FARIID
FARIID
  • 9
  • 62 607

Video

WADADA LOO MARO BARASHADA VIDEO EDITING KA || VIDEO EDITING ROADMAP
zhlédnutí 18KPřed měsícem
Ka baro xirfada video editing: fariidacademy.com/ waxa aad ka helaysaa Fariid Academy: 1. Casharo tayo leh. 2. Telegram group 3. Video yo practice ah oo aad ku tababranayso 4. macalin 24 hours ku heegan ah
QALABKAYGA MUQAAL SAMEENTA || MY CONTENT CREATION EQUIPMENTS
zhlédnutí 13KPřed měsícem
Ka baro xirfada video editing ka fariidacademy.com/
Q&A KU SAABSAN VIDOE EDITING KA || VIDEO EDITING
zhlédnutí 2KPřed 2 měsíci
Ka baro xirfada video editing : fariidacademy.com/
SIDEE KU NOQON KARTA FREELANCING VIDEO EDITOR
zhlédnutí 4,5KPřed 2 měsíci
Hadii aad rabto in barato xirfada video editing ka baro fariidacademy.com/
4 XIRFADOOD EE UGU LACAGTA BADAN || HIGH INCOME SKILLS
zhlédnutí 6KPřed 2 měsíci
Waxa aad si fican uga baran karta video editing fariidacademy.com/
WARAYSI IYO XOG KUSAAB SAN VIDEO EDITING
zhlédnutí 3,1KPřed 2 měsíci
Ka baro video editing fariidacademy.com/
SIDA AAD ISKAGA DIWAAN GALINI KARTO FARIID ACADEMY
zhlédnutí 2,2KPřed 2 měsíci
Muuqaalkani waxa aad ku baranaysa sida aad iskaga diwaan galini karto eed uga barani karto Video Editing fariidacademy.com/
Waxaad ka barani karta xirfada video editing capcut ka fariidacademy.com
zhlédnutí 3,3KPřed 2 měsíci
ka baro xirfada video editing: fariidacademy.com/

Komentáře

  • @abdirizakno9273
    @abdirizakno9273 Před dnem

    @abdirahmanmahdi7008 2 dal ee SOMALIYA iyo SOMALILAND maxa kawda sxb dhiiqa kujirtaa e kabax wa iga talo. Ma aragtay qeys qaysar o kaa caansan wliba dalal badan maray isago SaaS dhahyo nio sidii qof maangaab ah ha u Hadlin ee kafiirso wxa kuhadlyso o umada a lahor imanyso . Sidadakle wiil somliyed o wangsan bathy wlhi bro horay usco❤

  • @AsiyoAli-ld6id
    @AsiyoAli-ld6id Před 3 dny

    Davinci kawaran

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r Před 3 dny

    Legend

  • @user-zc8uc4pm3r
    @user-zc8uc4pm3r Před 3 dny

    Waku mahad san tahay sa labtonka noga cawisay libax waxa kaso hadasha camirada sawir qadida ugu quruxda badan badan kaso hadal bls bls bls

  • @Abdanyu
    @Abdanyu Před 6 dny

    Ustaad Capcut laptop na maku shaqeeyaa?

  • @diyosaki2042
    @diyosaki2042 Před 9 dny

    Fariid wll qiimaha wa imisa inteena laga heli karaa .

  • @user-qr2co7ls2j
    @user-qr2co7ls2j Před 13 dny

    Wax aan aqaano malahan sidee wax kubartaa

  • @caalimfx
    @caalimfx Před 14 dny

    Sxb gaming laptop ka kasoo hadal kuwz ugu fiican mhdsnid

  • @dacawmedia1269
    @dacawmedia1269 Před 15 dny

    czcams.com/video/7ZAQNHO6cp4/video.htmlsi=13_UQ_1zqeOX_7d1 War ilmaderayaal itaabta Han ka qadeyee Bahalka ❤

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 Před 20 dny

    Ram 8 yahay wa side

  • @cabdulqadirdaahirmohammed2631

    Computer-ka magiciisa maxaa ladhahaa pro?

  • @WardaArap
    @WardaArap Před 23 dny

    Xirfada graphi designka md bixisan

  • @suhaibabdikadir
    @suhaibabdikadir Před 24 dny

    Noocani GPU malaha wll siibahaan Getforce RTX VIDIA 4070 _____ Laptop-ka leh GPU waxa kamida Omen, Gaming laptops etc.

  • @RodaHussein-n9v
    @RodaHussein-n9v Před 25 dny

    Masha Allah waa laba Abdirahman guulaysta

  • @SuradTV1
    @SuradTV1 Před 25 dny

    Qiimihiisa iyo halka laga helayo naso dheeg

  • @gaashaanleshow2996
    @gaashaanleshow2996 Před 25 dny

    Zxp daroon i anfacda ii sheeg oo muqaal vcn oo 4k ah duubaysa mhd sanid❤

  • @FALCON-hy9th
    @FALCON-hy9th Před 25 dny

    Qiimihiisu waa imisa🤩

  • @ASADHHAJIYOW
    @ASADHHAJIYOW Před 27 dny

    😂 I'm From Hiigsi editor 😊😊

  • @YoutubeVide
    @YoutubeVide Před 28 dny

    waxaan rajeynaa inaad wax kabaratid muhiimada generations

  • @khalidarab3303
    @khalidarab3303 Před 28 dny

    Macalinkeygii cabdiraxmaan mahdi legend

  • @kornelyaxye5960
    @kornelyaxye5960 Před 28 dny

    aad bad u mahad san tahay eng anigu waxan hystaa pavilion ram 16 ssd aad u xawaareeya icore 5 qiimahihiisuna wa $580

