Xaalada way adkaatay:Xuutiyiinta ayaa Fariin culus udiray Taliyayaasha Ciidamada dalalka islaamka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 08. 2024
  • Xaalada way adkaatay:
    Xuutiyiinta ayaa Fariin culus udiray Taliyayaasha Ciidamada dalalka Carabta iyo Kuwa islaamka, iyo warbixino kale

Komentáře • 270

  • @CumarDheere-hz1xd
    @CumarDheere-hz1xd Před měsícem +38

    Yaxye saric alow ku guule dhaman xuuti oo dhan mashaa alaah alow yaa taga khasa oo an kudhimano Qasa inshaa alah ❤❤❤

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před měsícem +3

    لاإله إلا أنت سبحانك ياعزيز ياقوي توكلنا عليك ومالنا غيرك. ؟؟

  • @abdirahmanhassan5000
    @abdirahmanhassan5000 Před měsícem +4

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @luulsharaf6881
    @luulsharaf6881 Před měsícem +2

    Alaha u Gargaaro Shacabka Walaalaheen Falastiin ilaahow Ducada Naga Aqbal oo Cadowga ku Soo Duulay Shacabkaa Jabi oo Xabadooda Biyo ka Dhig Aamiin

  • @omarsharif015
    @omarsharif015 Před měsícem +2

    Allah falastiin iyo masjidka barakaysan ha ka xureeyo yuhuudda.
    Allah junuuddiisa ha u diro isagaay awood u sugnaatey oo ka baryeynaa nasrigiisa degdegga ah.
    Aamiin yaa allah

  • @user-ek7qn9xj1i
    @user-ek7qn9xj1i Před měsícem +4

    Allow guul warta sii waalalaheyn rer falastin aamiin yarabi

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před měsícem +8

    Hadhamato yahuuda iyo America inshallah

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle Před měsícem +11

    illaahow ugargaar falastiin aamiin illahow burburiy yahuud mareykan yurub aamiin carabeey masiibo inku dhacday

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před měsícem +4

    Allaha dawaca kuwa nool mujahidiinta Allaha wada xafido.

  • @safiyadirsche3782
    @safiyadirsche3782 Před měsícem +2

    Allah akber falastiin 😅caawi xutiyeenta Allah dhowro carabta muslimiin oodhan way hurdan 😢Allah u naxariisto wllh reer falastiin 💔🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲💪☪️🇾🇪🤲☝️😊

  • @Geele_jire
    @Geele_jire Před měsícem

    Ilaahoow jabi yahuuda iyo inta lajirta oo marakanka u horeeyo Aamiin aamin Ilaahoow falastiin ugargaar

  • @fadumosheekh3193
    @fadumosheekh3193 Před měsícem +8

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم انصر اخواننا في غزة اللهم امين يارب العالمين اللهم انصر حماز المجاهدين اللهم ثبت أقدامهم اللهم انصر نصرا عزيزا

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf Před měsícem +5

    لاحول ولاقوة الابالله العلي العظيم

  • @mohamedalijoho
    @mohamedalijoho Před měsícem +8

    ألهم أنصر اخواننا في فلسطين

    • @seadyare6357
      @seadyare6357 Před měsícem

      Asc lava need Ayaad nooggu celisey yaxye sariic waaryamantaweyshaqeynayaan

  • @user-vz2gw2jw7k
    @user-vz2gw2jw7k Před měsícem +10

    Allahuma ansur falastin

  • @hnoor4361
    @hnoor4361 Před měsícem

    Rabbi ha xoojoyo ciidamada falastiin Iyo xuutiyiintaba Insha Allaah inta U hiilisa falastiin Illaahay haw hiiliyo guud Iyo gobanimo ❤ jamiical muslimiin

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 Před měsícem +3

    Waa hadal quluubta islamka ruxaysa inta caqliga u saaxiibka ah ayuuba garaneysa Alaahu Akbar

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem +29

    Ilaahoow guuleey walaalaheen reer qaza ee Palestine 🇵🇸

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 Před měsícem +2

    Sahnuniyada & reer galbedka qeybtoda taagersan yahuudu weyso dhameystiren wakhtigodii ilaahay idamkiina wedhameyen wayohodi wanagsana insha alaah

  • @abdirahmandheere8465
    @abdirahmandheere8465 Před měsícem +2

    XUTIGA YAMAN ALLE HA GUULEYO OO HAKA JISAAI SIIYO TAAGEERADA FALASTIIN.

