Khubarada Gobalka Oo Ka Digay Damaca Itoobiya Ee Badda Cas Iyo Halista Heshiiskii Abiy&Muuse Biixi.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 3. 06. 2024
  • Khubarada Gobalka Oo Ka Digay Damaca Itoobiya Ee Badda Cas Iyo Halista Heshiiskii Abiy&Muuse Biixi.
    ©copyrighted material Used.
    ©copyright strike may apply to both Facebook TikTok and CZcams
    Kusoo dhawoow Abdijaliil Show.
    wadaagga fikir xor ah, waa barbilowga adduun-arag huffan.
    ~A freelance Somali Journalist| Wariye Madax-Bannaan|
    Salaam Salaam: Welcome to My channel, your gateway to the diverse and dynamic world of news, documentary investigations, entertainment, and interviews primarily focused on Africa and the global stage.
    Who I am:
    ~Former Producer at BBC News
    ~STN TV Head of Programs.
    ~Horn Cable TV cameraman
    BACKGROUND:
    ~Mult-Skilled Journalist
    ~Video Editor
    ~Photographer+Videographer
    ~Storyteller
    ~Camera Operator
    WHAT I DO:
    🌍 Event video and photography
    📰 News and Documentaries:
    🎬 Entertainment:
    🎙️ Interviews:
    📺 Subscribe and Join the Community:
    By subscribing to My channel, you become part of a vibrant community of curious minds, eager to learn, discuss, and explore the world together.
    🌟 Join Me on Social Media As @Abdijaliil Osman: Facebook-Instagram-Tiktok.
    Stay connected beyond CZcams!
    ~abdijalilosman@gmail.com
    +447368981541
    #subscribe
    #share
    #like
    #comments

Komentáře • 196

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +3

    Keep on teaching. Waa Mahadsatihin 🌍🇸🇴✍️🇱🇺🐟🐟🐟🐟🐟🐟🐟

  • @fosiali263
    @fosiali263 Před měsícem +6

    Itoobiya iyo jamuuriyada somaliland ayay wax ka,dhexeeyaan ha waalanina bada unuka leh

    • @abdillaahiadam4151
      @abdillaahiadam4151 Před měsícem

      Badda yaa nala ,leh , yaase ka taliya, waar siyaasadda qarjajacda ah waa laga gudbay ee runtaa soconaysa ee ka leexda

    • @sadamyusuf8676
      @sadamyusuf8676 Před měsícem

      DAAROODKAN CABAADAAYA MAXAA KA GALAY BADAHA SOMALILAND ...XABAD BAAN MADAXA KALA DHACAYNAA INSHAA ALLAAH

    • @CismaanBarre-ny2mb
      @CismaanBarre-ny2mb Před 23 dny

      Marka aad leedahay somaali iyo itobiya ayay u dhaxeeysaa adiga waxa aan kuu muuqan ayaa iimuuqdo waxaa iimuuqata bada somaalia go aan kama qaadan kartid waayo somaalia somaali Baa Leeh bal adiga hadii aay run kaaatahay iskau day in aad warreejiso marka hosha aad sheegey sid aad billow da anagu waa dagaallameey naa itobiyana wax wallba oo aan aboodana waa kulla dagaallameeynaa

    • @CismaanBarre-ny2mb
      @CismaanBarre-ny2mb Před 21 dnem

      Kolley adiga jamhuuriyad isku sheeg ama iska daa anaga kolleey waa dagaallameeynaa adiga iyo itoobiyada ba cagta ayaan marineeynaa taas ogow

    • @CismaanBarre-ny2mb
      @CismaanBarre-ny2mb Před 21 dnem

      ​@@abdillaahiadam4151hadaa ma adaa iskalleh dagaall ayaan ka xignaa anagu qaabkasta ayaan ulla dagaallameeynaa itobiya iyo daba dhillifkeeda cagta kolleey saacada hada lajoogo adiga iyo itoobiya ismid ayaad tihiin labadiina dhiigiina ayaa iibanaan

