Video není dostupné.
Omlouváme se.

DHAMAAN DOCUMENTS-KA LAAGA BAAHAN YAHAY MALAINTA INTERVIEW-GA.

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 1. 05. 2024
  • my Tiktok ⬇️ www.tiktok.com...
    my Instagram ⬇️ www.instagram....

Komentáře • 179

  • @sahalsaleebaanmaxamed368
    @sahalsaleebaanmaxamed368 Před 2 měsíci +2

    1. Copy ga passport kaaga
    2. Birth certificate
    3. Affidavit of birth certificate
    4. Police clearance
    5. Covid-19 vaccines
    6. Affidavit of support
    7. High schools
    8. Photo 📸
    9. Selected letter ✉️(1st NL)
    10. Ds 260 complete form
    11. Ds 260 confirmation page
    12. Interview appointment letter ✉️ (2nd NL)
    Thank 😊 🙏

  • @ibraahimshariif6656
    @ibraahimshariif6656 Před 3 měsíci +17

    You have been randomly selected insha allah ❤❤❤

  • @halimoabdiaziz7726
    @halimoabdiaziz7726 Před 3 měsíci +5

    Illhow iga farxi waa jimce daqidihii ugu damayey 🥹📿

  • @eidsead3143
    @eidsead3143 Před 3 měsíci +1

    You have been randomly selected insha'allah .

  • @ciyaalxamar27
    @ciyaalxamar27 Před 3 měsíci

    Thanks ❤ i have been selected tomorrow🇺🇸👏.

  • @NashaadHassan
    @NashaadHassan Před 3 měsíci +5

    maanta video dheer ayaad soo galisay Thank you ilaahey hana guuleeyo aniga iyo inti muslim oo xareysatay lottery

  • @abdirisakmarcos9215
    @abdirisakmarcos9215 Před 3 měsíci +2

    Thank you for your support my guy. Love bro

  • @AhmedDinho39
    @AhmedDinho39 Před 3 měsíci +2

    Mnshalah

  • @abdifitahsissey3442
    @abdifitahsissey3442 Před 3 měsíci +1

    I have been waiting this video thanks bro

  • @Hiraabe1989
    @Hiraabe1989 Před 3 měsíci +2

    well done mr ibra
    aad iyo aad aya u mahadsantahay wax badan oo muhiim aya kaa faa iday waana qortay dhaman decuments ka aad no shegtay
    thanks bother🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @MOHAMED20T4
    @MOHAMED20T4 Před 3 měsíci +1

    Insha alah selected pro🤘🔥🔥🤲🤲

  • @khaalidcaydiid8639
    @khaalidcaydiid8639 Před 3 měsíci +1

    Ilaahoow you have been randomly selected Insha Allah aan noqda berri 🤲🤲🤲

  • @abshirxusen8179
    @abshirxusen8179 Před 3 měsíci +1

    Insha allah selected

  • @Cadaani1994
    @Cadaani1994 Před 3 měsíci +1

    Waa maharani tahy bro

  • @alimaxamedcabduqaadir2803
    @alimaxamedcabduqaadir2803 Před 2 měsíci

    Mahadsanid sxb aad an kuu fahmey

  • @hamdanadam9147
    @hamdanadam9147 Před 3 měsíci

    ICONIC ❤🎉

  • @abdinasircashara5142
    @abdinasircashara5142 Před 3 měsíci +1

    Masha Allah wax badan ayan ka faaiday taliye haduw noso baxo qeer hadii Kalana ilaa aan kadhimeno waa buxinenaaa

  • @yuusufcaato
    @yuusufcaato Před 3 měsíci +1

    Waa noo hagar baxday burcidow thanks 😎

  • @nimoomer1506
    @nimoomer1506 Před 3 měsíci

    Mnsha allah si ficn bd no fahmsiisay document yda شكراااااا

  • @yasmindahir4183
    @yasmindahir4183 Před 3 měsíci +1

    Ibra mahadsanid abaalkaga jano abowe.insha Allah habeenka axada ano faraxsan inaan kula soo hadlaa rajenaa ducada nagu soo kaaab ❤

  • @deeqdarajo4765
    @deeqdarajo4765 Před 3 měsíci +3

    Saxib sharaxaad fiican kasoo bixi 3 warqadood
    Affidavit of support ah iyo sida loo buuxiyo

