Video není dostupné.
Omlouváme se.

TACADIYADII NAXARIIS DARRO EE JEEL OGAADEEN | QAYBTA 1AAD.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2018
  • SSTV is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News, Videos covering, News in Business, Politics, Entertainment and technology.

Komentáře • 239

  • @jiilka5aad5g95
    @jiilka5aad5g95 Před 6 lety +22

    فلا تحسبن الله غافلا عما يعمل الظالمون إنما يؤخرهم ليوم تشخص فيه القلوب الأبصار🌈مهطعين مقنعي رؤسهم لا يرتد إليهم ظرفهم وأفئذتهم هواء

  • @mohammeddahir4981
    @mohammeddahir4981 Před 6 lety +30

    Wax aan kuhadlo ma aqaan Cabdi Ileey iyo kooxdiisi aduun iyo aakhiraba Ilaahay idin ciqaab

    • @xamdaxuseen4362
      @xamdaxuseen4362 Před 6 lety

      Wan ognhy waxaa kajira jeel ogaaden ilaahay umad muslimiinta ah haugargaro

    • @fatxidiriye712
      @fatxidiriye712 Před 3 lety

      Abdi ilay Itoobiyaan miyaa bacaadka xun

  • @user-os1ri8oe7o
    @user-os1ri8oe7o Před 6 měsíci +1

    Allaahu akbr allhu akbar waxaan kaga ciila ahy in xisaabtii allaah sosocto

  • @shaamofficial9294
    @shaamofficial9294 Před 6 lety +11

    Alla naxariis daranaa aaway dhiigii soomaalinimada wlhi wan ilneeyey ilaahow badal khayr badan haidiinku badalo

    • @happygirlhafsa1650
      @happygirlhafsa1650 Před 6 lety

      Saasoytahey gabdhaha kadarnaa sidaloogalijirey ax illahow nosahal😕😢😢

  • @kaderismail4151
    @kaderismail4151 Před 6 lety +21

    subxanalaaaaah
    wangalay jeelka mudo 8 bilod ah ayan adeerkay iyo habaday cuno ugugayn jiray
    iyaga oo lagusoo eedeyay onlf ayad wax siiseen iyagoon waxba kushuqul lahyn laguna xukumay 10sano wlhi masiiwadikaro dhibka meesha kajira 😭😭😭😭😭😭

    • @aisha665
      @aisha665 Před 6 lety +3

      Ax,walaahi wa xanuun,markaasaa cabdi iley wali dad u doodayaan inla so daayo wa yaab,wuxu geestay ayu marayaa uun,waxba lagama qaban karo.

    • @kaderismail4151
      @kaderismail4151 Před 6 lety +2

      ubah ubax wll mcn dadkaga hadad dhibto adna maalin umbalagajari hada nabsigii wakaa mnta lagajarayo ina ilay 😭😭😭😭
      from dhagaxbuur
      somali ❤👏

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 Před 6 lety

      Walaahi oo ma gudahaad u gashayba Meesha.

    • @rahmaahmed1855
      @rahmaahmed1855 Před 5 lety +1

      Cuntada in loogeeyo maala ogalaa hno

    • @abdirahmanmohumed8839
      @abdirahmanmohumed8839 Před 4 lety

      Rahma Ahmed walaaal maxay canto ku tari aad suuuli ku dhex cunaysid waliba lagu jidh dilayo

  • @qabiilnindiidooqarandifaac544

    Subxaana-Allah. 😭😭😭😭😭😭😭
    Alle ha u gargaaaro wlaalahen Somaliyeed
    From hargeisa Somaliland

  • @galowjama7244
    @galowjama7244 Před 6 lety +12

    Waligay iintaan jeel maqlayey meeshaa jeel lamida maan maqal mar mar baad is odhanyaa dadku miyaanay diinba haysan dadka sidaa ugelaaya. Yaab

  • @kumnankdortayindeeqey7706

    alla ficnanlhyda hdi an awood an leeyey daad badn iyo hooyoyin badan Ayan waxa. uqblhaa axaaxaxXxaxaxa allow umadada ugrgaar