  • @munocadey9436
    @munocadey9436 Před měsícem +5

    Allow ugar gaar rer Gaza🤲🏾

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem

    Alaaha unaxaristo inta dhimaty inta nool Alaaha badbaadiyo amiin yuhuuda Alaaha jabiyo insha Alaah masjidkana Alaaha badbaadiyo amiin amiin amiin yaa Alaah

  • @CabdiraxmaanGees
    @CabdiraxmaanGees Před měsícem

    Nadaara waxaad ka shaqaynaysaa shaqadii islaamka waad ku mahasantay ilaahay islaamka ha guuleeyo aamiin aamiin

  • @user-gk1ie2sx5i
    @user-gk1ie2sx5i Před měsícem +1

    Allah ha u Gargaaro falastiin. Allah waxa aan u baryeynaa in uu yuhuud dhameeyo. Guushana siiyo ummadaa la dulmayo, xasuuqayo ee aan cid wax u taraysaana jirin Allah mooyaane

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 Před měsícem +1

    Ustaad nadaare anigu waxan ku xirnahay barnaamijyadaada allaha ku sharfo ogowna isku qalbi ayaan ka nahay waxa walaalehieen reer falastin ku dhavaya waxan u tarikarnaana wa duco joogta ilaahayna wa naga aqbalyaa insha'allah

  • @FaisaMahamed-zl4lg
    @FaisaMahamed-zl4lg Před měsícem

    Wcs aboowe wat mahadsan tahay ilaah ha guleeyo falastiin yahuud ha cirib tiro aamiin yaarabi

  • @ashamohamed689
    @ashamohamed689 Před měsícem +1

    Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před měsícem +1

    Ilaahay xuutiyiinta ha u gar gaaro walaalaheen, wax falastiin u hiilinayaba iyagaa jiree

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 Před měsícem

    Alaaha ka reebo falastiin guul Alaahayow yuhuuda dhibka dulmiga xasuqa ay ku hayan wax walan io wax carara Alaah ha ka dhigo amiin yaa Alaah

  • @user-oj3ug3jv8j
    @user-oj3ug3jv8j Před měsícem

    اللهم صلى وسلم وزد وبارك على نبينا محمد . اللهم انصر اخواننا في فلسطين والضفة الغربية.

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 Před měsícem +2

    Xuutiyiinta Muqawamada Allaha guuleyo,Dhiiga Matida Falastine Masjidul Aqsa Allaha ayaa Awoodisi luxafidi.kuwa munafaqyada madaxda Carbeyd ee difaci waayay Difac Masajid Al Aqsa daremi la' wajibkooda Dawladnimo Allaha Ciqabo.

  • @umumahmadumumahmad7856
    @umumahmadumumahmad7856 Před měsícem

    حسبنا الله ونعم الوكيل الله منصور اخوننا المجاهدين في كلمكان يالله

  • @user-fo5ez2fg1u
    @user-fo5ez2fg1u Před měsícem +2

    Mahad sanid Nadaara show hore u soco sxb Nadaara

  • @user-hg9tc8hd3b
    @user-hg9tc8hd3b Před měsícem

    Ilaahoowka qabo yahuudda baytul aqsaailaahoow aamiin

  • @NuuxIsmaacil-su9zd
    @NuuxIsmaacil-su9zd Před měsícem +9

    illaahow waxay maraysaa in yuhuudu masjidka barakaysan alaqsa ay yidhaahdaan waan ku cibaadaysanaynaa gargaarkaaga ufidi aamiin

  • @sadoyusuf7946
    @sadoyusuf7946 Před měsícem

    Ilahayow reer falastiin iyo masajidka ba uu gargaar yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Před měsícem

    WAA RUUN.AAMUUSKAN AYA DHIBAATA AH.INCHAALLAH ISLAAMKA WAA U KICII BI IDNILLAH.

