Maalintii taleex lagu weeraray diyaaradaha | Taariikhdii sayid maxamed cabdulle xasan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Maalintii taleex lagu weeraray diyaaradaha | Taariikhdii sayid maxamed cabdulle xasan
    Xigasho:
    en.wikipedia.o...
    goobjoog.com/t...
    digital.soas.a...
    www.doollo.com...
    bit.ly/36kXxcc
    bit.ly/3hHBRvX
    bit.ly/3qS1D4Q
    bit.ly/2TJAuFa
    Ku soo biir janalkeena labaad: bit.ly/2GsnFsg
    Facebook: bit.ly/2JycRdj
    Instagram: bit.ly/2TPlYrR
    Twitter: bit.ly/3mOR27D
    Muqaalo ku qancin doona:
    - Yurub iyo islaamka | Hagardaamo iyo tuugnimo: bit.ly/38fcIFI
    - Veto | 5ta dal ee aan laga daba hadli karin aduunka: bit.ly/32bHdIX
    - Namruud | Qofkii ugu horeeyay ee ilaahnimo sheegta: bit.ly/3etRaGD
    - Alzawari | Hindisaha diyaaradaha drone ta ah ee falastiiniyiinta: bit.ly/35XTZMp
    Waaberi Media Hoyga garashada iyo aqoonta...

Komentáře • 490

  • @crronaldo7736
    @crronaldo7736 Před 3 lety +57

    Aawey dadkii JECLAA xabiibkeena Mohamed like iisaara

  • @ahmetqadi2054
    @ahmetqadi2054 Před 3 lety +76

    Halgankii ugu dheeraa qaarada afrika sababayna duqaynta taariikhda taleex.
    Sayidka iyo daraawiishtiisii Eebbe ha unaxariisto innaguna ubadkoodii baanehee eebbe hanooga daba naxatiisto.

    • @juveriacabdalla9349
      @juveriacabdalla9349 Před 3 lety

      000

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před 3 lety +1

      AMEEN YAA RABBI

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 Před 2 lety

      Darwiishkii sayidka ahaa isaga magacaa la dhihi jiray darwiishna dadka lagumacaabo waa reerka uu kasoojeedo

    • @mohamedqalpih8848
      @mohamedqalpih8848 Před rokem +1

      @@dhuubowchanneltv4900 magacan darawish waxa iska laha nin izaaq oo la odhan jiray mohamed darwish qabil ma ahyn darawish ader

    • @URvimez
      @URvimez Před měsícem

      Erayga Darwish Waa eray sudaan ka yimid .qoladii mahdiga sudaan ee ingiriiska la dagaalami jirtay daraawiish kahor Ayaa magacaa lahaa .xagaana lagasoo xigtay ..shakhsi magacii maba ahan​@@dhuubowchanneltv4900

  • @muxamad8022
    @muxamad8022 Před 3 lety +55

    Ilahay ha u naxariisto sayidka taariikh aan ku faani karno ayuu nooga tagay,
    Mahadsanid
    Haddii aad heeyso taariikhda soomaali galbeed iyo sida ay gacanta gumeystaha ku gashay nala wadaag

  • @sumayoahmed1635
    @sumayoahmed1635 Před 3 lety +31

    Allow yaa dadkagii yiraaah dowladnimo qaaday
    Allow yaa daraawish fariin dabacsan gaadhsiya
    Allaha u naxariisTo Sayidkii barakeysana sayid Abdulle xasan❤️❤️❤️❤️

    • @fatuuxfani249
      @fatuuxfani249 Před rokem

      Miyaa dhigaty allaw Yaa duleeda taleex kala damashada waa dhigty 6 kaygi adi xge kudhigaty wll qaali

  • @farahaadan5187
    @farahaadan5187 Před 3 lety +47

    Ingiriiska insha'allah mar ay ahaataba waan kula xisaabtamayna dadka u naga xasuuqay

  • @moupdynaser5004
    @moupdynaser5004 Před 3 lety +52

    Ku mahadsanid ustaad waaberi inaad barnaamij ka samaysay taariikhdii sayid MAXAMED CABDULLE XASAN🇸🇴🇸🇴💪💪

