Baarlamaanka Cusub ee Somalia waxaa ku Jira 4 Xildhibaan oo AS katirsan! Waraysi Abdisatar Hassan.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • 𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
    SSTV is independent and impartial news and entertainment channel on You Tube. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainments, business news and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region and the world at large. The channel was first created on November 14, 2013 and renamed as SSTV on August 21, 2018.
    𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on You Tube.
    𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
    Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programmes and entertainments.
    𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
    We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, Teamwork, Courageous, Credible, Diverse, impartial and Independent.
    𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
    Tel: +254 722201838
    Email: sstvsomali@gmail.com
    Our CZcams channel: / sstv2
    Facebook: www.facebook.c...
    Thank you for joining us: please subscribe and like our channel, it will help us continue our public services.
    𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐄𝐱𝐞𝐜𝐮𝐭𝐢𝐯𝐞 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
    Mr. Noor Mohamed Abdi

Komentáře • 319

  • @farahhamud8539
    @farahhamud8539 Před 2 lety +17

    This young man can make a good a leader in his country.

    • @ykhalid182yusuf6
      @ykhalid182yusuf6 Před 2 lety +1

      Se way qarajinayaan ninkan rer waqooyi u tago ayaa fiican raga halyayga ma dilaan shaqadiisana way u fududeryaan

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 Před 2 lety

      Waxani waysi maha walaal hadalkiisa harumaysan

    • @sahraguled7480
      @sahraguled7480 Před 2 lety

      Ma iswaydiisya wax uu ula shaqaynayo dani

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Před 2 lety +14

    Abdisatar knowing too much is a threat on its own. I want you to take an extreme measure. Somalia cannot afford to lose people like you

  • @bulbulwaberi446
    @bulbulwaberi446 Před 2 lety +20

    This guy he is qualify to be future politician he have a knowledge about it how the system work's Guy like him should be protected the country will need people like him who loves his people and his country

  • @samawade6470
    @samawade6470 Před 2 lety +9

    Wallee waa ka muuqataa waaya aragnimadii ow ka soo dhaxlay (AUN)Odaygii Qanyare ahaay, mustaqbal siyaasadeed ayaa ka muuqda C.sataar guuleyso sxb 💪💪🙋‍♂️

    • @larsmartin3314
      @larsmartin3314 Před 2 lety +1

      Qanyare wuxu ahaa maskaxmaal gaamuray oo xaraar sare jalabutaystay! Aniga oo ah nin reer woqooyi ah ah baa geeddigii Qanyare Afrax aad u xiiseeya. Waxan ku sheegi lahaa ninkaasi inu ahaa mar la arag!

  • @zulufarahfarah4175
    @zulufarahfarah4175 Před 2 lety +6

    Walahi ninkaan wuxu ka hadlay runta waana siyaasi jecel diintisa dhalkiisa iyo dhaadkiisa Mashallah good luck 👍

    • @babuubahmed3418
      @babuubahmed3418 Před rokem

      Al abaadir school ka qalin jabiyey Nairobi 2010😂😂

  • @maxamudabukar8769
    @maxamudabukar8769 Před 2 lety +3

    This man is expert man about intelegent

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Před 2 lety +8

    This young man must be so tough and realistic; let his life ends with peace. Thanks

    • @American_patriot110
      @American_patriot110 Před 2 lety

      Lol 😂 he was born 1988 but in 2002 he told the world and the somali people about the entering of terrorists to somalia, since he is experienced man in the field of security. Imagine he was 14 lol 😂

    • @namiin3034
      @namiin3034 Před 2 lety +2

      @@American_patriot110 if you keep listening he later says 2006 we told them even then 18 is still very young to be a security expert 🤣

  • @seylicisoomaali9272
    @seylicisoomaali9272 Před 2 lety +2

    #Abdisatar nin wax badan og

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Před 2 lety +2

    Manshall the guy is knowledgeable and expertise in political affairs

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Před 2 lety +1

    Manshall the is expert in polication keep ongoing my brother

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 Před 2 lety +9

    QOFKA MARKA UU XOG MUHIM KEENO WA DACAYADEYNAYA. PEOPLE NEED TO THIS GUY SERIOUSLY.