  • @shiinecali8767
    @shiinecali8767 Před měsícem

    Ilaahay ha guuleeyo falastiin

  • @HousseindararAwaleh-kr4nk
    @HousseindararAwaleh-kr4nk Před měsícem

    ALLAHAYOW uu gargaar falastin iyo masjidu arsaa iyo cidii uu gargaarta

  • @Rehaanadam9235
    @Rehaanadam9235 Před měsícem

    Illaahay islamka io masjidil aqsaa ha u gargaaro gargaarkiisa dagdagaa madaxda carabta ayagaa hagdaaninaaya Reer Falastiin mana Rabaan Dowlad xoraa inay u dhalato falastiniyiinta ayaga madaxda carabtaa ka xun yahuudana waana munaafaqiin أللهم انصر اخواننا في فلسطين 🇵🇸 يارب العالمين 🤲😭💔

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před měsícem

    Ilaahow u gargaar Walaalaheen Reer Falastiin Guul InshaAllah

  • @cabdiqaadircusmaan6658
    @cabdiqaadircusmaan6658 Před měsícem

    اللهم انصراخؤاننافي فلسطين

  • @maryamanuur9809
    @maryamanuur9809 Před měsícem

    يا يحيا مأشفن مسلمين عندها طميرون حي إلا قيرون يمنيون ربنا معكم اللهم أنصر اخواننا في فلستنيين ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Před měsícem

    WAA GEESIYAAL YAMANIDU MASHAALLAH GUUL IYO GOBANIMO WAJIBKOOGI AYEY GUDANAYAAN ALLAH NA WAA CAAWIYEY ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH WAA GUUL ISLAAMKA IYO REER FALASTIIN USOO HOYATAY MASHAALLAH.

  • @safiaabdulle3827
    @safiaabdulle3827 Před měsícem

    Yaa Rabbi Yaa xayyu yaa qayuum Allow badbaadi ree falastin Allow beydkaada Al Aqsaa Ka xorey gumeysiga yahuuda Allow guuleysii inta u gargaareysi reer gasa Xuuti iyo inta garabtaagan Allaha xafido yahuudana dhulka Allaha la hooyo Aamiin

  • @TheSlaveOfAllah1992
    @TheSlaveOfAllah1992 Před měsícem

    ASC
    ALLAHA ALLAHA ALLAHA HA U NAXRISTO KUWE DHIINTI.
    KUWE DAWACA ALLAHA HA CAFIYO.
    ALLAHA ALLAHA ALLAHA ZAKAN ZAKAN KADIGO YUHUUDA IYO AMIRIKA

  • @batuloabdullahi4175
    @batuloabdullahi4175 Před měsícem

    اللهم نصر مسجد الأقصى وشعب فلسطين 😢

  • @user-ld9zh9we2i
    @user-ld9zh9we2i Před měsícem

    Illaahôow guuleey Gaza ❤❤❤❤

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem +1

    Wcs waraxmatullaahi wabarakaatuhu walaalkey nadaara wacan oo wanaagsan

  • @ibrahimsheikh8898
    @ibrahimsheikh8898 Před měsícem

    Ameen Illaahoow dhibka ka dulqaad

  • @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp
    @CraxmaanxasanMaankey-iy9pp Před měsícem +1

    Taliyaheena wow ku jiraa miyaa
    Waad maqleysaa mstr ibraahin macalin gala dagaalkana waa ♥️

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 Před měsícem

    Allahumma aamiin JisakAllah khair

  • @mahatabdiabdullahi5527
    @mahatabdiabdullahi5527 Před měsícem

    حسبنا الله ونعم الوكيل.

