DIL AYAA LAGU XUKUMAY SAYID ALI KING CK REACTION

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 26. 08. 2024
  • #kingck #ckfamily #somaliyoutuber #dhiiqadatiktok
  • Komedie

Komentáře • 213

  • @mukhtarzhaafi3952
    @mukhtarzhaafi3952 Před 3 měsíci +58

    Kusali nabi maxamed scw ❤❤

  • @maxamedcqaadirciise5140
    @maxamedcqaadirciise5140 Před 3 měsíci +28

    King ck lipaaxa kali ee youtube Aan ka Daawado Pro keep going ❤❤

  • @cabdalle_bille
    @cabdalle_bille Před 3 měsíci +30

    Inta sariirta cidlada ku ah waa salaamay 😢😂

  • @user-os4gh9eb8i
    @user-os4gh9eb8i Před 3 měsíci +9

    Ilaahayoow xaqa uhiili yaarabi yaa raxmaan yaa raxiim

  • @fahima6186
    @fahima6186 Před 3 měsíci +5

    ASC Anigu horta siyaasada somalida majecli interest na maba siiyo sababtoo ah qabyaalad iyo dulmi aan loo dilqaadan karin dardeed🥲 hadaba GUDOOMIYAHAN waa isoo jiitay aqoontiisa, geesinimadiusa iyo xaqa oo uusan kagaban MASHA ALLAH 👍🏼

  • @abdulahimaalim
    @abdulahimaalim Před 3 měsíci +21

    Nabiga hala gu saliyo scw❤❤❤

  • @abdullahiibrahim3511
    @abdullahiibrahim3511 Před 3 měsíci +16

    King of reaction

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci +2

    Masha Allah baraka Allah Ck❤❤❤❤.
    Mom from Columbus, Ohio USA 🇺🇸

  • @ismailinho888
    @ismailinho888 Před 3 měsíci +17

    Cadaalada ha jirto ❤😢

  • @Taraafiko17
    @Taraafiko17 Před 3 měsíci +11

    Heesta sharma bro reaction

  • @AbdirahamnOsman
    @AbdirahamnOsman Před 3 měsíci +19

    Maxaa SababaY Adoo Like Isaari Kara Inaad iDhaafto👇👇💔😅

  • @MaxamedAweys-mz8jj
    @MaxamedAweys-mz8jj Před 3 měsíci +2

    Wll kusali nabigeena muxamed scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w Před 3 měsíci +2

    Wuu farxaa abo c/caziiz imisu murugeysnaa ❤❤❤❤

  • @fathiadjama
    @fathiadjama Před 3 měsíci +6

    Yeb, subhanalah, waa xukumkii araweelo " maantana farbaa ii dhimane , geelu ha'iifadhiyo" .
    Racfaan kale ayaa laqaatay sidaan u maleynayo oo maxakamada Wayne ayaa la'isla aadi doonaa. Ilaahaw xaqa muuji.

    • @user-ez6hs1vj1o
      @user-ez6hs1vj1o Před 3 měsíci

      Lawada maxkamad le ku racayan wax kale o la keeni karo ma jirto abayo tan kale hadii la ado waa tii ugu danbeysay hadii la rawo waloo diida

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 Před 3 měsíci +29

    Scw scw scw scw scw scw

  • @abdirizackmohamed3688
    @abdirizackmohamed3688 Před 3 měsíci +1

    Fast kusali nabi maxamed scw scw gull diil tugashay man's allah akbar

  • @saynabmoamiin3634
    @saynabmoamiin3634 Před 3 měsíci +2

    Waa reer wareersan alle haso hadeeye

  • @alphakhaan8626
    @alphakhaan8626 Před 3 měsíci +2

    Ck paydhapo janay nagu soo pooqo ❤
    Hormar wayn ayaa ka muqdo sanadahan❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 3 měsíci