  • @mohamouddguuleed1359
    @mohamouddguuleed1359 Před 2 lety +13

    Challenge:- Wuxuu dhashay 1988, haddana wuxuu yiri 2002 ayaan sheegnay in laajiyiin joogaan somalia, markaasna 14 sanno jir ayuu ahaa, markaasna usagoo 14 jir ah ayuu talooyin bixinayey waa yaab!!.

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 Před 2 lety +6

    *War ninkas weyn wuxu ku shekeynaayo fiiriya 1988 ayuu dhashay 2002 asago 14sano jir ah ayuu la dagalankii alqaacida kala talinayay CIA fataale😂😂😂😂😂*

    • @Dhigow
      @Dhigow Před 2 lety +1

      Yes weey dhici kartaa

  • @adamibrahim8263
    @adamibrahim8263 Před 2 lety

    Very Informative. Thank you sir

  • @alisuldaan8314
    @alisuldaan8314 Před 2 lety +2

    Mshlh wa wax lagu farxo nin dhalinyaro ah o xog ogaal ah weliba da.disa iyo sida dagaananshaha leh wliba si daacad ah ayu u hadlayaa hore usoco walahi in an aqoon lakiin wa nin wax gall ah wilkani mustaqbal wacana wu leyahay in kastoo somali u kadhashey nmar walbana radiya xumaan ilahoow kuwa dadkoda wanagoda tusa naga dhig

  • @user-hb1ce5ns5f
    @user-hb1ce5ns5f Před rokem

    Very intelligent person this guy have to be protected

  • @abdullahiabdirashid3479
    @abdullahiabdirashid3479 Před 2 lety +2

    Abdisatar waxaa moodaa inuu fekirka Alshabaab inuu dhiirigalinayo
    Markuu dhahayo xilibaanada waxay qaataan 3700 hadey 500 un iskadhiibaan 3200 u hareyso waxay ku helayaan amaan wayna tagi karaan bakaaraha iyo meelaha shaaha raqiiska uu yahay
    Ma isleedahay inuu Abdisatar naga gadayo fekerka guracan ee Alshabaab

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 Před 2 lety +5

    Waligeey ma arag qof wariye ah oo sidan u yaaban. Wuxuu u qaadan waayey waxan loo sheegayo in ay run yihiin.

  • @AbdirahmanAbdullahiHusse-ox4no

    Wareysigaan hada kahurna waan daawaday hadana waadaawaday lkn marki hore marumaysan hadasa waarun wallahi cabdisataar warkiisii waarumoobay

  • @mohamedsaidmohamud5920
    @mohamedsaidmohamud5920 Před 2 lety +1

    Woow manshall

  • @ugbadomar5881
    @ugbadomar5881 Před 2 lety

    شكرن اخي الكريم

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 2 lety +4

    Ninkaan suaasha sax oguma jawaabayo waa ilameyreyso dirty game minde buu yaqaan

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 2 lety

    Caawaad Cilaajkii ugu waynaa waraysateen

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 7 měsíci

    ❤❤ waaka badanyihiin

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před rokem +1

    Kani wa cilmi daadshe caadi ah
    Wax walbo waa aqaanaa ayuu taagan yahay 😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @amarehadaweh9683
    @amarehadaweh9683 Před 2 lety +5

    7:39 " 2002 ayaan internationalka iyo soomalida u sheegnay in dad muhaajiriin ah (argagixiso) dalka joogaan" iyo waxaan dhashay 1988 is qabsii adiguba. 14 jir miyaad xogta argagixisada caalamka iyo soomalida ugu tabisay ???

    • @abdirizakhussein9204
      @abdirizakhussein9204 Před 2 lety +1

      Wuxuu ahaa 14kaa caqli badan

    • @amarehadaweh9683
      @amarehadaweh9683 Před 2 lety

      @@abdirizakhussein9204 😂😂😂😂😂

    • @ubahabdiomargrundlaggandev6611
      @ubahabdiomargrundlaggandev6611 Před 2 lety

      @@abdirizakhussein9204 jawabti ku habonsyd ayad ka bixisay, positiv adigo noqan kara negativ inad noqoto mahn. Caqliga waa hibo ee da’a mahan