  • @maxamedcabdikariin5839
    @maxamedcabdikariin5839 Před měsícem +2

    Nadaara show maanta waad soo dhaqsatay🎉

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 Před měsícem +2

    SHACABKA QAZA, SOW XAMAAS LAMA TALISO, YUHUDDA HALKAAS TAGA HADDEY YIRAHDAN, WA IN AY QAZA KU KALA FIRDHADAAN OO AYSAN DIYAARADAHA MEEL U FARIISANIN.

  • @abdiweliali6923
    @abdiweliali6923 Před měsícem +3

    Guul xamas ansarullah hisbullah iyo iran 🇮🇷 ♥️

  • @sacaddhaalib2336
    @sacaddhaalib2336 Před měsícem

    Wcs wrx wariye Nadaara show ilaaheyow guul sii reer falastiin yaarabi Aamin Israel masiibo ku rid ciidamadooda iyo madaxdooda uduro aan dhamaad laheen Ilaahey ha ku rido Netanyahu iyo Beydhan jahnama Ilaahey haku rido

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 Před měsícem

    allaha jabiyo isreal aamiin yarabi haloo duceeyo walaalaheen muslimiinta please 🙏

  • @fiidowmrk
    @fiidowmrk Před měsícem +1

    Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤

  • @user-xd6zm3of2j
    @user-xd6zm3of2j Před měsícem

    Rabi yinsor masjid al AQSA wa yinsor al MOUQAWIMIN INSHA-ALLAH

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před měsícem

    ااامين.

  • @habibaali7788
    @habibaali7788 Před měsícem

    Amiin yarabi inshaallah guuL

  • @umurowda6887
    @umurowda6887 Před měsícem

    allaha kariimka ahow u gar gaar falastiin iyo walaalahooda xuuti

  • @xamdiaxmad928
    @xamdiaxmad928 Před měsícem

    Illahow yahuuda jabi reer falastiina allaha guuleeyo

  • @AbdirahmanHassan-rt5pj
    @AbdirahmanHassan-rt5pj Před měsícem

    Yaa alaah ugargaar falastiin yaarabi

  • @habibaali7788
    @habibaali7788 Před měsícem

    Amiin yarabi inshaallah guuL ❤😢😢

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem

    Ilaahoow guuleey xuuti

  • @user-oi8lu5cq4r
    @user-oi8lu5cq4r Před měsícem

    Rag iyo rag la,aan waa dad dhintay oo noolayan muslim iyo carab ku kacaya ma jirine idinka ALLE haydiin gargaaro guulaysta

  • @jawahirelmi9
    @jawahirelmi9 Před měsícem +1

    Ilaahey caafimaad iyo cimri dheer alaha ku siiyo Yaxye sariic

  • @Moliidcabdi
    @Moliidcabdi Před měsícem

    Ilaahoow
    Uhiili..falastiin..iyo..masjidul.qasa

  • @Haaruunmacruuf2025
    @Haaruunmacruuf2025 Před měsícem

    اللهم انصر مسري رسول الله عليه الصلاة والسلام😭😭😭🤲🤲

  • @SahraAbdi-w2p
    @SahraAbdi-w2p Před měsícem

    Yaa Allah unsur ikhwaaninaa fii falastiin

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah Před měsícem

    Machaallah

  • @KharradiinbarbaruusAfandi
    @KharradiinbarbaruusAfandi Před měsícem

    Yaman allaha guuleeyay

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Shacabkas dad islam ah iyo Dowlada islam ah midna ma haystan e illahay ha u gar garo

  • @roobleraage4033
    @roobleraage4033 Před měsícem

    Waa runtis yaxye saric wa diini alle ha guuleyo

  • @yasminahendriks5851
    @yasminahendriks5851 Před měsícem

    Masha allaah

  • @hony5804
    @hony5804 Před měsícem

    Subhanallh wadamada islamka xakaqaldan

  • @user-xr6jr1wx3s
    @user-xr6jr1wx3s Před měsícem

    Allah ha,ugargaaro aaaaammmiii yaa,allaah

  • @hamdiyahye-iv2cu
    @hamdiyahye-iv2cu Před měsícem

    Asc
    Masha allh masha allh allha idnka jasaidsiyo

  • @Kheyr_show
    @Kheyr_show Před měsícem

    Insha Allah yhuda waxa gali doonan lugta hoosteda waxa ka baxan bani adinimada gacanta musliminta aya lagu toosinaya insha Allah

