Live Qosol badan :: Waa Goorma Ciida & Dhamaadka Wehel :: Abubakar & Ahmed

Sdílet
Vložit

Komentáře • 388

  • @bilanbeauty8208
    @bilanbeauty8208 Před 4 lety +7

    Qosolkaaga ayaan iska jclhy wlhi
    Mashallah illahey Ramadankan ramadaankiisa illahey nawad hanagu gaarsiiyo inshallah

  • @mohamedmohamud9349
    @mohamedmohamud9349 Před 4 lety +6

    Masha Allah Walla sheekh Abuubakar Alle haku xifdiyo

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 Před 4 lety +2

    masha allaah wlhi abubakar iyo dhaaam intii shiikh ooolaaatay wakhtiga jasaakumullaah wllkeen abubakar waaan idiin xiiisi doonaaa wlhi waayo barnaamijkan wax nooga qiimo badan majirin wehel anooo ahaydeeen anugu faaidaynayseeeen khayrka iyo wanaaaga shukrn inbadn rabi hadin xafido waana idiin xiiisidooonaaaa 😘😘😘👌

  • @khadijajibriil8399
    @khadijajibriil8399 Před 4 lety +1

    Masha Allah jzk sheikh abubakar Allah dam igaga iyo dambiga waalidkaa ha dhaafo eidal cafiya

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 Před 4 lety +3

    Jazakallaahu qeyr Allah haku barakeeyo ciid Mubarak 🌹🌹

  • @nasrafarah2931
    @nasrafarah2931 Před 4 lety +1

    Masha Allah Jazakallah wll alle ha idin xafido wlhi aad ayaan ugu xiisi doonaa barnaa mishka wehel

  • @marwaadam3669
    @marwaadam3669 Před 4 lety +23

    Sheikh Abubakar wllahi waan ku jeclahy❤💗 runtii waayo noloshyda 👀💫wx badan ayaad ka badeshahy wan jecelhy🤼‍♂️ kulankaaga lkn mar uun ayan kula kulmi doonaa insha allah 🥰🤴💋

  • @najmasharafa1392
    @najmasharafa1392 Před 4 lety +1

    masha allah ajar iyo xasanat allah ha idiin ka siyo waxa tahiin walalo qeyrka naala jecel dhamaandin allah ha idiin xafido abubakar adigana mahadsanit 100 %100

  • @fayzacheik1115
    @fayzacheik1115 Před 4 lety +3

    Msha Allah sheekh Abubaker ciid Mubarak 🥰💓🌹

  • @cayshoaadan5197
    @cayshoaadan5197 Před 4 lety +3

    masha Allah😗 ilhy hayna xifdiyo. eid mubrak❤💫

  • @munaluula8988
    @munaluula8988 Před 4 lety +2

    Ciid cafiyaa alle dhamaanteen ramadaanka haynaga aqbalo insha Allah ramadaantaa dambe cafimaad iyo bashbash ahnagu gaadhsiyo insha Allah يحفظك الله

  • @faizachannal4091
    @faizachannal4091 Před 4 lety +3

    Asc Msha allah wll abuubakar waan ku faraxsanahy video yadaad ilah haku barakeeyo keep going aadan kuugu mahdcelinaa dadalkaaga ilah hakula garabgalo

  • @nicmabile3339
    @nicmabile3339 Před 4 lety +6

    شكرا لك جزاك لله خيرا في الدنيا و آخر

  • @qadroshareef4846
    @qadroshareef4846 Před 4 lety +1

    msha allaaaaah sheikh abubakar xafidulah ad Ayan kujacelnahay allah haka abal mariyo qerka nosogudbiso alle haku xifdiyo Eid mubarak

  • @farxiyoxasancaadle4826
    @farxiyoxasancaadle4826 Před 4 lety +1

    Masha Allah sheikh m.a Allah kuxafito inbatan ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @rahamamashaallh9733
    @rahamamashaallh9733 Před 4 lety +1

    Masha allh wlhi Abubakar iyo dhaaam intii shiihk ooolaaatay wakahtiga jasaakumullaah wllkeen waaan idiin xiisi dooaaa wlhi waay baranaamij Kan wax nooga

