WADADA LOO MARO BARASHADA VIDEO EDITING KA || VIDEO EDITING ROADMAP
Vložit
- čas přidán 30. 06. 2024
- Ka baro xirfada video editing: fariidacademy.com/
waxa aad ka helaysaa Fariid Academy: 1. Casharo tayo leh. 2. Telegram group
3. Video yo practice ah oo aad ku tababranayso
4. macalin 24 hours ku heegan ah
Big Editor 🥳
Top g
Community youtube soo fur ustaad insha allah❤😢
THE GOAT🦌
Brother hood ❤🔥
Nice vidoe
best video
The 🐐🐐🐐🔥🔥
Mahadsanid sxb guuleyso 🙏🙏🙏🙏🙏
To be honest I didn't notice till you said Qodobka ugu dambeya NEW Subscribe
Thanks ustaad
Hambalyo 2k ❤😊
Mahadsanid walaal
Link kigu aawey lph @@abdirahmanmahdi7008
Wax walba waa si fican bad
Uwadaan lkn xaga dad laxidhidhka ayaa ka ku xuntihin
Waxaan rabaa in video editing barta appke uga fcn pr am capcut kee igu latale Ina dortoooo
Easier said than done
Guleyso sxb ❤
Woow ilike video bro fourn Djibouti 🇩🇯
Xageen Kaala soo xidhiidhaa sxp
Sxb muqalo noo so dhig wan kula soconeynaa lkn lacag ma awodo please😢
WaxaaN rabnaa college caadiya ustaad c/raHman❤
Fariidacademy.com
Wakaa
Sxb samey group uu soo galin Karo qof waliba video uu edit gareeyay 💯🤝
Website kee ugu wanaagsan vedio laga helo❤
Pixels
gulayso wlaal haka istaagin
Kawaran mobile Samsung maku baran karaa masterclassna maku noqon karaa wll?
walaal su,aal aysan ka jawaabin dadka ka hadla arrimaha Video Editing waxaa ka mid ah, sidee kula soo dagaa halkee kala soo dagaa meeqaa bil ayaan is ticmaali ka waxaan ogahay inay lacag iyo 30-cisho
halke waye free academy youtube or melkale
Wllhi subscribe wa u qalanta
We need cupcut
Go to fariidacademy it is there
Zhb qof aan sifiican u aqoon isticmalla computerka ma baran karaa ???
Haa walal
Nagala so hadal whatsappka fariidacademy.com
Hadan iibsaday ustad courskada🎉
Sxp groub inoo sameey oo whtsapp ah plase❤