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Před měsícem +6

    Abdijalil Show aad iyo aad ayaan uga helay maashaa Allah khaasatan kulamadii Mr NB Farax Macalin Dawaarah iyo rag kale ooSoomaaliya caan ka ah oo wadanimo ku suntan

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Před měsícem +2

    Viva Somaliland-Ethiopia friendly relations and ports deal

    • @CismaanBarre-ny2mb
      @CismaanBarre-ny2mb Před 21 dnem

      Firi adiga maangaab xun ayaad tahay itoobiya saaxiib lanoqo laguu madiidano lkn in aad siiso dhullkaaga waa daciifnimo kaamana yeelleyno waayo waxaa lla yiri wllkaa hadii uu waallanyahay.waa ladabiibaa marka waa ku qasbanahay in aan kudabiibo kolleey anagu waa dagaallameeynaa waxaana dhaceeyso in adinka iyo itoobiya aad isku mid noqontaan meella badan oo hada nabad ah in uu dagaall kadhacayo dad cadoowad qadiimi ah naga hadii kaallay bada ayaan kusiinaayaa adinka iyo cadowga aad wadataan waa iskiin qabaneeynaa anaga itoobiya waa isnaqaanaa maallin cad ayaa waxan kasoo saaray muqdisho marka hamalleynin in aan ahay sidaadoo kalle in aheen heeryadiisa cune byby

  • @cabdiaxmed3577
    @cabdiaxmed3577 Před měsícem +2

    Cid wax kaqaadi kartaa majirto heshiiskan. Waayo Somalia. Waa dawlad daciif ah. Hargaysa miyay xukuntaa was Maya. Waar dadka beenta Ka daaya

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 Před měsícem +1

    Walaalo ma nihin cadowga kowaadbaan leenahay waa Somalia hawiye iyo darood Ethiopia noo kiin dhaanta

  • @ra-lk8yv
    @ra-lk8yv Před měsícem +2

    waxa kaliya ee Somalia iyo ethiopa kawada hadli karaan waa Somali Galabeed DDs ... Free Somali Galbeed

    • @ahmguh7989
      @ahmguh7989 Před měsícem

      Thank you. You are right. We have to fight for our freedom. Free Ogadenia

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +1

    Maestro Faysal .si Fiican wax u bar 🇸🇴 Wayn. 🌍👏🏋️✍️🇱🇺

  • @Abdirahmanmohamed5104
    @Abdirahmanmohamed5104 Před měsícem +2

    SOMALILAND Guul 🎉🎉🎉

  • @faisalsheikh5682
    @faisalsheikh5682 Před měsícem +1

    Soomaliya markaay kahadhay dhulkii lqgahaystay kenya iyo itoobiyaba ,ayay inagii daalac inooraaceenba oodhulkii iyo baddiiba inakuhaystaan aduunyada saas ushaqeysa
    Xiligii siyaad barre iyagaa gacankugabad ahaa

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Somali galbeedna gebi ahaan way midowday, xagee axmaarka soo marsiin.muse biixi marker na dhexkeenay somalida ayuu mideeyey,good boy.

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem +2

    Luuqada amxariga ,oromoda waa in ay Sirdoonka Somaliwayn isugu ururaan

  • @hassanosman5686
    @hassanosman5686 Před měsícem

    Xasan dhiiqo intuu joogo Somalia marabno we are Ethiopia hooyadiin wasa

    • @habilgaraad2441
      @habilgaraad2441 Před měsícem

      Badda Soo taa noo xidhan turki + som navy qaranka ha u biqina

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem

    Masha Allah Abdirishid Xaashi Commenti wanaagsan baa ka bixisay weliba kooxdan Gooni Goosadka Sheegto ee taliska Muse bixi Waad la talisay in Dalkaan Bad iyo dhulba Shacabka Somaliyed leeyihiin ee neceeb looqabo jirin Gabdho laga qabo seedinimo ay San jirin ee walaalo Nahay Gacantana laga qabanayo lala leeyahay kuuma suurta Galeyso ee ka jooga cadow hanagu taagerina Good Comment ba bixisay Mr Haashi

    • @kaaha1233
      @kaaha1233 Před měsícem

      Somalinimadu waxay horta 😂😂😂

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před měsícem +1

    Qoomiyadii Somaliyeed ee Gobta ahayd waxa yaaba in Amxaaro Asxaabul FiiL iyo Oromo Dhul Somaliyeed Rabto..Waliba iyaga oo SomaliGalbeed inaga Haysta...Dhubtaa Waxa keenay Qabyaalada Madaxdii Somaliyeed joojin Waayeen!