  • @mohamedkayse1433
    @mohamedkayse1433 Před 3 lety +31

    ❤️Daraawishta geesiyada soomaliyed❤️🇸🇴🦁

  • @ashaabdi7365
    @ashaabdi7365 Před 3 lety +16

    ALLAH u naxaristo sayiidka cabdule xasan iyo inti halganka darawiish inti ka himatay

  • @khalidoday8943
    @khalidoday8943 Před 3 lety +28

    Allaha unaxariisto sayidka iyo daraawiishtuisiiba afka iyo diinta somali ay halka tahay alle ka bacdi waaninka aan abaalkeeda uhayno
    Taariikh aanku faanona waa inoo sameeyay

  • @muslim12211
    @muslim12211 Před 3 lety +52

    A away dadkii jeclaa xapiipkena sala laahu calayhi wasalam kusali👍👍

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety +1

      Like lagumaga salliyo

    • @muslim12211
      @muslim12211 Před 3 lety

      @@saedahmed3977 my wll like maankuraadsan marka sixun haudaremin like waxba imatarayso xitaa kunshilin kukeni mayo uun ajarkaa aaqiro rajena I.a kusali xapipkena scw

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety

      @@muslim12211 ku sali xappipkeena uun dheh xarfo layidhaahfo scw laguma salliyo

    • @fadumajamac345
      @fadumajamac345 Před 3 lety

      Salalahu calayhi wasalam 🥰 ♥

    • @maxamudcabdidahir4089
      @maxamudcabdidahir4089 Před 2 lety

      allow haunaxristo diriye naleye ilama xuule waxbo Kama harin allh unaxaristo inta dhimatay ilma xule labo qof kasoharay kismayo ku noolyihin

  • @cycpoi1027
    @cycpoi1027 Před 3 lety +82

    QOF KII UGU HOREEYE BAAN NOQDEY MAANTA ABOWE, AAD BAAN KUU TAAGEERA NEVER GIVE UP HOREY USOCO EBIDKA ♥️

    • @OgaalkaMaanta373
      @OgaalkaMaanta373 Před 2 lety

      Tarpaj🎉🎉 aaa jljo😅🎉😂😂kl😮❤h🎉i

  • @umams2905
    @umams2905 Před 3 lety +19

    Taariikh badan baynu lenahay bal wallo noo soo badi insha allaah

  • @ileysofficial9581
    @ileysofficial9581 Před 3 lety +68

    inta daraawishta ismuujiya

  • @abwaanmohamedofficial8240

    Sayidku waxa uu ahaa geesi taariikh inoo reebay wuxuu ahaa Ninkii ku ducaystay Allahayoow carabkayga quwee caadil Baad tahaye❤️

  • @apdibasidsayid6368
    @apdibasidsayid6368 Před 3 lety +13

    Sayid cabdalle xasan illhy jannda haku galiyo

  • @muniirbruno4890
    @muniirbruno4890 Před 3 lety +46

    DARAWIISHTA GEESINIMO U DAA😍😍

    • @funnytvtv9654
      @funnytvtv9654 Před 3 lety +2

      Hhhhh 🤣😂fuley dheeh

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 Před 2 lety

      Daraawiish waa reerka sayidku ka dhashay ogaden

    • @nabibomohamedafrax2818
      @nabibomohamedafrax2818 Před 2 lety

      Hada wax ka fuleeysan malahab

    • @dhulbahantegangs1227
      @dhulbahantegangs1227 Před 2 lety +1

      @@dhuubowchanneltv4900 ogaaden kulaha ogaden mesha waxba kama aheyn dhulbahante baa darawishta ku suntana aabo taarikhda wa qoran tahey

    • @dhuubowchanneltv4900
      @dhuubowchanneltv4900 Před 2 lety

      Xoolo nin leh ayey u xaraysan yihiin magaca ninbaa labaxay ciidanka isagaa samaystay taatikada iyo habka wax u socdaan intaasba ninka leh ayaa darwiish ah

  • @abdiraxmanbacood8031
    @abdiraxmanbacood8031 Před 3 lety +33

    aaway DARAAWIISHTII reer sool waad salaamantihiin dhamaantiin

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety

      Hadaad habarjeclo iyo dhulbahanta tahay haa

    • @buraale134
      @buraale134 Před 3 lety

      💪🏿🇸🇴

    • @fahmimustafe5771
      @fahmimustafe5771 Před 3 lety +4

      Oo magaca daraawishta ma waxa la yidhaahda dhulbahante
      Adeer ILaahey halaga cabsado yaan halganka ISLAMka qabiil loo tiirinin

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety +1

      @@fahmimustafe5771 de way ugu badnaayeen waliba habarjeclo hogaankii daraawiishta.

