DEG DEG Xassan Sheekh Oo Dhabarka Ka Toogtay Markale Saciid Dani,Mucaaradka Oo Weerar Ku Qaadeen GM

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 6. 07. 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

Komentáře • 44

  • @LeilaFamily1
    @LeilaFamily1 Před 25 dny +15

    Walale somali in mid ahaato ayan noqon insha Allah

  • @abdilahibg8794
    @abdilahibg8794 Před 25 dny +2

    UNITY 🇸🇴 💪

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před 25 dny +1

    Madaxweyne Xasan sheekh Cimrigiisa ha Raago Cadawgisa Cagta ka hoos Allaha galiho Guul iyo Gobanimo ❤❤❤❤❤

  • @user-lq9vu3jn2y
    @user-lq9vu3jn2y Před 25 dny +1

    Suldaanka tv haduu dani ka hadli ma joogi karoh

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před 25 dny +1

    MIDNIMO........

  • @aminagaiye4608
    @aminagaiye4608 Před 25 dny

    Xalka soomaaliyad wuxuu ku jiraa midnimada soomaaliweyn .

  • @sadoyusuf2393
    @sadoyusuf2393 Před 25 dny

    😊😊

  • @KhadarMuuse-mg9uw
    @KhadarMuuse-mg9uw Před 25 dny +1

    Midnimo

  • @calixuseen4324
    @calixuseen4324 Před 25 dny

    Asc xasan ummadda allaah hakaqabto isaga iyo kuwa ushaqeeya ee xaaraanta ah

  • @user-ss2mg7lh2l
    @user-ss2mg7lh2l Před 25 dny +1

    INLAMIDOBO.SOMALINIMO

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 Před 25 dny +1

    Mustaxiil inaan dib ulamidoowno soomaaliya

    • @sareedo8184
      @sareedo8184 Před 25 dny

      Kkkk xagee ku kala maqantihiin uma jeedee

  • @MahadIbrahim-ux5ch
    @MahadIbrahim-ux5ch Před 25 dny

    Miaow haa

  • @sabrinaa8488
    @sabrinaa8488 Před 25 dny

    Walaal Waqooye iyo koonfur ma waada shaqeyn kaaran waayo koonfurto ma koorto waaligeed waa Somalia Italy caqli Malaga marka waa dad aan jirin.

  • @user-su1vi3uz5y
    @user-su1vi3uz5y Před 25 dny +1

    mid nimo

  • @cabdullaahiaxmad723
    @cabdullaahiaxmad723 Před 25 dny

    Asc xildhibaanka xogta dalka lawadaaga dal shisheeye waa dil toogasho ah

  • @fadumojama4670
    @fadumojama4670 Před 25 dny

    Somaliland waa in loodayo goaanka ay rabaan oo lanoqdo laba dowladood oo walalo ah oo is kaashi ka dhexeeyo taasaan qabaa ah laga saati hadimada lagu wado ❤

  • @hawaosman5599
    @hawaosman5599 Před 25 dny

    Aniga Rayigeyga, waxan qaba, somali,didka, inloo,dhiso,Derbigi, Berlin ookaleAlbab,weyn,laguxiro,loosameyo,waacf.kasomalidakaleayakujirto

  • @siradahmedguled490
    @siradahmedguled490 Před 25 dny

    Hawiye mAlala midaabikara ee halaga bedela haganaka somaali waxaan sidaas uu lee yahay maamul xuuma

  • @dahir-dz4vh
    @dahir-dz4vh Před 25 dny

    Danta Somaliland ayaga naga ogg waxa u wanaagsan, laakiin taalo ayaa layisku leeyahay Somaliland in laga qaado rifaraandam dadweynaha ay ku dooranayaan wixii raban oo la arko.