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Axmar haduu sharf leeyahay somali.galbeed baa laga arki lahaa.mucjisada taagan hadaan u yeeranayna, dowladana sidii Niman fara laga hayo bay dhaqmayaan.tooshka wa kugu dhaganyahay, tuugoiw lagu arag vivo somaliya,.adeer waxaan wax.u baranay maanta inaan qaaimiinta dhulka iibsanaya inaan indhaha farta ka galino.long live somaliya.

  • @Somfox1
    @Somfox1 Před měsícem +1

    Arinka Somaliyeed waxa Dhibka Keenay Jabhadihii Qabiilka ku dhisnaa ee Axmaaro u tagay!

  • @qwertyaserty8404
    @qwertyaserty8404 Před měsícem +3

    xamawiyintay khayaali ugu jalaan daroodismiga

  • @faahiyecawad359
    @faahiyecawad359 Před měsícem

    Abdijalil Walaal waan Soomaaliya loo hiiliya weliba qoladiina Saxaafada waa inaad Soomaalida Xaqiiqada u soo gudbisaan waayo dawlada Soomaaliyeed wax tar leh majirto Madaxweyne Xasan sheekh Maxamood , Wakiilka Adan Madoobe iyo Primemister Xamse Cabdi Barre waa sadex nin oo aan dan kala hayn dalkeena oo danahooda Khaaska ayey ka shaqeenayaan iyo boob hanti qaran iyo lacag ayey raadinayasn

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj Před měsícem +1

    Maashaa allaah cayne wadani codkar ah lkn runtii xasan shiikh waa nin jilicsan

  • @jamuuriyadasomalilandhanoo4591

    KUWANI WAA FAILED STATE MID KAMID AH WAABA REER ETHIOPIA,TAA KASOKO CIIDAMADA HOOGA DALKA ETHIOPIA AYAA HABEENKII WAARDIYA MARKAY NAAGA HOODA LA HURDAAN,GUUL LABA JAMUURIYADOOD EE WALAALAHA EE SOMALILAND IYO ETHIOPIA 💪💪💪💪💪

  • @sakariaismail4284
    @sakariaismail4284 Před měsícem

    Inta aduun aanu joogno hal cadow baanu leenahay waana Somalia

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Theive caught red handed arka qiyaamada meeshay marathon.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Asc

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem

    Somali bornin Addis

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Před měsícem

    Khubarada markay villa Somalia Ethiopia qabsaneysay ee magaalada ka duqeyneysay ma suuxsanayeen mise may dhalanba.. Nacasnimada nagala taga.

  • @Footballgamer1589
    @Footballgamer1589 Před měsícem +1

    Hooyadaa iyo khaatumaba was bal midgaankaa eega! Kulahaa sadex gobol ayay ka talisaa!? Adeer bariga laascaanood mooyaane xagay joogaan????????? Takale awdal waa rag DIR ah oo aanu wada dhalanay haday maamul samaystaana waa mid noo soo kordhay cuqdad yahay cuqdadu dhashay

    • @abderahmanyusuf7949
      @abderahmanyusuf7949 Před měsícem

      Waqooyiga somalia waa shan gobol hal gobol uu isaaq gaar u dego majiro sool waa 39,240 km² waxay ka joogtaa oog ilaa cayna oo 18 km ah sanaagna 85% baaxada dhulka gacanteeda way ka maqan yihiin togdheer degmada labaad ee ugu wayn waa buuhoodle SSC-KHAATUMO ayaa joogta inta yar ee soo hadhay ee waqooyi galbeed hadii ay awdal ka baxdo xataa deegaano badan oo gabilay ka tirsan iyo wajaale ayay la go'ayaan reer awdal, dad yar oo kooban oo calool ku jira ayaa isu soo hadhaya sida xaqiiqada ah.

