Maxay Yihiin Odoyaasha Digil Iyo Mirifle Ee Sheegtay Inay Daarood Yihiin Maxaase Keenay?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024
  • This video is about Maxay Yihiin Odoyaasha Digil Iyo Mirifle Ee Sheegtay Inay Daarood Yihiin Maxaase Keenay?

Komentáře • 105

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 Před rokem +14

    Darood walalo badanbulryahay Masha Allah Ali Jebarti 💪💪

    • @guledgled8695
      @guledgled8695 Před rokem

      War kuwaasi waa eeley wiiq daarood ma aha somaalina maaha afsoomaaliga maya qaaniin

  • @fatimafarah4162
    @fatimafarah4162 Před rokem +9

    Manshallah Manshallah Manshallah welcome to darood

  • @Raho339
    @Raho339 Před rokem +9

    Digil Io Midhifle Cali Ismaaciil Jabarti Io Daarood Ismaaciil Jabarti Maansha Allaah Tabaarakallaah❤️👌

    • @somalihanolato741
      @somalihanolato741 Před rokem

      Su aal cali cisman jabarti wax jira miyaa mise odyashu way kaftamayen haa way kaftamayeen lakiin caligaan weligay ma maqlin

  • @somaliano99kingkonghimself75

    Waa darood. Reerka hala ogaado.

    • @Raho339
      @Raho339 Před rokem

      Kolkii Horeba Daaroodbey Ubadnaayeen Liisaan Io Jamade Waa Daarood Nafarkale Mataraxo

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      @@Raho339 anugu waxan maqlo jiray raxanwayn wa qabilo isu tagay

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před rokem +3

    88 kii ayuu waxani soomaali dumiyay hadaa dinloosoo celiyay
    Daarood, dir, iyo, iririisamka midna doonimayne soomaalinimada, ayaa nadeeqda duqaydii horay noorogay ayaa hadana qudunkoodii wada.
    Dhalinyarooy iska qabta duqaydan wada waashay idinka, ayuunbay rabaan inay isku kiindilaan ayay rabaane.

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před rokem +2

    OGADEN HADAAN AHAY DAD WAW AMAR KOREEYAAYE ABTITIRSIIMADAY WEXEY GASHAA ODAYA WAAWEYNE HALKAAN KAGA AROORAANA ODAGA DAAROODE RASUULKII UDGOONAANA صلي الله عليه وسلم WAA INA ♥️ ADEERKAYE INTA KUDARA GABAYGII السيد محمد عبدالله حسن

    • @afbile1
      @afbile1 Před rokem +2

      Raxanwayn waa walaalo jira oo dhiiig iyo dhalasho ka dhexeeyso Daarood Ismaciil Jeberti

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před rokem

      SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

    • @inasayidabdule2251
      @inasayidabdule2251 Před rokem

      SALALAAH CALAYH WASALAM❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před rokem +3

    Yemeniinti dhuxul beey ismariyeen iyagoo dicaayadaynaya somalida darod abihiis iyo awoowgiis iyo walaalihiis 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 🇾🇪 beyjogaan ma ankireyno abtirkayaga

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 3 měsíci

    WAA FARXAD WAANA SHARAF IN DIGIL IYO MIRIFLE DAAROOD KA TIRSAN YIHIIN❤❤❤❤

  • @Raho339
    @Raho339 Před rokem +1

    Alla Beerka ManooLi Shahaadaa Lasiiyay Kulahaa War Nuuroow Sheekh Isahaagu WaLigii Wauxui Ahaa Carab Sheekh Isahaaq Binu Ahamed Binu Haashim Weeyaan Waxakale Waa Been Waa Xulufo

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem +2

    Soomaalida in la isu soo dhaweeyo ayaa ka fiican in la kala kaxeeyo . Aqoon la aan baa idin haysata iyo mugdi.

  • @fadumoahmed6331
    @fadumoahmed6331 Před rokem +2

    Raga somaaliyeed halkeed u socotaan ma dhulka soomaaliyed baa carab rabtaan inad gacanta u galisaan war ka jooga ama samaale sheego ama Jabarti sheego waxaadtahay somali ku faan adigu cidna Kama cimirdheer isku faan , I’m Somali I’m somali

  • @zu7729
    @zu7729 Před 3 dny

    catoosh yare iyo hassan top fartuun balbalaarka iyo aweys baafow hadaba waa ilma jabarti

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 Před rokem +3

    Urur Jabartiya VS Urur samaale, hayaay war hadday isku duba dhacday

    • @Raho339
      @Raho339 Před rokem +1

      Alla Beerka ManooLi🤣🤣🤣

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Urur kkkkkk 2 urur 23 balagu jira DNA iska qada

  • @halimoab1221
    @halimoab1221 Před rokem +2

    Raxanweyn qabiil walbaa ku jira wa taarikh la yaqaan

  • @xaqiiqtv4983
    @xaqiiqtv4983 Před měsícem

    Gaaljecel Sarabsoon Garjinte Gardheere Samaale Cismaan Jeberti Alqureeyshiyah.

