New Song Kafeya Sarhaye 2015 Nutub

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024

Komentáře • 112

  • @mohamudapdimohamed9091
    @mohamudapdimohamed9091 Před rokem +19

    Intii Estv jigjiga ka daawan jirtay is muujiya 😂❤🎉

  • @nafisaabdikaadir1265
    @nafisaabdikaadir1265 Před rokem +25

    Heesta ina tiktok ka soo racdey like isaar🥰

  • @Hodanomar592
    @Hodanomar592 Před rokem +14

    Alla Dhib badana ruux kligaa aad jeceshahay intan dariis u rafaadaye ma uusan I arkeyn markey naftu quus gaadhey ayu dib iga jeclaade anigana hadda Mid i jecel heysta 2 sano iyo bar isla socona maalin ciil iyo caro iyo Colaad agtisa ku dareemin ❤Insh llh sanadkan 2023 guur rajeyneyna allh ha ino rumeyo🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @ahmadkaafiak6745
      @ahmadkaafiak6745 Před rokem

      Maguur satey vwllo

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 Před 2 měsíci

      ​@ahmadkaafiak6745 kkk hadaan islahaa usooqor lama guursan baan filayaa ama waa dadka marba mobile ka ay qaataan gmail cusub ku smaaysta oo waxaa laga yaabaa inaanay arkaynba reply yadeena😂😂😂

  • @SALMAANN-m2t
    @SALMAANN-m2t Před 11 měsíci +4

    Kafeya sarhaye ishcalaa fananad cod io qurux isku dirsatay ❤ 2023 ayaan heestan wali dhagaysanay

  • @garadbadaninhanad333
    @garadbadaninhanad333 Před 3 lety +16

    Waa hees Dareen keeda wadto balse waa iska aduun waxa waliba waqti gooda ayeey dhamaanyaa Dabka qal bigeeyga ka shidan maalin ayuu Dami donaa waxaan rajeey nayaa inuu malin dhaw noqodo xaliga ui dami lahaa 🤲😭🙏🇬🇷☝️

    • @bushromohamed283
      @bushromohamed283 Před 3 lety +1

      Waxaan rajeynayaa inuu damey

    • @garadbadaninhanad333
      @garadbadaninhanad333 Před 3 lety +1

      @@bushromohamed283 insh Allaah wu Dami donaa😥🙏

    • @xariiromar8367
      @xariiromar8367 Před 2 lety

      @@garadbadaninhanad333 9minitu ago iyo 1 year ago hhhhhhh kaaf iyo kala dheeri replaygan Calaf kiisu sugaye 😂😂😂

    • @nazizstylish3578
      @nazizstylish3578 Před 2 lety

      Hada maka damy dabka qalbiga 🙄🤔

    • @abdirisakbadal7431
      @abdirisakbadal7431 Před rokem

      Walaal dabkii qalbigaaga kashidnaa madamay hada

  • @abdikariimali8013
    @abdikariimali8013 Před rokem +4

    Kafeeyo saarhaye gabar DDSI ah heesaheeda iyo dhaantoyinkeeda ka daalo dhageysigooda
    Caawa tarikhdu waa 17 - 05 - 2023 inta sanadkaan soo booqtay meeshaan like ta ku dhufo

  • @yurubmahamud8329
    @yurubmahamud8329 Před rokem +3

    Naftan samir wehesho idhi alle hay rumeyo riyooyinkayga inshllh 16/5/2023

  • @hamseabdi7308
    @hamseabdi7308 Před rokem +2

    Princes istaahiley fanaanadni xagay ka dhacday iminka

  • @ayaancarab4839
    @ayaancarab4839 Před 4 měsíci +1

    ano muragaysan ayan heestan soo booqday inankii aan jeclaa aya isaga iyo naag kale sawir ay kuwada jiraan la isoo diray qalbi xanun ayan ka qaday💔🥺 19/4/2024😢

  • @maxamedlaaskaawi
    @maxamedlaaskaawi Před rokem +3

    Dabka Qalbiqayga ka shidan gormuu dami doonaa🥺💔💔😥😓
    Aadbaan u ilmeeyaa markaan hees qiira maqloH💔😥😓🥺