  • @mohameddayax5296
    @mohameddayax5296 Před 4 lety +1

    Mahadsanid sheikh abuubakar wxn kuleeyahy ciid Mubarak

  • @quruxsan8438
    @quruxsan8438 Před 4 lety +2

    عيد مبارك سعيد
    ينعاد علينا وعليكم بالخير
    عقبال مليون مشترك إن شاء الله⁦❤️⁩🌹✨

  • @lajecliey143official3
    @lajecliey143official3 Před 4 lety +2

    Eid Mubarak sheikh Abubakar Mohammed 🌹🌹❤❤❤😍😍🥰🥰🙏🙏🙏🙏👈👈😍😍👈

  • @sacdiaabdalla9415
    @sacdiaabdalla9415 Před 4 lety +1

    duco ayaaan abaal idiinka dhigay adi iyo cumar iyo axmed iyo qofkasta shiikhkasta noocasuntuy allaaah waxaan kabaryayaaaa in riyooyinkiina idiiin rumeeyo iyo hamiga nolosha kaleedihiin aakhirona jannah fardawsa aclaaa wlhy waan dareemaya qof nalajoogy oo nagatay waaan idiin xiisi doonaaa

  • @aishaosman1869
    @aishaosman1869 Před 4 lety +1

    Eid Mubarak sheikh Abubakar Allh dartiis ku jeclahy 🌺🌺🌺🌺🌺❤️Allh cafimaad ha bagu garsiiyo cidaan cideda kale u xisi donaa Live kii ramadanka 😰🌹

  • @alquranisthewayoflife8664

    Maasha Allah tabaarakallah ilaahay ha ku xaafadii xifdiyo 😊🙏

  • @mounaabiibmire1477
    @mounaabiibmire1477 Před 4 lety +3

    CIID MUBAARAK WALALKAY ABUUBAKAR MOHAMED ALLAH BISHAA BISHEEDA CAAFIMAAD HA INAGU GAADHSIIYO DHAMAANTEENBA

  • @munacawilcawil3009
    @munacawilcawil3009 Před 4 lety +3

    Wcs masha allAh masha allAh masha allAh 😍 Eid Mubarak my best 🌹🎆💖

  • @hanihassen6686
    @hanihassen6686 Před 4 lety +1

    Wahel runtii hadaan wax kasheego wuxuu ahaa wahelkeena mashallah runtii aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahey dawasha qiimaha badan aan dawadey iyo waqtiiga laqatey taasna waxaa usabab ahaa walaal keena qaaliga ah ee abubakar mohammed u mahad celiya aniga waxaan kuleyahey mahadsanid eid Mubarak all Muslims waxaan rajeenaya markale in Ramadan keesa ilahey in uu nagarsiiyo bye walaala wanagsan dhamaantiin 😭😭🤗

  • @ifraaxhusen6486
    @ifraaxhusen6486 Před 4 lety

    Masha allah alle ha ku barakeyo waa waqati aad qurux badan oo nasoo dhafay alle ha ku xifdiyo insha allah

  • @fosiaali670
    @fosiaali670 Před 4 lety +3

    MASHA ALLAH ilahay codka haku barkeyo

  • @shugrishuceybe1918
    @shugrishuceybe1918 Před 4 lety +1

    Jaasakallahu qeer abu baakar maaxamed mash allh faarxad alle haaku siydiyo

  • @ikraanjimcale9874
    @ikraanjimcale9874 Před 4 lety +1

    Mashallah sheikh Abuubakar maxamed Allaha kubarakeyo

  • @munacabdullahi3710
    @munacabdullahi3710 Před 4 lety +2

    Masha allah Abti mcn ramadaan kariim wuu dhamaaday wallahi Abti mcn Eid mubaarak Abti mcn waan is artidoonaa Abti mcn ❤❤❤✌✌👍👍👌👌👈👈🙏🙏

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 Před 3 lety

    Masha allah wllo allah idin barakeyo dhamantiin wuxuu ku dhamatay farxad iyo qosol wuxuu ahaa mid ku bilawday xiiso iyo shacdaro kuna dhamaday mahadsanidiin walaheyga aan dar allah u jeclahy 😍😍😍😍😍

  • @shugrijiya7431
    @shugrijiya7431 Před 4 lety +1

    Masha allha sh abubakar wad ku mahad san thy sida quruxda badan a no ilawsisay malintii hawshii badneen an so qabanay noga qosliisay wannku xisii dona wall qali sonka son kiisan allha nawada garsiiyo insha allha wall janada allha naga wada kul miiya cid mubarag wall qali