    • @AGTRAUK
      @AGTRAUK Před 2 lety

      Sheets baraley

    • @abwaangaras6942
      @abwaangaras6942 Před 2 lety

      Sidaa ufahantay maaha wuxuu la shaqeeynaayay qanyare maamulka uu katirsanaa aya yiri sidaa waa run

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 2 lety

    Mareykan asagaaba sabuurey waxaan

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 Před 2 lety +4

    Waxn ku fahmay waresiyo horena wn ku dawaday arimahaga waxa ka muuqda inaad qay ka tahay qolada lacagta ka sameyo in dhibato somali kunoolato kana hor imanaya in amaan iyo kaladanbeen dhalto hadalkaga wn dhadhamin karaa anigu

  • @saraxlaboodosman5362
    @saraxlaboodosman5362 Před 2 lety

    Cabdi Sataar. waa runtii waana ognahay arinkaa waa saqiiq

  • @cadbdulaahimaxmamadxasan3074

    Cunugaan jaajuus waaye shaki kuma jiro waliba ciidda uu jaajuska u yahay waa iska cadahay lkn basaasnimadiisa ayuu siyaasad u adeegsanayaa

  • @mustafahmed1690
    @mustafahmed1690 Před 2 lety +1

    masha alah

  • @abdikarimmahamed8132
    @abdikarimmahamed8132 Před 2 lety +2

    Dadbaa xaqiiqda ka gubta
    Waana dadka shababka ah ama taageerada u ah
    80% run waa sheegay ninkani

  • @HarestoFarah
    @HarestoFarah Před 2 lety +1

    Asc wiilka Somaliyeed ee geesi

  • @mohamedabshir4478
    @mohamedabshir4478 Před 2 lety +3

    Wariyuhu sida uu u waraysanayo muwaadinka waa hab uu khatar ku gelinayo miskiinka xogta bixinaya.

  • @amiindable1865
    @amiindable1865 Před 2 lety +4

    aboow macaane 😆😂😂

  • @muscabmohamedmohamud7416
    @muscabmohamedmohamud7416 Před 2 lety +5

    Keligii wax yaqaan weeye keligii fiican

  • @mohamedsaidmohamud5920

    His is expertise in political

  • @maxamudmaxamed7316
    @maxamudmaxamed7316 Před 2 lety +3

    Sidu ku ogaaday waxa uu shegaayo hadusan eheeyn dadka qalalasaha ka wada dalka so maliya nin kaan waxaa soo dirsatay dowlada kenya

    • @talowanaag3800
      @talowanaag3800 Před 2 lety

      Ilahay caqliga ga hakuu barakeeyo maxaad la haleeshay marba ha duu sheegay kenya iyo saciid dani maxaad ka filaysaa

  • @abshirhussein7987
    @abshirhussein7987 Před 2 lety +1

    Ninyaho wad dulqada badan wax kast wad wareeysanaysa Ilah haku fududeyo bro kan wax badan ba ka qaladan

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před 2 lety

    Taas xiildhibaanada baad dhibijiireen camaro dhaan baad

  • @saadaqguure758
    @saadaqguure758 Před 2 lety

    Ninkaan dhalinyaradda ah wax badan Ayuu ogyahay Guuleeyso brother

  • @mohamudabdi5130
    @mohamudabdi5130 Před 2 lety +3

    Kan la waraysanayo isaga laftiisa ayaa far ku mudan tahay ilaahow yaa baara

  • @omarmohamed5120
    @omarmohamed5120 Před 2 lety +1

    Businesses it hasn't provet
    When you paying security!!!

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 Před 2 lety +1

    Waa hadal run ah shabaab in la heshiiyo wax diidayaa ma jiraan waa dad soomaaliyeed

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 2 lety +2

    Ninkaan Kenya u shaqeyaa waa jaajus fahad yasiin buu la shaqeyn jirey Marki la buriyey buu waxuu sameyn jirey oranayaan Dad kale sameyn dirty game yaqaan ninkaan waa mafio

  • @moulidahmed303
    @moulidahmed303 Před 2 lety

    i really like this boy

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před 2 lety

    Wiilkan ma ooga wax ku haadlaayo ,
    Yaa la shaqeynaayay ninamankooda

  • @mahomedhalaase3948
    @mahomedhalaase3948 Před 2 lety

    Siyaasada iyo farsamada qabiilka kalasara culima alaah

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 Před 2 lety +1

    Faladagaanka siyaasada 2022

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 Před 2 lety

    Kana xoolahan af somaliga soo baro dheh

  • @adonallah
    @adonallah Před 2 lety

    SsTv wixii ka horyimada ma iska wareysaneysa canug lagu sokorshay madaxyadii wadaadada ee qanyare safrin jirin 1988/ayuu dhashay /2002wuxu ahaa Tala bixiye +14yeris