    Allaah swt haqadaro inlagubo dambiilahaas Silciyey gabadhii asaga uurka ulahayd oo nolosha kugubay amiiin yaarabi🤲

  • @MohamedkassimMohamed-wk6mo
    @MohamedkassimMohamed-wk6mo Před 3 měsíci

    Ck, walalka runta ayaad sheegtay walahi,, waa masiibo,,, illahow naga xijaab,, wax qof noo dhow,, iyo walal Muslim ah ba,, Allahuma Amiin yaa Allah

  • @Sharicideeqsi
    @Sharicideeqsi Před 3 měsíci

    King of reactino baryaaahan reaction waaan kayara gabisaasay dhanka hesaha

  • @najibmaow4755
    @najibmaow4755 Před 3 měsíci +1

    Allahu SWT ayaa Mahadsanid
    Xaqii waasoo iftiimay🙏🫡

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před 3 měsíci

    Heer hargeeso hawiye daacad eh waaye ee inoo ilaaliye heer hageeso asaga iyo liicato waa biyo baraf kujiro dhuunta loogu raxeeyo🎉❤❤❤❤❤

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Před 3 měsíci +1

    al cadaalad aboo abdiaziz xaaq ayuu uu leeyahay in uu faarxo.
    CK cadaalad raac saxiib.

  • @abdisalamamoore3569
    @abdisalamamoore3569 Před 3 měsíci

    Mar hoore ayeey eheed ini ladiiilo.
    Nagtan suratuul maida wax laga wareeyste oo leeh waxba kamajiraan qorshaaha ineey walaalked Kula jiirte Yan amiinsanahay

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci +1

    Maasha allaah wlhy isagana aadban uganaxay

  • @khadijsibrahim8111
    @khadijsibrahim8111 Před 3 měsíci +1

    Asc walakay ck ku soo dhaawow hargeiya ❤👍

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry Před 3 měsíci +3

    That’s true walaahi he did it😢 🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @xamiida20
    @xamiida20 Před 3 měsíci

    Walahi runta iyo cadaalad aad ka hashay brother CK❤❤❤❤❤❤

  • @sucadahmedismail9218
    @sucadahmedismail9218 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waa sac wll siikee❤❤sifiican ayaad uga hadashay qodobkaas

  • @xaliimokaxdaofficial1197
    @xaliimokaxdaofficial1197 Před 3 měsíci +1

    😂😂😂😂😂😂😂 ck walhi bilhi talhi alle dartiis ban ku jecelhy wajige se ka dhigtay markii aabaha hesta LA saaray sharma boy walashiis ba ku salaameyso

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci

    Wllhi sax waye sow usharxaayi leydiinta Allaahu akbar illaahow noo gargaar❤

  • @foozia426
    @foozia426 Před 3 měsíci

    Aadab ugu faraxsanay ck inaad hargeysa joogto ❤❤❤❤

  • @UpraaHmIzTkarpOy
    @UpraaHmIzTkarpOy Před 3 měsíci +1

    Barbara kalaay ❤❤❤❤

  • @mulkimxmedxusen
    @mulkimxmedxusen Před 3 měsíci

    Ck reaction keena away abti madafic hawada lesku marinoya 😮😮

  • @LibanShimbir
    @LibanShimbir Před 3 měsíci

    aaad iyo aad ck run sheeg allaah yacisak

  • @ifrahdaher
    @ifrahdaher Před 3 měsíci

    King ck sharma boy hestisa ka sugnaa

  • @user-rv2zx5gt9k
    @user-rv2zx5gt9k Před 3 měsíci +1

    Arinkan wax hubanti ah majirto asi iyo ilaahiis yaan inagu ku danbaabin oo kali ah😢

  • @hamzemahamed1073
    @hamzemahamed1073 Před 3 měsíci

    Si khayrle bay u dhcdy cadaladu
    Goat Cumar 🎉 CK sxbkaa A/hakiim Arji Niarobi ku sii mar inigoo wda jooga aad nooga sheekaysn jidkee direen bn ahee

