BAAB JEY SIDA LOOGU DAATAY WALIGAY QOF LOOGU DAATEY MA ARAG😂 MUUQALO & VAR WAX LOOLA HARAY MALAHAN😂

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 06. 2024

Komentáře • 455

  • @Nimcaanaxmtth805
    @Nimcaanaxmtth805 Před měsícem +270

    Heesuhu 1Million bay Gaadheen Maxay tahay Salliga Nebigeenii Aan u Gaadhsiin weynay S.C.W
    😭😭🙏

  • @Xamse.yare24
    @Xamse.yare24 Před měsícem +136

    Igula sali nabi maxamad scw scw scw ❤❤❤❤

    • @YahyeZaajin
      @YahyeZaajin Před měsícem +3

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤

  • @MUUQAL251
    @MUUQAL251 Před měsícem +173

    Suulku kuma go ee love iska saar sxp dee 😂😂

    • @Suusu863
      @Suusu863 Před měsícem +1

      Suulba ma lihi 😂😂

    • @FartaAdan
      @FartaAdan Před měsícem

      ​@@Suusu863 wllhi waiga qoslisy xabbti😂😂

    • @Ayaan-wj2lc
      @Ayaan-wj2lc Před měsícem

      ani fartan kusara😂😂😂😂😂

    • @MUUQAL251
      @MUUQAL251 Před 28 dny

      @@FartaAdan xppi aa 😂

  • @Xaali941
    @Xaali941 Před měsícem +21

    Adunka ma so Marin qof ka wangzn Rasulka Allhu musali cala saydina mahmed 😢

  • @Rayaan277
    @Rayaan277 Před měsícem +163

    Kusaliya nabigeena muhammad scw❤🕋☝🏼

  • @shijo2055
    @shijo2055 Před měsícem +16

    اللهم أصلح بلادنا وألف بين قلوبنا وأصلح حالنا 🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🫂🫂🫂🫂😢

  • @CabdifitaaxIbraahin
    @CabdifitaaxIbraahin Před měsícem +105

    War somaliyey waziirka 800k Hal gaarsiiyo❤

  • @abdiwalihassan2737
    @abdiwalihassan2737 Před měsícem +25

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw Scw Scw scw ❤❤❤

  • @XamzaAhemed
    @XamzaAhemed Před měsícem +10

    Kusali nabigena muxamad salallahu calayhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @APDIYAANOTECH2008
    @APDIYAANOTECH2008 Před měsícem +11

    Marke hore ku sali nabiga صلي_علي_النبي_محمد_صلي_الله_عليه_وسلم

  • @Ruuuneey
    @Ruuuneey Před měsícem +17

    Baabajeey somaalida🇸🇴asaa isku soo jeediyay 😂🥺

  • @mohamedhimilo6064
    @mohamedhimilo6064 Před měsícem +34

    اللهمَّ صلِّ وسلِّمْ وبارِكْ علَى عَبْدِكَ ورَسُوْلِكَ محمَّد وعلى آله وصحبه أجمعين.❤

  • @nasrinlovely6699
    @nasrinlovely6699 Před měsícem +24

    Qaabwalba inuu wax ku raadiyo maahee waa inuu qaabsaxa wax ku raadiyo oo diintiisa iyo dadnimadisaba ilaashado allah ha u fududeeyo hawlihiisa

  • @amincaraalechannel
    @amincaraalechannel Před měsícem +6

    Rabi hanaga dhigo dadka maalinta qiyaame jannada lagu casuumo aamiin aamiin Gacmaha ilaahay hakuu barakeeyo hadii aad janelkeyga ii booqato
    mahadsanid wll❤️❤️🤲🏽🫶🏼👏🏼

  • @AhmedabdisalanAbshir
    @AhmedabdisalanAbshir Před měsícem +10

    Iyadon cidina daawanba daawanaya wasiir caqligeenu Raba inuu ku ciyaro caaqa caaqa dhalay Naga xishood dhe awalbanu Ka yaabanyne😅

  • @user-lw3mw5yc5p
    @user-lw3mw5yc5p Před měsícem +27

    Wasiir anaa ugu horeeyay kawaran😂😂

  • @abdirahmanahmedaliismail3587
    @abdirahmanahmedaliismail3587 Před měsícem +2

    Waa aabe soomaaliyeed oo caruur korsanaya laakiin isagoo wax wanaagsan soo gudbinaya ayuu ka biilan karaa .
    Millions qofbaa ku xidhan ❤

  • @mohamedmowlid7239
    @mohamedmowlid7239 Před měsícem +1

    Wsc waziir welcome back legend hore usoco legend

  • @Ali_qasim143
    @Ali_qasim143 Před měsícem +11

    Wasiirow inagoo aan idin og nahay barnamijyo idinka so alifta oo. Ben ah baan hadane ifin dawana like iyo sherena idin samaynayna xitaa hada adiga. Inago baab jay sofirsanay kana warhayno ban hadane kadawanaayna like. Iyo sharena ku dhahayna 😂