  • @traderhassan5304
    @traderhassan5304 Před měsícem

    In Xaafadaha iyo Goodafka lookala leexda waxa u sabab ah Hogaan Xumada Madxwynha Xasan Sheikh

  • @user-ig1um5og9l
    @user-ig1um5og9l Před měsícem +1

    Arista waxaa lagu eedaynayaa inuu asagu dhibkaba sabab u yahay ee muxuu kaga jawaabayaa cadaymona waaba lahayaa

  • @user-xs1qw4vl3f
    @user-xs1qw4vl3f Před měsícem

    MIDNIMO DHIMATAY HADOON DOONIN HUURAYAHAY

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 Před měsícem +1

    Dowlada gobleed Madax kusheeg iyagaa rabo etoobiya.. Maxaad kadoodeysiin....
    Etoobiya afar dekad hala siiyooo

    • @Samatar4
      @Samatar4 Před měsícem

      itoobiya way burburtay amxaarow afsoomaaliga xagee kubaratay?

  • @user-uc1ep3hx4x
    @user-uc1ep3hx4x Před měsícem

    Dhab ahaan, damaca Xabashada ma ahan wax cusub ee arrinta waxay u baahantahay jawaab ku haboon!

  • @hassanahmed412
    @hassanahmed412 Před měsícem

    Let's try to cease the temporary entertainments and
    Commence serious negotiations before it gets further too late.
    Great somalia was once unimanous object but the selfishness of certain individuals ruined the spirits of those who seriously wanted the five parts to once united.
    Please, stop rhetoric discussion which would bring no solution to any problem.
    I mean if you feel that you are able to contribute to anything sensible.
    Please, fundamental
    something at home.
    rather than fuelling to already burning spot.
    Mind you the charity begins at home.

  • @user-jl7ys6dx2o
    @user-jl7ys6dx2o Před měsícem

    Somali Inteda badan waxaas iyo itobiyan ma aqbalayan ha. Wa run mareykan hada itobiya shaqo iskumaleh wayo digteytarka shuuciga wu necebyahay

  • @kaaha1233
    @kaaha1233 Před měsícem

    Habar baa iska hawhawlehe heelada inoo tuma rer somalilnd iyo walalaheen Ethiopia 🇪🇹❤😂

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan Před měsícem +1

    Soomali ha aqoonsato dalka Somaliland si badda loo badbaadiyo iyo khayraadka badda caqligu hashaqeeyo walaal

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Remember goojacade.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 Před měsícem +1

    Khadar suaal Adag baa weydiisay Abdiceynte red sea shirkii adis ababa looga Hadlaayey uu ka hadlay Amp Iid Bedel ninka uushegay waa Abdi Ceynte Dowladaa udirtay layaab haka jawaabo Abdi ceynte

  • @ahmedhashi503
    @ahmedhashi503 Před měsícem

    Damaca ethiopia waxa kala shaqaynayah Hassan shiekh

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub Před měsícem +1

    Nimanki hawiye hadal ba ka so haday habr gedir iyo abgal bay ku so ururtay cadawdi itopiya 😂😂😂

    • @Ciiltire572
      @Ciiltire572 Před měsícem +1

      Ethiopia cabdulaahi yusuf ayaa dalka keenay Axmed madoowe oo somali galbeed ahna kismaayo noo ilaali ba la yiri lafta greena waa boos celis muuse biixina ka daran..Somali hawiya Ethiopia diidan iyo gumeysi.

  • @user-ed2wv1uz3t
    @user-ed2wv1uz3t Před měsícem

    Fadlan ka caawiya Dawladda inaaney u jilcin Dawladda Maraykanka inaaney siyaasada umadaha kala raacin.waa loo baahanyahay dhexdexaadkii soo jireenka ah inuu ku adkaysto.