  • @ahmedgurey8739
    @ahmedgurey8739 Před rokem +2

    Miidaamo dhago maleh hadii malag dhawaaqayo ayan maqli jiray war harti iyo mareexan wax ay xaar moodayan baa dhuuso ku noqon donee maa la qabto reerahan waxay somalida ka dhax wadaan waa qalad waana aragnaaye, Soomali ha ogaato anagu hadan nahay beesha ogaadeen kulama socono uguna hiilin mayno wlhi Xamse Cabdi barre iyo Axmed madoobe ayaa siyaasada Somaliya nagu matala iyaguna Soomalida ayay wax la qabaan laha leeyihiin, deegankana Musatfe Cagjar baa nagu matala isna waakii si cad ugu sheegay odayaashii jigjiga ku shirayay ee ku yidhi war orda fitnada nala dhaafa, war yaan been la.idiin sheegine nimankiinan daroodow ku haya aayar dadka nabad kula noolaada wax idinka maqan ma jiraane

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713

    Waad gar daran tahin ma irir baa jira Ina cigaal baa 60kii sameyaye iyada oo darood laysu bahaysanayo raxan wayn waa walaaladay aan kala maqnayn Waa saa Ali jabari.

    • @Raho339
      @Raho339 Před rokem

      Sax Huuno Waa Walaaladano Daarood Ismaaciil Jabarti Io Digil Io Midhifle Cali Ismaaciil Jabarti GuuL Walaaladey💪❤️

    • @asaddahir5538
      @asaddahir5538 Před rokem

      Darood yaa sameeyay marka

  • @abdinasiribrahim620
    @abdinasiribrahim620 Před rokem +1

    Beel Soomaaliyeed aday yirahdeen waxaan la heeb nahay beel kaloo Soomaaliyeed. Wax dhib ah malihin. Soomaali dhamaan teed waa wiil iyo abtigii. Marka umadda Soomaaliyeed ka daaya kala qaybinta.

  • @user-ft9zr8dk4t
    @user-ft9zr8dk4t Před 3 měsíci

    RAXANWEYN WAA DAAROOD OO WAA WALAALAHAYO❤

  • @waleedmohamed3311
    @waleedmohamed3311 Před rokem +1

    Waa sax

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem +1

    Baydabo dadka ugu badan wa absame

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před rokem +2

    Irir Waxu Kayimid 65ki Ina Ibrahim Cigaal ba Marku Prime Minister Isu Sosharaxay Asaga Keenay Irir Banu Iskunahay Sii Vote Uhelo Hawiye Oo Cawaana Baugu Shubay

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 Před 8 měsíci

    Dabare mohamed Tanade Darood ismaciil Waa u dhasheen

    • @sucdisiad3316
      @sucdisiad3316 Před 5 měsíci

      Naag waaye Tanadee yaa u ah Aabo ma Islaan baa Aabo noqoto? Kkkkkkk

    • @LibanAden-dm7ur
      @LibanAden-dm7ur Před měsícem

      Xawadle iyo leelkase iyo dabarre ilmo maxamed

  • @saynabdaye7382
    @saynabdaye7382 Před rokem +1

    IRIR MAJIRO WAA WAX LASAMEEYAY

    • @Cadar49
      @Cadar49 Před rokem

      Wax walba oo qabiil ah waa la sameeyay jabirti wax la dhoho majiraan somali waa sun aay isku halaageen qabiil ka waxna mataro mana dhaafaan waa dad aqliga ku yaryahay somalida mustaqbalna uma aha in lagu mashquulo magacyo boqolaal sano ka hor anagoo joogna 2023 waa sharfdaro

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 Před rokem

    Anigu waxaan la yaabanahay somaligii carab sheegtaaba muxuu qaraabada nabiga scw u galaan may galaan qabiilada kale mase fahmayaan miyaa inaan ahli baytka nabiga scw uusan cuninsadaqada kuwaanina sheegabayaana gacanta ayay hoorsadaan bal isa saara