    • @mohamedyusuf7734
      @mohamedyusuf7734 Před 3 lety +1

      @@saedahmed3977 Bal habar jeclo iyo daraawiish is waafaji 🤔😂😂 war anagaa belaayo Aragnay hhhh

  • @abdimalik3650
    @abdimalik3650 Před 3 lety +27

    Dagaalkii nasaarada anaa daalib ku ahaa
    Dalka ma lihid anigaa ku idhi doora weynaha
    Diintayda anigaan ku gadan dabaqii naareede
    Anaan labada daarood tan hore darajo moodeyn
    -Sayid Maxamed C. Xasan
    Abdirahman waaberi ku mahadsanid inaad muuqal ka samaysid halgankii iyo taariikhdii sayidka, taariikhda sayidku waa mid ay ku faani doonaan dhamaan umada soomaliyeed iyo guud ahaan Umada Afrikaanku

  • @mahadismailmj4528
    @mahadismailmj4528 Před 3 lety +21

    SAYID MOHAMED ABDILLA HASSAN INTA JECEL♡♡♡♡♡♡♡

  • @mustafamnj4827
    @mustafamnj4827 Před 3 lety +9

    Wow taariikh aad u fican somali oo lagaalayn rabo ayuu badbaadiyay alha unaxariisto geesi ayu ahaa aan la iloobin

  • @waligeymailoobo8651
    @waligeymailoobo8651 Před 3 lety +16

    Zayidka allaha unaxariisto iyo dhamaan daraawiishti

  • @aliishaahmed64
    @aliishaahmed64 Před 3 lety +21

    Allah haw naxaristo shuhadadii daraawiisheed weli taleex raad ki iyo burbur ki ayay la ildarantahay ma aysan helin dhaawac tir iyo bogsiin 😢

    • @fatuuxfani249
      @fatuuxfani249 Před rokem +1

      Taleex anaa jooga raad xumi kama muqato silsilad qudbiyo falaad waa meesha kaliya ee looboqdo oosayidka ahelkisi ku aasan yahy adi xage joogtaa wll mcn

    • @user-jg9kn5mk1g
      @user-jg9kn5mk1g Před 10 měsíci

      Taleex adeer anaga joognaa 😂😂
      Dayacad sheegayso waaxay

  • @farhanabdibihi2617
    @farhanabdibihi2617 Před 3 lety +7

    Mansha Allah Hayley ugu horeeyey ee ladalaama gumaystaha ingiriska Allah haku naxariisto

  • @saacidomar8752
    @saacidomar8752 Před 3 lety +22

    Viva daraawish from Sool jidbaale iyo cagaarwayne baan idinka soo salaamaya Somaliyeey 😍😆

  • @midnimodoon8724
    @midnimodoon8724 Před 3 lety +18

    Waxa ay ahay 13 ilaa 15-kii February 1920-kii,
    Lkn waxa ka horeeyey xaruntii Galbaribuur ee aaga xeebta sanaag oo maraakiib iyo diyaarado 6 ah lagu soo weeraray mid ka mid ahna diyaardaihii lagu soo riday markii danbena daraawishtu ku soo jabtay cararkiina taleex dib loogu soo laabtay oo xarunta weyni ahayd
    Waxaad ugu laabanaysaa buuga TAARIIKHDII DARAAWIISHTA
    1895 ilaa 1921-dii.
    Oo uu qoray Aw Jaamac Cumar Ciise

  • @yamays
    @yamays Před 3 lety +24

    سيد محمد عبدالله حسن نور،البطل والشاعرالعظيم

  • @mohakobrachannel2594
    @mohakobrachannel2594 Před 3 lety +21

    Qofkii uhoreeyey fadlan liketa ha ila dhaafina
    Sayid mxamed cabdulle xasan alle janada hageeyo