  • @gaadhayegaadhaye777
    @gaadhayegaadhaye777 Před měsícem

    What is the difference between somalia people whose main motive is eradicating somaliland and its people out of the map and Ethiopia who is willing to have business cooperation with Somaliland.

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      Somaliland declared independence from Somalia in 1991, but no country has recognized its sovereignty in the decades since. Despite its lack of international legitimacy, the coastal territory has a relatively stable democracy and is attracting major foreign investors. 25 Jan 2024

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 Před měsícem

      Af Somali hada kugu fasiro wa sidaan ; Somaliland ayaa ku dhawaaqday inay ka go'day Soomaaliya sannadkii 1991-kii, balse ma jiro waddan aqoonsan madax-bannaanideeda tobannaankii sano ee la soo dhaafay. In kasta oo ay ka maqan tahay sharciyad caalami ah, dhulka xeebuhu waxa uu leeyahay dimoqraadiyad xasilloon oo soo jiidata maalgashadayaasha shisheeye ee waaweyn. 25 Jan 2024

    • @gaadhayegaadhaye777
      @gaadhayegaadhaye777 Před měsícem

      @@abdikadirhaji6852 somaliland gained its independence on 26.06.1960. It has reclaimed its independence in 1991. Get your facts right.

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Faysal rooble qoti ugu caansan GERIKOOBE DAWARSATO

    • @moeawale4891
      @moeawale4891 Před měsícem

      Aqoontaadii iyo aqligaadi baa intaa noqday oo a wax kale oo aad sheegto ama aad ku hadashaad waday?

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před měsícem

      Malaha Xabashi Asxaabul Fiil iyo Oromo Laftii Nagaa baad tahay..Faysal Somalinimo buu u hadlaa adiguse Somalidiid baad tahay!

    • @Somfox1
      @Somfox1 Před měsícem

      ​@user-wi1io6vl3t the master of none are those against Somali Unity!!!!!

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Ethiopia 🇪🇹 waa ta joogta hiiraan. Baydhabo kismaanyo moqdisho gedo.bakool galmudug hadaad neceb tihiin ilma niiko AMISOM qadaadweyn mooryaan isbaaro argagixiso moqdisho xasan DUUFLE DAMEER CIYAYA

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Somaliya Gaza ay ku dambaynaysaa.dowlada xasan hadii uu ogolaado wadahadal iyo niic, iyobiya somaliya way qaadan.

  • @AhmedAli-uc9qy
    @AhmedAli-uc9qy Před měsícem

    ethiopia thay can cat the water wat you you want to do know

  • @dahirnurjama4293
    @dahirnurjama4293 Před měsícem

    Waa maxay shir dadban!

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Viv khatumo state, dhul ninkiisii ba iska leh.qabiil wax humaysan yaad u sheegi.maalikamaaro soo baan arkaynaa, awdal state waa diyaar waana la citiraafay, dhukoodana way difaacan .awdal state axmaar kaa yeelimayo.

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 Před 12 dny

    alla daaroodka iyo hawiyaha ruawayado bay isku dhigayaan war wax somaliland ay idinka rabto oo ay idinka sugayasa ma jirto halkina ka calacaalalah

  • @User7654suy
    @User7654suy Před měsícem

    🇸🇴 Waa Dal Barwaaqo ah Iyo Dad Ka Baahan.

  • @mowlidcabdulahi3544
    @mowlidcabdulahi3544 Před měsícem

    Wallee iyo billee nin faysal qadiyad somaali iyo mid muslimiinbuu kadaacad noqon ama guul kasoo hoyin ku naaloonaya inusan habeen jirin
    Waa oday shaqaale u ah afkaar cadowna faafinaya awoodi rabbina uu u aqoonsanyahay in uu maraykanku leeyahay oo caalamku gacantiisa kujiro