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 Před 6 lety +6

    Ilahayow u gargaar una hiili umada soomaliyeed dambi dhaaf si

  • @gotelliep9694
    @gotelliep9694 Před 6 lety +4

    THESE ARE victims more 15 yeas IN JAIL OGADEN and has to be DOCUMENTED FLIMS and distributed into INTERNATIONAL STANDARD. THANKS TO THOSE WHO ARE WRITING HISTORY OF JAIL OGADEN

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 Před 5 lety +2

    Allaha idinku cadaaaabo akhiro iyo aduunba dadkasow ilahay meeel ku hadhsatan aduunyada idinka wa subxanallah

  • @xuseendalsoor276
    @xuseendalsoor276 Před 6 lety +2

    Meeshaas alle nama geeyo intii Ku jirta alle haka soo bixiyo

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x Před 3 měsíci

    cadaalada alle ayaa ugu garsoor fiican

  • @yusufali3737
    @yusufali3737 Před 4 lety +1

    Subxaan Sheekooyinkan markaan Daawado waxaan xasuustaa ama u eegyihiin tii Nalagu sameeyey 1980 ilaa 1991 dowladii kacaanka ilaa 10000 qof sidan iyo si ka xun u dhinteen 😲😭😭laakin Nasiib Daro Somaalida kale markaan laso Hadal qaadno waay inkirta 🤔 ilaahay somali dulmiga haka Dulqaado

  • @bashiirxuseen1305
    @bashiirxuseen1305 Před 6 lety +3

    Subxanallah subxanallah subxanallah wax la dhageysan karo ma ahan xaqiiqdi caloolxumo badana Laa xawla walaa quwwata illaa billaah waa dhameysan waayey inaa dhageysto

  • @yahyeabdiahmed9793
    @yahyeabdiahmed9793 Před 6 lety +1

    subxanallah walee dadkaygi manoola maalin aan maanta ahayn ayay ka shekayn doonan dadkaa saas idin yeelay ina ilayna wakaa nabsigii usoo dagdagy ee cabaadaya cadho alle kugu dhacday

  • @hooyomcnewankujclhay1019
    @hooyomcnewankujclhay1019 Před 5 lety +1

    Waaa sax qufkii hduu cabsoonayo baaahi kuma qabaneyso mxaa yelay jirka bili aadamka wuxuu leyahay hormone qabilsn iskudheeli tirka jirka marka hormoneskaaas isbadal ku imanayo ayaaa bahida mesha kabixinayo thnks

  • @suhaibomar4287
    @suhaibomar4287 Před 6 lety +1

    Ninka shaadhcadka iga qosliyay
    Kulaha mid sxb kay ah ducayztay
    Markasan ku idhi aamu ilaahy falastiin Kama sokeeye subxananallh

  • @zakariyaismail8261
    @zakariyaismail8261 Před 6 lety

    Subxanallah wan yaabay wlhi Malmahan dhan waxan daawanaye arimaha jelka ku saabsan Hal qof o lo naxariistay ma arag rag iyo dumarba war mesha dadka jogay Soo Islam ma ahayn miyeysan Somalinima jirin😭😭

    • @zakariyaismail8261
      @zakariyaismail8261 Před 6 lety

      @@SSTV2 haa wlhi dadkas naxariis ma aqoon inti dhibka so martay dambi dhaaf allaha uga dhiga

  • @ummahamad3437
    @ummahamad3437 Před 6 lety +5

    Raga waxaa sameyay malintay wajiga rabi tagaan maxay odhan

  • @samiiracabdi5071
    @samiiracabdi5071 Před 6 lety +7

    Cabdi ilay ha la deldelo

  • @jimcaalehaybe4852
    @jimcaalehaybe4852 Před 6 lety +4

    Waxaa Iga Suaal Ah Ninkan Cabdi Ilay Iyo Kuwa La Shaqeeya Xgay Cadaabta Ka Akhristeen

  • @abdirahmanhussein9488
    @abdirahmanhussein9488 Před 6 lety

    ALLENA ADDUUNKUU KU TUSIN, INTAAN AAKHIRO LA GAARIN. ALLE KU DULLEE.

