HABAR GIDIR IYO SHEEKHAL OO ISKU DHAARTAY ARINTA SAYID ALI KING CK REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • Name King Ck
    Actor / Comedy /
    CZcamsr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment

Komentáře • 164

  • @KingCkFilmsVlogs
    @KingCkFilmsVlogs  Před 3 měsíci +42

    Like ta waa inoo Muhiim ha isku iloowina ❤

  • @Xamse.yare24
    @Xamse.yare24 Před 3 měsíci +31

    Igula sali nabi maxamad scw scw ❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 3 měsíci +15

    Walaaleey sugbal habargidir oo dhan mahan inta dulmiga wadee, waa dadyar ee yaan dadka laysku qaadin, shaqsiyaal iyo Qabiil dhan yaan laysku qaldin insha'Allaah

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před 3 měsíci +22

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @MAHAMETTYuusuf
    @MAHAMETTYuusuf Před 3 měsíci +7

    Sheekhaal bawer form QUDUB

  • @user-fp2gj5qh5r
    @user-fp2gj5qh5r Před 3 měsíci +11

    Hala toogto seyd cali ninka tima jaraha kudilay nin ka hoyada biyo siisay sida ubadkeeda ee dilay kii canuga rer xamarka kufsi ku dilay ee macali alshababa ahaay weliba gaal ah kii jowhar u cararay oo dilay wiil asoo kalaa waa in dhamaan tiirka lageeyaa nabada iyo cadaalladana waa tan shacabka ku noolaanayo ee ahala toogto waa mujrimiine yaanan loo joojin naago iyo niman qaaqlayaal ah cid ay dili karaan majirto wayo cid leh naf aanan dhiman majirto xaqa halagu dhinto. Kuwa dulmiga ku dhimanaayana ayagoo daalimiin ah alle nagama dhigo ❤

  • @user-ft9qg3uh5x
    @user-ft9qg3uh5x Před 3 měsíci +9

    Habargidirey waad waalateene Ayaadka Alaah ha ilaawina walaahi. Cawadaba jeelka dadka la dilaayeey ku jirtaa ee nabadey fakimiin iljeex 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 Před 3 měsíci +5

    Run bay sheegtay gabadha sii wa Fariid Somali niimo iyo muslim niimo baa inagu filan ilaah hayna garan siiyo Aamiin

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci +7

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wacalaa ahlihii wasacbihii wasalama❤

    • @Kheerto-un5cy
      @Kheerto-un5cy Před 3 měsíci +1

      Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam Sallaahu calleyhi wasallam

  • @user-sn5wm8pc7q
    @user-sn5wm8pc7q Před 3 měsíci +20

    Every day is a new day and other apportunity that others may not have😢

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před 3 měsíci +1

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @HAWIYE235
    @HAWIYE235 Před 3 měsíci +4

    King CK gabar aadan qabin baa ilmo ka dhaleysaa
    Siyaasad maahan shaqadaada walalkey
    Reaching baa laguugu yaqaaney

  • @CoachAbdikuus
    @CoachAbdikuus Před 3 měsíci +2

    Allah maslaxad ha dexdhiigo dhmaantod

  • @liibaanfagadhe
    @liibaanfagadhe Před 3 měsíci +4

    Fadlan qof soo caan baxay haka xumaanina😏Adba ma rabtid in lagaa xumaado😔

  • @Aweesaxmd
    @Aweesaxmd Před 3 měsíci +3

    Sanidol iyo balwaan mey noqden reer xaaji acuudu ck wad iga qoslisay😂

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Před 3 měsíci +1

    Wixii Dulmi wada oo Dulmiga isku garab siinaayo Allha iyaga ku celiyo Dhagartoda iyo waxa Shar Ah oo Damacsanyihiin