  • @sacdiyaabdullahi7539
    @sacdiyaabdullahi7539 Před měsícem +15

    Baabajey inaa aamino waxa iiga fudud inaa dhuusado wa barafuun aamino😂😂😂

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před měsícem +3

      Sacdiyoy dhuusada goormey barafuun noqoty hhhh Malaysku ciyaaraaa hhhhhhhh

    • @luulmuxudin2871
      @luulmuxudin2871 Před měsícem

      😂😂😂😂😂😂

    • @user-jy2ey2bh9d
      @user-jy2ey2bh9d Před měsícem

      @@luulmuxudin2871 hhhh walee ninkaas dhibow isku keeny hhhhhhsacdiyo kawaran

    • @qamarcantoob2965
      @qamarcantoob2965 Před měsícem +2

      😂😂😂😂😂taasaan Ben aheyn waaba brafuun saacan lga bilaabo

    • @xalimomaxamed2555
      @xalimomaxamed2555 Před měsícem +1

      Waa iga qoslisay hhh sas waye😅

  • @mohamedabdiadan900
    @mohamedabdiadan900 Před měsícem +2

    Baaba aakhira isku aamineyna adduun maya😂😂

  • @xaajidable7684
    @xaajidable7684 Před měsícem +6

    Waziirka 1M gaarsiiya

  • @user-uh6fy6kw5d
    @user-uh6fy6kw5d Před měsícem +3

    Baaba jeey aaqiro xitaa ma aaminayo 😂😂😂😂

  • @AzZa-in8et
    @AzZa-in8et Před měsícem +3

    Baabajeey😂noo aaminaad😂😅😅😅

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Před měsícem

    Falanqayntii Dhaxal waan kaa sugaynaa Wasiir.

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Před měsícem +1

    Baa baa waa naka waa leysaa guuuuul hami sare❤❤❤baba

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Před měsícem +3

    Beentii oo qof ah waaaye
    😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂
    😂😂😂😂😂

  • @neimansaajin4927
    @neimansaajin4927 Před měsícem +3

    Waziir Baba jaY waLi nooLe Kabeenbadan ma arkin yacni ado zojeda Buu kuziijeedin Karaa😂

  • @abdirahmandekow8525
    @abdirahmandekow8525 Před měsícem +2

    Babajey actor weyn waye

  • @NouradiinHasan
    @NouradiinHasan Před měsícem +3

    Dhuuqà oo nuuga another leevel😂😂😂

  • @FarxaanCabdilaahi-ru4nb
    @FarxaanCabdilaahi-ru4nb Před měsícem +1

    Baaba aakhiro leeee is aaminana hadaynu isku aragnoooo😂😂😂😂

  • @Asma_indhacad
    @Asma_indhacad Před měsícem +50

    War anaa uhoreeyee like ha ila dhaafina😂❤

  • @abdihakimbashirustadh6139
    @abdihakimbashirustadh6139 Před měsícem +3

    ANKUSALINO HABIBUNA MUHAMMAD S.A.W ❤❤❤

  • @abukaryare1300
    @abukaryare1300 Před měsícem +1

    Babajay wudhintay tictok walahi kuarkay 😂😂😂

  • @maxamedxuseen833
    @maxamedxuseen833 Před měsícem

    Sxp ani baabajey waan layaabay torobo xariif waaye

  • @raxmaumuzakariya
    @raxmaumuzakariya Před měsícem +1

    Kkkkkkkkk baaba aakhiraan isku aamineynaa

  • @AhmedSheikh-cz1uz
    @AhmedSheikh-cz1uz Před měsícem

    Hadii u dhibto iyadon la igeyn lama aamino baby jee

  • @AhmedMohamed-rc6lj
    @AhmedMohamed-rc6lj Před měsícem

    Aad baan kaaga sugeyney
    Zaki
    Baaba aaqiro is aamineyna 😂😂
    Isbadal sameey baabajey

  • @Muniir_Yare
    @Muniir_Yare Před měsícem

    Baaba Aaqiro Ayaan isku arkeynaa 😂😂😂😂

  • @fadumohassan2425
    @fadumohassan2425 Před měsícem

    Wasiir babajey hala is waalo buu wadaa 😂😂😂😂😂😂

  • @shukriosman2864
    @shukriosman2864 Před měsícem

    Allah ha u fududayo hana ku amaan yeeelo baba Jay waa qof naafa ah garab u bahan dadkii lugaha lahaa ayaa tahriib ku dhibatoday isaga maxaa kamalaysan dhib aad udaran buu maraaa insha allah wax u dhibtaas ku ilaawo abahaas somaliyeed hasiiiyo feel sad markaa arkay video because waan dareemi karaa qof naafa ah😢😢😢😢

