyad2623
    @shukrishiresiyad2623 Před měsícem

    Gabadh ina Adeertey ah ayaa gabadh laga qaatay xitaa iyadoo xamar la keenay ayay tiri hooyo iima tihid hooyadeyna wey dhimatay faraha ayay ka qaaday kedib ayadoo socota ayay u timid kuna ooysay hooyo iga raali noqo hooyo macan waa ley Siray waana ku Dulmiyay hooyo iga raali noqo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    HADU ABE DACADA YAHEY MASO WADI LAHEYN ILMAHA KELIYA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    ILMAHA INU DHAGAR KUSO WATEY O HOYOYINKA KA DHEREYEY WEY CADAHEY

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem +1

    Amay isagana Cidla kaga dhaqaaqaan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    NINKA TV HOLLAND HA LAGA SO DAYO WA IN LABADA HOOYO LA KENO HOLLAND OY MAXKAMAD LA FULAAN TUUGA O XABSI LA DHIGO

  • @Osob_5
    @Osob_5 Před měsícem

    Caasi ayuu ka dhigay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    WA DANBIILE QAIINA O DIIN LAWE ILAHEY KA FURTEY YAHUUDA EYGA AYA KA SHARAF BADAN JAHANAMA KU WAAR

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem

    insha alaah xaga rabi baa ale kaga dirayaa isagana😢

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    KHAINKAN AABE UMA QALMO WA DAYUUS DHAWACEY LAMO HOOYO

  • @warraaq1
    @warraaq1 Před měsícem +2

    May I ask Iqra why you didn’t contact your mum about last 5 years that’s shame on you and you said to your mum say sorry to me

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    NINKAN WA IN MAXKAMAD LA GRYO XABSI LA DHIGO LAGA TARXIILO HOLLAND

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    ILMAHAAN CABSI DARTEED AYEY U NABEEN HOYADA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    MASKAXDA AYU KA DHAQEY HEYSTA YURUB WA XARIG ASO KALE

  • @ubax3018
    @ubax3018 Před měsícem

    Abahaas wlhiy bilaahiy
    Ilmahiisa macalafsan doono
    Sababtoo ah hooyadii dhashac
    Buudulmiye horaan uarkey aabo
    Ilmahii hooyada ugu diraaye silacagta ceerta ugu qaato 18 maalinteey gaartey kagurtey
    20 sano markuu gaara gaangis noqdey aabihii caawa waxuu joogaa soomaaliya asagoo qabo
    Kansar qurbihiina waa unoqon waaye wiilkiiy ayaa dilaayo haduu tago aabo xun oo xaasida

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    AMBASHATADA HOLAND O KU TAAL KENYA HOYOYINKA HALA GEYO WAXA LA SIINA VISOYIN EY KUSO GALAAN HOLLAND OY MAXKAMAD KULA FULAAN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    AMOOW KU DHIIBEY HOYOYINKI WA DHINTEEN

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s Před měsícem +1

    Absolutely Not. Ilmaha ad Soo Xaday Celi.

  • @user-le9fr1ou8h
    @user-le9fr1ou8h Před měsícem +1

    Hooyo i raali gali lagu amraayo wa aduun mcnka ka dhamaday hooyo wa hooyo qalad iyo sax kaso kla nagu dhax jiro oo hooyo iyo gaabadheda colaad dhax dhigayo

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před měsícem

    HOOSTA AYU UGA SHEGA YA OG INU U DHARTEY WUXU KU SAMEYN JIREY MUXU HOYOYINKOODA UGA SO WADEY MEXEY KU NOLAYEEN MA DILI JIREY

  • @kiinnuur6605
    @kiinnuur6605 Před měsícem +1

    caruurtu ma qaar ootiisanabaa maxay ku hadlayaan hooyo ma rabaan miyaa waa iyo lama arag 😅😅😅😅

  • @FartunAli-bf3yk
    @FartunAli-bf3yk Před měsícem

    Duf kubax walee adigana saas iyo si kasii xun baa kuu danbeyn doonta xayawaan