*Dhaanto Cusub - Axmed Budul & Kafeya Sarhay Isaxaq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • CAWEYSKADALMAR.COM
    FACEBOOK - goo.gl/Yq6ie
    Google+ goo.gl/ujFnUz
    TUMBLR goo.gl/YVDGd6
    Instagram goo.gl/xNluhu
    / dalmar_d

Komentáře • 50

  • @yuusufshaafi8878
    @yuusufshaafi8878 Před rokem +3

    (Dulqabow waxay ku taalaa dhul u dhaxeeya qabridahar garbo iyo dhanan oo ah dhul daaqsimeed loo yaqaano ilaha ( maxan yaraan taydii geelku raacay caawa oo ay tahay tariikhdu(2/6/2023 waxan joogaa badda Indian Ocean ka geeska Africa illahay dhulkeena cadawga ha inooga xoreeyo aamiin aamiin yaa allaah

  • @abdiyare6571
    @abdiyare6571 Před 10 lety +9

    Markale iyo Dhaanto qiimo badan.Thanks Axmed iyo Kafeeya.
    N.B sxb Axmed Budul murtidu kolley jeebkay kuugu jirjirtaaye marka xiga bal Qararro,Marqaan weyne iyo Bookh ka doondoon haddii alla idmo kkk kk.

    • @cawaalemaxamuud4882
      @cawaalemaxamuud4882 Před 3 lety

      Mashalah axmed budul ale ha ku dayo mar markle dhanto adi iyo kafeeeya erayo aay ku jiraan hegaale iyo turwareen iila qudhmiis

  • @aadanecabdi4486
    @aadanecabdi4486 Před 4 lety +6

    Dhaantadan QISO DHABA AYAA LAGA SAMEEYAY waxaaNA sameeyay midhaheeda Abwaan Sarkaal aha oo liyou police aha waana Kornel zakariye oo hada aha taliye ku xigeenka liyou police xiligaas kafeeya ayay is jeclaayeen sarkaalka balse hada waxaa qaba kafeeya abwaan Axmed budul DAAHIYE WAA NAANAYSTA KORNELKA WAANA REE NOGBEED

    • @kaderabdi4336
      @kaderabdi4336 Před 5 měsíci +1

      Beenta dhaaf axmed budul dhaanto looma sameeyo waligii
      Axmed budul ayaana dhaantan jacayl kiisa kafeeya u sameeyay

  • @mustafecabdi8251
    @mustafecabdi8251 Před 10 lety +4

    Ilaahoow abwaanka cimirigiisa dheeree waa aabihii fanka iyo murtida dds hadii laysu qiri

  • @mohammadahmed2423
    @mohammadahmed2423 Před 8 lety +3

    axmed budul iyo kafeya waan nii salamay waana jeclahay dhaantada axmed budul waana taageersanahay maxaa yeeley ilaahey ha dhorow aamiin

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 5 lety +8

    Dartaabaan aniguna DAROOR Umaray DARROOR♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @shafeecaar2521
    @shafeecaar2521 Před 10 lety +2

    Yaa salaam this is real dhaanto Mr budul you get a best lyrics and unique voice and kafeya she is talent singer and beautiful girl I wish you luck all yow

  • @xamsewali-tk5ml
    @xamsewali-tk5ml Před rokem +1

    Dhanto macan weleh wa tahay abtigay Ahmed bududl ismaciil
    Halagu raxaysto dhantada abtigay macane

  • @maxamedabshir9463
    @maxamedabshir9463 Před 2 lety +3

    After 7 years

  • @walaaloromokush4059
    @walaaloromokush4059 Před 10 lety +3

    Axmed budul inkastoon kala mabda, nahay hadana waan kahelaa dhaantadiisa

  • @abdisaqhusen7610
    @abdisaqhusen7610 Před 3 lety +1

    Alla yaa cisak Ahmed budul wa Abwaanka keliya ee aan dhaantoyinkisa marna ka caajisin💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💜💟💜💜💜💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💜💜💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟💟

  • @user-px1fl4il8k
    @user-px1fl4il8k Před 4 lety +1

    Axmed budul ismaaciil iyo kafeya
    Waan idin salaamay labadiinaba
    Wllky Axmed iyo wllshy kafeya,

