Abubakar iyo Ciida maxaa kala qabsaday? ::ᴴᴰ┇Abubakar Mohammed : Wehel 30

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 22. 08. 2024
  • Ha iloobin in aad subscribe dhahdid, si aad ula socotid muuqaal walba oo cusub.
    www.youtube.co...
    Wanaaga ayaa mudan in la faafiyo _______________________________________________________
    Follow me on social Media.
    Facebook: brotherAbubakar
    Instagram: abubakar_mohamed
    twitter: BrotherAbubakar
    Snapchat: Abubakar-z
    MAHADSANID

Komentáře • 584

  • @AbubakarMohammed1
    @AbubakarMohammed1  Před 4 lety +302

    Sideed ku ciiday maalinta Ciida?

  • @iishoomar7248
    @iishoomar7248 Před 4 lety +4

    Maashaa allaah Sheekh Abubakar waad iga qosolisay ilaaheey haku xifdiyo Aamiin Ciid Mubaarak inkastoo aan lasoo daahay. Guriga ayaan ku ciidnay aniga iyo familka Alxamdulillaah

  • @user-zc2zi6ij5s
    @user-zc2zi6ij5s Před 4 lety +21

    Mash allah waxa allah uka mhdcelinaa in aan kusoo dugaday masjid saladii ciida ayadoo oo ay kumanaan dad ah wayeen nimcadaas ALXMD LILLAH farxad taas ayaaba iiku filan mana qiyaasi karo galiya waxaa dareemi kro qofkii wayay nimcadas❤ allow naka yeel kuwa kuraxeysta daacadaada iyo udhawaashahaada🤲🤲

  • @sumayaoffial4465
    @sumayaoffial4465 Před 4 lety +22

    Wxn maqle hadal qurux badan oo ahaa hoyadee oo i ducey neso ila hadana dhaga heyga kasii guxayo😍love you hoyo mcn

  • @aaminosiciid6231
    @aaminosiciid6231 Před 4 lety

    ani maba ciidin wllhi saladn iska tukadey deetana cuno karis baan galey

  • @safakayse6774
    @safakayse6774 Před 4 lety +2

    M.sha allah sheikh Allah yacisak

  • @faizasamaara
    @faizasamaara Před 4 lety +2

    Ani Allah wuxu isiyay cidaan hadiyad mida ugu qalisan adunka wuxu igadhigay umii Mohammed alhmdullah cidahii hore we iga duwantahay intaa hesan Allaha siiyo

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 Před 4 lety +3

    😂😂😂😂😂😂
    Abubakar Mahmoud
    Lacag jacel yaah
    Markaa yareed
    Ciidaan waa ciid
    Xasuus mudan
    Ilhey qeyrka hana
    Wafajiyo ciidaan
    Ciideeeda kuwa
    Cafimad tam ah
    Nabad waarto ku
    Gaaro bash iyo barwaaqo
    🤲🤲🤲🤲❤❤❤yaa Allah

  • @saharousmaanshwj4559
    @saharousmaanshwj4559 Před 4 lety +25

    Kkkkkkkkkk Abubakar walahii wa igaqoslisey 😂😂😂😂 wakuga adkeyen ciid Mubarakata😂😂😂

  • @user-ig5pc7xt1y
    @user-ig5pc7xt1y Před 8 měsíci +1

    Madha alaah madha alaah Madha alaah yaa dhiiq aleha kubarakeeyo❤❤❤

  • @olivianeck1222
    @olivianeck1222 Před 4 lety +1

    Wlhy wiilkan abubakar waa wiil fcn alle khayr haku siyo sidokale alle haynagujanada sidad shegtay wll inshallah sidokal acla jana hayna gayo siaan nabi maxamed ula kulano inshallah👍😇

  • @najmocabdulahi4418
    @najmocabdulahi4418 Před 4 lety +5

    wallahi aniga sufican ayaan uciiday xaqul ciidka lee leygu adkeyay masha allah ahelka waan soo booqday rerkeyga ayaan ladamaashadayay 4haweenimo ayaan imaadnay saan saakay ubaxnay wallahi ani maalinteda wey qurxooneed waxaan jogaa mogdishoo

  • @user-cb9nh6ky4k
    @user-cb9nh6ky4k Před 4 lety +1

    Haa Mashaallh Alle Haku Xafido Sheikh Abubakar Mohammed

  • @NaimaAbou-kar-yi4lg
    @NaimaAbou-kar-yi4lg Před 3 měsíci +1

    Mashaa Allah sheed Abuubakar❤❤

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 Před 4 lety +3

    🤲🤲🤲Amiiin Amiiin yaa rabi
    👏👏👏❤jasakalllahqeyr
    Aqii Abubakar Mahmoud
    Intaas iyo in kabdan ayaa
    Mudan tahay xafidullah