  • @mandeqabdullahi55
    @mandeqabdullahi55 Před 4 lety +1

    Ciid Mubarak sheikh abubakar yarisw Ani ciid mubaragaga waxn kaga dhigy duco xaas wanagsan allha ku siyo

  • @wuruudharun2223
    @wuruudharun2223 Před 4 lety +12

    Allah janada nagu wada kulandiyo ciid Mubarak wll Abuubakar Mohamed Thnks wad mhdsanthy cilimi bada ayaa na bartay iyo farxad waxaad na ilobsisay hosha aan ku dalny ❤️❤️🌹🌹🌹🌹

  • @bishaarocumar5147
    @bishaarocumar5147 Před 4 lety

    Mnsh allaah anaga hadan nahnay reer Somalia masajidyada ayaa noo furan waane ku soo tukaneyna insh allaah ilahay nabad iyo caafimaad hanagu gaarsiyo❤️❤️

  • @jamiilahaaji5925
    @jamiilahaaji5925 Před 4 lety +1

    Masha allah abuubakar wllken allah ha ku xifdiyo wan ku jecelnhy allah dartiis

  • @iftingure3531
    @iftingure3531 Před 4 lety +1

    Masha allha anaga wan eid from United States 🇺🇸

  • @fatimayassin7419
    @fatimayassin7419 Před 4 lety

    mashaAlaah jazakalah qeer barnaamij aad u xiiso badan ahaay ciid mubarek

  • @fatxiyaothman9437
    @fatxiyaothman9437 Před 4 lety +1

    Masha Allah wllky Abubakar Mohammed alle haku xafido

  • @Asmafarah40
    @Asmafarah40 Před 4 lety +1

    Assalmu alikum sheikh Abubakar Mohammed sideetahay happy Eid Mubarak manshallah inshallah

  • @zeynabhassan1152
    @zeynabhassan1152 Před 4 lety +1

    Ciid mubaarak sheeq jazakallah

  • @asmakaamil4173
    @asmakaamil4173 Před 4 lety +1

    Msh allh msh allh 💞💗ale haydin🌷 sharfo 🌹wllo jasa allhu khayran shekh Abubakar mohammed cid😘 Mubarak 💗💗♥️♥️♥️🌷🌷🌷⚘⚘

  • @maryamomualim5405
    @maryamomualim5405 Před 4 lety +1

    May allah blessed our sh abubakar mohamed 😊

  • @munakaliif7667
    @munakaliif7667 Před 4 lety +3

    Masha allh Wlhi Waa iga qosliyay xaas malihi so udhahay Waa iga xanajinoyin cml😹😂😹😂😂❤️🤟

  • @fadumuismail6786
    @fadumuismail6786 Před 4 lety +2

    Jasaka llaahu kheyran jasa adi iyo inta kusaaciday

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 Před 3 lety

    Masha allah wllo waan ku xiisenaa insha allah allah ku barakeyo ciid mubarak kulu caamin wa antum biqeyri dar allah ku jeclahay😍😍😍😍😍😍😍😍 mahadsanid

  • @mamacaasho6304
    @mamacaasho6304 Před 4 lety

    Maashaa allaa baaraka allaah waa mudantahay ciidmubaarag waxaan kaaga dhigaynaa duco

  • @samiraabdiali9703
    @samiraabdiali9703 Před 4 lety

    Masha allh Allah kuxifdiyo wan isracsanahy dadka isqilafsan manihin ciid wanagsan beri waa axad wana ciida

  • @jalalJalal-vl7vm
    @jalalJalal-vl7vm Před 4 lety

    Masha Allah tabaraka raxman ciid Mubarak 😍💚💛🖤💖💗 alllha kuxifida

  • @user-zw4je1do6i
    @user-zw4je1do6i Před 4 lety +1

    Asc ciid mubarak abubakar iyo omr iyo Ahmed walalxeka 👍👍👍👏👏🙏🙏🙏🙏

  • @muxamadmansuur9432
    @muxamadmansuur9432 Před 4 lety

    Shiiq wlhi qosolaa igu dishay msh lh alaha ku xifdiyo abuubakarow

  • @kaltuunmuuse6316
    @kaltuunmuuse6316 Před 4 lety +1

    Masha allah alle haydin xifdiyo dhamaantenba

  • @nimcoyoome2010
    @nimcoyoome2010 Před 4 lety

    Ciid mubaaraka sheekh Abuubakara

  • @fatumaabdi289
    @fatumaabdi289 Před 4 lety

    Eid mubarak wallgeyga qali allah haga awaal siiyo inta waqtiga anugu bixisay thanks my border