  • @khadarlamre9630
    @khadarlamre9630 Před 3 měsíci +4

    Ck ninkaan 7 sano ku xirnahay keep going

  • @abdinafacdahir1625
    @abdinafacdahir1625 Před 3 měsíci +4

    King of social media you are very funny 😂😂😂

  • @NafimoussaDeeman
    @NafimoussaDeeman Před 3 měsíci +2

    Waa ronta saxib

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci +4

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤❤❤❤

  • @ahmadseaman3487
    @ahmadseaman3487 Před 3 měsíci +2

    masha Allah
    one love somali one family

  • @suhaybalijama
    @suhaybalijama Před 3 měsíci +4

    Happy 18may💚💚🤍🩸

  • @zakriyeAli
    @zakriyeAli Před 3 měsíci +2

    Keep going

  • @HaniAbdirahman-km4bl
    @HaniAbdirahman-km4bl Před 3 měsíci +4

    Ck ila hdl nh ❤

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw Před 3 měsíci +1

    SHIIKHAAL TII HORE MAAHA
    AANKHIRO MOOG AY LABAXEEN

  • @khadijoshukri5217
    @khadijoshukri5217 Před 3 měsíci +1

    SubxanaAllah somalida iyo qabil maxakalahaysto

  • @user-xb7qk3gu2k
    @user-xb7qk3gu2k Před 3 měsíci

    Walahi dadka weey ka ilbexeen qabiil ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FaadumoAxmed-xb3xi
    @FaadumoAxmed-xb3xi Před 3 měsíci

    Shamuurey wuujogaa 😂😂😂 wuu iskeenay 😂😂

  • @libanhagi3503
    @libanhagi3503 Před 3 měsíci +2

    2 su'aal
    1. Haba keenaanee yaa geeyay meeshay ka keeneen? ISLA IYAGA UUN DABCAN!
    2. Gabdha habar gidir wajigay soo qarsadeen ku shiiqaalna sidooday kuyimaadeen, sabab? WAA KALSOONIDA DABCAN!

  • @SeygaCade
    @SeygaCade Před 3 měsíci

    SHIKHAAL MAJOGTIN CAFIDKA MIYAA INDHIBAAAAY

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw Před 3 měsíci +1

    SHARCIGA ISLAAMKA MAXAY U YAQAANIIN ????

  • @UgbaadXasan-th3cw
    @UgbaadXasan-th3cw Před 3 měsíci +1

    Shamuuray 2aad weeye😂😂😂

  • @ismaciilyare7107
    @ismaciilyare7107 Před 3 měsíci +1

    Asc king ck

  • @HaniAbdirahman-km4bl
    @HaniAbdirahman-km4bl Před 3 měsíci +2

    Ck snabka dadka makala hadashid miyaa quruxow

  • @user-vc1dd7pt9c
    @user-vc1dd7pt9c Před 3 měsíci +1

    havargidir 1991 ayey ismodeen oo xulufo fara badan wateen sida qabiilo yaryar oo kale lkn hadda nolsha aya lagu fufsanaa, sababtoo ah keligood ayey noqon doontaa american aya la dagalaney kkk ninka diyarada ridey waa shiikhaal wabiilo badan aya caydiid la safnaa lkn hadda gus dheer aya ifin galayo iljeexeey waa keligiin

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 měsíci +1

    Subxaanalaah

  • @Saapir.Hazzan206
    @Saapir.Hazzan206 Před 3 měsíci

    I amin Ck Macalin Duksi o Noqon Rawa😂✋✋

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw Před 3 měsíci +1

    AYAGU MAKEENIN XAQA AYAA KEENAY

  • @Mohamed_amiin195
    @Mohamed_amiin195 Před 3 měsíci +2

    Hg iyo shiikaal mahane dagaalka daaya soomaliyeey

  • @sfhjmgdkl
    @sfhjmgdkl Před 3 měsíci +4

    Gabadha in ey dhimato qadar Allah ayey ehed geeridedana ad ayan oga xumahay lkn dadkan inta ey qeylinayan waxan u dhanto in gabadha Abehed baryan waliba wilka hoyadi kubarorato walalow dhanto waa Abe somaliyed oo wax dhale owlad xanunkedana daremi karo in u cafin laha ayan aminsanahay tii Aqira wax kacafin karo mabalehe lkn faankan ey rerka wiilka wadan wax unbu haleen.