  • @hussainabdi5858
    @hussainabdi5858 Před 25 dny

    Somaliland manta joogta majirto oo waxay u kala baxeen koxo kooxo xataa waxan wada socon isaaq sidaas darteed dawlada somaliya hala garsiiyo meelkasta oo dawlada somaliya u ooman ama raba in lagarsiyo

  • @user-su1vi3uz5y
    @user-su1vi3uz5y Před 25 dny

    soomaaliya waamid

  • @maxamedhassan5636
    @maxamedhassan5636 Před 24 dny

    Xalka wuxuu ku jiraa in lamidoobe Sabatoo ah somaliya waxaa kadhaxeya dhulka bada iyo hawada marka lama kalogo I karo mahadsnid

  • @mohamrdmursaljama5279
    @mohamrdmursaljama5279 Před 25 dny

    Wariye waxaad u geftey ssc& awdal states
    Raali gelin ka bixi

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 25 dny

    Ragan golayaasha lagu sheegayow magaciinba horaad dalkii iyo dadkii god ugu rideen caano daatayba dabadeed laqabay maanta waxa halis Ku jira jiritaankii soomaaliyeed badbaadsha

  • @user-ci9uc3jf6t
    @user-ci9uc3jf6t Před 25 dny

    Xil dhibanada ma dadkooda ayey kumatalayan mase itopiyan.hala xir xiro NO daba dhilif iyo qofkasto qaran nimada somaliyeed wax ugaysan

  • @mohamrdmursaljama5279
    @mohamrdmursaljama5279 Před 25 dny

    Suasha aad na wediisay waa qalad
    Waxaad ugeftey ssc& Awdal states
    Don't be silly.!

  • @MahadIbrahim-ux5ch
    @MahadIbrahim-ux5ch Před 25 dny

    Kalatag maya

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 Před 25 dny

    Warya suldaanka tv hooyada was san flwka laguma radiyo kala tag umada beenta waradka was marxun xamza aya diiday magacabisda asad diyano policka

  • @bashirabdulle7625
    @bashirabdulle7625 Před 25 dny

    marna yaan lagaa maqlin kala go soomaliya waa mid

  • @cabdisalaanyaasiin7096

    In la kala go o

  • @yusufahmed1917
    @yusufahmed1917 Před 25 dny

    Diyaano 3kun maisagaa marka uu xasan kaiib sanaayo mamilatari baa lawaayay xuquuqdooda oo diriro ah yay rabaane mise ninbaa yeelaaya caruur tiisa oo uusan biil uhelayn nin kursigiisa inuu ilaaho wixii dibad kaymid iyo wixii dalka kayimidba iska guranaaya bal waxaan eeg

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 Před 25 dny

    Xalku wuxuu ku jiraa in la iska fasaxo sababtoah culesy moye faiido lama qabo Qaatumo dawlad madax banaan ciddey doontana raacikarta Awdalna dawlad mada banaan cidey raacikzrta Isxaaqmeeshu doono kaligi ha aado ?????

  • @asmaali7208
    @asmaali7208 Před 25 dny

    Kale isaaq baa is neceb walhi waskumidawnaa waxaan diyaar unahay dagaal waa la isbarandoonaa

  • @Wow-he8ve
    @Wow-he8ve Před 25 dny

    Asc cod halloo qaado dadka deggan somaliland

  • @abdullahimohamud3035
    @abdullahimohamud3035 Před 25 dny

    waxa xalku kujira midoow

  • @mariohasterok2616
    @mariohasterok2616 Před 25 dny

    kuwii kahoreyeyba dhabarka ayaa lagawada Togtay puntaland iyo samaron ciidan alshabab loshirqola mahayan sorry

  • @user-gg4fb9ju8m
    @user-gg4fb9ju8m Před 25 dny

    Asad diyaaniyow xamar yaan lagu shirqoolin ku quusqaado qaado meeqaa sargaal ayuu xamar ku shirqoolay adeer dad nabadeed oo dawlafanimada wax ka soo yagleelay ayaad ka soo jeedaa ee xasan yuu ku shirshoolin

  • @MaxamuudXuseen-qh1ll
    @MaxamuudXuseen-qh1ll Před 25 dny +1

    Xxxxxxxxxxx

  • @Xaawosaladcali
    @Xaawosaladcali Před 25 dny

    somalind waye waxa taakuleeya alshabaab

  • @FathiaSalim-mt6yy
    @FathiaSalim-mt6yy Před 25 dny

    Midnimo

  • @user-so8xu1yi1h
    @user-so8xu1yi1h Před 25 dny

    Midnimo