KoKo "Dawcaan Uqabaa Kamerada Wareegta" | Gaduudow Qiso Qosol Badan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • #arimaheena #kamerada wareegta #team27
    Halkaan ka iibso dharka tinyurl.com/px...
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    ​snapchat: arimaheena
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    1,188,464 subscribers

Komentáře • 259

  • @Ceemeer.Bigfan
    @Ceemeer.Bigfan Před 4 měsíci +70

    Wax walbo waxaa kaween saliga nbiga scw❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c Před 4 měsíci +53

    KU sali nabigena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created Mohamed scw 🕋😢😊❤

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před 4 měsíci +33

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤️😢

  • @SalaadXasan-fx4pl
    @SalaadXasan-fx4pl Před 4 měsíci +40

    Inta ila jecel nabi muxamad scw ❤️ love saara ❤️

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 4 měsíci +35

    Ku sali nabigeena the best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Mohamed scw 🕋😢😊❤️❤️

  • @user-xt8ph9ts4s
    @user-xt8ph9ts4s Před 4 měsíci +41

    ALLA koko caawo Malaheley inta koko sugeysey 😁☝

  • @abuubakarmohamed5748
    @abuubakarmohamed5748 Před 4 měsíci +24

    Guduudow youtube haloo furo waa qof fur-furana degana like saara si admin ku u arko mahadsanidiin.

  • @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl
    @AbdibasirSalimMohamed-hw3dl Před 4 měsíci +70

    Aawi kuwii jeclaa nabigeena Mohamed(NNKHL)like saara Comantiga ku soo qora scw ❤️❤️

    • @naimaabdulkadir2581
      @naimaabdulkadir2581 Před 4 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @MunoXasan-hn6ru
      @MunoXasan-hn6ru Před 4 měsíci

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤

  • @AYAANXuseen-og5hv
    @AYAANXuseen-og5hv Před 4 měsíci +25

    Koko inta aragto soo carartay❤❤

  • @MANAAHMED-cl6ef
    @MANAAHMED-cl6ef Před 4 měsíci +17

    Asc inta ila jacel❤ nabi Muhammad scw❤❤

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 Před 4 měsíci +35

    Gaduudow big legend waaye ninkan maalin kasta hasoo muuqdo😂😂

  • @user-yo2wn1hj4d
    @user-yo2wn1hj4d Před 4 měsíci +9

    Wiilkaa legend weeye xikmad miiran somali dhaalishu waa u dhiirigalin

  • @SuhaybSiciid-jq4bn
    @SuhaybSiciid-jq4bn Před 4 měsíci +16

    Arimahena gududahena kookena ugbadena samiyadena❤❤❤

  • @Sheeko_time
    @Sheeko_time Před 4 měsíci +29

    Wxan sogudbiya sheekooyin igu dhirigaliya 🥺 asxaabeyy 😢

  • @XzaBrIboy-5
    @XzaBrIboy-5 Před 4 měsíci +42

    Kamerada wareegta ina ku xidhan like saara👍

  • @Faatmaa.1m
    @Faatmaa.1m Před 4 měsíci +2

    Arimaheena waxa thy wiil talent leh dhan walipa Waan jeclnahy vedio yadada please hanaga caajisin ,Cimri dheer kuu rajenaa ❤

  • @user-lk2ov6ox1l
    @user-lk2ov6ox1l Před 4 měsíci +3

    Arimaheena 2 million aan rabaa ina aad gaarto plz video yada soo badi wall mcn ❤❤❤

  • @alisaid8186
    @alisaid8186 Před 4 měsíci +9

    Gaduudow weli waan kuu jawaabaynaa dal mudo dheer burbursan baa mar walbo soo hadal qaadaa .Dalka nabad ha helo dowlad sugan oo cadaalad ha helo waxa aad sheegaysid iyo wax kabadan wuu soo saari doona jooji bahdilka dalka aad ku wado.Maleshia Adiga ma lihid. EAST AND WEST HOME IS THE BEST