  • @shurkiyahersi9509
    @shurkiyahersi9509 Před 2 lety +2

    Gees haloo kuuso kaanfur galbeed

  • @abdiqaninana6931
    @abdiqaninana6931 Před 2 lety

    1988 ayad dhalatey , waxadna arimaha abniga kala shireysey siyasiin 2002 dii dabcan 14 jir ayad aheed , meshas is qabadsii mise xiligas madaxda dhan ayaa wada 10 jir ahaa ? !!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!!

  • @yaasmiinjamac9446
    @yaasmiinjamac9446 Před 2 lety +5

    Ninkaan waa jaajus Kenya Iyo visa Iyo itoobiya la shaqeyo fahad yasiin oo yar weeyan game mind dirtyind buu xog u sheegi ka dibna wuu ka laabanaya asaga la shaqeyn jirey alshabab Iyo fahad Marku shaqo laan ku dhacdey buu rabaa inu ku soo caanbaxo wariyaasha

  • @xaredlecilmi4741
    @xaredlecilmi4741 Před 2 lety

    14 jir kashaqeya sir don & siyasad !!!!!!!!!!!

  • @husto1317
    @husto1317 Před 2 lety +1

    War nuuroow C/sataar sida caruurtii buu u shee kaynayaa

  • @abdullahiahmed5903
    @abdullahiahmed5903 Před 2 lety

    Xildhibaano iska daayee golaha waseeerida ayay ka mid yihiin madaxweynayasha qaarokod ayaa alshabaaab ah

  • @KalelaChannel
    @KalelaChannel Před 2 lety +4

    Qanyare naagtiisa majeerteen ayay aheed. Waa kii waa dhahay, "darood iyo aniga guskeyga ayaa naga dhaxeeyo". Shuluqaan waa majerteen after Hawiye ku hadlo sidaan filayo.

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před 2 lety

    Taas wa caaddi nimanka mesha ku shiraayo wariye dhuusadda day siirta kaleeto dhiibay rac melkasta ku jiirta shabab

  • @sahrahasan1980
    @sahrahasan1980 Před 2 lety +1

    Asc walaahay.cabdi.sitarow.Qatar.weyn.ayaan.kaga.cabsanaya.waxad tahay nin geesiya oo dacada ilaahay haku badbadiyo.walaalkey

  • @husto1317
    @husto1317 Před 2 lety +3

    Csatataar war badan ayuu ogyahay lkn qaabkii wax loo sheegi lahaa ayaa kamaqan aabab too ah waxaa ka dhex guuxaya caadifad waana nin shaqo dowlada kawaayay eedaynta taas ayaa ugu wacan

  • @MixmediaproductionSL
    @MixmediaproductionSL Před 2 lety +1

    Ninkanu wax badan buu ogyahay. wareysi 2aad ku celi

  • @xasancabdule4160
    @xasancabdule4160 Před 2 lety

    Waa cajiib iswarey sigaan

  • @nuuraadan4465
    @nuuraadan4465 Před 2 lety +1

    Cabdusatar waxbadan ayu ogayhay walahi

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 Před 2 lety

    Asc,Maxaad ugu qarineesaa umada waayo barlamaan buu qarxinayaa ama kuwa badan uu xoog ku heysanaan

  • @naanick4566
    @naanick4566 Před 2 lety

    Nacallaa ku taalo Alshaab iyo kuwa hogan xumida noo sahashay madaxweyne heey adaha sidoonkuba nacaala Alshabaab ku taalo

  • @mohamedhaji6561
    @mohamedhaji6561 Před 2 lety +1

    War ninkan halayska jiro m sahlana wa Shakhsi taba barsan lakin shaki igama jiro in Kenya so dirtay ku so dhex turtay Parlamanka wa wareeeeeey war ninkan hadalka badan eega

