ASHRAF HOOYADIIS OO KU DHEX ILMEESAY XABSIGA LAGU XIRAY WIILKEEDA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 4. 07. 2024
  • INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇 zaki_honest...
    m_source=qr

Komentáře • 50

  • @ZakihonestOfficial
    @ZakihonestOfficial  Před 4 dny +6

    INSTAGRAM IGALA SOO XARIIR 👇instagram.com/zaki_honest14?igsh=YjljMW1uOW91aGk2&ut
    m_source=qr

  • @user-js1of9cz3o
    @user-js1of9cz3o Před 4 dny +5

    Walaahi hooyo ayaan ahay hadii ay dhacdo xaaladaan marnalacag uma difaaceen wax aan ilaah raali ka aheyn

  • @kamaalcade9424
    @kamaalcade9424 Před 4 dny +5

    Ninkas ahlu salad ma ahane mamo waxa rabtid ma noshege nin xafid qur,an ma qanisin noqona

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t Před 4 dny +1

      Haa waa noqdaan Waayo iimamkii Masaajidka muadinka ka ahaa Ustareeliya waa Kii Noqday khaniis markaa Halayaabin wll

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 4 dny +4

    Hooyo Wiilkaga Muxuu kashaqeeya

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 4 dny +2

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Yaa Allah astur cawraatinaa.

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh Před 4 dny +1

    Hooyo wiilka fuut iyo macsara sii tabliiqa raaci Rabi ha so hanuuniyo😢😢😢😢😢

  • @user-jt7cm6cv9r
    @user-jt7cm6cv9r Před 3 dny

    Subxanallah illahow nonaxariiso dalkenana noxasili yaab xallane lagama war hayo cajiib 😭😭😭

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny +4

    hooyo xamar joogto 2000 wiilkeda siiyo ma dhaheso uu xun yahay

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před 4 dny +4

    Khaniis may nagu korinee

  • @user-rr4vz9hq2w
    @user-rr4vz9hq2w Před 4 dny +2

    Aniga madul maayo laakiin hooyadiiis see ugu ogolaatay in naago masaaj usameeeyaaan ama ay wajiga u shaqaan sub xaaana laaah ilaaah wixii weer hawa fajiyo

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 Před 4 dny +1

    Hooyo ma dhasho wax xun xaarkeey dhasheey xaayoow ugu wacdaa

  • @fadumoiman7821
    @fadumoiman7821 Před 4 dny +2

    Masaajid man kan ilaahey umada shartisa ha ka bad badiyo

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny +3

    lacgtiiayey u xiistey

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 4 dny +1

    Haye waayahaye 25 kun oo dolar Intuu kashaqeeya

  • @cawilshidane5852
    @cawilshidane5852 Před 4 dny +1

    Alahayow adaa qafuura raxiima hooyada urumee oo wiilkeeda alaha udaayo dowlada ma aragto dhaca iyo boobka umada mana aragto qabuuraha lafaagayo

  • @QaliSharif
    @QaliSharif Před 4 dny

    Anigu waxan qaba wiilka waa la ceebeyey wuxusan ahayn hadi lagu shegay hala baaro.ama wax halagu helo o haku cadato ama halagu washo uso daayao sodayn tiisu mihim maaha wilkan ana wax helo shataftiday u roontahay

  • @abdirisaqisse5460
    @abdirisaqisse5460 Před 4 dny

    Waa hooyo uun. Lakinse wiilka isagaa xaaladan sababay

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 Před 4 dny

    Nabad sugida waxan leyahay wadmahadsantihin mida kale hooyo makala ogaa lacag baumuqata waxanoralaha Hoyada islaxiishoda

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před 4 dny +1

    Bilaa edabkaan halkuu joogaa ee difaacaayo haduu dowlad aaminsaneeyn

  • @CabdullahiMaxamed-pt4sx

    ❤❤❤

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 Před 4 dny

    hooyoyinka somaaliyeed ilmahoda lacagta ay siinayan unbey daneyan meesha ay xaalkoda maranayan ma oga hadu qooma luud yahay wa in talaabo laga qaado

  • @haania2495
    @haania2495 Před 4 dny +1

    Alla maxaa dulmi badan jiraa

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 4 dny

    Ana wasay wilkasga

  • @user-ef3ve9ry3g
    @user-ef3ve9ry3g Před 4 dny

    Waa dami in aad qof. Nabto

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 4 dny

    Hooyo wlc

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před 4 dny +2

    saqajaanimo ka weyn masaaj ma jirto qofka jirkiisa la salsalaaxi maxaa ku kici karo