  • @habibaabdi7259
    @habibaabdi7259 Před 6 lety +2

    wxn maa ruun baa subxaan Alllh

    • @bashalliqaye4187
      @bashalliqaye4187 Před 5 lety

      walee intay iloobeen aya kabadan. Daawo video yada kale...

  • @user-qh5oc4li4o
    @user-qh5oc4li4o Před 4 lety +2

    ilahay falstiin kama sokeeyo kulaha wlhi nin wayn bay ka danbaajiyeen ilahay ha cadaabo ee 😢😢

  • @shamsomuse7673
    @shamsomuse7673 Před 6 lety +3

    Subxaana allaah Aakharaa war jiraa ninka waxaas sameeyey maxaa loogu doodaayaa umada allaha dhaafiyo. kaas. qofkaasoo kale lame difaaco soomaali waxay qeyrkeed uga hartey waa sidey bahal walba. udifaacayeen inta xun oodhan ilaahay hanaga dhexsaaro

  • @khadiijomaxud2477
    @khadiijomaxud2477 Před 6 lety

    Walaal waxaan idin xasusinaya in soomali waxey gashey danuub badan waxa ila hada xukumo umada soomaliyeed ee islaamka ah iyagoo soo babiyeen dad aad aad u badan awey kuwii soo dhameyey umada soomaliyeed ee islaamka ah oo hada madaxweyna yaal ah kuna jiro baramaanka iyo golaha dhamaan tood intii dhibka ugeystay umada soomaliyeed ilahey ha ku ciqaab aduun iyo akhiro wale waxa sugeysa kuwaas maxkamadii allah caziiz ka ah uhiiliyo madluumiinta hadii aad been shegaysaan adinkana ilahey wa idin ka abaalmarinaya

  • @axmedcalixaashi8879
    @axmedcalixaashi8879 Před 6 lety +1

    Anigu waxaan la yaabanahay cabdileey kaligiis danbiga ma galine aaway saraakiishi xabsiga haysaysatay askartii dadkan garaaci jirtay ragii maxakamada xukumka ka ridi jiray mala hayaa 👊👊👊👊👊👊

  • @barlinosmaan545
    @barlinosmaan545 Před 6 lety +4

    Laailaha ilaahaahu subxaanallah subxaanallah wardaadka kilinka shanaad kunool waacaawaan o maxaalogu owyaaa cabdi ileey.warilahay naagumasodaro kuwaas waa yahood kuwaas somalia wiixii burburiyey waa ayaaga wax umaada saa ugaalyana waa ayaaga xoolo xoolo ku agnool. kuwaa waxadhama alshabap.

    • @bashalliqaye4187
      @bashalliqaye4187 Před 5 lety

      Ina adeer meelkasta dad xayawan ah way jogan waase run in iley ahaa qof xayawan ah lkin wall mxd ummada dhan ee halkas jogta ku galaysaa oo ay sameyeen iyagaba dulman oo ciqab adun kujireee...

  • @macalindayax9090
    @macalindayax9090 Před 6 lety +4

    Dadka dhibaatada geystay waxaa kadaran dadka difaacaayo wixi dhibaatada geystay facebook

  • @shamsoahmed910
    @shamsoahmed910 Před 6 lety +2

    INAA ILEEY INLAA QAAWITO ALAA GUUBI LAAHA SIIDU DADKA U SAXARIRIYAY CABDI ILEEY HAALAA DAALLDAALO

  • @saynabsaleemaan1625
    @saynabsaleemaan1625 Před 6 lety

    Alla xaasinimo badanaa bisinka naxariis daranaa war Hellas waad gubtaan Somali dhigaa sailing looga dhuuqay

  • @saidabukar3436
    @saidabukar3436 Před 6 lety +3

    Jail Ogedenya's name it self will describe that Jail Ogedenya was created and builded specific population and Region in Ethiopia.

