Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland oo Burco Shir kula Yeeshay Qaar ka Mida Cuqaasha iyo Waxgaradka.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024

Komentáře • 21

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 Před 21 dnem +1

    MAANKAYGU WAA ALLAAH IYO RASUULKIISA QALBIGEYGU WAA WAALIDKAYGII💓 AWLADAYDA IYO JACAYLKAYGA OROMKA😍 .. QARAN MA LIHI TOLNA MA XISAABSADO MAANTA IYO GOOBTA LA JOOGO

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn Před 21 dnem +1

    Wasiirku miyuu bukaa well xanuun gaxajis nacaybaa kulira goormuu ciilbeelayaa mamarkuu arkiwaayo wax gxajis sheegtaba ❤❤🎉🎉🎉cajiib ciilqabeba miyaanu tanka hadhaynin

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v Před 20 dny

      WASIIRKU GARXAJIS MANABCEE WAA KA FAYSALBA SHEEGAY WADAN JACEYALKIISA KA CADOWGA LA SHAQQYAN WAA LA SHEEGAYA.

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 Před 21 dnem +1

    Waa Wasiir beeshiisa la shiraya

  • @ahmedindhacade9233
    @ahmedindhacade9233 Před 20 dny

    Illahay ha caaafiyo ina kaahin.

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn Před 21 dnem

    Khadraa iga caqlibadan khadraay nooloow wlle Allah haku karameeyo

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 Před 21 dnem

    Maxamef kaahin adeer noolow noolow noolow noolow aamiin a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @AdanCali-qi1mn
    @AdanCali-qi1mn Před 21 dnem +1

    Kiimasuulka ahaabaa waxaso xanuuna beeraaya iyo nabadgalyp dark iyo xumaanee mataasaa israacaysa waarkornayladan kalaqaybin moose nololkale aangaranayn yaana dhaafiya surfing iyo isnacbuu kashaqaynayaa isagoo 80kii sano marayee goormuu alle xasuusanayaa taloow

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 Před 21 dnem

    Mashalah tabarakalah mujahid Maxamed kahim Axmad ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dauuddaaauud8339
    @dauuddaaauud8339 Před 21 dnem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ok kulmiye

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n Před 21 dnem

    Maxa ka faa iideen kulmiye an ahan farteyiida eeday an ahan Kolay inta aqliiga leh ee habar jeclo dooran mayso kulmiye ee ka qadeeya

  • @farhanshuuriye5060
    @farhanshuuriye5060 Před 21 dnem

    Dhexdeena in aynu qodxo isku tuurno ma aha. Midnimo umadeed ayaa loo baahan yahay.

  • @Reallander1991
    @Reallander1991 Před 21 dnem

    Waar Wuxu doqonsanaa yaa naga aamusiya 😂

  • @mohamodmohamod3574
    @mohamodmohamod3574 Před 20 dny

    Wasiir ha nagu beerlaxawsan heshiiska itoobiya ee badda wadani baa diidan dalkan aad bad iyo berriba iibiseen cid raalli ka noqon kartaa ma jirto.
    maanta habarjeclo waa ku qaybsan tahay siyaasada iyo xisbiyada intaba.
    cod nagaga helimaysaan reernimo oo arrintu maaha sidaad doontaan .
    Dadku isbedel doon weeye
    Maalin walba been qaawan iyo waxqabad la,aan uma baahnin.

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r Před 21 dnem +1

    Bariga Somaliland wuxuu ku dhisan yahay HJ, galbeedkuna HA, inta kalena nimcadooda ayay iska daaqayaan. Labadaa midkood hadduu hoggaanka qaranka hayo loo biqi maayo Somaliland

    • @Reallander1991
      @Reallander1991 Před 21 dnem

      Aamus abti. Xishood

    • @aarlibaax8422
      @aarlibaax8422 Před 21 dnem +1

      🤣🤣 ADIGA KU GARTOO AWAL BAA KU GALIYAY GODOB AAN 50 SANO KAA HADHEYN GALBEENA AWAL KUWAA AAD SHEGEY BUU KU JIRAA EE RAXEYSANAYA EE BA MAGAADO ADKEYSO ADAA KUWII WAX WALBA IDINKA DHAXEYAY WALALO DEGAAN DAN XIDID ABTI RIXIN AWAL INTUU MACAWISLEY KAGA DHIGEY KAGA TAGEY ISKA ILAALI SOMALILAND CIIDANKA QARANKA AYAA ILASHANAYEE DAYACAGA ISKAGA JIR NACASOOW

  • @user-tr9ii6hs8u
    @user-tr9ii6hs8u Před 20 dny

    Maxmed kaahinow waxad ahayd aftahan markaad mucaaridka hayd kulmiyo ee udub xukumay udub marna may caayi jirin xisbi mucaarid siyaasada xisbigunbay kahadli jireen maanta reer kulmiye waxay kale garan layihiin mucaaridadii iyo xisbilxaakinimadii hinaase wadani baa ku dhacay maxamed kaahin mujaahid hadii wadani kuguulaysto talada dalka wasiirka uwanaagsanba laguhu magaca caabaya

  • @awiladen7814
    @awiladen7814 Před 21 dnem

    Hhhh wali miyuu hadlaa inagumed kani 🤣🤣🤣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @user-eu2gj9fd1v
      @user-eu2gj9fd1v Před 20 dny

      ADIGAA HA INTABA DAMEERYEY MAXAA MEESHA KU KEENAY FAQASHEEY, YAA ADIGA KULA HADALAY QARAXLAND .