    • @user-qs1iu7ld4b
      @user-qs1iu7ld4b Před 4 měsíci +3

      War runta qaado niyaw runta laguu shege dalka bur bursan aad sheegoso 30 sano laga jooga bur burkiisa waa haduu so kab sanayo teedkle dawlad wax ma dhinste shacabka aya loo bahan yahy intuu runta aqbalo marks dalkiisa wax uqabto

    • @ZukianaIsse
      @ZukianaIsse Před 4 měsíci

      Gaduudow. Waxaaa soo tustaan vedioga ninka baskolda caadi udhacysa sameyey. Iyo wuka intaa sameya diyarad kwrn hdy dowld heli lahayen gcn qabta manay mid dhba samyn lahyn.

  • @user-ve4xj2yd8y
    @user-ve4xj2yd8y Před 4 měsíci +9

    Mxa qaldan sxb Arimaheena

  • @AmchatThaHirMuHumett
    @AmchatThaHirMuHumett Před 4 měsíci +6

    Hal mar edit ka aan usacbino👏🏻😊😅😅

  • @user-wx2wu6iu3r
    @user-wx2wu6iu3r Před 4 měsíci +2

    Gaduudoow waxaa udaran saacad iyo baaskiil insha allah waa gaarenaa adigana wadanka wax kusokordhi

  • @Mohhahonest
    @Mohhahonest Před 4 měsíci +11

    Inta Ila daawaneyso videoga asagoo lasoo dhigin

  • @Cumeer_BigFan2749
    @Cumeer_BigFan2749 Před 4 měsíci +8

    video kamerada wareegto Ani wu idiiday ee mxa ku dhacay

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Před 4 měsíci +2

    Gaduudow benta daa ariga gadal lagalinayo lcg lagama qaado kaliya qofta wadato lee lcg laga qaada Gaduudow wadankena laku so diray wadankeyna kadaa bahdilka iyo burburka ad ku wado East or West somalia is the best malaysi hoyadaa maleh wadankaga ku faan

    • @KING-HASSAN-OFFICIAL
      @KING-HASSAN-OFFICIAL Před 4 měsíci

      Wa runtaa Arimaheena ayaa nagu soo dhisaayo laa walaa waaye😂😂

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s Před 4 měsíci +2

    Arimaheena maalmahaan kistoo waa cayishay Maasha Allah

  • @jackc.adnaan
    @jackc.adnaan Před 4 měsíci +1

    KUSALI nabigeen the best person ever the most knowledge able and the most shine all created mohame:صلي الله عليه وسلم ❤️

  • @mohamethhaaji2095
    @mohamethhaaji2095 Před 4 měsíci +15

    Hooyo darteed Like isaar❤️

  • @SagalSacid-o9v
    @SagalSacid-o9v Před 4 měsíci +1

    Welcome back camerada waregto arimaheena legend ❤

  • @hudafuture1330
    @hudafuture1330 Před 2 měsíci

    Wlhi bilaahi gaduudow waa jeclahay😂 he is hillarious ,arimeheena gaduudow noo qabo hal barnaamij abowe😂

  • @shamsaahmed78
    @shamsaahmed78 Před 4 měsíci +2

    Inta aragte susuu iyo farida meshamarayen😮😮😊😊😊

  • @mohamudyasin4393
    @mohamudyasin4393 Před 4 měsíci +3

    Team 27 only one love ❤️

  • @user-cb3jd8mh8p
    @user-cb3jd8mh8p Před 4 měsíci +2

    Koko San usugayay wan Daly ❤❤❤❤wll arimahena wll qimo badan

  • @MaxamedCabdi-q4h
    @MaxamedCabdi-q4h Před 4 měsíci +4

    Koko deedna caashaqa ❤❤

  • @KING-HASSAN-OFFICIAL
    @KING-HASSAN-OFFICIAL Před 4 měsíci +2

    Arimaheena walaal waa sidee wadankeena Soomaaliya miyaa loogu gafayaa CZcams kaada maanan filaneynin ee walaal wax ka badel barnaamijyada qaldan mahadsanid.