  • @ahmguh7989
    @ahmguh7989 Před měsícem

    Somali waa in qaab qabiil u wada hadashaa. Si'ay u heshiiso waxa kale waa is hossaasin. Saxna
    ma'aha. Waligaa haska dhaadhicin
    Dadka in'aadka aqli badantahay. if
    Think like that you are wrong . Somali Hanoolaato aamiin
    you
    0:00
    .if you

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Lacag cunilaheedaa ama cuni lahaynaa, umada somaliyeed, waa soo jeedaa. Wadahadalka waxaa keenly waa af.wax cunay xishoo.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Axmar futo us

  • @boolowhaaji
    @boolowhaaji Před měsícem +4

    Lacnad allahu kurido kuwa u adeegayo cadowga umadeena

  • @AhmedAli-uc9qy
    @AhmedAli-uc9qy Před měsícem

    Darood it's aint oromo for long tem aver oromo understand you have to know Darood and understand

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Hadii itobiya somLia soo gasoline, Walee Gaza ay somLiya😮

  • @mohamedadan7867
    @mohamedadan7867 Před měsícem

    Hays xiijinina heshiiskaasi wuu dhacayaa dad space ka hadlaya waxba ka tari maayaan somaliland cid dalkeeda ka talinaysaa ma jirto .

  • @abdullahabi3362
    @abdullahabi3362 Před měsícem

    Somaliland waxaa wax ka qaadiwaayey dowladihii jiray sida jabuuti ee maxaa afar nin oo basaasiin iyo tuug ihi ka qaadayaan

  • @abdirahmanismaciilfurre4001

    Bad Qabiil laguma difaaco karo, somaliland ha guulaysato, somalia ha ku guulaystaan insha Allah

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Hadii wadahadal sii socdo, waa isddhiibid, gebi àhaan nin sii dhimanaya ayaan leeyahay kaalay igumayso.

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Axmaar baa ii kaa gumaynayo ha ku ceeboobin

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse Před měsícem

    Dalkeeyga iiga bax meel loo dhaafo maleh. Dowlada somalia ayaa sheekadaan wado. Haka waantowdo

  • @user-vt6jg1sq4e
    @user-vt6jg1sq4e Před měsícem

    Somaliland citiraafka waxkzsta way siisanaysaa hadaalina

  • @mtksolution
    @mtksolution Před měsícem

    ₩₩😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @inayeeyowalaal-nr5tu
    @inayeeyowalaal-nr5tu Před měsícem

    Runtii waa soo dhaweeyneeyna in guddi heerkaana aqoontoodana sareeyso in aay ka shaqeeyaan sidii aay u kaabi lahaayeen sare u qaadita qaran wanaagga soomaaliya

  • @User7654suy
    @User7654suy Před měsícem

    Waxaa la yiri: laylugu biyaha uurkiisa ku jira buu ka didaa.

  • @abdiali319
    @abdiali319 Před měsícem

    Afti ayaa laga qaadi karaa Somaliland. Ma shaqayso wax la yidhaado “Dad Badan ayaa jira oo ka soo horjeeda Somaliland “. Waxaan aad ka hadlaysaan waa Dagaal ka dheca Somaliland iyo Somalia. Diyaar baanu u nahay inaanu isdifaacno. Ogaadana dagaalkaasi inuu noqondoono Irir Samaale iyo Daarood.

  • @fosiali263
    @fosiali263 Před měsícem +1

    Kama hadli kartaan badaayada nijaasyahay dhawaan wuu hirgalaya waxba kama qabankartaan waayo waa dalkaygii

    • @ahmedafrica7276
      @ahmedafrica7276 Před měsícem

      Eithopia ma lascanood ayad moodey cabdow
      Ushaada nin aad ka qaadan karto ayaa loo dhiibtaa

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 Před měsícem

    Daaroodkan cabaadaaya maxaa ka galay badaha somaliland ma hooyadood baa leh😂

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Ey ey dhalay GERIKOOBE DAWARSATO faysal rooble munaafaq weeye buka

  • @mohamedroble252
    @mohamedroble252 Před měsícem

    Ogsoonaada is ku daykasta oo samaysaan inaanu suurtagalayn. Kooxdiina wada khalkhalgalinta ee Xassan Sh. Magacaabayna in la idin maxkamadayn doono dacwad idinka dhan ahi socoto