  • @user-ne9rr7xu7l
    @user-ne9rr7xu7l Před 3 měsíci

    Sasaa umalenaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 Před 3 měsíci

    Somaliyey qabilka iska daya walalayaal tuusale ck hada hargeisa ayu jooga hadu social média kaa reer somaliland iyo qabilkooga ka caayi laha hargeisa maanta nabad kumu joogen balse alhamdoulilah nin qalbi maha wa nin somali uu siman tahay qabil xan uu ka daran yahay hala is jeceelado somaliyey walalayaal from Djibouti

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c Před 3 měsíci

    shiikhaal is not easy walee

  • @user-kf4yu4ue3s
    @user-kf4yu4ue3s Před 3 měsíci +1

    👍👍👍👍👍

  • @abwaansharlaawe1
    @abwaansharlaawe1 Před 3 měsíci +2

    Saas umaleena 😂😂

  • @NouHIsmail-kk1ko
    @NouHIsmail-kk1ko Před 3 měsíci +1

    Number one

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 Před 3 měsíci

    Ck qabiilka kor uga baxay nin culus

  • @user-xf4yi4ov3e
    @user-xf4yi4ov3e Před 3 měsíci +1

    Sasaa umalayhaa caadi mahan odayga

  • @MaazimYare-nj5fv
    @MaazimYare-nj5fv Před 3 měsíci

    King ck team nairobi so qabo tile

  • @Baxsan-hg3jl8oh8w
    @Baxsan-hg3jl8oh8w Před 3 měsíci

    Ck odayka codkiisaa waa lasso jarjaray sheekadu saas waaka duwantahay

  • @MaazimYare-nj5fv
    @MaazimYare-nj5fv Před 3 měsíci

    Waa team cusup oo shactiro ah

  • @MoustaphaMahdi-sr2im
    @MoustaphaMahdi-sr2im Před 3 měsíci +1

    Légende

  • @DaudIslawe-im8je
    @DaudIslawe-im8je Před měsícem

    😊😊😊😊😊

  • @nabiilmontna5727
    @nabiilmontna5727 Před 3 měsíci

    Isma IP iyo did naaji reaction kaso bixi zxp hesti isii sisinta😂

  • @najmadahir8525
    @najmadahir8525 Před 3 měsíci

    Ck wad qaldantahy reer xaji saleman bas waye ee habargidir oo dhan hasoo qaban hada lada aad ku hadlay sid kafiirso 👀🤔

  • @AbdulahiAli-zp3co
    @AbdulahiAli-zp3co Před 3 měsíci

    King ck team nairobi soo qabo

  • @umadda
    @umadda Před 3 měsíci +2

    Saleebaan kaliya aaba ka adag shiikhaal, maxaa hg u geeynaayo 😅

    • @munamohamedchannal807
      @munamohamedchannal807 Před 3 měsíci

      So socda heee😅

    • @umadda
      @umadda Před 3 měsíci

      @@munamohamedchannal807 hhhhh ilaaheey hakala badbaadiyo 🤲

    • @fartunfartun8152
      @fartunfartun8152 Před 3 měsíci

      Nagu so orod hee balaayo niila foolxumaatey yahuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuu

  • @user-xb7qk3gu2k
    @user-xb7qk3gu2k Před 3 měsíci

    Marban hadaad caantahsy qabiilkafogoow iyo hadaadan aheenba dadkoodhan ha isugukaamid ahaadaano

  • @AliHasan-ml7dk
    @AliHasan-ml7dk Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂 bebta dadka ku layaan waa dhamateey kufki quf dil waa la dil waxaan kam badali karaan