    • @RashiidOmer-dq5tg
      @RashiidOmer-dq5tg Před 4 měsíci

      War gaf maha runtaa sidaa eh wadanka wx halaga badalo somaliyeeyy😊

  • @maryammacalinnuur4033
    @maryammacalinnuur4033 Před 4 měsíci +1

    Arimahena goor dhaw ayuu guursan rbaa

  • @IfraahApdirahmaan-wi6bo
    @IfraahApdirahmaan-wi6bo Před 4 měsíci +1

    Gaduudow la aantiiis camer qareegto waa abaaar😢❤😂

  • @falismaxamuud9459
    @falismaxamuud9459 Před 4 měsíci +5

    Waxba ka qaldan vedio mise aniga ayuu iga haleysan yahay mobile

  • @FaizaFaiza-sw2ix
    @FaizaFaiza-sw2ix Před 4 měsíci +2

    Kameratha Waregto wanisalame❤❤❤❤

  • @Teamkoko.
    @Teamkoko. Před 4 měsíci +3

    Team koko like ta waa xagiina❤❤

  • @ozhkanbegam
    @ozhkanbegam Před 4 měsíci

    Aan ku wada salino nebiga Muhammad s.c.w ❤❤❤

  • @XamdiMaxmedSuleyman
    @XamdiMaxmedSuleyman Před 4 měsíci +1

    Brother horiusoco guuleyso anigana hadaf ayaan leeyahay ilaahey hadaf keega ha ii rumeeyo school ayaan dhigtaa inoo ilaahey waxbara shada ii fududeeyo Brother guul 😢😢😢😢😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤

  • @AbdirahmanHagio-ck2gj
    @AbdirahmanHagio-ck2gj Před 4 měsíci +5

    lionel messi fans one like❤

  • @fadxiyaclahi467
    @fadxiyaclahi467 Před 4 měsíci +2

    Gul inad gadhan rajaynaya arimaheena❤✋

  • @sumeyaharun2142
    @sumeyaharun2142 Před 4 měsíci +1

    Camerada waregta,ramadhan iyo gududow iskumid ogu xisne 😢

  • @abdullahirashid495
    @abdullahirashid495 Před 4 měsíci +1

    Legend brother

  • @abshirgoodluck8582
    @abshirgoodluck8582 Před 4 měsíci

    Waaw camerada wareegto is back (((#TAGERO NUMBER1))(

  • @YuusufAxmed-wi7uk
    @YuusufAxmed-wi7uk Před 4 měsíci +9

    Coming son two million Arimaheena inta igu raacsan like

  • @user-pl4so3rz3o
    @user-pl4so3rz3o Před 4 měsíci +2

    Lpx weyn gadudow malin kasto ka somuqdo ninka kamirada shido waye wllhi Ya igu rac san

  • @medkhadar
    @medkhadar Před 4 měsíci +1

    Kamerada wareegta koko sxb sogabo insha Allah ok sxb ❤❤❤❤❤❤

  • @Eng_zack006
    @Eng_zack006 Před 4 měsíci +1

    Hhhhhh gaduudoow waxaas waala iskadaayay in gaari ri ama ari gadaal laga saaro waala hormaray wlhi waa iga qoslisay 😂talent ayaad leedahay runtii gaduudoow lgn😂😂

  • @Ceemeer.Bigfan
    @Ceemeer.Bigfan Před 4 měsíci +2

    Waa idin salaamay asxaabta❤❤❤

  • @hafsamohamudhassan2602
    @hafsamohamudhassan2602 Před 4 měsíci +2

    Wll kuwada salino xabiibkena SCW SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdiqaniAxmed-tk4rw
    @CabdiqaniAxmed-tk4rw Před 4 měsíci