  • @jalalJalal-vl7vm
    @jalalJalal-vl7vm Před 4 lety

    Walahi abubakar markan arko farxad Ayan darema allha iidinxifdiyo dhaman wallaheyga anjeclahy 💜💚💙💝💚 Masha Allah tabaraka raxman

  • @haponahmednour8370
    @haponahmednour8370 Před 4 lety +1

    Maasha allah allah idin xifdiyo wllo Eid mupaarak kulu caam wa antum bikhyr
    Abubakar waxn ku weydiin a luqadaas Ethiopianka mxd ka taqaana hal iyo lbo noo sheeg bl

  • @xamdim.i681
    @xamdim.i681 Před 4 lety +1

    Sheekh abuu bakar si walboo u xnaaqsantahy mrkaa dwatid dhoola cadyn io qosol kma dhmanesid illahy hku xifdio❤

  • @ibraahimhassan6336
    @ibraahimhassan6336 Před 4 lety +2

    sh abuubakar sabtiga
    waa ciid ciid wanagsan🎆💝inta ciiday
    👍👇

  • @user-gk7xl5uv1q
    @user-gk7xl5uv1q Před 4 lety +1

    masha Allah tabarakallah Allah haidinxifdiyo wallalo qima badan

  • @zamzammohamedzamzamita5781

    Sh asc Allah Ku xafido amin

  • @umulkayradan1519
    @umulkayradan1519 Před 4 lety +1

    ani waan iiday. soomalilnd joogaaaa. ciid. mubaarik

  • @shugrishuceybe1918
    @shugrishuceybe1918 Před 4 lety +1

    Mash allh 🥰❤😂ciid muubark caafimd ku ciid dhaamantin

  • @xayaatiamaal9154
    @xayaatiamaal9154 Před 4 lety

    Sheikh abuubakar beri soon waaye yaqe cwa wa xasuuraneyna Alx Rabbil calamiin soonka waan uxiisi doonaa

  • @zainsharaf1441
    @zainsharaf1441 Před 4 lety

    Kkk oh my God aad baad funny ogtahay waadna iga farxisaa xitaa hdaan murogeesanhay shukran

  • @nimcoaaden8997
    @nimcoaaden8997 Před 4 lety +2

    Ciid mubarkah walalhygah qaaligah Abubakar Mohamed

  • @halimacabdinur6355
    @halimacabdinur6355 Před 4 lety

    Eid mubarak my brother abubakar 💖 💯

  • @fosiaali670
    @fosiaali670 Před 4 lety +2

    Ilahay haku xifdiyo abu bakar iyo asxptisa

  • @user-eo1hu9ts9k
    @user-eo1hu9ts9k Před měsícem

    Walaal abubakar qalbi Waxba. lama. dejikaro. inladhaqo moyo. waxa kurjeena guulwarto❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @munanuur3201
    @munanuur3201 Před 4 lety