  • @bahjabilan7750
    @bahjabilan7750 Před 8 lety +3

    wow nice voice Ahmed budul and Kafeia allaha idiin dhowro aamiin

  • @pazheirmahmet-er7ye
    @pazheirmahmet-er7ye Před rokem +1

    2023😮

  • @duriyadiisayidnuur9735
    @duriyadiisayidnuur9735 Před 5 lety +2

    Dhulkaygii dooya iyo dulhawd

  • @laylaladan309
    @laylaladan309 Před rokem +1

    Daratoole iyo danood ❤❤❤❤❤

  • @user-iw5mg7bj9k
    @user-iw5mg7bj9k Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶🇬🇶

  • @faadumoaxmed4213
    @faadumoaxmed4213 Před 10 lety +5

    Halyeeey daaarood dabkaa ha jiro

    • @cawilaadan174
      @cawilaadan174 Před 9 lety +2

      Abwaan axmed budul waa abwaan asal ah runtii sxb

    • @mohamedyusuf6014
      @mohamedyusuf6014 Před 6 lety

      faadumo axmed
      War ninku waa nin dir ah
      Axmad budul waa dir faadumaay

    • @quruxsan70
      @quruxsan70 Před 5 lety

      Mahamed yussuf dir kulahaa waar budul waa will ogaden mahamed subeer rer isxaaq hadaa mawaxaa lakenaay inan ciduu ahaaa abwanintaa lasaro abwan Somali ayukadhaxeyaa lakiin diir malekamajirtee wuxu eheen asariin anigu inaa aderkey ayahau

  • @ahmedmahamed9095
    @ahmedmahamed9095 Před 7 lety +3

    inaba caadi maaha dhaantadani

  • @farxiyageenyo1355
    @farxiyageenyo1355 Před 8 lety +2

    wwwwwwwwwwwww axmed budul kafeya nooolaaada

  • @amindahiir1908
    @amindahiir1908 Před 10 lety +2

    Maanshaallah

    • @jamacabdi3563
      @jamacabdi3563 Před 7 lety +2

      inaba caadi ma ah dhantadan Abwaan ah Axmed buduul iyo kafeya sarhaye iyo warid ah sagal oo aad iyo aad utaqan dhantada

  • @amindahiir1908
    @amindahiir1908 Před 10 lety +1

    Walee wa dhanto aad iyo add uu mnc

  • @yoomeck3943
    @yoomeck3943 Před 6 lety +1

    Xasuus
    Dhantadan
    fiiq ban ku xasuustaa bodhankii fbs
    mantana
    germany
    ax

    • @aadanecabdi4486
      @aadanecabdi4486 Před 4 lety

      sxp boodhanka ana waan joogi jiray hadana USA baan joogaa meel loo xiiso weye fiiq

  • @jaylaniburale4013
    @jaylaniburale4013 Před 4 lety +3

    Docmo

  • @garissagreattube9446
    @garissagreattube9446 Před 10 lety +1

    Caadi maaha

    • @ahmedaydid983
      @ahmedaydid983 Před 10 lety +1

      mar hadaad tahay soomaali waxaad waxaad isku mabda tihiin axmed budul mise waxaad ka jeceshahay oromoda wa'adigaa ka dhigtay magace

  • @gulleedgallaydh4723
    @gulleedgallaydh4723 Před 3 lety

    dookh iQaad yeey

  • @AbdikarimOsman-yd4nh
    @AbdikarimOsman-yd4nh Před 3 měsíci

    Hdn

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 5 lety +1

    #DAROOR♥️♥️♥️♥️

  • @saidyusuf2456
    @saidyusuf2456 Před 10 lety +3

    axmed budul waa abwaan waana dal yaqaan lkn waxaad moodaa inuu mar qudha soo Fatah may mise wax iska dhicin buu ku jiraa odaygu kkkkkkkkkkkk nooloow bro

  • @cabdilahimaxamed7502
    @cabdilahimaxamed7502 Před 4 lety

    Kkkkk

  • @fadumoaden5727
    @fadumoaden5727 Před 7 lety

    Hhhhhh

  • @nimcomaxamuud1524
    @nimcomaxamuud1524 Před 2 lety

    Cc

  • @farxiyageenyo1355
    @farxiyageenyo1355 Před 8 lety +2

    wwwwwwwwwwwww axmed budul kafeya nooolaaada

  • @amindahiir1908
    @amindahiir1908 Před 10 lety

    Walee wa dhanto aad iyo add uu mnc

  • @farxiyageenyo1355
    @farxiyageenyo1355 Před 8 lety +1

    wwwwwwwwwwwww axmed budul kafeya nooolaaada

  • @farxiyageenyo1355
    @farxiyageenyo1355 Před 8 lety

    wwwwwwwwwwwww axmed budul kafeya nooolaaada