  • @SanaAbal
    @SanaAbal Před 3 měsíci

    Cilmi ilaah buu usugnaday
    Waxaan xaq aheyn xaq kama dhigi karno lakiin hadii aan dul joogsado xukunki uu riday xaakimkii maxkamada rafcaanka wuxuu ku dul dhisay xukunkiisa qariinadii nabi yacquub markii wiilashiisa u keenen qamiiskii nabi Yusuf oo dhiig leh kuna dhaheen aabow Yusuf dhurwaa ama waraabe Ayaa cunay nabi yacquub waxuu ku dhahay waraabaha muxuu qamiiska u jeex jeexi waayay taas oo cadeyneysa in aay iyagu dileen hadaba nabi yacquub muxuu wiilasha u dili waayay ileen qariino ayuu heestaye horteyda ka taga ayuu yiri aniga waan samrayaa xaakimka intee buu dilka ka arkay qisadaan mida kale nabi muuse Ayaa loo keenay nin la dilay cidii dishayna la isku heesto marqatina aan loo Heyn nabi muuse si marqaati loo helo wuxuu dhahay dibi ii keena hilib kiisa Ayaa nin ka dhintay ku dhufanayaa kadib wuu soo noolanayaa ninka si uu ugu marqaati furo nin kii dilay hadaba marqaatiga waa muhiim hadii danbiga uu dil yahay anaga oo qariinada diidanen wabilahi towfiiq

  • @ramiilofficial6356
    @ramiilofficial6356 Před 3 měsíci +1

    Dil reaction laga bixinayo ..... Cajaa.ib sheikhow

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před 3 měsíci

    Allahayoow cafwan wa caafiya. ( Rabnaa aatinaa fi dunyaa xasanta wa fil akhirta xasnata wa qinaa caba naar).

  • @caashasiciid6693
    @caashasiciid6693 Před 3 měsíci

    Allxmdullahi Rabilcalamiin Wllo Alle swt haku xiftiyo

  • @SiidkaCadde-jn4qc
    @SiidkaCadde-jn4qc Před 3 měsíci

    King ck legend keep going taliye

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před 3 měsíci

    Welcome back again legend hore usoco legend king 🤴 ck ❤❤❤

  • @Abdirahmanismail-wg3go
    @Abdirahmanismail-wg3go Před 3 měsíci

    Manshaallah ck waan kuwata

  • @obsemane9551
    @obsemane9551 Před 3 měsíci +2

    7Haye 😊

  • @mandeeqahmed9225
    @mandeeqahmed9225 Před 3 měsíci +1

    Siyad Ali is dad said sarir kor saran baa laa gubay😂😂😂😂😂the most absurd thing

  • @user-jr6or8yq8h
    @user-jr6or8yq8h Před 3 měsíci

    Ninkan dariis baan ahan jirnee ii aamin ciid dileyso malahan ninkan😂😂😂

  • @XaliimoShamcuun
    @XaliimoShamcuun Před 3 měsíci +1

    Allaahu akbar allaahu akbar

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds Před 3 měsíci

    The goat 🐐 of social media ❤❤

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Před 3 měsíci +1

    Ck Cadowga Sayid cali baa tahay hg miyaa ku kufsatay

  • @user-pt9tq7dl9o
    @user-pt9tq7dl9o Před 3 měsíci

    Allaha naga og wixi ka dhacay meeshas

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 Před 3 měsíci +3

    Farxadaan ogada ma ahan maxkamadi maanta lakiin aad Ayaan ugu faraxsanahay farxadisa Mansha Allah❤