    Yes wysoo laabty camera wreegta waliba wakhti noo samee zho

  • @HalimoHali
    @HalimoHali Před 4 měsíci +2

    rideo Se cmle kamerada wareegta. Ani oo diiid mxdhacay

  • @user-tk3nj7je1l
    @user-tk3nj7je1l Před 4 měsíci +1

    Arimaheena is not easy wlhi ❤❤❤❤❤❤

  • @Nafisa762
    @Nafisa762 Před 4 měsíci +2

    Koko Lee haxerto is not easy 😂😂😂

  • @XaliimaCilmi
    @XaliimaCilmi Před 4 měsíci

    Yes finally gym bilabay ado ilah qurux kusiye aa waxa iska dhige qof dansan keep going arimahena❤❤❤❤❤❤❤

  • @Sidiqmuse1
    @Sidiqmuse1 Před 4 měsíci

    Keep going bro don't stop gym until you get the result no point no gain 👏

  • @Ubaxiina-x8r
    @Ubaxiina-x8r Před 4 měsíci +1

    Vaaar sumayo iyo walaasheed fariida aaa arkooyaa

  • @FadumoSuleyman-v9g
    @FadumoSuleyman-v9g Před 4 měsíci

    Hadaaan awood uhelilahaaa 2m garsiin lahaaa armaaan

  • @zahranor2469
    @zahranor2469 Před 4 měsíci +1

    Gadodow war wali wee jirta ri da gaadal lagalinayo 😂ri da xasidnimo wey Deene lee😊

  • @mariahussein2328
    @mariahussein2328 Před 4 měsíci

    Ameen ya rabi qofkasta inaga mida hamigisa alle u sahlo
    Lkn arimahena jinka macan iyo dhanan muxu yahay jnin la cunyo adi lee she😂

  • @asmaqurux8944
    @asmaqurux8944 Před 4 měsíci

    We are happy come back❤❤❤

  • @zeinababdullah7590
    @zeinababdullah7590 Před 4 měsíci +1

    Abdalhi awey arimehena 😮

  • @mohamedhassan8244
    @mohamedhassan8244 Před 4 měsíci

    Gaduudow waaa tageersanhy run ahntii asaga waaa majaajileyste

  • @libanleo1376
    @libanleo1376 Před 4 měsíci

    CZcams waa team saxib guduudow iyo iam k yaysan maqnaan video ga

  • @Shoebillbird9
    @Shoebillbird9 Před 4 měsíci +1

    Protein birr buug deh babiyooo maqleeh😅 14:36

  • @wadanisomali9675
    @wadanisomali9675 Před 4 měsíci +1

    Arimahena 8:34pm ayaad duubtay vedio ga ana waxn dawanooyo 08:34pm ayaan fiirsanoyaa 😂

  • @HassanAli-jm4xn
    @HassanAli-jm4xn Před 4 měsíci

    Waaku wataa arimaheena soobadi ❤❤

  • @farxiyoawfarax6732
    @farxiyoawfarax6732 Před 4 měsíci

    Arimaheeena sxb barnaamijka dooda kaas soo celi mowduucyada xasaasiga ee taagan keeyn kaas waa ku heesanaa