  • @barbaariye7420
    @barbaariye7420 Před 6 lety

    allaahu akbar walee alle ayaa kala xisaab tami
    ayaga ayaa is dayacay shacabku
    may iska celiyaaan in tay hub gurtaan
    sida reer raaso isooga celiyèen.

  • @hdmovies6911
    @hdmovies6911 Před 3 měsíci

    Waxa la soo maray waa dhaqan dooris . soomalia ha noolaato . Soomaalia ha midowdo .

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 Před 6 lety

    Subxaan allaah dadka sidaas sameeyey islaamba mahayn

  • @user-nl3fm8hk7r
    @user-nl3fm8hk7r Před 11 měsíci

    inaan lilaahi

  • @hodaqalia5491
    @hodaqalia5491 Před 6 lety +3

    Alle ha ka abaal mariyo nimanka sas ugalayaay masakiinta hana ciqaabo akharo iyo aduunba qoofkastaa wuu ogyahay o kunol kiilalkaas ilaaay alle kumaso celiyo😧😧😧😧😨😨😨😨😨

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 Před 6 lety +5

    Ninka sidaas dadka ugalaayay ayeey hada umudaaharaadayaan kwr war soomalidaan dulisanaa war cabdi ileey waa dambiile dambi weeyn geeystay cafis malahan waxba ha qeeylinina.

    • @atikaamahadalle6303
      @atikaamahadalle6303 Před 6 lety

      !!!!weli waxan dul jognaaa duni dulmilowga loo gargaaro marka allah noo booga dhayo

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Před rokem

    Gidhibka dadka aan garanayn waxaan ufahmay Bali biyood hadaanan qaldanayn from hrgysa

  • @whatsnewtoday703
    @whatsnewtoday703 Před 5 lety

    asxaabta sstv aad ayaan idiin salaamay lkn asxaabeey barnaamijka jar jarka ka daaya oo hadalada odayaasha sii wada daaya waqtigay doonto ha qaadatee aaad ayaadna ugu mahad santihiin tabintiina quruxda badan leh

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 Před 4 lety +1

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun

  • @fartunabdi4024
    @fartunabdi4024 Před 6 lety

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun lkn dhibaato ma idinka muuqato mar hore may eheed

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 4 lety +1

    Somalida waxaa jira reero aan baryada aqoon hadeey cidlo kugu helaan 1 ogaden 2 majerten 3 dhulbahante garre hg abgaal waaa cawaaan reerahaasi

  • @diegocosta5598
    @diegocosta5598 Před 5 lety +1

    Ilahay ha idin ciqabo, kuwi dadka sidaa u galyoow ee ugu horeeyo ina ilay

  • @tusmoaadil6258
    @tusmoaadil6258 Před 6 lety

    Waxaan rajaynayaa in xabsi ogaadeen uu u noqdo tusaale xabsiyada itobiya sida xabsiga sumcada xun ee almbakha iyo kuwo kale oo badan oromadu waxay is leedahay CMC ceebeeya lkn waa fursad dahabi ah in xuquuqul insaanka Laga dalbado inay dalbadaan sida jeel ogaadeen in jeelasha kalena albaabada loo furo. itobiya panadora box bay si nacasnimo ah isugu fureen ma baran ilaa hada in degaanka soomaalidu uu ku noqday gate ka Kashifay boqortooyadii qarsoonayd ee itoobiya.