    • @waxanahay1582
      @waxanahay1582 Před 10 měsíci

      Isla wakhtigan 21/10/2023
      In dabki kadamay rajayn

    • @maxamedlaaskaawi
      @maxamedlaaskaawi Před 10 měsíci

      ​@@waxanahay1582ha sxb wa markan jcyl io afaarihiisa ka baxay

  • @ahmedsalah-pd8cz
    @ahmedsalah-pd8cz Před 14 dny

    They was a time this song was latest but 2024 guys you have to grow up

  • @safiamoh4612
    @safiamoh4612 Před rokem +4

    Heestan tiktok ayaan kasoo arkay waba qalbi jab alle dhibkan nama tuso😢

  • @abdimalik2934
    @abdimalik2934 Před rokem +1

    Tvga ESTV ee dawlad degaanka somalida ayaa lagasoo dayn jirey hees aad baan u jeclaa dugsiga sare ayaan ku jirey daarada guriga ayaan tvga soo dhigan jirnay halkaas ayaanuna ku daawan jirnay familyga oo dhan aad baan runtii ugu xiisey qoyskayga hooyaday,walashay,ciyaalkeeda,walaaladay kale xitaa deriska ayaa noo imam jirey noloshu waxay ahayd mid fudud oo la wada faraxsan yahay waan rajeyn inaan familyga dib u midowno❤

  • @ZaareDaahirmaxmad
    @ZaareDaahirmaxmad Před rokem +2

    Heestan waxa 2014 dhagaysan jirtay wllshy mcn naciimo maxamad cabdi wll xususahage ma ilaawo🥺📝

  • @DayfuRaxmaan25
    @DayfuRaxmaan25 Před 14 dny

    Magceygu waa taliye_famous heesta aad bey u badeshey dareenkeyga waayo anigu jaceyl ima hayo balse waxaa lagu jiraa jawi rooban sidaa darteed ayaan heesta u shidan 😂❤ from oog ❤askari qaran

  • @Cuddoon30
    @Cuddoon30 Před rokem +3

    Intii ESTV kadaawan jirtay.👋🥺❤

    • @user-hx9hz7sh7s
      @user-hx9hz7sh7s Před rokem +1

      Me🥰🙌🤝

    • @rosiina1120
      @rosiina1120 Před rokem +1

      Aniga walasheey iga yar baa aad u jecleeyd hadeey soo gasho cunto xataa hadeey dabka u saarantahay weey kastoo carari jirtay hada ani waan kaso tagay Somaliya walasheey inaa xasuusto darteet u dhageysanoyaa heestan waan u xiisay wlhi walasheey waa maskiin aad u naxariis badan oo dabeecad wanaagsan waligeey igama xanaaqin 😢si kastoo ugu qaldamo in kastoo iska ilaalin jiray oo necbahay qofka maskiinka ah in lagu xad gudbo hadan biniaadan baan ahay ma ogaan Kari inaa ku xad gudbay iyo in kale

    • @Cuddoon30
      @Cuddoon30 Před rokem

      @@rosiina1120 Allaha kuu xifdiyo walaashaa.❤🥺

  • @qacqacosman5716
    @qacqacosman5716 Před 3 lety +5

    Ilove this song
    Kafeeya
    Fananad shidan bay ahayd runtii

  • @amiracadey9703
    @amiracadey9703 Před 3 lety +4

    Nasiib ku hiiliyo iyo intu ku curan nasrigu naftan samo wehesho idhi 😪

  • @havsounimahad7101
    @havsounimahad7101 Před rokem +10

    13/may/2023

  • @maanoxassanmaxamed4412
    @maanoxassanmaxamed4412 Před rokem +1

    waliba anigoo walac ayuu i dayacey oo waalid iyo walal dartiisa ii dayriyeen nasiib daro maanta ciila la jiifa illahow adaa ii maciin ah i garab qabo 4 :7:2023 sanad iga dhib badan ima soo marin

  • @user-dw6jx7ok9y
    @user-dw6jx7ok9y Před 7 měsíci +1

    Mwa kadli hesaheda fanadn 😂😂2024dwnoya

  • @kamaalilkacase
    @kamaalilkacase Před rokem +2

    2023 baan halkan imid war horta qoftan reer wardherka ah kafeya halkey kabaxdey codkeeda waa dahab

  • @AmaalDagan
    @AmaalDagan Před 13 dny

    Isnkasto dunidu gababsi thiyo waqtigu gucleeynaayo😢

  • @dhuuxyarechannel1486
    @dhuuxyarechannel1486 Před rokem +1

    Heestan wlh 2015 anigoo jecel xaaskaygii hore aanu wakhtigaa wada sheekaysano ayaan dhagaysan jiray Wakhtigaa aysoo baxday xayka mid tahay xasuusahayhii dhalinyaro nimo time and tide wait for no man😢😢😢😢 2023 06 23
    02:21 habeenimo wakhtigu wuu cararayaa