  • @caashodahir6050
    @caashodahir6050 Před 3 lety +3

    Mahadsanid walalkey cabdi raxmaan si da quruxda badan ee aad noogu soo gudbisid muuqaalada

  • @halhaystv
    @halhaystv Před 3 lety +8

    Hakgankii daraawish wuxuu nooleeyey qiyam keena dadnimadeena iyo diinteena

  • @abdiladhiifmohamed7097
    @abdiladhiifmohamed7097 Před 3 lety +3

    Ilahey ha unaxaristo sayidka isaga iyo inti gabar tagneyd wll inogu xiji tariqda Sayid axmed gurey

  • @calixasanxaaji2338
    @calixasanxaaji2338 Před 3 lety +3

    Sayidku kaliya ma ahayn gumaysi diid ee wuxuu sidoo kle ahaa MUJAAHID alaha unaxariiisto SHEYKH SAYID MAXAMED CABDULLE XASAN

  • @MohamedAmiinF2S
    @MohamedAmiinF2S Před 3 lety +3

    ALLAHA u Naxariisto Halgamaa Sayid Maxamed Cabdulle Xassan

  • @SacadMohamed-ou3xo
    @SacadMohamed-ou3xo Před 8 měsíci +2

    Allah ha unaxariisto dhamaanteenba awooweyaasheen maanta xornimadda macaankeeda ku naaloonayno iyaga nafta uhiray😢 Allah ha unaxariisto isu taagi la dagaalanka xornimo udirka ummada soomaaliyeed ee daraawiish taariikh ayey nooga tageen

  • @ibraahimmohaned7176
    @ibraahimmohaned7176 Před 3 lety +32

    I am first____is a good history🖐

    • @sarreyegaas7873
      @sarreyegaas7873 Před 3 lety +4

      soomali baa tahay
      mowduuca waa soomaali
      shaqsiga jeedinaya waa soomali
      , luuqadaad isricmaaleysidne kii lahaa baa lala dagaalamayaa.
      dabcan adne soomali baad tahay
      fadlan hadii ay macquul tahay u hiili afkaaga hooyo mahadsanid

    • @wizrashidinho9760
      @wizrashidinho9760 Před 3 lety

      Somali kuhadal dhiladii kudhashay wasee

    • @abdirahman9984
      @abdirahman9984 Před 3 lety

      @@wizrashidinho9760 😂😂

    • @amiinkhasiimhaji283
      @amiinkhasiimhaji283 Před 3 lety +3

      @@sarreyegaas7873 ka dhac xitaa ma yaqaan sharciyada English iyo sida loo qoroba waxaa laga yaabaa waA uu ku cusub yahy 😁😅

    • @sarreyegaas7873
      @sarreyegaas7873 Před 3 lety +2

      @@amiinkhasiimhaji283 Afkiii hooyo hiil buu rabaaa macalin

  • @zaamabdirahman8335
    @zaamabdirahman8335 Před 3 lety +9

    Abdirahman samiga wiilkayga iyo aabahay guulayso ina HooYo💖👏

  • @saciidyare3662
    @saciidyare3662 Před 3 lety +10

    Shaqo wacan masuul🙏👍

  • @sarreyegaas7873
    @sarreyegaas7873 Před 3 lety +6

    Gabaygiisii ugu dambeeyay uu inoo soo gudbiyo dardaaran buu ahaa.
    1. xarkihii u daadiyay misane ciida lagu duugay
    oo Doora weynaha kufriga dulay u seeysaaday
    markaan dunida dhaafaa walee lagugu dabaayaa
    igu diima aa iyo dafiraad igula daahaaba
    marse hadaan dushii adare iyo iimeey dacal dhaafay
    waxuu gaalka daayaaba waa deertaan maanta ehe
    maxaad igaga digataan beri dow lasoo dagiye
    ileyn gaalku dil iyo qatali daynba maayaan
    dafiraadu waa ceeb runbaa lagu dawoowaaye
    dilaal waxaad cuneeysaan intaan dunida sii joogo.
    nimanyahoow danteeydaan hadlaye iga daliil qaata
    oo dacwadeyda meeshaan u dhigo beri dib u fiirsha
    waxaa loo dan leeyahay ninkiii diinta nabi raacay
    afartaa intaan deel ku xiray dow ma qabad siiyay
    dacwad kalena soomali waa midaan dareensiine
    nimanyahoow damiinimada waa lagu duloobaye
    dadku waxuu jecleystaa waxaan duxi ka raaceyne
    anaa diiday dagal inaan la galo daalin ii col ahe
    dalkaan ma lihid anigaa ku iri doora weynaha
    anaa diiday deeqsii ay naari daba taalo dagaalkiisa anigaa u xishay daalib u ahaaye
    anaa labada daarood tan hore darajo moodeynin