  • @abdifataomar1095
    @abdifataomar1095 Před 5 lety +1

    Walhi been mashegayo
    Ayayday 97jirah ayaa lagu xidhay mesha iyo awaygay oo 74 ah allah unaxaristo ax malikii igu dan baysay jigjiga ahayd soo tahriibay 😭😭😢😷🔫

  • @maxamuduudi6193
    @maxamuduudi6193 Před 5 lety +1

    Abdi IleeY waa mid Bin'aadam nimada Ka TagaY Oo Bilaa Naxariis Ah

  • @xabeebxabeeb8052
    @xabeebxabeeb8052 Před 6 lety

    Majeerteenba 20 sano ayuu askartii Siyaad barre xabsiyo ugu jireen mana ka hadlaan oo weli Soomaali uga garaabayn wixii Majeerteen la soo mariyey oo loogu jawaabaa indinkaa khaldanaa.....Jidwaaq haa dhib ha sheegto, laakiin ogaadeen dowladdii tigreega ha u raacdaan dhibka jira

  • @yusurmariinxiga4277
    @yusurmariinxiga4277 Před 6 lety +3

    cabdi iley iyo xertiisii hala deldelo

  • @abdiqanimansoor616
    @abdiqanimansoor616 Před 5 lety +1

    innaa lillahi wa innaa ilayhi laraajicuun

    • @hodanengmixile4892
      @hodanengmixile4892 Před 4 lety

      Subxaan Allah 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @abuukarnuur7321
    @abuukarnuur7321 Před 6 lety

    subxaana laah ilahay ha ino gargaaro

  • @ilameeresogroup6115
    @ilameeresogroup6115 Před 3 lety

    Ragii oo dhan ayaa ilmenayo
    Kwrn dumarki kunoolaa meeshaas 😭😭

  • @ridwanalmania9328
    @ridwanalmania9328 Před 6 lety +1

    Dhaantadaa magaceeda ii sheega

  • @xaliimo5422
    @xaliimo5422 Před 4 lety

    Inaa isa saxdaan baan taarikhdiina dadka ugu sheegaaya waxaa la yidhi shydaan baa hooyadi dilay markaasa la yidhi shydaan nin hooyadii dila wuu yahay macnihii haddii isaaq ama hawiye ahaan lahaa sidaas ma dhacdeen

  • @ayannur8492
    @ayannur8492 Před 6 lety +1

    I’m so sad 😭

  • @barbaariye7420
    @barbaariye7420 Před 6 lety

    waxaan xasuustaa deegaan ka raaso maalin ay yimaadeen ayaga oo rabo dad ay sidaas oo kale u ciqaabaan.
    baa ayaga hubkii laga dhigay
    la habdilay dibna u carareen markii la fasaxay
    marka soomaalidu yayna isu jilcinin cadawga loo soo diray e ha iska celiyaan

  • @abaasyare494
    @abaasyare494 Před 6 lety +2

    Sub.xanallah 13 saano aaa

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 8 měsíci

    Gidhibku waa biyo xidheen !!???

  • @sahraa7750
    @sahraa7750 Před 6 lety +6

    Walee ina iley wuxuu geystey ayuu maanta hayaa illaah haka jisaa isiiyo

  • @shamsacabdulqadiribrahim6227

    Wallee arin cibro ah ayaa kasocota mesha ! Halagu waano qaato arintaa cbdi iley oo qofkastowba dulmiga ka dheeraw ! Dulmigu waa khatar daalimku ma waaro wallaahi .
    ( GOD HADIMO HA QODIN HADAAD QODIDNA HA DHEERAYN KU DHICI DOONTAANA MA OGIDE )

  • @khadraxuseen6484
    @khadraxuseen6484 Před 5 lety +1

    inalillah wa ina illayhi rajucuun

  • @aaf1681
    @aaf1681 Před 6 lety +1

    Kuwan mxaa kakhaldan, wxay kuleyihiin ,daki waxan sameeyay haladaayo, ee tariikh halagadhigo, mindhaa wali xormaha kuwan, dadka waxan sameeyay wa in cadaalada lahorkeen, taas ayaan isbadal uqaanaa

  • @shamsacabdulqadiribrahim6227

    Ciqaabtii aakhirona waa udambaysaa

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 Před 6 lety +1

    اعوذ بالله wlhi qalbiga ayaa ii xanuunay maxa ku dhacy meeysan ahyn islaam ilaahayow umada islaamka u gargaar