  • @bardaaleabdi285
    @bardaaleabdi285 Před měsícem +1

    Woow ilike video bro from dijbouti 😢😢😢😢😢😢

  • @Muqdishow
    @Muqdishow Před měsícem

    Baba jey mucjisadii aduunkaa weeye baaba jeeyow hadaan kaa yeelno waxaad wado kartoon Alle hana dhigo 😂😂😂

  • @DiinaIbraahim-nv6sn
    @DiinaIbraahim-nv6sn Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤waan ku salaamey 🎉🎉🎉🎉🎉🎉waziirka

  • @NimoMahamoud245
    @NimoMahamoud245 Před měsícem

    Babajeey rer comanti la.an wala kala shaakiyay wasiir ❤

  • @abdikadarmohamed2863
    @abdikadarmohamed2863 Před měsícem

    Zaki Bin Haji Wn ku Salaamay Sxb Hore

  • @AbdisitaarIrbad-bq2bw
    @AbdisitaarIrbad-bq2bw Před měsícem

    Baaba waa jilaa la aamini karo wlhi 😂😂

  • @alsacuudi1
    @alsacuudi1 Před měsícem

    Waa inaan caawinaad u fidinaa somaliyeey

  • @user-uo1on4tr3v
    @user-uo1on4tr3v Před měsícem

    Aakhiro kulaha aduunyo meel Iskandar horto😂😂

  • @abujole3992
    @abujole3992 Před měsícem

    Aduunka somalida sidii prank prank kujireen wax kasto waxaa noqdey wayey Baaba Jey hore usoco Sxb

  • @falisgaal
    @falisgaal Před měsícem

    Baaba jey wall Allah ku guleeyo

  • @laylaluul3397
    @laylaluul3397 Před měsícem

    Hade limadidano lakin si xalal ah ku raadi irsaqada😂

  • @user-wo6hi8nf8k
    @user-wo6hi8nf8k Před měsícem

    Baba akhiro ayant isaaminayna😂😂😂

  • @aliyah-rl7pv
    @aliyah-rl7pv Před měsícem

    Baba jey muxu sa ugu madowaday qarada madow waba ka tgy e 😂😂😂 yurub san miyaa uff dheh ilahow qurbaha laba wadan iga gee america ama australia

  • @abdikarimali3740
    @abdikarimali3740 Před měsícem

    Halla aamino baaba jey waa runtiis

  • @user-vo4hu9jr2p
    @user-vo4hu9jr2p Před měsícem

    Asxabeey ii soo duceeya blz and palees

  • @cabdiosman3035
    @cabdiosman3035 Před měsícem

    Ka qaleeya Baaba Jeey xariif waaye kkk

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem

    Muraadkiisa Allaha u sahlo Baaba jeey . Gurigiisa ma joojo waa kind of tahrib anyway.😅😅😅

  • @MohamedIlkacase-
    @MohamedIlkacase- Před měsícem +1

    2025 upcoming baba jeey Africa tahriib kuso galaa 😂😂

  • @abukarnour2845
    @abukarnour2845 Před měsícem +1

    Baba jey aqiro is amineynaa🤣🤣🤣

  • @alsacuudi1
    @alsacuudi1 Před měsícem

    Alxamdulilh anaga lixadkena wa ino dhan yahy lkn qof lixaadkiisa dhiman waa inaan difaacnaa