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před rokem +1

    Walahena digilyo mirifle hadhowada

  • @dulmaraxmed94
    @dulmaraxmed94 Před 29 dny

    arrinta isirka soomaalidu markii laga hadlayo waxaan aad u dhegeystaa dadka ka faalooda isirka soomaalida arrimo kala duwan bay sheegaan haddiise aan eegay fikirkayga soomaalidu waysku isir arrimaha aan tixraacay waxaa ka mid ah.1.waa dad isku dhaqan ah oo u eg inaaney ahayn dad ururis ah 2.waa qoomiyada keliya oo isku diinta ah 3.waa dad isu hiiliya oo haddii cidkale wax yeesho isu canaaqa4.waa dad wax is tara5.waa deeqsiyiin 6.waa geesiyiin waxaa loo baahanyahay in la eego dna goodA si ay u fahmaan inay walaalo yihiin

  • @baravania5
    @baravania5 Před rokem

    صوماليون (بالصومالية: Soomaali)‏ هم مجموعة إثنية تنتمي للشعوب الكوشية وتسكن القرن الإفريقي، جمهورية الصومال وتتحدث الأغلبية اللغة الصومالية[11] وهي إحدى اللغات الكوشية من الفرع الأفريقي الآسيوي. يتراوح عدد الصوماليون بين 15 إلى 17 مليون نسمة يتركز معظمهم في الصومال (12.3 ملايين[12])، إثيوبيا (4.6 مليون[1])، كينيا (2.8 مليون[2])، جيبوتي (534 ألف[13]) هاجر عدد ضخم من الصوماليين بعد اندلاع الحرب الأهلية الصومالية بداية التسعينيات إلى أوروبا وأمريكا وأستراليا إضافة إلى بلدان الشرق الأوسط. وتعتنق الأغلبية الإسلام على المذهب السني،[14] وتنتشر في شمال الصومال. الصوماليون هم غالباً مجتمع قبلي حيث ينقسم الشعب الصومالي إلى قبائل.

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem +1

    Aragti fog baa yeelan lahaydeen haddii aqoon aad baran lahaydeen nasiib daro.

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 Před rokem +1

    Eelaay waa8iyo9 waxaa la yiraahdaa 9 waa daarood 8 waa dadkii meesha loogu yimid

  • @Cadar49
    @Cadar49 Před rokem

    Waa nasiibdaro in aan ku noolaano odayaal iyo magacyo boqoleeyo sano ka hor hada oo lajoogo 2023 waa mustaqbal la aan somali soo wajahday war somaliyeey xishooda xishooda

  • @maryanali9186
    @maryanali9186 Před rokem +1

    Siyaad intuu haystay baan maqli jiray soobe oo ku abtirsado daarood dagaalkii markuu dhacay waa tii eelaay la laayey soobe la dilay ilaa hada dhulkaas ay u badan yihiin ee lamber 4 in laga sifeeyaa

  • @abdielmi8821
    @abdielmi8821 Před rokem

    Reer Rendille ee kenya waa beesheeyna iyo weliba masaaydu

  • @hayatmuze4139
    @hayatmuze4139 Před rokem

    ANIGA ARAGTIDEYDA ODAYAASHU WEYKU SAXAN YIHIIN INAY DHAHAAN DAAROOD AYAAN WALAALO NAHAY
    WAAYO IRIRISMKA LAGUMA QADARIN EE WAALASOO MUSAAFURIYAY
    ISAAQ AYAANA SOO MASAAFURIYAY

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem +1

    Aqoondaro waa iftiin la aan . Mugdi

  • @fatimanour9793
    @fatimanour9793 Před rokem +1

    Nimankani Buraashadlay Balayiraha Dadka Waaweyn Way Yaqaniin Idinkaku Ldhaliyara Tihiin

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 Před rokem +1

    Odayashii qoladay rabaan hakasoo jeedaaney jaadka say u barteen hadalkoodii waxuu noqday bilaash

  • @xasancabdiraxmaan7126
    @xasancabdiraxmaan7126 Před 11 měsíci

    waxaan isbaheysi micnolaheyn waaye ha isku wareerinin

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 Před rokem

    Dawarsigii bay Soo afjareen godobtiin iyagaa Laga jarayaa

  • @zeinabs678
    @zeinabs678 Před rokem +2

    Wax irir layirahdo majiro wa truufo
    Haday abtiristan meel ay isaga so dhici majiro

  • @LibanAden-dm7ur
    @LibanAden-dm7ur Před měsícem

    LEELKASE XAWADLE DABARRE ILMO MAXAMED

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 Před rokem +1

    Ani darood ma ahi lkn ayeeydey waxaan ka maqli jirey iyadoo dhahda digil iyo mirifle iyo carabsaalax wexay wada dhasheen daarood hadana waan ujeednaa lkn ilaahay aa og.