  • @sakibrafa3001
    @sakibrafa3001 Před 3 měsíci

    Waa kaa haayaa taliye

  • @abdinasircashara5142
    @abdinasircashara5142 Před 3 měsíci +3

    Buufis aa LA dhimanayo adunyo ninba heer ayay u jogtaaa

  • @dirhamdirham2576
    @dirhamdirham2576 Před 3 měsíci

    Taliye Baandey waa kaa hayaa walka🎉

  • @mohamedsuleiman2613
    @mohamedsuleiman2613 Před 3 měsíci +1

    Thank you very much

  • @mustafabdihassan2689
    @mustafabdihassan2689 Před 3 měsíci +1

    Bro Waa Mahadsanthy, I Hope One Day America Inaa Kuwada Shaaheyno🍜

  • @hooyosucadochannel
    @hooyosucadochannel Před 3 měsíci

    Mashallah sida ad no fahan siise qeyr Allah kusiiyo walal

  • @kurinoyalby4477
    @kurinoyalby4477 Před 2 měsíci

    Sxb lacagta caafimadka Nairobi iyo safaarada ii shiig

  • @bosska_channel5038
    @bosska_channel5038 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid Saxiib, Sifiican baad u Sharaxday Xaqiiqdii.

  • @mulkiluki1412
    @mulkiluki1412 Před 3 měsíci

    Allow igu guulee yaarabi dhamantii iisoo duceeya adinkana aniga maheysto wada kle oo ku tago balse alle wax walba waa awoodaa wuu isiinkaraa xitaa qof iwado ee 40qof ducadooda waa aqbalaaa ee iisoo duceeya allow iisahal intii xareysatey

  • @KoutherAbdale
    @KoutherAbdale Před 3 měsíci +1

    Sifiican baaad usharxday Allah kaaa ajarsiiyo ina adeer,, hdii selected helo adilee hawsha kugusoowareejinaaa hhh

  • @Harvin09
    @Harvin09 Před 3 měsíci +1

    Sharaf io karamo ibra 🙏

  • @Hameed502
    @Hameed502 Před 3 měsíci +8

    habeen dambe insho allah alle hanaga farxiyo❤

  • @abdifitahaidarus90
    @abdifitahaidarus90 Před 3 měsíci

    Masha Allah waad noo dadashey maanta mahadsanid

  • @ahmetmouze5507
    @ahmetmouze5507 Před 3 měsíci

    So ducee wlal in ilaahay nagu guuleyo insha allaah ❤❤❤❤

  • @BadruDiin638
    @BadruDiin638 Před 3 měsíci +1

    Nio Waxaan tirada Badan Leh Ayaaba Naquusinaayo 😂😂

  • @abdimalikakofficial1289
    @abdimalikakofficial1289 Před 3 měsíci +2

    Zxb ani 1 -wuu ixaresan yahy Dv lottery waxa ku xarestey shahado dugsi sare ah wana heysta zxb ee laca hadi la iso aqbalo Dv lottery shahada dugsiga sare madoyin kamid ah maa Exam ahan liga qada dad aa idhahen exam aa laqada zxb taas aa kuwarer sahy iso jwb plz🙏🙏🙏
    Su asha
    2-Exam maa laga qady nh meqo su aal aa lagu weydiyey plz ayada nh iso sheeg su aa laha lagu weydiyey 🙏🙏
    Zxb CZcams kaga hada arkey vedio gan igu horey aa dawadey ina su alahaas kaso hadashey ma aqani hda dib uraca muqaladada

  • @mohamudhusseinhassan6603
    @mohamudhusseinhassan6603 Před 3 měsíci

    Thanks bro.

  • @mohamediftinisxaq2335
    @mohamediftinisxaq2335 Před 3 měsíci +2

    2025 winners i.a dv lottery

  • @abdirisaqcarab1386
    @abdirisaqcarab1386 Před 3 měsíci +1

    Garaad wn ku slmaaa

  • @hussein00057
    @hussein00057 Před 3 měsíci +1

    Mahadsanid sxb

  • @halimoabdiaziz7726
    @halimoabdiaziz7726 Před 3 měsíci

    Inshallah selected waliba anoo illhey ku kalsoon❤

  • @maysaainaahmed8083
    @maysaainaahmed8083 Před 3 měsíci +1

    Wan ilaawey in uu lottery i xareysnaa adaa iso xasuusiyeyy😂lkn conformation num wan hystaa hdduu iso baxa haben dambe insha Allh vedio gaN kuso noqonaa daawashadiisa mrkaas❤