  • @axmedfaarax5819
    @axmedfaarax5819 Před 3 lety

    xamil waranka waa waxaad 1988kii hargaysa kusamayn jirteene

  • @sahraabdirahman8386
    @sahraabdirahman8386 Před 6 lety

    Malinti Igu Horeeysay ee aan Maqlo jeel ogaadeen
    waxa ka jira wan oyey wllhy
    barnamijyada Cabdi Malik Muuse Coldoon Ayan Ka dawaday
    Muslim Manay ahyn Kuwa waxa samaynayaan

  • @saadaqbulla420
    @saadaqbulla420 Před 4 lety

    Were is shamaxiye

  • @khadarroraye4817
    @khadarroraye4817 Před 6 lety +1

    Qofwalba wuxuu adunka kushaqaysoto ayuu abaalkeeda helaaa Cabdi ilay wakaa helay wuxuu dadkan kuhayay ayuu isku hayaaa waxan dhihilahaa malinwalba inyat halaga gooyo jidhkiisa

  • @waayeelcumar5546
    @waayeelcumar5546 Před rokem

    Ilaahay dulqaad badan hadaanu ilaahay aanu halaagan meeshaba.
    Waar ninkaa hala dilo, haddii kale waxaa soo miidhan kadhammaan mayno.

  • @abdihakimsaedo1971
    @abdihakimsaedo1971 Před 6 lety +3

    Lkn kuwan dawlada haystay waa maxay ciil kay qabeen ee ay waxaas oo dhan dadka ugu sameynayeen godka lagugu cadaan doofaar ilay

  • @khuuriye
    @khuuriye Před 6 lety

    maantana Tii Oramada ayaa Bari laga sheekayn doona

  • @abdihakimsaedo1971
    @abdihakimsaedo1971 Před 6 lety +5

    Meeday iinsaniyadii meeday diintii kuwaas oo kale miyaa Wall lala noqon karaa sidee loo aaminayaa walaahi habaar ayaa somali ku dhacay meel kastay joogaan waxaas oodhan oo dhacaya miyaan wax ku qaadan waynay war alaah halaga baqo soomaaliyeey warjiidhku haydin damqado axeeeeeeey ax waa umuladoox waxa doofaar ilay dhigay alla kaas labada indhood kasoo rida labada lugoodna kagooya kadibna isaga iyo intii waxaasamaysayba suuqa yada jigjiga dhex dhiga Qofkii jidhka soo mraabana candhuuf haku sii tufo nacdasha

  • @xamdidhicis8841
    @xamdidhicis8841 Před 3 lety

    Ka rogo hadana saar. Maxaa cusub maanta

  • @kawsarfarah5547
    @kawsarfarah5547 Před 5 lety

    Xasbiya allah wa nicmal wakiil walahi waa wax laga yaxyaxo cabdi ilay isaga iyada iyo hooyadii iyo naagtisaba ha la jarjaro walahi

  • @zeinab.sheikh.cabdull5338

    Ma raageen quruuxde Baden aye. Jeeel kaso baxay

    • @carafatcabdiraxman3097
      @carafatcabdiraxman3097 Před 6 lety

      Zeinab Sheikh Dee sadex bilood bey dibada joogaan,waa dad aan been sheegayn

    • @sharmarke1010
      @sharmarke1010 Před 5 lety

      indho ku garaadley !!!

    • @sharxabiillsharxabiill3440
    • @bashalliqaye4187
      @bashalliqaye4187 Před 5 lety

      Ilahay ku shukri. Hana iloobin nimcada alleh ee xornimada. Waa gartaa maadan arkin mana aadan ladhalan dad meshan meydkoda laga so qaday ama ku curyamay. Ummada faraha bdn ilaa 10 kun ah miya been wada shegaya. Iyagoon is ogayn ayay u waramayaan Tv yada somalida o dhan. Waa xaqiiq walee, waliba intay iloobeen aya kbdn wyo wixi dhacayay mudo sanoyin ah daqiqado kooban laguma wada shegi karo lamana wada xasusan karo.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h Před 3 lety