  • @ismaielabdirahman6359
    @ismaielabdirahman6359 Před 3 lety +7

    Hambalyo hambalyo 150k
    waaberi media
    Ka badan in Shaa Allah ...

  • @midnimocade3386
    @midnimocade3386 Před 3 lety +20

    Kanal wx wanagsan soo bandhiga hore usoco wll

  • @abdirahman_gannoofficial5215

    Allah yarxmu raaximiin❤🥺

  • @gayaloozibraahim4156
    @gayaloozibraahim4156 Před 3 lety +11

    Noo soo badi taariikhaha wadankeena✊

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 Před 3 lety +8

    Allow Yaa Daraawishki Fariin Dabacsan Gaadhsiya Dhulkii Ay U Dagaalamayen Xorayntoda Maanta Isaaq Oo Barigaa Gaalka Dabada U Dhaqi jiray

    • @abdiraxmanbacood8031
      @abdiraxmanbacood8031 Před 3 lety

      hhhh

    • @yaxyeym3766
      @yaxyeym3766 Před 3 lety

      Daarod manta mxy ku sugan yihin bl I sheeg🤔🤔

    • @mohamedqalpih8848
      @mohamedqalpih8848 Před rokem

      Waagad isla hesheen dawladi afweyne idaaja oo ka qalada radio muqdish akadimiyadi dhaqanka ayad waxan oo beena dhoobteen oo tarikhdi darwish ka dhigteen tarikh qabil magacan darwish ee ad ku qaladan wax iska laha nin izaaqa oo la odhan jiray maxamed darawish ader ragi ugu tunka weyna darwish bah izaaq ayay ahyen ina dhiloy cuqdad izaaq aya ku hyse

  • @ridwanahmed8820
    @ridwanahmed8820 Před 3 lety +11

    Ustaad inch allah muqaalka waxan rajayna inad kaso hadli doonto hogamiyihi ahmed guray adigo ralia ustaaad

  • @haruusegeesey9635
    @haruusegeesey9635 Před 3 lety +15

    N:B sayidku nugaal iyo sool kaliya kama daagalameyn ee ha qaldin baraawe ilaa baladweyn waa xukumi jiray sida taariikhda ku cad inkastoo uusan sida nugaal iyo sool ugu badneyn

    • @rijaaltaajiray419
      @rijaaltaajiray419 Před 3 lety +1

      Sool io nugaal saldhig bay u ahyd bro

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      @@rijaaltaajiray419
      Iyo ✅ io ❌
      Boowe = Aboowe = walaal ✅

    • @soultimanabdillahi4076
      @soultimanabdillahi4076 Před 3 lety

      @@c.m.a.1937 io waad fahantay in laga wado iyo maxad kaga qabsan waa yabe

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 Před 3 lety

      @@soultimanabdillahi4076
      io = annigga
      Waa aftalyaani.
      Afkeenna soomaaliga haku falaadin

  • @hassanshiine1374
    @hassanshiine1374 Před 3 lety +1

    Allaah ha u naxariisto halgamaa sayid Maxamed cabdalle xasan aamiin

  • @jokerm4169
    @jokerm4169 Před 3 lety +4

    Walal umada afsoomaliga ku hadasha waa khalad sababta dadkale oo barta jira waa luuqad waxa ka fiican adoo dhaha dadka jinsiyada uleh somalinimada 🥰

  • @abdiwelijaffaal
    @abdiwelijaffaal Před 3 lety +3

    Alle ha u naxariisto sayidkii barakaysnaa❤️

  • @sundusabdirahman8769
    @sundusabdirahman8769 Před 2 lety

    Aaamiin asagoo sharfan buu dhinta geesigiii somaliyeed sayid maxamad cabdille xassan naxaristii Jano ALLAHA kusiyo gesigenoow