  • @nastexokhalid9439
    @nastexokhalid9439 Před 3 měsíci

    Omg sacadan iyo qabiil qabiil aaaa

  • @NuraOmer-ek9zm
    @NuraOmer-ek9zm Před 3 měsíci

    Wah war qaxa se utaqanaa wiilkii aad keenteen maxaa ukenteen in diiyolee nala idinka qadanaayaa yaab soomaaliya yey ka degi la dahayaa la dhahaa marka cidii xaqa diido ayey ka degi ladahay

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 Před 3 měsíci

    Waxaa waxaa wada Daahir Candho oo Qabiilada kicinayo

  • @gacal11
    @gacal11 Před 3 měsíci +1

    ❤❤❤

  • @Faaadhi114
    @Faaadhi114 Před 3 měsíci

    War somalia 🇸🇴 xagey,u,soctaa war xiisada labada qabiil maa la kala dhex galo sheekhaal iyo habar gidir

  • @tarobol
    @tarobol Před 3 měsíci

    ❤️

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 Před 3 měsíci

    Xassan sheekh dowladisa awood ha tusto kuwa sharciga diideen mooryanta xeryaha dowlada xooga ku dagey xeradii ood weyne

  • @queenbushra1553
    @queenbushra1553 Před 3 měsíci +1

    Maxkamed shactaro iyo shuucis laga raadinaayo somali ugu imow😅😅😅

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 Před 3 měsíci +1

    Murursade nin beesha jareer weeyne ayaa ay gubeen hada kahow🤔🤔🤔🫣🫣

    • @leymoonl4297
      @leymoonl4297 Před 3 měsíci

      Farmaajo oo fuley ah ayaa markaas joogey. Dowlada Xasan sheekh tiirkey udirtaa dambi kii galo

    • @user-lo4fm8qp6y
      @user-lo4fm8qp6y Před 3 měsíci

      Wele xabsigey ku jiran mardhaw wa latogan dona ayaga iyo sid cali wa lesku dari raba

  • @fariida6236
    @fariida6236 Před 3 měsíci

    CK waaku qaldantahay ina magac HG meesha keento jooji edab darada this is between Saleeban iyo shikhal haku drag gareen HG kale

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 3 měsíci +1

      Naayaa hg tuugada waa la sheegaa qaladkoda Ck ma dadka ka hadlaya muu ka duwan yahay

  • @Mudaneey
    @Mudaneey Před 3 měsíci

    Rufiyaan baa tahaye irsaaqada meel kale ka raadi
    Naagahan labada dhinacba shaqo ma leh

  • @abdirisagabdigder7300
    @abdirisagabdigder7300 Před 3 měsíci

    aaqiro moog soo celineeynaa

  • @mohayare8021
    @mohayare8021 Před 3 měsíci

    Reer xaaji saleebaan maxaa laga wadaaa

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Před 3 měsíci

    Hg iyo shiikhaaloow pls cagaha dhulka dhiga qof qof kama adka hal wiil iyo hal gabar baad maraysaane tobon toban haiska marina caqligu hashaqeeyo

  • @AnimaSaida
    @AnimaSaida Před 3 měsíci +1

    Markad habargidir tahay hooyadana shekhal tahay see yeeli toloow xageed raaci

  • @abwaansharlaawe1
    @abwaansharlaawe1 Před 3 měsíci

    Saas mudaa waye jirtaa

  • @masertoy2328
    @masertoy2328 Před 3 měsíci

    Ck Said Cali dambe malahan

  • @fanaxfanax7275
    @fanaxfanax7275 Před 3 měsíci

    Waxaa ii muqato h.g ine xamar ka qaxeso sanadkan shiiqal waa holac wlhi 🔫⚔️

  • @AbuukarXaajiC.raxmaan
    @AbuukarXaajiC.raxmaan Před 3 měsíci

    Naagtan walan saleman iyo waxa ishesto dheha gandarsha ma shiqala ku adan waba qomiyada aderyal ya joga idin dhaho

