Deg Deg: dagaal Beeleed Culus oo ka dhax qarxay Beesha Cayr & Ugaaska oo ka Hadlay..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

Komentáře • 52

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 Před 22 dny +8

    HG JOJIYA FIDNADA WAA IDINKA FIDNO KASTO OO WADDANKAN KA DHACA

  • @imthehero76
    @imthehero76 Před 16 dny

    Maslaxo Allah ha dhaxdhigo

  •  Před 22 dny

    Odayaashaan makey dhalinyarada ahaayeen 1991, dadka waxey u necbaayeen , qofkii war jooga dhaha.

  • @lilcuzzwhitemoe
    @lilcuzzwhitemoe Před 22 dny +1

    ILAAHAY SWT AYAAD LADIRIRTEEN SOOMAALIYEED ,CADOWGA UMMADDA MUSLIMKA AH AYAAD LASAFATEEN ISKUXUKUNKA SHAREECADA ISLAAMKA AYAAD DIIDEEN DASTUUR IYO DIMUQRAADIYAD AYAAD KA DOORATEEN ,
    WELIGIIN HESHIIN MAYSAAN ILAA AAD RABBI SWT XAGGIISA UCARARTAAN

  • @MrGalayr
    @MrGalayr Před 22 dny +1

    Asc dhamaantiin soomaliyeey meelkasta oo aad joogtaanba, waa arintii ahayd (Somali heshiisa Aniguna aan hishiisiinayo ) wabilaahi towfiikh .

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Před 22 dny

    WALAALAYAAL REER DERIS ILA AH AYAAN LEEYAHAY ILAA MAANTA CABSI WEYN AYAAN KA QABAA DHIBAATO AYEY IGU HAYAAN, II DUCEEYA IN ILAAHEY SHARTOODA IGA MAGAN GELIYO. IRIDKA GURIGEYGA QASHIN AYEY KEENAAN MAR WALBANA ANIGAA QAADO ANIGA OO OG XAQQA DERISKU IGU LEEYAHAY HADANA DERISNIMO AYAAN KU IXTIRAAMAA. FADLAN II DUCEEYA. FADLAN II DUCEEYA. FADLAN II DUCEEYA

  • @dodorara9532
    @dodorara9532 Před 21 dnem

    Allaah ha soo hadeeyo umada islaamka ee soomaaliyeed ee ee dariska ah dariska xaqiisa kaliya baa aakhiro xisaabtiisa laga gudbi karin umada ehelka iyo abtiga xigto xigaalba wadaaga iyo wax badan oo xisaab lahayn maela kala tagayn guri kasta ku wada nool allaah raxmad naxariis iyo nabad galyo ha dhex dhigo inta shaydaan hor ordayo ee u qurxinayo dulmiga xaqdarada xadgudubka umada islaamka ah allaah ha soo hadeeyo wadanka soomaali culimada wax garadka dhalinyarada hooyooyinka dhib kastaa gaadhayo ha ka kacaan allaah ka cabsi ha isu tagaan dulmigana ha ka hor tagaan allaah khayrka ha waafajiyo soomaali

  • @abdimohamed9252
    @abdimohamed9252 Před 22 dny +1

    Ilahay hakala qabojiyo dadkaa walaalaha

  • @nmohammed5150
    @nmohammed5150 Před 22 dny +2

    War dadkA yaa isku direct???

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před 22 dny

    waarun dabi iyo dulmi faaido maleh nabad waarta meelkasto aamiin🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j Před 22 dny +1

    Aderow ceshta dadkan cawanta ah ee dadka iska leyneyso marasta koley isma ceshatane

  • @makehilahmed3695
    @makehilahmed3695 Před 21 dnem

    Moryaanta maad la hadashan. Hbr gidir

  • @hodandahir8111
    @hodandahir8111 Před 22 dny

    Ilahay ha ka la qabo jiyo Somali waxa Ku dhamtay waxa na waxa Ayan ba Ku damadan war dad afka ka wad hadal adunku wa iskagala lkine af ka dagal ee dadkis ma xasuqo Somali in hubka lag aruriyo ba Ku ficn yahin war dul ka wa wada Daga tan ee waxa Haiysatan dul Wayan wan wad Dagan kartan ee ilahay ka cabsad

  • @altappomaktappo7060
    @altappomaktappo7060 Před 22 dny

    Kuwaan yaawaaye?