  • @daahirga5973
    @daahirga5973 Před měsícem

    Somaliland wa waladeena esdajeya ragaw

  • @Dirir-vg8zy
    @Dirir-vg8zy Před měsícem +1

    Wabaaa

  • @user-ig1um5og9l
    @user-ig1um5og9l Před měsícem +1

    Waa caynte ninka aan sheegayaa ee dhibka loo tirinayaa

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Caynte waa kooxdii HERIGATE baajuun qadaadweyn ilma niiko AMISOM

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 Před měsícem

    Kooxdii ilma AMISOM ee daarood qaxooti kurdi somalida munaafaqiinta kooxdii HERIGATE waa CBB Xarmaajo faqash hadhaagii afweyne

  • @user-zr1kg8sq8s
    @user-zr1kg8sq8s Před měsícem

    Ye Somaltara Saw .uuqadu waa hub aynu isticmaali karno. Inteena Wadaniyiita Soomaali Wayn ku hadasho luuqadaha Amxariga, Afaan Qori, Tigre etc. ✍️

  • @ahmedyusuf692
    @ahmedyusuf692 Před měsícem

    Waar wax kale ood ku maararowdaan raadsada. MOU way hirgeleysa.Somaliland na 26 June halkay taagneyd ayay ku noqon doonta. Wax aad ka qaban kartaan na majirto ee maararow kale doonta

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 Před měsícem

    Kuwan wax haya cuqda isaaq kkkkj waxasa aqoyahan lagu sheegayaa haku wasto beesha dhexe doqon

  • @user-ox6gm5bs1o
    @user-ox6gm5bs1o Před měsícem

    Daarood isbiirsaday isaaq docadocayntisa, daacadnimo hamoodina waxa dabinlaqoolayo,
    Dad duleeyey somalidi layskusodaray, Kaladiray dadkiiwada aaha uliyodiirkeeda, midnimaykudoodan waxandacadka ahayn

  • @AhmedAli-uc9qy
    @AhmedAli-uc9qy Před měsícem

    Watis rong with somalian people still naver understand it's 2 somalian berthish somaliand and Italian somaliand Italian naver have border with ethiopian no border the border between ethiopian and somaliand wat you want to do about the border between and Italian somaliand

  • @mukhtarabdillahi3496
    @mukhtarabdillahi3496 Před měsícem

    Digo iyo dambas kala iibsada. 26 June = 1 luulyo , No one can't stop the will of the people of somaliland.. period!?

  • @user-hq6lm2nj3r
    @user-hq6lm2nj3r Před měsícem

    Waa iga talo oo haddii Guddigan hawshiisa ay ka mid tahay inuu ka talo bixiyo sidii loo difaaci lahaa madaxbanaanida iyo midnimada dalka waa in Guddiga ay ka mid noqdaan xubno leh waayo aragnimo iyo khibrad ciidan oo matalan dawladda u sheegi kara sidii ciidanka mooralkiisa iyo tayadiisa kor loogu qaadi lahaa loogana dhexsaari lahaa madaxda iyo saraakiisha lagu eedeynayo musuqa iyo xatooyada sahayda ciidanka.

  • @abdulqanidahirismail3677
    @abdulqanidahirismail3677 Před měsícem

    They thinking such like columbian cocaeen mafia

  • @abdirahmanmohamed2172
    @abdirahmanmohamed2172 Před měsícem

    Adeer itobiya sida cad lacag b

  • @tabarakmedia5198
    @tabarakmedia5198 Před měsícem

    Yam Yamtu Somalidan ay sheegtaan ee bada cas ku taal waa halkee tolow ma dad jiran baa miyaan qof caafimaad qabaa ku jirin

