Kooxihii talada isku hayay kadib shilkii Siyaad Barre ku dhaawacmay | Khilaafkii Awoodda | Y.Garaad

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #Qaamuus_TV #Xogaha_Qarsoon
    Maalintii Siyaad Barre Ku Simaha Ka Dhigay Liiqliiqato | Cadhadii Cabdiraxmaan Jaamac Barre Iyo Dareenkii Cali Samatar | Xogta Yuusuf Garaad

Komentáře • 18

  • @dayaxahmed154
    @dayaxahmed154 Před 2 lety +4

    Greatest Somali channel on CZcams. Thank you for sharing this knowledge and information.

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 Před 2 lety +2

    Mahadsanid huuuno 💯🙏🙏🙏✅✅

  • @QAAMUUS_PODCAST
    @QAAMUUS_PODCAST Před 2 lety

    waa xogo layaab leh oo uu taariikhh ah. Mahadsanid QAAMUUS soo badiya xogtan Yuusuf Garaad.

  • @alisayidmohamed2513
    @alisayidmohamed2513 Před 2 lety +1

    salaan qiimo badan kadib waxaan jeclaan lahaa in aad u kala samayso wax lagu kala garto taxanaha clahi yuusuf iyo kan yuusuf garaad iyo kan fahad iyo kan itixaad si ay u fududaato in midba mida ka dambaysa tusaale:
    xusuusqorkii yuusuf garaad- 4aad

  • @xasanturky4732
    @xasanturky4732 Před 2 lety

    Kèèp going

  • @cabdiraxmaanmaxed
    @cabdiraxmaanmaxed Před rokem +1

    cabdiraxmaan maxed barre

  • @hassenahmed5866
    @hassenahmed5866 Před 2 lety

    👋 Yuusuf Garaad.

  • @nacimoxasan8984
    @nacimoxasan8984 Před 2 lety

    asc walaal noga sohadal ibraahim annaabulisay taariikhdiisa

  • @YuusufShuaib77
    @YuusufShuaib77 Před 2 lety

    Great

  • @muxudiinxasanraage4038

    Cali samatar ayaa inloodhibo ahee lkn waa laga baqayey miyaa

  • @HassanAli-fh1tj
    @HassanAli-fh1tj Před 2 lety +1

    Waa loo baahna arrintan wa muhim!!
    Somalidu taariikda xataa qabyaalad ayay gelisa inay baratna ma jecela!!!

  • @calidhalweyne5953
    @calidhalweyne5953 Před 2 lety

    Waxaa meeshaan kucadey nayaa xaalasd qab kamiah waxaad moodaa in ta badani dadko oodhan eedey nayaan madaxa dii joog tay balan hadn sar gaaln ku in uu waxa xumeeyo mooyee waxab toosiney wasiir ku sidookale maxaa lagu eedey nayaa alllha u naxariis to maxamad siyaad bare

  • @husseencagta7448
    @husseencagta7448 Před 2 lety

    Waa kuwi somaaliya Qaribay
    kuna shaqeyn jiray Qabyalada iyo munafaqada.

  • @elmiabdullahi1960
    @elmiabdullahi1960 Před 2 lety

    Yusuf Garaad,waxa uu sheegayo waa sheego,uu ka soo minguuriyey wararkii radio Mogadisho iyo xidig tii oktoobar,iyo wax isago ku darsaday,marka wax micna kuma jiraan Barnaamijka ee wax kale soo qaata.

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 2 lety

    Soomaaliya waa uu dhisay Afweyne ka dibna waa uu burburiyey, cudurka uu qabay waa xukun jeceel.