  • @husnivlogchannal5160
    @husnivlogchannal5160 Před rokem +1

    Heso waa kowii hore waye wlahi wayo waye nolsha adunya sas iska ah oo wagi tagaba waqtigisu wataa oo nolshana macnkeda wasii dhamanesaa alow adunka inta noga dhimin qatumo xumo hanudilin 2015kii muqdisha jogy mnta 22/5/2023 waxna joga america 🇺🇸 waqtiga is gura hesatn waxn dhagesanoya anigo gm samensyo adunyo wakas

  • @hodanmaxamed5407
    @hodanmaxamed5407 Před rokem +1

    Inta dawanysa 20 23 6/3/ subax khamiisa waliba xasuus ku rebatay wan salamay

  • @nimcoabdi8642
    @nimcoabdi8642 Před 10 měsíci

    Intuu kuu curan nasrigu
    Naftaan samo wehesho idhi 🤲😊
    11-15-2023

  • @monisamohamett6955
    @monisamohamett6955 Před 15 dny +1

    ❤😂wa macquul commentkayga inaad 15 sano lasoo qato😅 iyado somaliland la aqonsaday
    😅so duceeyaa 2024

  • @fosiyoabdiyussuf6403
    @fosiyoabdiyussuf6403 Před 4 lety +3

    Niyadan samir kaasho idhi naganshan faray qalbiga

  • @layladheman6534
    @layladheman6534 Před rokem +1

    Alla maxan heesta dhagaystay 2017 mar aan xalaad jcyl isaga jiray wiil jarmalka jooga jecladay 😂😂😂😂😂😂 ugu dambeyn 2019 ayaan helay qof si dhab ii jecel markas kadib nool jcyl oo qurux badan ayaan galay still wanki jiraa 2022 time 11: 30am maalinta khamiis

    • @Sai-ov3ty
      @Sai-ov3ty Před 15 dny

      Hada ma haysata qafkaas🤔😅 30/8/2024

    • @layladheman6534
      @layladheman6534 Před 14 dny

      @@Sai-ov3ty may walhi 2024 bilawgiisi ayaan kale dhamaay wali xasuusban ku noolahay lkiin waxa rajaynayaa in maalin uun jcylkiisu iga dhamaado

  • @ubahcabdulahi8039
    @ubahcabdulahi8039 Před rokem +1

    14/5/2023🎉my malinteyda Alxm everything 🤲❤️

  • @abdishakuurahmedmohamed7412

    2023...bishii 5aad may....13......habeen axad ah.....sacadu tahay..9:51

  • @ayafaiseli45
    @ayafaiseli45 Před 11 dny

    3.Sept 2024😊

  • @desamedboy1408
    @desamedboy1408 Před 6 měsíci

    War naagtaan mala guursaday Waan jeclaye 😊

  • @cabdullecumar4116
    @cabdullecumar4116 Před 2 lety +4

    inta 2021 daawaty like iisar adoo mahadsan

  • @adenbakayle7523
    @adenbakayle7523 Před rokem

    Edaday kuma hayno sarhaye isaaq dhaal

  • @mahamedwarsan9724
    @mahamedwarsan9724 Před rokem +1

    Markii iguhoreysey aan dhageysto heestan 18_5_2023 timeka 12:35pm

  • @user-pp1wx2xm7v
    @user-pp1wx2xm7v Před 16 dny

    ℚ𝕠𝕗𝕥𝕚𝕚 𝕒𝕩𝕞𝕖𝕕 𝕓𝕦𝕕𝕦𝕝

  • @nimco2891
    @nimco2891 Před 11 měsíci

    Naftaan samo wehesho idhi

  • @rayaancabdi6542
    @rayaancabdi6542 Před 4 měsíci

    Bilowga erayga ay tiri igu cawia Hesta wan jeclhy wlhie

  • @leohamse
    @leohamse Před rokem

    Heestan waxaan garanayaa 2016 gaadhi aanu wadanadanay oo hargaysa kusocday ayaanu galabti intuu darawalku shitay ilaa subaxii markaanu dagaynay ushidnayd

  • @waxanahay1582
    @waxanahay1582 Před 10 měsíci

    21/10/2023 markale hadad dawanayso love sar

  • @fartuunmohamedofficial3924

    16/5/2023😰

  • @cabdullahimire170
    @cabdullahimire170 Před rokem

    Heestaan markii ay soo baxday ayaan dhagaysan jiray, waliba niicle C2 la oran jiray bay iigu jiri jirtay, dadna hadaa uugu hareeysa.