  • @AbrahamMocalim
    @AbrahamMocalim Před 3 měsíci

    Waan ku salaamey oday haayow

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾🤲🏾shariifka waa saxanyahay

  • @jamilanor653
    @jamilanor653 Před 3 měsíci

    Sayd cali dad badan waa ka hadashiiyey, xaq io badail waxey tahayba😅

  • @Khader1431
    @Khader1431 Před 3 měsíci +1

    King ofthe reaction ❤

  • @halimomohamedkaali6172
    @halimomohamedkaali6172 Před 3 měsíci

    Ha subxanallah

  • @h.ahmedx1242
    @h.ahmedx1242 Před 3 měsíci +1

    Horta qofka maan la odhan karin qofku dilay siduu u dilay haloo dilo tusaale marka la dilaayo inta bansin lagu shubo qol lagu soo cidho haday Diinta ogoshahay sas ayaa fiicnan lahayd

  • @LUISFIGO-tr5pw
    @LUISFIGO-tr5pw Před 3 měsíci +1

    Wiilku isagaa qirtay inuu dabka shiday gabadhuna dabkaas ay u dhimatay😂😂😂😂

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před 3 měsíci

    Allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh diilyow waalgu diilaye 40 ayuku jiira ninkan diilaga ah waa inlaa diilo xaaqa lulu allha haso dadajiyo inshallah tuugo xalane waa odayal alkulistay ah

  • @cousinbro1580
    @cousinbro1580 Před 3 měsíci

    Garsoorahan oo kale oo diin iyo maadiba ka dhisan Allaha noo badiyo

  • @hassanoscarlyrics4792
    @hassanoscarlyrics4792 Před 3 měsíci +5

    Only team CK like Me 👍

  • @HakimiJunior
    @HakimiJunior Před 3 měsíci +2

    Goat 🐐 ck

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c Před 3 měsíci

    Ninweyn oo kuul xiran sida dumarkii yaab

  • @ManasMako
    @ManasMako Před 3 měsíci

    Madhibaan xanuun San uma xumid

  • @farhanabdillahi7736
    @farhanabdillahi7736 Před 3 měsíci

    Aniga shaqsiyan kuma qanacsani xukunka maxkamada qofki dhintay uu tagay ee kan nool hala badbadiyo from Djibouti 🇩🇯

    • @deqadalka9953
      @deqadalka9953 Před 3 měsíci +3

      Qofki qof dilo waala dilaa kitaabkeena quraanka ayeey ku taalaa

  • @user-iv7wt2yt8g
    @user-iv7wt2yt8g Před 3 měsíci

    Lafaha qaar lama Xaqto Mr Ode Xaayoow

  • @FaadumoAxmad-hu3oc
    @FaadumoAxmad-hu3oc Před 3 měsíci

    gabadhas duutinaysa gabar iyado kle ah o maskiina o si bareera o fuulxun lodilay wxan leyahay ilahay wa u ku jeeda hdalada naxariista iyo danqashada bini adamtinimada ka fog o ay ku dheehantahy cadifadu ilahy haka jaseeyo

  • @AbdirsaaqBashiir
    @AbdirsaaqBashiir Před 3 měsíci

    Sayd Cali xukun fiicanuu helay

  • @yahyegani8164
    @yahyegani8164 Před 3 měsíci

    Khaniis walba Puntland ayuu ka hadlaa

  • @boqradayoutubeka1768
    @boqradayoutubeka1768 Před 3 měsíci

    Wlhi waa hadalki igu horeyay aan dhahy hadu ushegi lahaa mey fadhiden wlhi

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf Před 3 měsíci

    Waa Runtaa Qofna Ma Dhex Fadhiyeen. Waa Hadal Aan Aqliga Geleen. 2 Qof Buu Diley Caruurtana Halis Bey Galeen.