  • @husseinjama9180
    @husseinjama9180 Před 2 měsíci

    Wllhi Somali nin sidaas u indho adag kumajiro. Allaha unaxariisto sayidkeena ❤

  • @smartsignals3311
    @smartsignals3311 Před 3 lety +42

    HANBALYO SAAXIIB 150K
    KA CADEEYA MEESHA CAS
    LIBAAX AMA LIBAAXAD 😅

  • @xasaninhodestevano820
    @xasaninhodestevano820 Před 3 lety +7

    Sayidka Lagend ogaadeen 😍😘

    • @arshefootballshorts
      @arshefootballshorts Před 8 měsíci

      Ogaadeen muxuu ka ogaa isaga dhulbahantaa dhalay aabihiina dhalay Kuna dhashay buuhoodle dhulbahantaana udagaalamay ogaadeena waa kasoo horjeestay

    • @Lowk3y19
      @Lowk3y19 Před 4 měsíci

      Ogaden oo dhan kama soo hor jeedsan. Bah geri oo jifadiisa ah iyo makahil ayaa raacay teeda kle madaxda ugu waweyned darawishta Ogaden ayey ahayen

  • @abdiwelisiciidguray4835
    @abdiwelisiciidguray4835 Před 3 lety +6

    Mnsh alah magaladay caynaba waa casimadayda

  • @khalidfantastic5007
    @khalidfantastic5007 Před 3 lety +2

    Mashalah noosoo badi taariikhda halyeeyadii soomaaliyeed mahadsanid

  • @muhsinhussein1469
    @muhsinhussein1469 Před 3 lety +4

    Allow Naxariisti Jano sii Aabihi soMaLida 🤲☹️

  • @user-bb1df3tr1v
    @user-bb1df3tr1v Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤ aadbaan ugu farxay walahi allaha uu naxaristo sayid cabdulle xasan amine

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 Před 3 lety +4

    Halyeey Soomaaliyeed ayu ahaa, Ilaahow kunaxariiso isaga, xasan barsane iyo qaar kalo badan wexey ahayeen rag kadhiidhiyay inu dalkaan gaal sidoo doono kayeesho.

  • @heersare3662
    @heersare3662 Před 3 lety +5

    Alle haunaxariisto awoowayashay intii maalintaasi birtu leeftay!
    wadaniyada waxa lagu beera Ssc dhulkaas ayaa magac ahaan u leh

  • @mohazat5009
    @mohazat5009 Před 3 měsíci

    Waan ku faana sayidka allaha uu naxaristo

  • @darwiishtasoomaliyeed9860

    Masha allah 🇸🇴
    MUJAAHIDIINTA DARAAWIISHTA SOOMAALIYEED rabbi haw wada naxariisto

  • @Happ147
    @Happ147 Před rokem +1

    Allow kunaxariiso awoowe sayid C/laahi xasan maxaad tariikh iyo magac dhagax gala noga tagty 🌺❤️❤️

  • @ilyesRajaa-cb4ne
    @ilyesRajaa-cb4ne Před rokem +1

    Seed cabdule maxamuud xasan❤jenamaceey alaah kawaafajiyo

  • @mursalsaidasal8775
    @mursalsaidasal8775 Před 3 lety +1

    Alle ha u naxariisato halyeygi soomaaliyed waa uu shahiiday shahadaddiisa alle siinaya

  • @caashacabdiraxmaan8588

    Illhy how naxariisto seyid maxamed abdulle xasan😭💪💪💪💪🤲

  • @shadiabashir7666
    @shadiabashir7666 Před 3 lety +3

    Walaal sheekoyinka noocan soo badi 🙏

  • @hanadcabdi6400
    @hanadcabdi6400 Před 3 lety +9

    keep going bro 😎😎

  • @mariaabdi2497
    @mariaabdi2497 Před 3 lety +19

    Wxn Xazuuztay GabaygiiH AH AdiGu baH caqlad led carmax dhamaH 🤣🤣Ale how nxariizto

    • @apdibasidsayid6368
      @apdibasidsayid6368 Před 3 lety

      🤣🤣🤣

    • @axmedaxmedcabdi1421
      @axmedaxmedcabdi1421 Před 3 lety +1

      Dhulbahante ma carari jiri waxkasto dhaca lakiin hadalkasi waxbu nayelay 😂😂

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety

      @@axmedaxmedcabdi1421 isagu wuu cararee laakin rag habarjeclaa ban cararin oo ku shahiiday meesha.