  • @user-qz1hu4gy2j
    @user-qz1hu4gy2j Před 3 měsíci

    Waikan abdifatah mohamed Ali libaxa thanks zxp

  • @queenliza596
    @queenliza596 Před 3 měsíci +1

    English jabjabsananayso iyo marka tarjuman kula SOCDO yaa fican

  • @TuseTech-th2dm
    @TuseTech-th2dm Před 3 měsíci

    ma qasabaa high schoolka ama cerificate degree aad tasdiiqiso oo wasaarada arimaha dibda shaambad kaga soo dhufato mise is not make important

  • @HusseinSergito-qu8ic
    @HusseinSergito-qu8ic Před 2 měsíci

    Keligaa ma jogo wad I warerisen ku laha

  • @Queendahir
    @Queendahir Před 3 měsíci +1

    Macluumad dhamees tiran ayaa na siisey mahadsanid walalkey ❤

  • @maajidpoi11
    @maajidpoi11 Před 3 měsíci

    Zxp luqada kawaran translate maka xsan karaa

  • @teamcomingsoon5526
    @teamcomingsoon5526 Před 3 měsíci +1

    brotherkyga thanks

  • @user-es1yb6sp2k
    @user-es1yb6sp2k Před 3 měsíci +1

    I.a selected sugayaa iLaahayow wa maaLin jimce iga aqbal

  • @MohamedRooble-hy1qz
    @MohamedRooble-hy1qz Před 3 měsíci

    شكرا

  • @user-bj1rl3mp9e
    @user-bj1rl3mp9e Před 3 měsíci +1

    Sxb Ibrahim police clearance wadankan jogo lee maka qadan kariyo good conduct iyo police clearance differ mya

  • @MohamedRooble-hy1qz
    @MohamedRooble-hy1qz Před 3 měsíci

    Thank

  • @Ci___se
    @Ci___se Před 3 měsíci +2

    Warqada caafimadka iyo tan covid 19ka hal mid miyaa

  • @abdinasircashara5142
    @abdinasircashara5142 Před 3 měsíci +1

    Adunka wax layga sheekeyo american ugu jeclahay americadii aqaday idhig

  • @DG-eg4qi
    @DG-eg4qi Před 3 měsíci

    Brother Mahadsanid Waxa ku weydina Waraqada cafimadka.

  • @ahmedmohamedmohamud7187
    @ahmedmohamedmohamud7187 Před 3 měsíci

    In badan baan kugu faa'iday Saaxiib Mahadsanid

  • @haamudnews8451
    @haamudnews8451 Před 3 měsíci

    Waad mahadsantahay bro waxan oo dhan ma english aa lagu qoraa sida police clearance ka ka affidavit latter ka oo kle ta single ka waxaa odhan english baan ku qoraa mahoo

  • @Bashka_studio
    @Bashka_studio Před 3 měsíci

    Sualaha interview taatabo abti bal kkk

  • @mustafali7104
    @mustafali7104 Před 3 měsíci

    Thanks bro

  • @user-qz1hu4gy2j
    @user-qz1hu4gy2j Před 3 měsíci

    Ibarahim zxp aniga quuxutika dadababa ayan joga kwrn hada isobaxa UNHCR makuwarajinkara

  • @burhaanali8604
    @burhaanali8604 Před 3 měsíci +1

    Qofka hadu 2 Paspor hesta kwrn kenyan iyo Somalia please noga jwb o mesha ku dhalatay ku kala duwanyahiin?

    • @ibrahimabdigarad
      @ibrahimabdigarad  Před 3 měsíci

      Kaa kuxareesaty lee sheeganee kankle farahaa ka qaadee

  • @abdirahmanarka931
    @abdirahmanarka931 Před 3 měsíci

    Zxb Hal su aal iiga jawab turky aya soo jogay 1sano io ka badan maqasna mahesto lacala hadii u bahdo warqada CID qof kle oo turky joogo ma ii samen karaa mise inaa aniga aado ayaa qasab ah

  • @mohamedcade9698
    @mohamedcade9698 Před 3 měsíci +1

    Nio hda covid19 cid lagma rabo wall kaas iska saar kaliya cafimafka buuxa laga rabaa