  • @khalifabdirahman2387
    @khalifabdirahman2387 Před 4 měsíci +1

    Koko is funny wlhi 😂😂😂😂❤

  • @hibaaqahmed9351
    @hibaaqahmed9351 Před 4 měsíci +1

    Koko ❤

  • @user-xt3yf2wr8m
    @user-xt3yf2wr8m Před 4 měsíci

    Arimaheena waa kusalaamay wllkay ❤❤

  • @DrsfardowsoAli
    @DrsfardowsoAli Před 4 měsíci

    كلمتان سبحان الله وبحمده 🩵 سبحان الله العظيم ❤

  • @steamfeisal13
    @steamfeisal13 Před 4 měsíci

    Masha aliha ❤

  • @BlackSnake-zp1bu
    @BlackSnake-zp1bu Před 4 měsíci +1

    Haa waala joojiyay mzl😂😂 qof booska kugu ciriirinayo ma jiro😅

  • @sucdisiman2925
    @sucdisiman2925 Před 4 měsíci

    Masha allha

  • @Arimaheena_fans
    @Arimaheena_fans Před 4 měsíci

    Team27 my team one love guuleysta
    Like 👍 arimaheena 🎉

  • @BilanQaldane
    @BilanQaldane Před 4 měsíci +2

    Gududow love you😂

  • @faadumocali2434
    @faadumocali2434 Před 4 měsíci +1

    Haa wayjirtaa wali rida

  • @shukriganday8692
    @shukriganday8692 Před 4 měsíci +2

    Gududow malina kasta so qabo😂

  • @Mariam-k3p
    @Mariam-k3p Před 4 měsíci

    Masha allah ❤ 1:21

  • @user-ij4gu7js7c
    @user-ij4gu7js7c Před 4 měsíci +1

    Gymka mar hore ina bilawdo eheed Waka soo daahday 😊

  • @Najax-abuukar
    @Najax-abuukar Před 4 měsíci

    Gaduudow wali waa sideeda raaxeye hoostiisa lagaliyaa😂😂😂

  • @Nafisoaley-jo3um
    @Nafisoaley-jo3um Před 4 měsíci

    InTa uxiste camerada waregto🎉❤

  • @colaadyare6564
    @colaadyare6564 Před 4 měsíci +1

    Team arimahina

  • @zashachannel
    @zashachannel Před 4 měsíci

    Arimaheen barnaamijkii dood noo soo samee plz🙏❤

  • @Aniitaakhan
    @Aniitaakhan Před 4 měsíci

    Jiimkaan aniga ooba iku fiican yahay kaligee aaba iskaka almoiteen lahaa😂

  • @AxmedMaxamed-e4i
    @AxmedMaxamed-e4i Před 4 měsíci +1

    gaduudow is not easy

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 Před 4 měsíci +1

    Hadan kuhayna wanu cajisnay san reaction uun usugaynay haday kamerada waregta dibada usobaxday

  • @Abdallehmoha
    @Abdallehmoha Před 4 měsíci

    Guduudow codkiisa fanparoj ma ku maqli jiray😂😂😂

  • @FaadumoCalisaciid
    @FaadumoCalisaciid Před 4 měsíci

    Keep going my brother

  • @Najaxmoha1234Najuu
    @Najaxmoha1234Najuu Před 4 měsíci

    Arimehena camerada waregto wakugesta❤

  • @alikhalif357
    @alikhalif357 Před 4 měsíci +1

    Abdullahi hanoo soo xero 😂😂😂

  • @sharmarkemohammed1738
    @sharmarkemohammed1738 Před 4 měsíci +1

    Gududow sigaar masameynkartaa😂✌️

  • @abdialimohamed7440
    @abdialimohamed7440 Před 4 měsíci

    Ha way jirta team casiley

  • @SadiaJam-zk3pk
    @SadiaJam-zk3pk Před 4 měsíci

    Inta udanbeyso kaheley koko😂😂😂😂

  • @SumayoUpdi-k8f
    @SumayoUpdi-k8f Před 4 měsíci +1

    Gaduudaw codkis kuhestaba😂❤

  • @mulkihaji5679
    @mulkihaji5679 Před 4 měsíci

    Arimaheena makula tartamaa jir dhisitanka tartanka jeclahay😂😂

  • @asmadhameye1259
    @asmadhameye1259 Před 4 měsíci

    Kamarad wareegta Ramadaantiibay nagu socotee imika siba ilam ah