  • @deeqinabintu6864
    @deeqinabintu6864 Před 4 lety +1

    Masha Allah abuubakar qosolkaaga jeclahay marwalbo iska qosol wll❤❤

  • @sucdisamuura5987
    @sucdisamuura5987 Před 4 lety +1

    Walahi farxadada markan arko waniska farxaa masha Allah allah hakuxafido

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před 4 lety +3

    MaanshaAllah tabaarakallaah Allah idin xifdiyo Aamiin ☝🌷🌷🌷🌷🌷

  • @zamiraibrahim3501
    @zamiraibrahim3501 Před 3 lety

    Ilaahay haku xiftiyo sheekh abubakar muxamad

  • @fadumoayan4947
    @fadumoayan4947 Před 4 lety

    Masha alllh shekh abubakar alllha kuxifdiyo waad naga qoslisaaa

  • @roodayar3615
    @roodayar3615 Před 4 lety

    Asc sethin masha allha wallhay waan kufarafay siisocodo baramudshka wheel alle ayaa mahada lleh sh. Abubakar alle xiifitiyo waxan ciidanay faraxad nabad galayo cafimad axlallha kuuman ciidi guuriga waxan ciidinay garoka masha allha

  • @cawocabdi8997
    @cawocabdi8997 Před 4 lety +1

    Mashal Allah sheekh Abu bakar alle ha ku xafido waada mahsantay alle ha ku dayo

  • @face3face826
    @face3face826 Před 4 lety +2

    ماشاء الله 👍👌قصه مضحك 😂😂😂
    الله يحفظك💖😂😂😂

  • @haajarahaajara6058
    @haajarahaajara6058 Před 4 lety

    MashaAllaah Tabaarakallaah jasakillaahi khayr sheikh Abuubakar Farxadaada Alle hakuu siyaadsho ❤❤Hhhh waa runtii Anoo yar xaqulciid lacag waa la isiiyey Anoo Wayna Caruur wan siiyey xaqul ciid Somalia Abuubakar waa fariid💕💕💕

  • @xaawoofficial7908
    @xaawoofficial7908 Před 4 lety +4

    Abubakar MoMohammed Masha allah wll Eid Mubarak

  • @BassaamsheikhcabdullaahiCabdix

    😂😂😂😂😂
    Sh qanaa mash allh
    اللهم بارك 🎉🎉🎉
    Waxa ku ciiday sifiican lkn mabixin

  • @quenfaraxsan6306
    @quenfaraxsan6306 Před 4 lety

    Masha allah yaa sheeq allaha kuxifdiyo waxaan iiday malinti axada salada ciida waxaan kudukady misjidka wlh farxadeedana ma aheen midaan qiyaasikara familkeega ayaan laqeebsady farxadeeda xafadee kacamireed alx

  • @zuzubintuabdullah6562
    @zuzubintuabdullah6562 Před 4 lety

    Ciidan hadiyadoyin kala duwan baa iso gaara😍intii iso hadiyadesa ajir io hasanad alaha kasiiyo niyada baan ugu duceeya wlh❣
    Lkn naziip xumo ma anan cidan malinta ciida xita dharki leso hadiyadeya ma anan gashan😥lkn markale baa kabadan
    Ciidan wlh ciida we iga duwan tahay wa ciidi ugu horeso aa isbital anigo joogo salada ciida anla duugno dadki mesha jooga oo ka xanunsana dadkoda ayaa hadane salada ciida ladugte wlh wa ciid tariiqiya💙wa ciid anku qoray bukeyGa xasuus qorka
    Intii sii wanagasan uu cidayan ne masha allaah baan leyahay🥰

  • @user-vh9ew7ll5p
    @user-vh9ew7ll5p Před 8 měsíci

    😂😂😂😂iyaa Abuubakar qosal igumaharin ❤❤❤❤ilahayhaku xafido❤❤❤❤❤

  • @NaimaAbou-kar-yi4lg
    @NaimaAbou-kar-yi4lg Před 3 měsíci +1

    Alxamdu ilah ❤🤲🤲

  • @sumayaabdi5436
    @sumayaabdi5436 Před 4 lety +2

    Masha allah si fcn ayaan u ciiday wllkey alle ayaa mahds iska leh alx 😘

  • @khadijoxasan823
    @khadijoxasan823 Před 3 lety

    ilaahay hakujeclaado aamii n ciid mubaarak

  • @bilaalbinurabaax7858
    @bilaalbinurabaax7858 Před 4 lety

    alxamdululaah anagu waxaan ku tukaday masjidkayaga masjid madiina si hoos ahaana masha allah