  • @AhmedHassan-ed5ue
    @AhmedHassan-ed5ue Před 22 dny

    Hawiye wuxuu aaminey dagaalku in uu noloshoodu ku xiranyahay

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m Před 22 dny

    xasan sheekh baa wada dagaalka galmudug iyo kuwa kaloodhan markiisii hore ee uu xilka hayayna saan uun baay ahaayd 5sano ee uu kamaqnaa madaxnimada soomaliya reeruhu nabad baay kuwada noolaayeen saa markuu uyimi ayuu hub uqaaybiya dagaalkuna waa bilaabmay marka xasan iska qabta runta aan isu sheegno soomaliyeey xasan xabaalo qote alke dalka iyo dadka haka qabto

  • @DD-ny8pz
    @DD-ny8pz Před 22 dny

    maxaa keenay dagaalada beelaha somaliyeed markuu xasan sheeq madaxweyne ka noqday waagii faramajo uu mw ahaa gacmaha ayaa laysqabsaday waa la wada ganacsanaayay had xasan sheeq si uu kursiga u sii joogo in uu qabaailka somaliyeed isku mashquuliyo xasan sheeq yuusan isku kiin dhameyn habargidir yaan la idinku dirin dadka degaanka idinla degan ee iska qabta dadka isku kiin diraya xasan sheeq yuusan idinku dirin beelaha somaliyeed oo dhan tuke cambaarleh ayuu idinka dhigayaa si habargidir looga aamin baxo allah kala qaboojiyo umada islaanka ah

  • @maryancabdi5667
    @maryancabdi5667 Před 22 dny

    Alaha kala qabto ceyroow is quraamiya

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by Před 22 dny

    Waxaan galmudug aan jirin ee hada yimid waxa weeyi ragii hubka galmudug keenay looguna talagalay marexaan iyo qoor qoor hubkii illaahay ayaa badbaadshay galmudug shuluq mahad oo xasan soodiray

  • @HassanBasri725
    @HassanBasri725 Před 22 dny

    "Ugaadka" maxaa la dhahaa 😂😂😂

  • @muhadbarre1821
    @muhadbarre1821 Před 22 dny

    Nasiib Darro dadka markii shabaab laga xoreeyay ayAy nimcadii Ku caasiyee.

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii Před 21 dnem

    Qoor qoor ceyr isku jabinaa jufojufo iskugu diray ninkas alah umada kaabto

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před 22 dny

    Xasan shiikh maxaa waqtigiisa dagaal beleedka ubataa

  • @AadanAbdi-e1d
    @AadanAbdi-e1d Před 22 dny

    Xasan shiikh waa u dhaqan inuu reeraha isku hubeeyo.

  • @musaibnnuseir8313
    @musaibnnuseir8313 Před 21 dnem

    Wa marki dharbaaxo laguso dhuftay. Horta isaaq iyo hawiye maxay wadaagaan?,
    Waxay wadaagan baroorta iyo calaacalka marki dharbaaxo nin wayn lagu dhufto 😂😂😂

  • @AHMEDAbdi-sl9mm
    @AHMEDAbdi-sl9mm Před 22 dny

    Kow waxa ka ahay caydiid 1991

  • @Abc-sp6gc
    @Abc-sp6gc Před 22 dny

    Cida gardaran waa taqaanaay odayaalow maad qabataa n hadii aad wax qabaneysaan galgaduud waxaa kudhexjira kuwo ay dhibto diinta,daacadnimada, xalaasha,iimaanka,xishoodka,islaamnimada ,derisnimada oo waxay yahiin la,aqoon ooaydhibto horumarka ,nabadana way dhibtaa ,laakiin illaahay waacaziis ,samiicul basiirah wuu arkaa way jabayaan walee maalin bay sugayan waaba halkan maren 34ayaa lasugayay waykashifmen i

  • @MOHAMUDIbrahim-mz4wv
    @MOHAMUDIbrahim-mz4wv Před 22 dny

    Sheley bejkan waxad sodhigtey iyo manta walala yalow dagaalka jojiya hadana
    oo awey kuwii sheley dharanayey