  • @jamaal12339
    @jamaal12339 Před měsícem

    afqadhmuune orod Baaydhabo ka kici xabashida

  • @suziy154
    @suziy154 Před měsícem

    Faisal duufle

  • @khalidqawdhan3265
    @khalidqawdhan3265 Před 12 dny

    Faisal aqoonyahan baan moodi jiray wamaxay dawladan uu ka sheekeneyo eeh wardhiiglay uu leeyahay waxbay ilaalinayaan sovreignty iyo wax bay ilaalinaysa

  • @craxmanaadan1481
    @craxmanaadan1481 Před měsícem

    Maxaad tari kartaa miskiin faysal qabiilna gari koombo ayaad ka tahay dhulkaaguna waa tuli guuleed oo jaarso aad la dagto oo aad magan ku tahay . yaa miskiin daciif qof liita

  • @faaraxweyrax4073
    @faaraxweyrax4073 Před měsícem

    Markaan dhegaysatay hormood siyaasada, aqoon yahanka iyo culumada.
    Dhamaan way u ogol yihiin (itobia) bada in ay hesho bilaa (shabaab)

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 Před měsícem

    Ethiopia MOU dhexmaray Labada dawladood Ethiopia iyo Somaliland waa dhamaystirnyaa huwaney buuqa na yareeya Wxba kama jiraan waxad sheegayso Wxba kama jiraan Weeyi

  • @axmedaxmedxasan4395
    @axmedaxmedxasan4395 Před měsícem

    Kkkkkk waxasa aqoyahan lagu shegaya

  • @user-ir3kh1gg6j
    @user-ir3kh1gg6j Před měsícem

    waar biinta kadaya wallaahi hadad iiman edinku jiiro waaxs biinta haaysku mawiiliysan eeg awdaal waa somaliland sonaliland dhulkida iyada umadax banaan naacdalba wajiigina ku taal 😅😅😅😅 ooyada oo xaarka iyo dhuusada iska duuwa baal ooya ooya oo hadana ooya 😅😊😅😮😮😢 naarta allaah hayigu daaro ihlu naar ihlu naar dhaalay hoo ruug oo hadana hoo ruug biinalayan

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s Před měsícem

    isra,iil, iyo falastiin waad aragtteyen dhibatada ka taagan sidas oo kale waaye hadey mar ku habsato lagama kicin karo hada intey goor tahay iney etpbiya ka laabato baa u ruun hadeysan ka laaban waa in leyska dhiciyo bey imaneysaa somali wey is yaqanin

  • @jamalaraya9038
    @jamalaraya9038 Před měsícem

    Waxn filaya inad xalka ka radinysan
    Meel aan loo baahnyn
    Maku la quman tahy inad somaliland ka hadlayso iyo kala daadidintada ileen wa dad somaliyede meela kaa tagi mayane
    Inad ka hadashan bal inta gumeysigu haysto
    Iyo inta jaarso kaa haysato
    Aad xal u raadisaan
    Waxn u arkaa inad isu bahysaren
    Nac iyo fogayn aad u qabtaan qolo gaara
    Maad ilowday dagalki 77ki
    Kuwi xiigoda iyo xolahoda ku bixiyay inay ahayeen
    Reerkabi aadu tasgabaysaan

  • @ahmedhussein7804
    @ahmedhussein7804 Před měsícem

    ASC AQAYAARATA SHARSFATA LEH SU,AAL MR CEYNATE MARKA QAARAKOOT BEENTA WAA LAGA FIICAN YAHAY SU,AASHEYDA MARKAAN U SOO NOQODO W.SIIR BALCAD WUXUU LAKUMAY SAFIIRKA U JOOG U.N AXADII UU LASHIREY MARKA MUXUU U NEEYAHAY DOWLAD LAMA KULMIN FEYSE TO FEESE?

  • @mrniceguy8663
    @mrniceguy8663 Před měsícem

    Demjafiid dal difascimeysee allow aysan dedka gadan

  • @haboon180
    @haboon180 Před měsícem

    Somalia qaran ma ah, dawlad qaran ayaa ka horeeya. Ethiopia 60 percent ayey ka talisaa somalia. Kenya 20 percent ayaa ka talisa. Waxa soo hadhay waa faqash, moryan iyo alshabab.