    Dhaqanka dadka ayaa khaldan, runta
    Ha la sheego. Nin keliyi waxan ma samayn kareen haddii aan dhaqan cadownino meesha ka jirin. Abdi Iley kelidii waxan ma samayn

  • @cabdiayman580
    @cabdiayman580 Před 6 lety

    ilaaaahay Ku cadab iley indhaha ale ku qabay

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 Před 6 lety

    Waa wax laga calool xumaado DULMIGA intaas leeg. Taariikhda Soomaalida iyo ta Itoobiya kama dhicin. Waxa haboon in Buug laga qoro oo taariikh laga reebo.

  • @zakariemustafa1516
    @zakariemustafa1516 Před 6 lety

    Cabdi iley
    Alle qabrigaga ma nuuriyo
    Aamin yaa Rabbi

  • @jakatooreofficial6286
    @jakatooreofficial6286 Před 4 lety

    Taariikhda jeel ogaaden yaan filim laga sameyn somaaalay hadii kale dadbadan ayaaa qalbigooda is baddali doono

  • @hamdiaden209
    @hamdiaden209 Před 6 lety

    inalahi waa naliahi waa rajucun

  • @axmedaden1655
    @axmedaden1655 Před rokem

    Dhib idinku ma yareyn waad se ka nooshihiin,waxa igu maqaalo ah ninkii dhibkaa geystay ee ina iley in la cafiyey, halkuu ku noolaan karaa isagoo dhibkaa geystay

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 Před 8 měsíci

    Hahahahaha. ROOBLE CAWAALE BUCUL SAAXIIB WAAN KU SALAAMAYAA!!????

  • @sharafali7527
    @sharafali7527 Před 5 lety

    Ina ilay waa fircoon kii ogaa deen ee ha dal dalo yaana la xabaalin

  • @aabesoomaaliet6077
    @aabesoomaaliet6077 Před 6 lety

    Lkn dhibkaaas oo dhan idinkama muuqato see cml

  • @abdiqanimansoor616
    @abdiqanimansoor616 Před 5 lety

    war xaasidsanaa ogaaden umad maaha

  • @fathiaosman1620
    @fathiaosman1620 Před 6 lety +1

    Subxaanalah illahay hakajaro wecidhibka geystay

  • @indhoos8978
    @indhoos8978 Před 5 lety

    Wxn maqli jiray wasir ama dowlad aya laqimeya lkin garacitanka ama ciqabta maxabista aya laqimeeya waligay maan maqal. War ninku cadaabta xagu kusoo bartay...

  • @waayeelwayeel4320
    @waayeelwayeel4320 Před 6 lety +2

    Cabdi iilay halla maqaarsiibo eygaabba dhaamme

  • @whome4851
    @whome4851 Před 5 lety

    ina Ileey itoobiya waxaay rabtay ineeey dulka kaga qaadan lakiin wuu fashilantay

  • @iamamillionaireiamamillion4205

    Ethiopia, waa Cadaw
    Axmaar, Oromo iyo Tigree
    waa iskumid
    ee kaxorooba
    Xornimo Dalbada

  • @waayowaayo6874
    @waayowaayo6874 Před 5 lety +1

    daaroodkuba sidoodaba waa cadow

  • @ahmedindho364
    @ahmedindho364 Před 6 lety +6

    ragan kama muqato miyany ku xuman mesha

  • @fartunabdi4024
    @fartunabdi4024 Před 6 lety

    Wlh waan oooooooyay

  • @abdikadirawdhub179
    @abdikadirawdhub179 Před 6 lety +2

    subxanalaah waa xaqiiq qofkuu ale dilayaa dhinta ama diiftiyo dhibku korkiisa ka muuqdaa
    markaa waxay ila tahay in filim laga sameeyo isla mar ahaantaana meesha uu ka dhisan yahay laga dhigo meel tariikhiya oo sawiro tacdigaa lagu muujiyo
    raga intii waxan samaynaysay ilahay kama qarsoona isagaana ka abaal marin
    sida halkann aan ka arkayo rag saraakiil ciidana ayaa ku jira bilaa dambina u xidhnaa
    hadaba waxay ila tahay isla ciidanka waxaan fulinayay iyaga laftoodaba in lagaga dhigay qasab hadii uu sidaan uu
    dadka u ciqaabi waayona isaga maxbuus laga dhigayo