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 Před 22 dny

    Umuda waa la iskudirey ithoopiya iskudireysa

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 22 dny

      itoobiyadee adeer xasan xabaalo qote ayaa kadanbeeya 5sano oo uu maqnaa haldagaal kama dhicin dadku nabad baay kuwada noolaayeen markii hore ee uujoogayna saan ookale ayeey ahaad dib uxaduuso runta aan isu sheegno soomaliyeey hadiikale wanaag arki maayno itoobiya maxaa inookeenaya laba dal baaynu kalanahaye danvi aan inagu leenahay yaaynan cidkale ladoonan xasan sheekh baa kadanbeeyay oo hub qaab qabiil ugu qaaybiyay ma dafiri taa

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 Před 22 dny +4

    😂😂😂YAA IS GAARAY HAWIYE HOOG IYO HALAG AYAA USUGNADAY XASSAN SH 1991DII AYAA LOO NOQONAA IMARAD GAALO XALANE VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB QARAX DIL BIREYN 😂😂😂

    • @abdulahiburhan1626
      @abdulahiburhan1626 Před 22 dny

      Goor maaa dhalatay ader ma adigooo adaarood ah ayaa dhahaaya waxaa Loo laabanayaa 1991 alaahu akbar

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m Před 22 dny

      daarood 1991maxaad ku samaaysay bal noosheeg hal meel maka qabsatay adigoo dhulkaad hadadhahdo unukaaleh baa lagugu dilayay tankale adigaa ismadhiyay markii lagaaga ragay 1991hadii loonoqdo soomali hawiyaa ugu liita iyo hadaba cawaanta aan is xuku.i karin lana xukumi karini waa gawiye tusaale hada dhulka soomaalida kale daarood isaaq dhulkoodu 100 95waa xor shabaab iyo ciidamo shisheeye majoogaan waxa lakala,ilaaliyaa waa hawiye ee amisoon ujoogtaa dalka shababku waa iyaga kan daawlada xukumaa waa iyaga kan hooyadii 10dooar kudilayaa waa hawiye ayaan daraa idin haaysata kan xabaalaha qodanayaa wa hawiye bal kawaran anaga dhulkayaga adoon afrikaan ah majoogaan namana ilaaliyaaan mana qaraxno anagaa ilaashana marka soo.ali hawiyaa ugu ayaan daran uguna qabyaalad xun unukaalejh bal hayee kuheshii waakaase maantaxwaxaay maraaysaa in hawiye siikala dheegto hadaan idinka dhexbaxno hadaad sidiinii 4biloodkii saad isucunteen isu cunaaysaa soomalli ifunkaa ceebeeyay walaahay magaca soomaliya yaa nooga kiin jara

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 Před 22 dny +1

      ALLE ku xamdi waxaad heysato hana ku siyaadiyo caafimaadka iyo nabada ,hadaad hawiye necbaato waxba uguma dhimi kartid,hadaad jeceshaheyna waxba uguma tari kartid ilaa ALLE uu xukumiyo mooyee ana sidaas oo kale kheyr ban ku rajeynayaa wll dantaada uun aqoonso aďuun iyo aaqiro nafteyda ba u horeysa.mahadsanid.

    • @user-ex9qq4bs9i
      @user-ex9qq4bs9i Před 22 dny +1

      Reerkii Habargidir deris la ah waa reer cawaan falan deris la ah!! Sow nimankii xasuuqayey maahan ciyaal dugsi dhiganaya?! Gedo waa ka mabnuuc in aay dhex maraan wixii hadda ka dambeeya! Midda kale, reerkan cuqubeeysan maxaay deris ula dagaalamaan marka uu Culusoow Villada yimaado?!

    • @aaminasahra1875
      @aaminasahra1875 Před 22 dny

      @@user-ex9qq4bs9i ii shaqee aakhiro dhib la,aan aan kula qeybsadee salaadaada iyo soonkaaga anigoon ku aqoon ayaad ii shaqeysey mahadsanid saa anigoon ku dulmin in qof islaamo la dul.iyana jeclayn baad qabiilkii soo wada marisey HG baan ahey waxna kuuma dhimin mar kale mahadsanid adiga iyo inta kula mid ka ah ee qabiil dhan o sheekh iyo shariifba leh sidaadoo kale afka mariya iska daa cid aan wax kuu dhimin inaad reer dhan afka mariso.