    Ciid mubarik shekh abubakar iyo asxaabta dhan

  • @saidsaidhassan7854
    @saidsaidhassan7854 Před 4 lety

    M,a. Sheeekh.abuubakar. allaha kuxifdiya

  • @snjeystubid6650
    @snjeystubid6650 Před 4 lety

    Masha allaah shiekh ilaahay ha ku sharfo

  • @rukiabulle2212
    @rukiabulle2212 Před 4 lety

    Mansha allah wlh sheikh Abubakar ilaahay hano kaa dayo

  • @anisacabdulaahi1064
    @anisacabdulaahi1064 Před 4 lety

    Ilaah nii barakeeyo walalhey Abubakar mohammed and ahmed mohammed

  • @face3face826
    @face3face826 Před 4 lety +1

    يا أبوبكر تضحكني😂😂😂💖💖💖👍👌الله يحفظك❤

  • @alquranisthewayoflife8664

    miskiin iska daaya Abubakar 😂😂😂 waad xiijiseen wallahi😂😂😂

  • @zakariyesuuriya5898
    @zakariyesuuriya5898 Před 4 lety

    Ciid mubaarik sheikh abubakar

  • @user-lr2pq3pw8c
    @user-lr2pq3pw8c Před 4 lety +1

    Allah kuxifdiyo adiga walalahaa dhamaan

  • @rahmamahad6226
    @rahmamahad6226 Před 4 lety

    ما شاء الله تبارك الله أ خى عيد مبارك كل عام وانتم بخير

  • @ruwaydaabdirizack7264
    @ruwaydaabdirizack7264 Před 3 lety +1

    Ilaahay haku barakeyo will mcn

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Před 4 lety +1

    Maasha Alaah Alaha Idiin Xafido

  • @asmaabdiraxman3131
    @asmaabdiraxman3131 Před 3 lety

    Shukran abuubakar alahakuxiftiyo waal

  • @hodoabdullahi3727
    @hodoabdullahi3727 Před 4 lety +1

    Ilahay ha idin xafido ❤️❤️❤️

  • @caaishabintiabuubakar8708

    Sheikh allah ku xafido ❤❤

  • @araksandaauud5709
    @araksandaauud5709 Před 4 lety

    Ciid mubaarak abuubakar

  • @user-ht8re7ot7j
    @user-ht8re7ot7j Před 11 měsíci

    حفظك الله جزاكم الله خير يابو بكر ❤❤❤❤❤❤

  • @sahroali6645
    @sahroali6645 Před 4 lety

    Allah ku xifdiyoo wll Abubakar

  • @yusufahmedsalah5640
    @yusufahmedsalah5640 Před 4 lety

    Masha Allah Allah ha ku xifdiyo walahi waxan ka so qadaye inaad ilaa jogtiid malinta ciid Allah dartiisa ayan ku jeclahay

  • @carirnisha671
    @carirnisha671 Před 4 lety +1

    Kenya eid is today on Saturday eid mubarak

  • @faizaolad2620
    @faizaolad2620 Před 4 lety +1

    كل عام وانتم بخير وصحة وسلامة عيد مبارك

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 4 lety

    Abuubakar ciid Mubarak shiikh

  • @brotherabdul1630
    @brotherabdul1630 Před 2 měsíci

    Allahayoow ina midee dhammaanteen caalamka ❤

  • @user-cb9nh6ky4k
    @user-cb9nh6ky4k Před 4 lety

    Mashaallh Alle Haku Sheikh Abubakar Mohammed 👍👍👍👍👍💝💝💝💝

  • @queennasra5319
    @queennasra5319 Před 4 lety +1

    😭😭😭 kii habenadi hore ayaan kusoo cel cilinaya plz ustad barnamijkan dib usoo celi😢😭😭

  • @ruweydaali154
    @ruweydaali154 Před 4 lety +3

    Ciid Mubarak kuli caamin wa antum biqeyr ❤❤❤

    • @bshbs7626
      @bshbs7626 Před 4 lety

      Mash Allah walal ad iyo ad iga farxiyo markasta abubakar Allah kuxafido siidokale Cumar iyo ahamed mash Allah

  • @amiishahuseen8655
    @amiishahuseen8655 Před 4 lety +1

    Asc sheekh abuubakar Eid mubaarak

  • @fosiaali670
    @fosiaali670 Před 4 lety +2

    Haa wllhi waa wax Laka damqado

  • @user-qw1ei6gh5e
    @user-qw1ei6gh5e Před 6 měsíci +1

    Aamiin😊❤

  • @kifaayoali9411
    @kifaayoali9411 Před 4 lety

    Allah haa ku xafdiyo aad ayaa ku taagera

  • @maxamedabdiqadiraamiin5194
    @maxamedabdiqadiraamiin5194 Před 3 měsíci

    Www m.a allah abubakar dhib badana kulahaa ciida markay soo dhawdahay waxyabaha lagu garto waxa kamid ah doolsho iyo buskut iyo xalwo iyo shuushuumow iyo baalbaalow icun iyo acalaaji waxas dhan aa carfinesa kulahaa😂😂😂 ar abubakara allow xafid❤❤❤❤ m.a❤❤😊😊😊😊😊😊

  • @fatumasahraabdiqani382

    Ciid Mubarak abubakar mahadsanid