  • @MaizaGaraad
    @MaizaGaraad Před měsícem

    Bab jey waa beenaale cidan aamini meyso😂😂😂😂😂😂😂

  • @abdelftahabdulahi646
    @abdelftahabdulahi646 Před měsícem

    😂😂😂😂galuus labo bogle xasusaa I gelisay wlhi hehheheh😂😂😂😂

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před měsícem

    Baabajey caadiyu nogu bashali rabyay lkn waqtigan goalka shabaqa lamuu helin😂😂😂😂

  • @queenzaaracadey
    @queenzaaracadey Před měsícem

    Camirada baaba waan kaqeeliyy casri cusub miyaa gurguurashda😂😂

  • @ameeradam6415
    @ameeradam6415 Před měsícem +1

    Baba aaqiro an isaamino😂😂😂😂😂😂

  • @user-pj8zr3ev2l
    @user-pj8zr3ev2l Před měsícem

    Baabaajeey wali maba noolyahy 😂😂😂😂

  • @hawaelmi9203
    @hawaelmi9203 Před měsícem

    Ninkan waa nin jiliinka ku fcn wlhi filimadi hindi aw badsaday😂😂

  • @qalidkeeyow
    @qalidkeeyow Před měsícem

    Baba aqiiro is aamineyna😅😅

  • @DhanbaalSide
    @DhanbaalSide Před měsícem

    Baba nin la amini karo maha hhhh

  • @AliHassan-uv9uc
    @AliHassan-uv9uc Před měsícem

    Abaa xududahaas wa shah wah lifakusaran adaa kkk

  • @user-mc7zk1lv9t
    @user-mc7zk1lv9t Před měsícem

    Baaba j waa ninka kaliya ee somali ah oo qabri video noga soo duubey

  • @AlexMacAllister-cc6cy
    @AlexMacAllister-cc6cy Před měsícem

    Bubg waalawasaa jiiska😂

  • @cabdimqatarooz7217
    @cabdimqatarooz7217 Před měsícem

    Wlh xaraarad kuheyso xitaa sigaar lama shidan karo coz nuurkas yar inay askarta aragto lama rawo😂

  • @AmiinAli-hx5vj
    @AmiinAli-hx5vj Před měsícem +1

    Baabaa akihra lays aminaaa 😂😂😂 1:32

  • @haniifboy
    @haniifboy Před měsícem

    Baaba Aaqiro maa Joogta Walle waa iga waasha

  • @YAHOOW_YAASKA
    @YAHOOW_YAASKA Před měsícem

    Baaba jeey xariif magaalo😂😂😂😂

  • @Ayaano1993
    @Ayaano1993 Před měsícem

    Intii daaray oo uu dhigay ayuu hadana dagay ninku 😂

  • @user-lg8zv3rq2p
    @user-lg8zv3rq2p Před měsícem

    Baba akhira is aaminaynaa🎉

  • @XasanCali-zo2xr
    @XasanCali-zo2xr Před měsícem

    qofkii usha qaatay mobelka miyusan arkin😂😂😂😂😂

  • @aishuukunwilkaron6743
    @aishuukunwilkaron6743 Před měsícem

    Smart u yahay majirtee nagadaa deh acudhubillahi😢

  • @C_QANI__MUSTAPHE
    @C_QANI__MUSTAPHE Před měsícem +1

    Waxa so dhigay so daawo 😂😂😂

  • @sawda9566
    @sawda9566 Před měsícem

    babajeey cunto miya wll waligay ma maqal bismilah😂😂😂😂😂😅😅

  • @BilalIbrahim-ds4dc
    @BilalIbrahim-ds4dc Před měsícem +1

    Baba legend 🙌

  • @mahaddayax724
    @mahaddayax724 Před měsícem

    Filimantuu badsaday yaa la aaminin

  • @raayadahmed9550
    @raayadahmed9550 Před měsícem

    Baaba aakhiro aan isku aaminey aa

  • @user-nj3ji3sp6j
    @user-nj3ji3sp6j Před měsícem

    Shekadaan baabajay dhabmiyaa mise waaa filain

  • @Everywhere-nu1ws
    @Everywhere-nu1ws Před měsícem

    baba aakhiraan is Aaminaynaa

  • @Hassan-Abdihakim8
    @Hassan-Abdihakim8 Před měsícem

    ANOTHER LEVEL WAAYO

  • @xamseabdirisaaq3391
    @xamseabdirisaaq3391 Před měsícem

    Hhh ar xata waxan og nahy zaki yaw in any shaqaynayn sacada wayn ee ka danpaysa 😂😂

  • @user-pd8oj1ji2h
    @user-pd8oj1ji2h Před měsícem +1

    Wlhi runaamodayay😂

  • @mansolo-xb3no
    @mansolo-xb3no Před měsícem

    Baabajey musalsalkisa cusub marhoran ka dhacay ani😂

  • @Cali7870
    @Cali7870 Před měsícem

    Sxb anigaa kaqaaaday videogaa waana latahriibay😂😂😅

  • @Mrkadiir
    @Mrkadiir Před měsícem

    BABA JEY KING OF FOORO GACAN 🤚 😅😅

  • @Madaaale377
    @Madaaale377 Před měsícem

    Anaa u horeeya reply ❤

  • @sagalabdi3898
    @sagalabdi3898 Před měsícem

    Yaa ila dawanoyo all the way from Seattle

  • @kabtanciid333
    @kabtanciid333 Před měsícem

    Ku saliya nabiga scw❤❤❤❤❤

  • @ghostviewer6190
    @ghostviewer6190 Před měsícem

    Team screen calanka no taaga😂

  • @user-gs4gb4oi9d
    @user-gs4gb4oi9d Před měsícem

    😂😂😂😂😂😂 ilahow hada ku amino danyer igadhig ar babajey 😂😂😂😂😂😂😂

  • @SamAchqarboy
    @SamAchqarboy Před měsícem

    Baba aqiro allaha hageyo😂😂😂