  • @ssnnbb70ssnn69
    @ssnnbb70ssnn69 Před 4 lety

    Farxada allah haku siyaadiyo fi duniya wal aakhira

  • @ashamaxamuud3936
    @ashamaxamuud3936 Před 4 měsíci

    Mansha allaah tabaarakallah ❤

  • @sucdi5374
    @sucdi5374 Před 3 lety

    Wiligy ma an arkin qof qalbidacat leh masha allah malawadahelo qof qalbinadifleh wanku jeclhy wan kujecladona insha allah

  • @shugriali787
    @shugriali787 Před 4 lety +5

    walaal Alle dartii ayan kujeclahay Eid Mubarak 💕❤🙏💕

  • @amiiracadey7800
    @amiiracadey7800 Před 4 lety +1

    Masha allah hampalyo wad u qalantaa intaa iyo in ka badan wllkey sheikh Abubakar jazakallahu kheyr wlhi iga qoslisay alle haku xafido aniga guriga ku ciiday weliba jikada 😂😂

  • @nurronalkaofficial4866

    Masha allh illh dartis ayaa idin jeclahe

  • @niim_mohaa8174
    @niim_mohaa8174 Před 4 lety +1

    wxaa la ciiday sariirteyda iyo famliyga Alxm allah ku xifdiyo Abubakar wllkey

  • @mdlito8033
    @mdlito8033 Před 4 lety +1

    Alhamdulilah salaadi waan tukanay guriga waan kabaxnay

  • @cumarsheekh1282
    @cumarsheekh1282 Před 2 lety

    Waan fiican nhy Allah hanoosiyaadiyo

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 Před 4 lety

    Alxamdulillah Shk Abubakar
    Wan ficanahay dhamaan
    Ciidii noogu wanagsanayid ayey ahayid maxaa yeelay wakhti wanagsan ayanu wada qaadaney
    Saygeyga iyo caruurta ayanu wada orodnay waxaa iga guuleysta wiilkayga oo lix jir ah Mashaa Allah. JazakAllah khayr

  • @Raabica7961
    @Raabica7961 Před 4 lety

    masha allh allh haku xfido walaal Qeyrka inla jecel run ahaantii siwanaagsan oo Qiruc badan ayaan u ciidnay run ahaantii waxaan wadamada kale uka duwanayn masaajidada ayaa laku dugnaayay alx waxa farxad weyn inoo aheyd inaan masjidyada ku Tukano

  • @sariina4870
    @sariina4870 Před 4 lety

    Masha allah wll zare

  • @asiakalib1236
    @asiakalib1236 Před 4 lety +1

    Masha Allah wlhi ciidan wxy laday wxyaab aad aan ulagaabay masha Allah ilaahay ha ku xifdiyo sheikh Abubakar mahamed jasakallah khyr jasaa wd iga qoslisay wxn u xiisan wahel wahelkeena wahelkaaga ❤❤🌹💓💓🎉🎉🎊

  • @asmiitamohan4901
    @asmiitamohan4901 Před 4 lety +1

    Ooh tnx wllkeeg
    Haa waan fcna hay
    Han naka joojin wahel wllhi maqribka marka sokalay qadka waan murgoday
    Abubaka wahel baa ino thy wuu nika tagaa isla halaa wllhi ❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴

  • @aragsanhassan2459
    @aragsanhassan2459 Před rokem

    Macha Allah 🥰🥰🥰 chanellka waan kucusubahey malin qurux badan ayey aheyd cidii 2020 lkn caadi ayaan uucidey guryaha dadki ku ciday maan aheyn kaliya waxey xasus igu reebtey xaafad walba marka aad tagto albaabka ayaad gacmahaga kudhaqaysey kabahana bac ayaa ku rideysey ama kartoon 😂🤣sanad qosol badan ayey aheyd guryaha fadhiya 🥰😇xasus cajib ah dhanka yaraanti 🤣aad ayaad ugu mahad santahey moqalka quruxda badan keep going cheikh Aboubaker ❤❤❤

  • @hsadrihaji8947
    @hsadrihaji8947 Před 4 lety

    Hhhhhhhhhhhhhhh masha allah wllkey qali ah allah ku xafido inbadan sido kale axadi ayaa ciidnay 😍😍😍😍😍