    • @abdikadirawdhub179
      @abdikadirawdhub179 Před 5 lety +1

      mahadsanid walaal fatxi hasan waa sidaa yeelaa wuu iloobaa laakin la yeelaa ma iloobo dadkii soo marayna ma iloobi karaan isla mar ahaantaa waan daawaday talaabooyinka aad samaysay ama aad ku dhaqaaqdeen in la xidho ama inaad war bixino goobahaas aad ka soo gudbiseeen
      waxa kale ood u kuur gashaan sidii loo heli lahaa dadkii jeelasha ku dhimatay intii la garan karo gaar ahaan dadbaa jira ilaa haatan la hayn raq iyo ruux borama gaar ahaan oon ilaa hada laga war qabin markii ugu danbaysayna ku xidhnaa jeel ogaadeen
      hadaba isku daya in aad maxaabiista ninba intuu garan karo la waydiiyo thanks

    • @happygirlhafsa1650
      @happygirlhafsa1650 Před 5 lety

      @@abdikadirawdhub179 haa hno wasidas Anigaba intan garanayo oomarkii nogudanbaysey jeel ogadenkujirey aanlaxisaabi karin illahey umada haubooga dhayo dhibtay soomareena qalbiyadooda hakamayro.adiguna aadbad umahadsantahey danqashadada wallalahaa!😲😧🙏

  • @abdiosman100
    @abdiosman100 Před 5 lety

    Dhibaadadii cabdi ilay iyo xukuumadiisii waxa ay saamaysay ilaa qurba joogtii oo ka hadliwayday dhibaatada dadkooda lagu hayay kahadli waayaana cidii kahadashana dadkiisa loo dilayay

  • @mhuncho3529
    @mhuncho3529 Před 6 lety +1

    subxaanallaah runtii waa wax aad looga naxo oo aaway islaanimadii?

  • @konjoelmi3502
    @konjoelmi3502 Před 3 lety

    Ina ilay naarta illahay ha kugu fogeeyo garacow

  • @osmanali4696
    @osmanali4696 Před 6 lety +1

    Haweenka la kufsaday,soo haweenkii ogaadeen un mah,oy family ahaayeen, kuw wx kufsanayo,wr wuxu dhagtoodii bay dileen

    • @happygirlhafsa1650
      @happygirlhafsa1650 Před 6 lety +2

      Hno illahey kacabso qabiil shekadu kaweyne iskuday inad waxa lagahadlayo fahantid.wadna danbeysa qabiil gorma lagategy!

    • @osmanali4696
      @osmanali4696 Před 6 lety +1

      @@happygirlhafsa1650 ok huno lkn wxn ku shega aniga wa wxn ka maqlay social media somalida ka hadasho ,oy dhahan ogaadeen ba mesha isku xasuuqa,sida magac jeelka ka muqata(jeel ogaadeen) iyo hadal haynta dadka un ban aigu fikir kayga ku dhisay ee wxn arkay malahan wana mahadsantay bro

    • @abuulegend3079
      @abuulegend3079 Před 6 lety

      @@osmanali4696 m
      Bump 7

    • @abuulegend3079
      @abuulegend3079 Před 6 lety

      @@osmanali4696 boo bmpm8 m0pu I I bmpnmmmkmop I v k9 p mll8 ml ni 0o mmm

    • @rock_diamond9475
      @rock_diamond9475 Před 5 lety

      @@osmanali4696 adeer liyuga cid ayna gacantisa garin ma leh ciise hawiye iidoor dhulbahante marexan raxan weyn
      ila baydhabo ayeeu dadka ka so qabsan jiren cid ayna wasin ma jirto