  • @SagalAbdihamud
    @SagalAbdihamud Před 4 dny +2

    Hooyo inan kaagu waxu ilkaa gashaday nagaa gashada maxad ku defaci

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny +1

    habarta isga ayaa siin jirey

    • @user-qg7rl6yu4m
      @user-qg7rl6yu4m Před 4 dny +1

      Muxuu siin jiray war saxa sheega oo an danbi idinka Soo gaareyn asxaan Hala baro oo taqtar haloo dhiibo checking ha lagu sameeyo, iyadoo la socota SI ay ugu qanacdo haduu qaniis waaye taqtarku dhoho oo war cad ay tahy taqtar taqasusana ah lacagta baaritaankana dowlada dirtay Io dadka ku eedeeyay inuu qaniis yahy, haday ku cadaan weeydo waxa lagu sheegaayana dowlada xirtay Io dadka ku sheegay Inu qaniis yahy baa danbaabay xaalna laha qaadi, mama ooyeeysa Hala caawiyo please please hooyo waa hooyo ee Hala qanciyo hooyadaas. Ama ha lagu cadeeyo SI sharciyan ah ama ha lga tiro waxa lgu eedeeyay haday been tahy,messegeka waa caadi naagtii hadaysan xishoon oo yeesho inuu nin u massegeyo ninku wuu u messegi lkn haday tiraaho qof dumara ban rabaa Inu ii messageyo waa ok,Laga yaabee uu u messageyo naago cadaan ah markaas wey siinaayaay lacag badan,ee Hala hubiyo, arintaas waa mucjiso,balse gabdhaha Io nimanka kalaabyada tagana Hala Soo xirxiro oo SI fiican Xamar halaga nadiifiyo macsiyoolayaasha way buuxaane, kalaabyadana Hala xiro please kalaab meeluu ka furan yahy macsi lagama waaynaayee Xamar qaniisiin badan baa xitaa joogee Hala Soo aruuriyo xitaa naagaha qowmaluudka buuxa xitaa hadii laso xiro Xamar roob aan barwaaqadiisa la dhameen Karin baa ka da'i dooona. Xaqiiqda allaha banaanka keeno SI ay mamada ooyeeysa u qanacdo

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 4 dny +2

    Hoyo cunugeda kama xumado fahma somaliyey maxow isla qalqalociya hadow nin rag ah yahay qanisinta maxa ku xeray

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 4 dny

    Hooyo ha xanaqin wax rabno shegeyna

  • @user-fb1lo1yu3p
    @user-fb1lo1yu3p Před 4 dny

    Hooyo waa hooyo maxaa loo xiray wiilka somalia 🇸🇴 shacabkeeda iyo dawlada waa wareersan sanyihiin wadanka waa in dadka la duso meelaha lagu raaxeysto wah

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Před 4 dny +1

    Iyadana hala xiro

  • @maryambishar1913
    @maryambishar1913 Před 4 dny +2

    hadii waxa lagu heysto ey sax yahiin xabsiga liita haku cabo

    • @user-rr4vz9hq2w
      @user-rr4vz9hq2w Před 4 dny

      Haa wadiii run eerahay sax laakiin waxaalayaabay hooyada siday u ogolaatay in gabdho uriiiriixaan wajiga ani ashraf wiilashaydaaa kawaa ween qaaar waafah mikaraa hooyo laakiin alaha usahlo wixii khayr ah

  • @bongasasa3895
    @bongasasa3895 Před 3 dny

    Hooyo qamarji tuug ah hadii dhasho xataa waa wiil fican ayeey dhahee! Ala hoyaa wilkaga markii uu lipstick marsanayay caadi ayeey kula aheed yaah! Hooyo stop playing with us!

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Před 4 dny

    Wixii dhaqan xumo uhorseedaayo dhalinyarada halaga qabto waxaa nahay umad islaama

  • @Suhaypyusuf-zv3he
    @Suhaypyusuf-zv3he Před 4 dny

    ilhow urume riydeda

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 Před 4 dny

    Haduu yahay ninkas iswal,wallaqayo shaki bajira.waa in dhaqtar la geeyaa oo labaaraa.siloo hubsado in aay jiran tuhunka laga qabo.hadii aay arintas ku caddan weeydo waa in ay dowlada ninkas somaliyed aay beri kadhigto magdhaw jareexadii logeystay darteed.
    Halloo Maro arimahas .
    Hoyadan somaliyedna halla texgeliyo hadalkeeda ayadoo lagu xadgudbin xurmadeda hoyo nimo

  • @AbdiwaliAxmad-f9x
    @AbdiwaliAxmad-f9x Před 4 dny

    Asc nin kas halabaro doowladeey

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io Před 4 dny

    Ahlu diin hooyo ma niikiyaa

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny

    hotel kawaran hooyo

  • @jannaat3007
    @jannaat3007 Před 4 dny

    Wuxuu iska soo duubaayo ma aragto miyaa maa weydiisid

  • @jonidiasamidze8454
    @jonidiasamidze8454 Před 4 dny

    Siil bu leyhay no futo

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny +1

    ha xirnaado qaniska

  • @shamsomohamed7490
    @shamsomohamed7490 Před 4 dny +1

    hooyo cungeeda kama xumaado