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Dowlada islam ah o nol ma jirto e iyaga Allaha guleyo Xurdiyinta Yaman wa dad islam ah o iman eh Alle ku kalson

  • @AbdiAliFaroole-jm4qp
    @AbdiAliFaroole-jm4qp Před měsícem

    InshaAllah Falastiin Guul InshaAllah

  • @hafsamohamed8528
    @hafsamohamed8528 Před měsícem

    Yaaa. Rabii. Damiirkii. Noo. Socalii

  • @mukhtaarmiicaad9066
    @mukhtaarmiicaad9066 Před měsícem

    Allah swc ha ugargaaro shacabka masaakinta reer qaza dhibkana haka dulqaado aaamin yaa rabi
    Ilaahow gurmad aan adiga ahayn ma haystaan reer falastiin ee awoodada tus yahuuudda oo masiibo ta ugu xun ku rid

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 Před měsícem

    Scwb ilahow gacan tii sareyso ka yeel muqaawimada meel ey joogaanba ya rabi

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c Před měsícem

    Falastin iyo Hamas iyo Hurdiyinta Yaman illahay ha guleyo o ha xafido

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 Před měsícem

    AYAGAA ISRAIL AH AYAA KU DHAMAAN INCHAALLAH

  • @SaqiirDile
    @SaqiirDile Před měsícem

    Allaha guuleyo falasatina

  • @Abdidekassoweh
    @Abdidekassoweh Před měsícem

    Malinka tel abib lagaraaco ee laqarxiyo ayaan hurdo raaxo leh seexan doona anigu😢😢😢😢 inch'Allah guul

  • @user-pd7fk4lo6w
    @user-pd7fk4lo6w Před měsícem

    Masha Allha wllhi wan kufarxa yaxya saric

  • @user-ug9zc1kv9f
    @user-ug9zc1kv9f Před měsícem

    Ilaahay swc haw naxariisto awoodadii weyneyd wax kaga qabo eebow yuhuudiga aad nacdey ee awooda usheeganaya umada aad abuuratey ee cadagasi xasuuqayo

  • @OmarAli-r5f
    @OmarAli-r5f Před měsícem +1

    Xuuti❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahraabdigulled1707
    @zahraabdigulled1707 Před měsícem

    Allahayow Muslim u hilinaya Reer Falastin iyo Masjidu Aqsa ee adigu u hili oo guuley Rabbiyow qabo qabasho xanun badan Isreal iyo inta tageerta

  • @user-np4uo1dn9q
    @user-np4uo1dn9q Před měsícem

    انالله وانا اليه راجعون الله كريم.

  • @kooxdagurmad-bandsomalia7667

    Xuutiyiinta & Yemenniintu waa rag dhiiga walaaladood Ka damqaday,haddaba meeye kuwa dhiiga islaamka un daaddiya,e marna garab istaageyn islaam iyo diin laakiin muslimiinta un isku qarxiya
    Ilaahay ha siiyo guusha

  • @Zeinab2dhgx
    @Zeinab2dhgx Před měsícem

    Meelahey cibaadeysan jireen may aadaan maxaa Al aqsaa ugu soi waasheen, Ilaahey haka jaasiyo wixii muslim dhibkiisa ka taliyo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @ololyare2768
    @ololyare2768 Před měsícem

    Amiin yaarabi

  • @axmedcaruush2952
    @axmedcaruush2952 Před měsícem

    Aamiin masjidka alle ayaa iska leh balan fiirino ciribta u daneeysa yahuudda soo joog ninkii laga waayo soo jiifso ayaa laga helaa jab ayaa u danbeen daneeysa insha allaahu

  • @user-lq7sg8xf5o
    @user-lq7sg8xf5o Před měsícem +1

    Alle ayaa weydindono insha allaahu