  • @sadamhussien7537
    @sadamhussien7537 Před 4 lety +1

    m.a wll qaali ah horey usoco

  • @armysave392
    @armysave392 Před 4 lety

    Ma shalah Abu bakr c

  • @hodaayeh4
    @hodaayeh4 Před 4 lety +3

    Eid Mubarak dhaman wallahayga wehel. Abubakar ani wax lay keenay hadiyado masha allah waanan ciiday alx adi uunbaan kaa sugayaa xalqad ciidkayga😂😂

  • @maryanaxmed2852
    @maryanaxmed2852 Před 4 lety

    ALLE ku xifdiyo Aduun iyo aqiro sheikh Abubakar

  • @hafsayurub9392
    @hafsayurub9392 Před 4 lety

    Maasha allaah tabaaraka allaah

  • @bubuliyawhodan8130
    @bubuliyawhodan8130 Před 2 lety +1

    Masha alah

  • @xafsashekhmowlid7782
    @xafsashekhmowlid7782 Před 4 lety

    Waa iiidi u horeysay aan xaqal ciid bixiYo maashaallaah

  • @sowdorage3103
    @sowdorage3103 Před 4 lety

    Aniga magaa ladeeyda waa laga ciiday masha allaah allaah ayey mahadaas usugnaa tay alxdulilaah

  • @deqsanbulbulchannel992

    Alx si farxdleh ku ciidnay ani iyo familkyga 🤗🤗 wxa hadyad la iga dhigy wax aan niyada ku hystay Alhamdulilah 💜💜🥰

  • @sahrayusuf1274
    @sahrayusuf1274 Před 4 lety +3

    Maansh allah si farxad leh ayaan u ciiday ALXAMDULILAAH

  • @ibrahimmursal8423
    @ibrahimmursal8423 Před 4 lety +1

    Asc magacu waa Ibrahim mursal jooga muqdisho waxaan kaa cod sanaa abuubakar in aad sii wado bar naa mijka #maxaa #xalah wlhi waa bar naamij aad iyo aad uga helay bisha Ramadaan waxa badan aan ka faa iday ina sii wado aan rajeenaa in sha Allah
    Mahadsanid

  • @asmabashir2594
    @asmabashir2594 Před 4 lety

    Wll hore usoco m.a Allah idinbarkeyo

  • @maryamabintualli7027
    @maryamabintualli7027 Před 3 lety

    Hhhhhh abu bakar alle haku xafido waa iga qoslisay

  • @maxamedhassan1314
    @maxamedhassan1314 Před 4 lety

    Ciid Mubarak she abuubakar

  • @sadamrambiir1998
    @sadamrambiir1998 Před 4 lety

    Mash alh abobu bakar sxb

  • @XawaAxmed-qx1xr
    @XawaAxmed-qx1xr Před 5 měsíci

    Alxm sheikh abuubakar

  • @user-vh9ew7ll5p
    @user-vh9ew7ll5p Před 8 měsíci

    Masha allaah ❤❤❤❤

  • @nabadonibnurowte5305
    @nabadonibnurowte5305 Před 4 lety

    masha Allah wll

  • @halimaibrahim7458
    @halimaibrahim7458 Před 4 lety +1

    Masha Allah

  • @deeqayousf7313
    @deeqayousf7313 Před 4 lety

    Mash allah wllo alle haku xiftiyo aduunka iyo akhiraba guul iyo gobanimo ku nolow horumar wacn iyan ku rajeynaya

  • @fahmocabdinuur4132
    @fahmocabdinuur4132 Před 4 lety +1

    Kkkkkkk horo usoco

  • @bisharojiinow4526
    @bisharojiinow4526 Před 3 lety

    Maan sha Allaah

  • @dahabodacadchannel5545

    Mansha Allah jisakalah qeeyr abuubakar muxamad

  • @hamseomar6885
    @hamseomar6885 Před 4 lety +2

    Ciid Mubarak zxp waanku Jecelahy 🙏🎉🎉📿

  • @Queen-xm4dk
    @Queen-xm4dk Před 4 lety +2

    Alhmdulillah wan fcnahy wllke💜

  • @jalalJalal-vl7vm
    @jalalJalal-vl7vm Před 4 lety

    Sidookale wad mahasanthy haaa hadiyad badan mashllh alxm adigana wankusoniyasti hadiyada 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @comendian270
    @comendian270 Před 4 lety

    Mansha Allah
    Marka hore illaahy ayaa Mahad iska leh ee suurta galiyey inaynu wada hadalno inagoo laba qaaradood oo kala fog Ku kala nool
    Mansha Allah dee wllhi ciidani may lahayn wax xarakaada
    Zalaadii ciida guryaha ayaan Ku tukanay Waa ciidii iga yaabisay intaa abidky noolaa
    Ciid iskaba daayo maalintii ciida ramadaan. Ayey u eekayd oo ciidba lama moodayn markaa layaab ayey ila noqoty
    Markaa Waa halkii ninkiiye lahaa
    Waa karoone dartiiye
    Ku ciida maanta
    Guryaha
    Abubakar Maxamed
    Allah keep you