  • @user-mz9tq2dh7u
    @user-mz9tq2dh7u Před 3 měsíci

    Masha Allah luul cadalad bayheshay

  • @mohamedibra9432
    @mohamedibra9432 Před 3 měsíci

    Wallaahi Beentaa mhan qof la dhahay gurigey ayan gubanaya mafadhinaayo

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 Před 3 měsíci

    Shariifka mahadsanid

  • @Barre66
    @Barre66 Před 3 měsíci

    Ckyow murusade nimada ku qaaday kuma dhigto 😂😂😂
    Lkn gudoomiyaha waan wataa gar iyo gardaro

  • @HodanAhmed-rw4ye
    @HodanAhmed-rw4ye Před 3 měsíci

    الله أكبر الله أكبر

  • @user-wh4cv8hh2w
    @user-wh4cv8hh2w Před 3 měsíci

    War naagtu indha adakaa naa illahey kabaq munafaqad yahey wllka waa gacan kudhegle deee

  • @Suusu_12
    @Suusu_12 Před 3 měsíci

    😂cunuga ay waday waa h.g yaala ilobin😂😂 wali haaji saleebaa ar qabilaa xaqiis halo raadiyo

  • @ahmey3gamer
    @ahmey3gamer Před 3 měsíci

    First comment ani waa

  • @user-wk1kz2nj2w
    @user-wk1kz2nj2w Před 3 měsíci

    King ck my one picture 🙏❤️

  • @abdikadirabdirizak2118
    @abdikadirabdirizak2118 Před 3 měsíci

    Ninkaan wey cadahey inuu gabarta diley 😢😢

  • @DhxhLhs-mo7xh
    @DhxhLhs-mo7xh Před 3 měsíci

    Ck hesta is ma api rakshn kaso bxe

  • @BarberOfficial-up1rr
    @BarberOfficial-up1rr Před 3 měsíci

    Sharma boy reaction kama haayno😮😮

  • @yahyoosgym9726
    @yahyoosgym9726 Před 3 měsíci

    Nin ilmihiisi delay in ladilo waa uqalma walahi

  • @hindagabas9855
    @hindagabas9855 Před 3 měsíci

    Aabo qiime leh weeye Ilaahay aabayaaasha somaaliyeed isagoo kale haka wada dhigo

  • @user-cn8yw9dd8e
    @user-cn8yw9dd8e Před 3 měsíci

    king ck guul

  • @poqorkashantasoomaali1199
    @poqorkashantasoomaali1199 Před 3 měsíci

    Maasha allah

  • @Ahmeee592
    @Ahmeee592 Před 3 měsíci

    Wllkei ck wxn rwaa inn kudhho mxaa wye wxn qoorta kgu jiro wxn ku arkay dadka south africa 🇿🇦 wxn cml qoorta ugu jirto wllky wx ifhnsiiiii pls

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr Před 3 měsíci

    Salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam salalaahu caleyhi wasalam

  • @HamsichPoi
    @HamsichPoi Před 3 měsíci

    Waad jifta lpx waxan kuguma baran igaso hagaaji 🤞

  • @wagadwyrah1896
    @wagadwyrah1896 Před 3 měsíci

    Sherrif xoogaa waa nagu taraaraxay lama kala xanaaqaan nagu soco

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 Před 3 měsíci

    Ku raaxayso dhulkaaka hooyo ck

  • @farhiamursal7256
    @farhiamursal7256 Před 3 měsíci

    War waxba ha noo sheegin hadaad hargayso joogtid reerkii beenta ku bilaa baad u tagtay war is ilaali Murursade iyo Madhibaan baa iska kaa dhalay reerka an iska ilaali waxaas maqoraan Adeer take care your self and be safe !

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb Před 3 měsíci

    👍🏻 hala toogto dilaaga

  • @habsamohamed2549
    @habsamohamed2549 Před 3 měsíci

    Dhilaa walbo dhiil ayaa udambeyo😂😂😂asagana haa laguboo

  • @calimaxamed3786
    @calimaxamed3786 Před 3 měsíci

    Ck xukunka waa ku faraxsanhy midakale qofkaan qabyalad ka hadlyo inaad soo qadato ceeb bay ku gutahy

  • @boqorkajcylka9277
    @boqorkajcylka9277 Před 3 měsíci

    Shb ilaa 18mayga nalajoog❤🎉🎉🎉🎉