    • @Ahmed-jama
      @Ahmed-jama Před 3 lety

      @@saedahmed3977 war kan daya adu melwalba ma hagartaas baad la taagntahy

    • @abdulaaahi6748
      @abdulaaahi6748 Před 2 lety +1

      😂waa sax wuu yiri lkin diinta ma baratey khaalid ibnu waliid allaha ka raali noqdee dagaalki muta wu lasoo baxsadey cidan kiiza iyagoo aha 3kun dadkii ay ladagalamayeena waxy ahayen 370kun taasna carar maha ee wa dip ugurasho xeeladagaal mrkey madiina kuso noqdeena dadki shacabka aha ba maagay khalid oo dhahy wa so carartey lkin nabiga scw ba yiri wuxu badbaadiyey maal iyo naf🩸🗡 khaaalid ma jirin askari ka taatigo iyo khiprad badna lkin cararka ama dip ugurashadu mrbu xeelad noqdaaa🤌waadna garan karta diyaarad wa gi sayidka awodey lehed kuwa hadoo suugaga wata difaac yada jiraya hdi mig27 lo so istaaro🤌🗡😂

  • @bdjvrj3003
    @bdjvrj3003 Před 2 lety

    Allah unaxiirso halgamayashii darwishta io hogamiyahoodoo sayid mahamed💖💖💖

  • @defensegeneral9893
    @defensegeneral9893 Před dnem

    Wuxuu dhisay dowladii ogu horey, waqti ey Somali gareynayn Dowladnimo

  • @Andhiga927
    @Andhiga927 Před 3 lety +1

    alle ha u naxariisto awoow yaashay ku shihiiday jihaadkaas allahuma amiin

  • @horqaadtv2550
    @horqaadtv2550 Před 3 lety +3

    Dear bro , Midhashi ayaa la yidhaa maaha miiraashi sxb waabariyow thank you i love you so much

  • @xamzecade4338
    @xamzecade4338 Před 3 lety +5

    wll Abdirahman waaberi mahadsnd❤

  • @saciidsuleiman1355
    @saciidsuleiman1355 Před 3 lety +1

    M,a WLL waberi shukran

  • @plmari3236
    @plmari3236 Před 3 lety +1

    Allah ha unaxariiisto sayidka io darawiishtaba

  • @abdulahiabdirahmaan6041
    @abdulahiabdirahmaan6041 Před 2 měsíci

    Asc m.a very interesting video
    Wall inosobadi ❤

  • @Anazz-apdi
    @Anazz-apdi Před 3 lety +3

    m.a allhu akbar 🎤🔊

  • @ibrahimisman5556
    @ibrahimisman5556 Před 3 lety +2

    كل عام وانتم بالف خير يا صوماليين كله انا لا يخاف انا اخاف من الله بس لا اخاف غير الله

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 6 měsíci

    Ilaahow kuu naxariiso wuxuu 2 qarni ka hor gartay ayaan ilaa hada garan la,nahay, wakaa aan gaalada u kala dhuumanayno ,Ilaahow diinteena noo xifdi

  • @abdulaahimustafa5716
    @abdulaahimustafa5716 Před 3 lety +3

    Anigu wlhi wadadii kama dagin anigoo guyaal badan ka dambeyan tabaa waqtigad joogtoo ahaa midkan xorta ahaa maanta dadkii aad cadanka io kistaankii ula dagayshay majiro mid u kici kara kulanka dhabtaa e midowga somaliweyn 💯🇸🇴😥🙏🤗

    • @garaadsi
      @garaadsi Před rokem

      😭😭hadalkaga qalbigu iga taabtey

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE Před 3 lety +7

    Sxb imikaad meel wacan ka bilawday ee taariikhda dadkeena bara caalamka intiisa kale