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 3 měsíci

    Haday kenen waa la tigana shekhal rer qayla qutay ku darsameen hhhhjj

  • @ZahroCqadir
    @ZahroCqadir Před 3 měsíci

    Waye ani sowac habargidir ani banilawasayo socawa

  • @RealmaanBoy
    @RealmaanBoy Před 3 měsíci

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @KingCaamir-zg4vc
    @KingCaamir-zg4vc Před 3 měsíci

    Waxan edit waaye

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 Před 3 měsíci

    Aar haweyaa

  • @SacdiyaAdan-qu9lp
    @SacdiyaAdan-qu9lp Před 3 měsíci

    ck adi waxad ku xuntahy ayamahan makasoo dhamatay maqaan ragshinkagii waa is bedeley wax markad ka hadleysid waxas wof ka hadlayad soo qadani oo mad waxa tos u abartid ama iska dhaftid mideda kale 2 nag iska careysan intad soo qadatad ledahay sasey dhehen rer xaji saleman oo ma labada nagaa qabil dhan ka turjumaya sey kaa noqotay libaxow

    • @user-hf3zx7nt8l
      @user-hf3zx7nt8l Před 3 měsíci

      Abayo caadi waxaan waligiis dadka dhan way kahadliiyaan caadi waaye haduu kahadlo

  • @Abdulkadirsamatar-hh1zy
    @Abdulkadirsamatar-hh1zy Před 3 měsíci

    Nabad alaga ku dhameeyo ito cadaalad labada dhinacba.i.a

  • @bisharmohamed1564
    @bisharmohamed1564 Před 3 měsíci

    nago lee isku botaynaya😅

  • @MumtaazHana
    @MumtaazHana Před 3 měsíci

    😂😂😂😂

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Před 3 měsíci

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @AlvaanoYare
    @AlvaanoYare Před 3 měsíci

    Ilkeston

  • @SalmanNuurmohames
    @SalmanNuurmohames Před 3 měsíci

    sooshita dheh😛😛

  • @amiidsenk2546
    @amiidsenk2546 Před 3 měsíci

    😂😂😂

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Před 3 měsíci

    Weey keenen laakin ismeey dhihin waala toogan ee waxay islahaayen diyo yar iska siiya wiilka sidas haku bad baado laakin luul aabe qaaliya oon diyo iyo sheeko sheeko yeeleyn ayaa dhalay

  • @KingMadar-xh3sk
    @KingMadar-xh3sk Před 3 měsíci

    Ck soo barbaar

  • @AbuukarXaajiC.raxmaan
    @AbuukarXaajiC.raxmaan Před 3 měsíci

    😅

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před 3 měsíci

    Tan kale hakaa jabto xaaji kuwana cebeyey

  • @khaliifweynekhaliifweyne9849

    Ck Rer xaaji saleeban waa dad gob ah wiilkasna caadalad ayu rabaa lol

    • @casalasal6466
      @casalasal6466 Před 3 měsíci +2

      Saleeban gobanimo ka dheer tuugada dhiigyacabka burcad badeedka mooryanta xaaraan kunaaxa ah wiilku waa mujrim dilaa ah waana la dilaa

    • @khaliifweynekhaliifweyne9849
      @khaliifweynekhaliifweyne9849 Před 3 měsíci

      @@casalasal6466 yaaku balamiyey 😁😁😁😁

  • @ardinabbe1433
    @ardinabbe1433 Před 3 měsíci

    happy 18 may

  • @deeqomohamuud73
    @deeqomohamuud73 Před 3 měsíci

    Kkķkkkkkkkkkk

  • @guledguledmustaf
    @guledguledmustaf Před 3 měsíci

    Habargidir dadka fican waa Sacad bes wa dad nasab gob gob dhashey

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 3 měsíci

    ASC
    WAA SU’AAL HARGAYSAN JOGA MA ANAA MAQLAY MISE ANAA MODAY?JAWABTU HAA HADAY TAHAY CALANKI SOMALIA LABADISI KALAR MA ARKAA MISE WAA LA OGOLADAY HARGAYSA IN SARIRTA LAGU GOGLO😂