  • @kafinovictube1331
    @kafinovictube1331 Před rokem

    15/5/2023 haben isnin ah 2:38am habenimo

  • @bashiirmurzalapdirahman2571

    Naruuraan kaa tabay
    Nin ragi umuu dayrin jirin
    Haduu nugu u cawdee
    Waxaad tahay midaan naxay
    Niyadaan samir kaasho idhi
    Nagaanshaan baray qalbiga
    Nasiib kuu hiiliyo
    Intuu kuu curan nabsigu
    Naftaan samo wehesho idhi
    HEESTA EREYADEEDA INTAAS AAYAAN AAD UGA HELAY

  • @AmiiraMahamed-ke5ps
    @AmiiraMahamed-ke5ps Před 14 dny

    2024😂❤

  • @ramaaz1409
    @ramaaz1409 Před 3 lety +4

    Midaan naxarisan yahay😭😭😭😭😭😭😭

  • @Abdirahmanharundahir
    @Abdirahmanharundahir Před 9 měsíci

    Kafeya abdi harun ku sidiya salan 1:12

  • @hawaluulabdiali
    @hawaluulabdiali Před rokem

    Naftan samo weheshan iri 😢

  • @somgalaxy4445
    @somgalaxy4445 Před rokem

    Waa heesa jeclahay runtii

  • @AbdikadirAbbey
    @AbdikadirAbbey Před 3 měsíci

    War gabada tan so Muslim maaha

  • @ismaluremedia8922
    @ismaluremedia8922 Před 2 lety +1

    13/7/2022

  • @yasinfarah1831
    @yasinfarah1831 Před rokem

    Allow ni so hanuni

  • @xuseenibrahim8880
    @xuseenibrahim8880 Před rokem

    🎉nagashan faray qlpiga😢

  • @hodonfaarax4523
    @hodonfaarax4523 Před rokem

    Waxan dhegeystey 23/06/2023 galab jimce 05:56

  • @moryankamakahil9510
    @moryankamakahil9510 Před 8 lety +3

    masha allah wlashay mcn

    • @cabdullecumar4116
      @cabdullecumar4116 Před 2 lety

      Wllka ma nooshahay tolow 5 years ago Ayaa coment Gaan bixisee 🤔

  • @husseindiad7843
    @husseindiad7843 Před rokem

    Kafaye xageec ka baxdey mise Abdi Iley ayaa laka xirey ayada iyo haboon

  • @kafinovictube1331
    @kafinovictube1331 Před rokem

    Ciyalka 2023 magaranayan legamadan kafeya sarhaye

  • @adenbakayle7523
    @adenbakayle7523 Před rokem +1

    2024

  • @gulledsimba8643
    @gulledsimba8643 Před 2 lety +3

    Inta ila daawaneyso 2022

  • @abdirahmanhayaan123
    @abdirahmanhayaan123 Před rokem

    kalay iska arag❤

  • @zeitunabdi5468
    @zeitunabdi5468 Před rokem

    2023 September 😢😢

  • @asmaahmed1758
    @asmaahmed1758 Před rokem

    15.may 2023 isniin

  • @zamzamkhaaliif9362
    @zamzamkhaaliif9362 Před 2 lety

    26 /11/2021

  • @bushracadey1580
    @bushracadey1580 Před 2 lety

    ♥️💯

  • @cabdiwalifayax9464
    @cabdiwalifayax9464 Před 3 lety

    Kaferya

  • @FardowsaSuleiman-xt3bj
    @FardowsaSuleiman-xt3bj Před rokem +1

    😢😢2023❤😇

  • @AhmedZakiIbrahim
    @AhmedZakiIbrahim Před 4 lety

    Mm

  • @cabdiwalifayax9464
    @cabdiwalifayax9464 Před 3 lety

    Galeri

  • @farduuzyusufgmailcom7568

    Inta tik Tok kasoo racy like ☝️/17 5/2023

  • @ubahcabdulahi8039
    @ubahcabdulahi8039 Před rokem

    14/5/2023🎉my malinteyda Alxm everything 🤲❤️

  • @Abdirahmanharundahir
    @Abdirahmanharundahir Před 9 měsíci

    Kafeya abdi harun ku sidiya salan 1:12

  • @Abdirahmanharundahir
    @Abdirahmanharundahir Před 9 měsíci

    Kafeya abdi harun ku sidiya salan 1:12

  • @Abdirahmanharundahir
    @Abdirahmanharundahir Před 9 měsíci

    Kafeya abdi harun ku sidiya salan 1:12