  • @mahdimohiadinshali6749
    @mahdimohiadinshali6749 Před 3 měsíci

    Thank you sxb

  • @CoMeDyBos
    @CoMeDyBos Před 3 měsíci +1

    Sxb america qof kama kasaayi sidee loo xalin karaa

  • @AliGsa-iw2tq
    @AliGsa-iw2tq Před 3 měsíci

    Sxp jamacada ana ku xareystay marka waxaan aan hesta shashada Jamacada maxaa hal somalia shahadeda wey iga dhuntay bro

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 Před 3 měsíci

    Shahado wax barasho hadad wadato work experience uma baahnid mia

  • @hodmanladan2389
    @hodmanladan2389 Před 3 měsíci

    Wll ibrahim hadii qof iijoogin america khasab miya in adress laygu xujeyo

  • @habibahosh3526
    @habibahosh3526 Před 3 měsíci +1

    İbrahim Covit 19 ka ma fahmin maxa la iska rabaa

    • @ibrahimabdigarad
      @ibrahimabdigarad  Před 3 měsíci

      Talaal lee wayae wax ween maaha kii karoonaha meelkasta aka helee wax ween maaha

  • @shamsoyahyeahmed5329
    @shamsoyahyeahmed5329 Před 3 měsíci +1

    Wllow kwrn qof shahado heysan maxaa u furan

  • @bashiirjeeni5358
    @bashiirjeeni5358 Před 3 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @ibraahimshariif6656
    @ibraahimshariif6656 Před 3 měsíci +1

    Muuqaalka inuu dheeryahay maba dareemey

  • @FAIBAR1
    @FAIBAR1 Před 3 měsíci

    Sxp see noqonaysaa ma haysto shahaado iyo experience toona lkn Englishka baan is fiican u aqaanaa say noqonaysaa

  • @Mohamett_Abdullahi
    @Mohamett_Abdullahi Před 3 měsíci

    Thanks sxb

  • @Inasaeed
    @Inasaeed Před 3 měsíci

    Arintii caafimadka kso hdal sxpow😊

  • @quruxdiihablaha1234
    @quruxdiihablaha1234 Před 3 měsíci

    Karoone miyaa layga baarayaa hadaan guulaysto 😢

  • @rahmoahmed6756
    @rahmoahmed6756 Před 3 měsíci +1

    Warqad kasta copy waala raba so ma aha

  • @waayowaayo3097
    @waayowaayo3097 Před 3 měsíci +1

    Wll adoo mahdsan kaso hdal docmentyda somaliland ado mahdsan waxybaha laga rabo iyo sfaradaha ugu wangsan ee qofka somalilanderska ah ku mari karo interviewga

    • @ibrahimabdigarad
      @ibrahimabdigarad  Před 3 měsíci

      Intaan aan sheegay lee lagaa rabaa sxb somaliland wax maka haleesno okay waaye

    • @waayowaayo3097
      @waayowaayo3097 Před 3 měsíci

      @@ibrahimabdigarad okey pro wayahe waxad noso shegta sida lola socdo safaradaha iyi shaqadoda iyo halka u mrayo caseska ku qoran

  • @deeqdarajo4765
    @deeqdarajo4765 Před 3 měsíci +1

    Qodobka 5aad conid 19. Sidee loo diyaarinaa intaana ka helaaa

    • @ibrahimabdigarad
      @ibrahimabdigarad  Před 3 měsíci

      Meelkastaa ka helee wax ween maaha, waa karoonaha talaalkiisa

  • @user-zr7mt9wj4r
    @user-zr7mt9wj4r Před 3 měsíci +1

    Zxb luqada English ka hadanan aqoon interview ga seeku mara Jawab please 🙏

  • @queenliza596
    @queenliza596 Před 3 měsíci

    Safaradaha american majogo mise wadan ku yalo umada kunol

  • @motivationsnature8946
    @motivationsnature8946 Před 3 měsíci

    You have beèn selected randomly in.a dhmn wllaha musliminta qaasatn kuwa somalida ayn nasiib wcn ayn leeyhy , dhlnyro ducada halla badiyo, qadarta wxa kliya ee leexin kro waa ducada ku dadaalo in.a