  • @omaarabdi99
    @omaarabdi99 Před 3 lety +3

    Good history thanks wll

  • @umams2905
    @umams2905 Před 3 lety +3

    Sacmadeequu kudhashay wallo

  • @asliwali7700
    @asliwali7700 Před 3 lety +1

    ilaahay hau naxariisto sayika & shuhadadi lashahiiday

  • @xamdiislam9551
    @xamdiislam9551 Před 6 měsíci

    Muxuu Geesi ahaa dembigiisa rabi ha'dhaafo

  • @khadarqaaraami9930
    @khadarqaaraami9930 Před 3 lety +3

    Halyey sayid mahamed

  • @jiimi1v4pubggame63
    @jiimi1v4pubggame63 Před 3 lety +3

    Sh Xasan Barsame Tarikhdiisa kazoo Hadal

  • @abshirofficial9009
    @abshirofficial9009 Před 3 lety +3

    Ebbe ha u naxariisto dhamaan gumaysidiidayshi daraawiish iyo hor galohoodi sayid maxamed cabdulle hassan

  • @mohamedaden1349
    @mohamedaden1349 Před 3 lety +13

    Keep going brother 🥰🥰🥰

  • @xaliimoxuseenxaliimoxuseen6126

    C/raxmaan Cumar ku soo dar Axmad gureey iyo Sh Xasan barsane.

  • @kahramaanofficial269
    @kahramaanofficial269 Před 3 lety +2

    Darawishta iscadeya Ssc sool sanag iyo cayn

  • @barrymoha4748
    @barrymoha4748 Před 3 lety +4

    Tarikhdii darawishta dheh oo isku wada qaad sayidku kaligii waxba Ma sameene rag buu xiniyohooda adunka ku joogaye

    • @saedahmed3977
      @saedahmed3977 Před 3 lety

      Hadaad habarjeclo iyo dhulbahanta tahay haa

    • @mohamedahmedsamatar978
      @mohamedahmedsamatar978 Před 3 lety

      @@saedahmed3977 hhh habar jeclo WAXAY ahed Kuwa u shaqeeya ingiriska 😀

    • @mohamedqalpih8848
      @mohamedqalpih8848 Před rokem +1

      @@mohamedahmedsamatar978 darawish qabil may ahyn magacan darawish ee adku qaladan ninki laha wuxu nin izaaq oo hj maxamed darwish cid walba way ku jirtay darawish ader

  • @wllkawllkiz7347
    @wllkawllkiz7347 Před 3 lety +1

    Allow ku naxariiso🤲🤲🤲

  • @AxmedCabdi-ct5fp
    @AxmedCabdi-ct5fp Před 8 měsíci

    Sayid maxamed cbdile xasax allow kuu naxariiso tabartii wuu dagaalamy allow unaxariiso

  • @alishariffsadak2131
    @alishariffsadak2131 Před 3 lety +3

    Wllhi waa cajiib wiligey inaan Wax ka ogaado waan jeclaa balse maanta ayaan tabay inaan magaciisa CZcams ka baaro wuxuu iyo wuxuu qabta marka aan CZcams ka soo galayba ishaydu vedio ga ugu horeyday ku soo dhoco ayay noqotay vedio gii Aan rabay waa cajiib

  • @user-pk6py3zm3y
    @user-pk6py3zm3y Před 6 měsíci

    ALLAH UNAXARITO SAYID MOHAMED CABLE

  • @husseinaden7560
    @husseinaden7560 Před 6 měsíci

    Ilaahay ha u naxariisto janadii fardowsa ahayd ala ha geeyo

  • @Muuse99
    @Muuse99 Před 3 lety +1

    Tnks bro isku day inaad soobadiso video hadaan soomaalida taariiqyadooda hore

  • @Barsan770
    @Barsan770 Před 2 lety +1

    Waa ninkii dartii Allaah uu ku badbaadiyay Iimaanka muslimiinta.

  • @justinmarvel7596
    @justinmarvel7596 Před 3 lety +7

    FLOWGA IGA GADAN .QABKA HADAL HAGAJINTA

  • @cmudalipahmed8892
    @cmudalipahmed8892 Před 3 lety +3

    Viva darawiish

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 3 lety +4

    Peace and life