  • @KhalidArab01
    @KhalidArab01 Před 28 dny

    Ustaad Adobe 2023 zip

  • @Motivation0809
    @Motivation0809 Před 28 dny

    waad mahad santahay wll qaali

  • @xiyock2419
    @xiyock2419 Před 28 dny

    Guuleyso libax

  • @Yarexassan
    @Yarexassan Před 29 dny

    Hada ayan so decay wllka wan ubahanahay vidio eating wllka

  • @SpeeD-uZ
    @SpeeD-uZ Před měsícem

    Nio waan haystaa lkn waa culsay saa idaa maxaa sameeyaa wll

  • @cabdixakinxusen4767
    @cabdixakinxusen4767 Před měsícem

    Wall Qiimaha Lagu Heli karo Waa imisa

  • @Hantiyeelo
    @Hantiyeelo Před měsícem

    Sidi cadada ku ahayd very informative 🤤💪🏽

  • @IarshaadWaarsi
    @IarshaadWaarsi Před měsícem

    fariid accademy hadaan kabarahayo macagbaa

  • @direxey_official0
    @direxey_official0 Před měsícem

    Xagga LA xishiidhka dadka waa ku Xuntihiin fariid academy

  • @KINGTAAMIR1
    @KINGTAAMIR1 Před měsícem

    M allab keep going wlalkay🎉🎉

  • @aameensuleiman
    @aameensuleiman Před měsícem

    walaal laptopkaygu waa kaas oo kale lkn GB-giisu waa 8GB

  • @Ilkcase
    @Ilkcase Před měsícem

    maaha core i7 oo dhan ama i9 oo dhan u fiican yihiin muuqaal jar jarida markaa inaga soo sax gudoomiye muhiimadu genr iyo iyo xarafka halka danbe kaga yaala

  • @activeacademy7623
    @activeacademy7623 Před měsícem

    Haa ustaad core waxaa ka muhiimsan speed ka cpu ga 2.7 ghz wxii kayar video editing nafkumalaha

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 Před měsícem

    Fariid is your name and your brand 🎉also❤

  • @MohamedIshakOsman
    @MohamedIshakOsman Před měsícem

    Fariidow aad iyo aad bad umahadsntahy jazakallah kheyr sxp

  • @abdirahmanmohamed3626
    @abdirahmanmohamed3626 Před měsícem

    Qiimihiisa wa imisaa Zxp ?

  • @Rasheitt
    @Rasheitt Před měsícem

    Shaashadiisa waa meeqo inch pro

  • @Hanafilms7
    @Hanafilms7 Před měsícem

    Wll qiimihiisu waa imisa aan ku tala galee qidmadii aan ku soo iibsan lahaa

  • @Mohawalichanel
    @Mohawalichanel Před měsícem

    Thanks zxp

  • @ALmt-Hasanat
    @ALmt-Hasanat Před měsícem

    Waxoogaha music aad iyu uu qaylinaya sxb marka dambee gabii waxyar .

  • @Abdishakur_Hassan
    @Abdishakur_Hassan Před měsícem

    Wow information Fa ido uleh qof kasta o ubahna Guleyso sxb❤

  • @WAASAC
    @WAASAC Před měsícem

    Qimhisa wa imisa 🙏🏻

  • @ahmeddeeq2037
    @ahmeddeeq2037 Před měsícem

    Battery life kiisa inada soraciso baa habo nayd.

    • @abdirahmanmahdi7008
      @abdirahmanmahdi7008 Před měsícem

      Walal hada editing ku isticmaalayso battery ga awoodisa dhaqso ba uu u lumiya qasab wa in aad ku isticmaasho dab inta u badan mar hadii u yhy computer ku mid qiimahiisa hoooseyo

  • @xamseTyrone-jn3hn
    @xamseTyrone-jn3hn Před měsícem

    Laptop kaa wn waayey zbx mid speedka cpu oo ka sarreeya 1.90 Mrkaa ma I anfacayaa wll

  • @Aboudi600
    @Aboudi600 Před měsícem

    Thanks man am Civil Engineering Student also Architect So this may help me Tysm for giving Information ❤

  • @Walalbuulle
    @Walalbuulle Před měsícem

    Computer kaas asoo celis ah yaa lagu dagmin waa rabish waxaa fiicn qufkii awoodo inoo cuseebkiisa soo gato shirkada qaar muqdisho waa tuugo hala iska ilaaliyo

  • @billalupdyqadir
    @billalupdyqadir Před měsícem

    Zxp Coding ka ka waran Mise ayyu Laptoon ayaa lagu isticmaali karaa .

  • @somalione6095
    @somalione6095 Před měsícem

    3 bill kahor so iibsaday si wacan bu igu shaqeya alx

  • @Asadaarka23
    @Asadaarka23 Před měsícem

    Maasha Allah thanks ustaad waa laptopka aan heysto marka laga reebo screen touch