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 2 lety +2

    Ninkan rerku ka soo jeedo wax ma qariyaan gelidle ayaa la yirahdaa waa geesiyiin dadka la degaa waxay ku ducaystan inuusan lagugu saladin kaa kebab mayaan hadal hoos loo yiraahdo ma yaqanan waxayna degaan 6 gobol ee xasan sheekh iyi shariif sakiin ay kala goyeen qaa la yaan ninkani waa soimalidii saxda ahayd benben ma yaqaan geesi dhimasho yaqaan

  • @mohamedhajiisseilaak138
    @mohamedhajiisseilaak138 Před 2 lety +1

    Ninkan wa in sirdonka somalida qaybta shabab la dirirka loo dhiibo Xogo muhiimu haya

  • @bashirmudi7892
    @bashirmudi7892 Před 2 lety

    Waley nuur Maanta Waa laga yaabsaday

  • @mohamedadan2711
    @mohamedadan2711 Před 2 lety

    Wlh caaddi mahiin ruunti afka ka qaabo warka marku sheegay xildhibaana kuceeli yiri lakiin marki farmagio la sheegay ma ku ceelceliin , wariyah caabsii leh

  • @ahmedmire7600
    @ahmedmire7600 Před 2 lety +1

    ASC.Wariye sarre Nuur,walaale
    Cadisitar.
    Haddal wax ku oola buu sheegay,
    Waxaan Aaminsanahay
    in uu xog ogaal yahay,
    Asagoo kale waxeey Aheeyd in laga faa’ideeysto.

  • @xidigxiddigasheikh9120

    Dadiisa iyo wayo aragnimadisa iyo ninka uu amanaayo oo hagaamiyo koxeed amaanyo inaa waresato wariyow walahi wa wax layableh subxanallaah illahayow somalia ugar gaar noocan wax lagadhiga

  • @ayanabdullahi3999
    @ayanabdullahi3999 Před 2 lety

    Wiilka ka caqli bdn wariyaha

  • @abdullahimohamed9644
    @abdullahimohamed9644 Před 2 lety +1

    nikani waa xariif waa nikii isku dayey inuu xildhiban kaqato qabil qabilkisa aheyn waana lagu fahmay welina arinkasi kama hadlin

  • @joemac1293
    @joemac1293 Před 2 lety +2

    Cajiib.. Ilahay ha naga qabto Fahad Yasin iyo Farmaajo

  • @MohamedOsman-uq4ts
    @MohamedOsman-uq4ts Před 2 lety

    Wariyihii I baa kalkalay

  • @aslicadeey8511
    @aslicadeey8511 Před 2 lety +4

    Kkkkkkkkkk arkan caadi maaha xog culus waaye walaahi waa qatar

  • @abdiy.mohamed7489
    @abdiy.mohamed7489 Před 2 lety

    Abdisatar mar hore ayaan waraysidyadiisii hore sheegay inuu yahay nin xogo badan haya.

  • @abdirehmangallad6328
    @abdirehmangallad6328 Před 2 lety

    Waa yaabsatey

  • @cilmicadnaan5078
    @cilmicadnaan5078 Před 2 lety

    Cilmi Bari

  • @husseinnur8250
    @husseinnur8250 Před 2 lety

    Daacish iyo Al Shabaab waa la hubaa inay khaarajin doonaan wiilkan dhalinyarada ah. Al Shabaab dawladii Farmaajo waa ka buxeen tanna maxa u diidaya. Wadanka Al Shabaab ayaa xukuma.

  • @abdulwarsame7443
    @abdulwarsame7443 Před 2 lety +2

    Wax wu sheekayo yaan la dhay yalsan.

  • @samriekhalif1858
    @samriekhalif1858 Před 2 lety +1

    Ninkaan nabbed iyo nolol ayuu kasoo horjeedha qofki waxfahmayo 🤔🤔

  • @dahirshdahirbarqab8334
    @dahirshdahirbarqab8334 Před 2 lety +1

    Ninkan asagaa dabagal ubahan

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 2 lety +1

    Fadlan haku khasbin inuu sheego

  • @basrabasher2278
    @basrabasher2278 Před 2 lety +3

    Nuur indhaa kaso harey 🤣 wiilka warkisa dhuxa

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 Před 2 lety +1

    Yarkani wax badan ayuu of yahay mallaga yaabaa inuu isagu la shaqayaba waa wax yaab leh inuu warka intaa le'eg si fudud Ku Heli Karo isaga oo dalka dibedda Ka jooga oo Kenya Nairobi jooga (waa secret agent) Cid uun buy la shaqeeyaa.).