  • @sahrayusuf1274
    @sahrayusuf1274 Před 4 lety +3

    LNK CIIDAN CIIDAHA KALE WAY KA DUWANAYD ALXAMDULILAAH ❤❤

  • @cabdirisaqqoorgaab4007
    @cabdirisaqqoorgaab4007 Před 4 lety +1

    Asc wll Abubakar Mohammed Waxn ani ku ciidey Hore Ayn ku Toosney Aniga iyo qoyska Waxan Na tujiyey Walaalken Dabadaed waxa qoyska igu idhaahdey Caruurta kaxe dabeto caruurta ayan geeyay Meel wan so. Labany Markasna wan iska seexdey Qoyska ayn la farxney dhamanten

  • @hafsacumar5203
    @hafsacumar5203 Před 3 lety

    Wllky aad ban kuu jecelaHy wllhi 😇😇😇😘

  • @user-vh9ew7ll5p
    @user-vh9ew7ll5p Před 8 měsíci

    Aamiin yaarabi 🤲🏻 ♥️

  • @cudoonyusuf41
    @cudoonyusuf41 Před 4 lety

    Maasha Allh farxada Alle hakuu ziyaadiyo markaste faraxsanaaw😍

  • @shaymaaden3589
    @shaymaaden3589 Před 4 lety

    Mahad sanid wll madama oo Ad nosi socd wdy barnamij ka wehel jasaka shukri gayga ma cabirika ro jasaka lahu khyrn 🤲🤲

  • @sacdiyoxuseen7376
    @sacdiyoxuseen7376 Před 4 lety

    Masha allaah

  • @xafsashekhmowlid7782
    @xafsashekhmowlid7782 Před 4 lety

    حفظك الله شيخ ابو بكر ما شاء الله تبارك الله

  • @maryamaabukarc.raxmaan6979

    Wllo ma'aqrisa farimha sidan udhageysano muqalada mise wn iska so qorna okaliya🤔

  • @mohamedjeylaaniabdi3009

    M.a muuqaalka waa heersare Abuubakar💯💯

  • @5-minutecratfts155
    @5-minutecratfts155 Před 4 lety

    Masha allah

  • @xabiiboibrahim151
    @xabiiboibrahim151 Před 2 měsíci

    Aamiin Aamiin yarabi ❤

  • @user-zm3mr8ig1q
    @user-zm3mr8ig1q Před 4 lety

    انا فدا لك ي ابو بكر 😍😍😍😍وكل عااام وانتم بالف خير❤💕

  • @xafsoqurux4454
    @xafsoqurux4454 Před 4 lety

    Axada ayan cidney Abubakar cid mubarak

  • @faizaabdi7372
    @faizaabdi7372 Před 4 lety

    Mashallah

  • @yasminaali1690
    @yasminaali1690 Před 4 lety

    Masha alh

  • @fartunhassan3302
    @fartunhassan3302 Před 4 lety

    Masha Allah illaahay hanoosiyadiyo aamiin aamiin

  • @mahdimaxamud1534
    @mahdimaxamud1534 Před 4 lety

    Amin aamin eid mubarak abubakar omar iyo Ahmed iyo dhamman familka ciidan shaqo Ayan ku ciday ani 😓😢😢 ❤❤❤

  • @batuulaxasan5021
    @batuulaxasan5021 Před 4 lety

    Asc wll abubakar alle ku xafido aad baan u jecl barnamijka wheel oo dhamanteyna wheel no aha haa wey jirta hadal wanagsan oo igu dheh en OP ka mid aha bashbash iyo farxad curi sher inu alle naga aqbale sonja iyo qeradkisa shaman inada muslims ah meelwalib Hogan aamiin

  • @sacdiyodiamond5877
    @sacdiyodiamond5877 Před 4 lety

    Masha allh si ficn u ciid

  • @maryamabintualli7027
    @maryamabintualli7027 Před 3 lety

    Masaha allah

  • @sahraelmi7713
    @sahraelmi7713 Před 2 lety

    Mnsh allaah

  • @mohamedmuse3087
    @mohamedmuse3087 Před 3 lety

    Asalamucalykum waraxmatulaahi wabarakaatu abubakar

  • @hodeinmohamed7341
    @hodeinmohamed7341 Před 4 lety

    Mansha allah allaha ku xifftiyo wll