  • @zakiyarashiid2397
    @zakiyarashiid2397 Před 3 měsíci +1

    Yes waxabdn sugaya video lkn caffe doonan sug

  • @bplus8551
    @bplus8551 Před 3 měsíci +1

    Aan garsiino odeyga 1000 qof subiscribe

  • @xajarhayyaaj1790
    @xajarhayyaaj1790 Před 3 měsíci +1

    Sxp haddii America 🇺🇸 cidna kuu joogin maxaa xal ah

    • @ibrahimabdigarad
      @ibrahimabdigarad  Před 3 měsíci

      Qasab waaye sxb qof financially ku damaanand qaado, iyo address, qasab maaha qaraabo asxaab aa raadin kartaa sxb

  • @TalooyinkaGuusha
    @TalooyinkaGuusha Před 3 měsíci

    hadii tussale aan ku xaraytey qof diffrent ha uu passport diffrent yahay maxa u xal ah wll

  • @zeinabali4384
    @zeinabali4384 Před 3 měsíci

    Qof dhan hadu ijoogin maxa sameynaa😢😢

  • @user-me2yo5ny3s
    @user-me2yo5ny3s Před 3 měsíci +1

    English hadaa Aqoonin Tarjumaa ma helaa Oo Soomaali ah Thats my question bro Thanks

  • @abdikaniyassin5651
    @abdikaniyassin5651 Před 3 měsíci

    Haddii aad Degree ku xaraysatey hadhaw ma Degree uun baad qaadasa mise ilaa ta High School ka?.

  • @HeroBoy27
    @HeroBoy27 Před 3 měsíci

    Taliye First letter and second letter maxa u dhexeeyo ma adiga ayaa la hadlaaya oo email u diraayo mise iyagaa kuso dhahaayo interview ayaa mareysaa?

  • @faisalhussein6639
    @faisalhussein6639 Před 3 měsíci

    Mahadsanid Sxb Sare

  • @butterflyha1889
    @butterflyha1889 Před 3 měsíci

    Teeda kale shahadada dugsiga sare ee puntland ma laga aqbalaya,hadi anan la aqbalayna maxa xalla iso jawab wllo

  • @inamohammed1318
    @inamohammed1318 Před 3 měsíci

    Documents ka adoon haysan ama wax ka maqan yihiin , ama wx ka qaldan yihiin ood rabto inad saxato , ma xaraynkarta ds260ga si aanu kaga daaahin

  • @shaafofficial
    @shaafofficial Před 3 měsíci

    Qaabka ey qorantahy websites ka laga ogaado Safaraadaha America maxaa ku xigo ii soo Qor bro shuruudaha hadda soo bara rabaa

  • @maxamedmuxsin-ko9po
    @maxamedmuxsin-ko9po Před 3 měsíci

    @Ibra zhp hada four 4 ahay hadan case numberkayga uu yaraado inta shahaadada iga si baxayso ma suge karana

  • @raxmacalijama9089
    @raxmacalijama9089 Před 3 měsíci +1

    Fariidkaygii

  • @farduuswarsame9593
    @farduuswarsame9593 Před 3 měsíci

    Wllo run miyaaa qofku hduu degree ku xarysty khasab weeye inuu shahado dugsi sare waa laga raba wrka mxaa ka jira

  • @kinka_20
    @kinka_20 Před 3 měsíci +1

    After D260 is filled ,Ilaa intee la sugayaa interview ?

    • @FerhiaAli
      @FerhiaAli Před 3 měsíci

      Case Nomber Kade Ku xirantahay safaaradaa Dooratayna Wee Ku xiranatahy Safaarada Qaarbaa cajuusiin ah

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi Před 3 měsíci

      ​@@FerhiaAliNio safaradaha aa ku warersanhy.

    • @FerhiaAli
      @FerhiaAli Před 3 měsíci

      @@DG-eg4qi Ma Fahmin

    • @DG-eg4qi
      @DG-eg4qi Před 3 měsíci

      @@FerhiaAli safaarad interviewga tee ugu fican.

    • @FerhiaAli
      @FerhiaAli Před 3 měsíci

      @@DG-eg4qi Safaaradaha Afrikada Kale Iyo asia Ayaa Fiican Marka Laga Reebo Kenya Ethiopia djabuti kuwaas lama aado inta kale waa bello masar Angola kuwaas fiican turkey ga waa fiicanyihiin lkn wey daahdaa ma dhaqdhaqaaq fiicno