  • @HassanAli-hd3nf
    @HassanAli-hd3nf Před 2 lety +2

    Ninkaan caadi maahan waan hubaa inuu wax badan ogyahay.

  • @mohedshirwnjye8273
    @mohedshirwnjye8273 Před 2 lety +1

    Cabdisatar wuxu kamid yahay shaqsiyadka fara kutiriska ah e qimaha leh. Weye

  • @mmogiire203
    @mmogiire203 Před 2 lety +1

    Dadka somaliyeed wXaynodee gullibls markaa waa uun 40 years oo tiih ree banii Israel. Tiihaas unbaa aduunka lagurogayaa iyagoo kujira.

  • @koshire275
    @koshire275 Před 2 lety

    Ninkan warkiisu wuu Isdaba marayaa wax badan baa is daba marsan oo khalad baa ku jira

  • @bircalaanjiyed.2601
    @bircalaanjiyed.2601 Před 2 lety

    Ninkan wxa la wareystay ''Mxu Abdisatar khibrsd uleyahay xags amniga?'' Jwbta wxy ehed wxi uu bartay ee kusaabsan amniga inuu sheego. Ama uu dhaho amniga fasal uma fariisanin lkn kudhaxjirki dagaalada iyo askarta wxy ii sahashay inaan wx badan ka fahmo. Lkn wxu galay ajnabi baa Soomaaliya joogo iyo Nabhan iyo Fazul soo galay. Yaaab!

  • @bircalaanjiyed.2601
    @bircalaanjiyed.2601 Před 2 lety

    Wxu shegay inuu safaarad xog hayn ka ahaa. Hadana 51:48 wxu yiri xog hayn hadad maqasho xog kalay haysaa (micnaha wa laga dhanaansada gabadha). Asaga markuu xog haynta ahaa xog kale miyu hayay. Yacni malaga dhanaansan jiray?

  • @American_patriot110
    @American_patriot110 Před 2 lety +1

    Side ado 1988 u dhashay, 2002 somalida ugu sheegtay in wadanka ay so galeen niman muhaajiriin lol 😂 waxaadba jirtay 14 sano iskoolkaba ma dhameeninbee ? Xumaan igama ahan iftiimin lee iga tahay

  • @AGTRAUK
    @AGTRAUK Před 2 lety

    Sheekey hadalba ma yaqaan

  • @kuurdayare
    @kuurdayare Před 2 lety

    Kan somali miya mise Ethiopian afsomali bartay waye

  • @guuleeddiini4589
    @guuleeddiini4589 Před 2 lety +3

    Nuuroow walaal dadka aad waraysato hanoqdaaan dad brief bacground leh ilmahan mooryaanka ah wuxuu yidhi 88 ayaan dhashay wuxuuna yidhi waxbaan bartay waxbarashada somalia waxay dhacday 88 midakale safaarada Kenya ayaan joogay ayuu leeyahay kuwii safaarada gatay miyuu kamid ahaa? Qanyare afrax ma dadta guud ee soomaaliya ayuu ka shaqayn jiray?

    • @jamesblack2577
      @jamesblack2577 Před 2 lety

      Cuqdada kuheyso la dhimo, haddii uu wabartay maad u qirtid

    • @guuleeddiini4589
      @guuleeddiini4589 Před 2 lety

      @@jamesblack2577 waan ka xumahay waxaan ka hadlaynay dano.soomaali weeye maaha mida gaalada, midakale schooladii soomaaliya waxbarasho waxaa ugu danbaysay.1988 AW-DHEEGLE ma jinbaa waxku baray?

  • @MahadGoraa
    @MahadGoraa Před 2 lety

    1988 ayaa dhalatay 2002 waxaad na jirtay 14.... waxaad ifahan seesaa dowlada aad amniga dalka soomaliyeed uga warbixin jirtay 7:40

  • @fartunkalay909
    @fartunkalay909 Před 2 lety +1

    Asaga alashab ah wajiga 3 Waa arkaa