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem

    Mugdi ....

  • @SheikhMohamed-w2i
    @SheikhMohamed-w2i Před 13 dny

    Hadi aat carab noqoteen guura dalkaan afrikaan baa leh

  • @omarmoussaadem920
    @omarmoussaadem920 Před rokem +1

    Somalidu waa wada Irrir Samaale, waxan ka ahayn Daarood, jadheedh, dadka cad-cad iyo qaybo kaloo ka mid ah Digil iyo Mirifle iyo Ajuuraan
    Waa IRIR samaale.
    Samaalane waaba Somaali ee Nabadeey.

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Ormar marka maxay DNA hawiye iyo dir ama isaq isku diday

    • @mikemiki1020
      @mikemiki1020 Před rokem

      Irir Ina cigaal 65kii sameeyay

    • @HooyoHabibo
      @HooyoHabibo Před rokem

      𝐈𝐬𝐤𝐚 𝐬𝐨𝐨 𝐬𝐚𝐱

    • @omarmoussaadem920
      @omarmoussaadem920 Před rokem

      Hooyo xabiibo habeen wanaagsan.
      Anigu sidaasaan waligayba maqli jiray, hadday xaqiiqdu sidaa ka duwantahay, bal adigu ii soo sax.
      Sideedaba, somalidu ha noolaato oo ha jirto ha joogto oo ha midawdo, iyadoon kala sarayn oo siman, in shaa'allaah.
      Nabadeey.

  • @abdirisaqjagtaofficialchannel1

    Daarood iyo raxanweyn haysbahaysteen dir iyo hawiyana isbahaysteen dabadeedna hawshu hasocoto dagaal adag hala galo yaan midh layska reebin, ninkii roonu reerka haw hadho

  • @mamaaasiyo7315
    @mamaaasiyo7315 Před rokem

    Mjreeteen may awalba waanu lahayn buraashadleey

    • @saynabdaye7382
      @saynabdaye7382 Před rokem

      Waa runtaa buraashadlee baa raxanxanween ka buuxda ,Raxanween waa qabaailo is tagay

  • @zaytum
    @zaytum Před rokem

    mansha.alash ,❤️❤️❤️❤️

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před rokem

    Irir waxaa bixiyey oo Hawiye iyo Dir awrka ku kacsanayey Ina Cigaal oo doonayay in ay u footeeyaan waagii 60 da meeyihii!! Marka dadka caamadaahi run bay moodaan kuwooda wax bartayse way ogyihiin!

  • @samiiraelmi4370
    @samiiraelmi4370 Před rokem

    Laakiin warkiinu cadaali maaha daaroodiya iyo wax laga gudbay ayaa wadaan. Laascaanood waa somaliland maxay ogaadeen oromo amxaar iyo tigray u geeyey. Dowladi waa maxay?

  • @degaghedi1738
    @degaghedi1738 Před rokem

    Smli waxaa kabuuxa dad wareersan smli ciday noqotaba waa god kaguur wa Jo uguur hadaan dadkayga inkirayo runtii smli masheegteen

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 Před rokem

    Somaålidu waa dad walan oo diidaya afrikan inay yihiin gumaystihii baa baray madowga inuu xun yahay kan wax cad jikadu uga shaqayn jiray kan wax badan Madonna albabkay fadhisan jiree faransiiskii talyanigii ingiriskii baa uqdada geliyey intay ka waynanan lahayeen kimika ayey is mariyaan hadalna way raciyaan caday bay is leyihiin waxa ugu daran carabtu siday madow u neceb yihiin ba kaga daran sodaan sheegtaha meraysaninee somalinimada xaraån miyaa?????

  • @kiinadan6786
    @kiinadan6786 Před rokem

    Daarood Cabdiraxmaan ayaa la odhan jirrey!

  • @axmedali783
    @axmedali783 Před rokem

    Labadan ogaadeen ma digit iyo midhiflay ugaysay inay garabsadaan waar kuwii isaaq ee kujirayba maanaan sheegan 😂😂😂😂

  • @MohamedHassan-si7eb
    @MohamedHassan-si7eb Před rokem

    Guys what are you talking about is not the system of journalists and also not the culture of somai wise man

    • @waesaden1290
      @waesaden1290 Před 3 měsíci

      Ragan sidhas ayey kushaqeystan ethics malahan

  • @aqilduale
    @aqilduale Před rokem

    Asc aan idiinku daro horay waxaa. U 1991 Beesha tuni oo Digil ahaan jirtay
    Samaali oo in uu dhaco u socda
    Ayaa. Dagaalo ku qaaday
    Ayagana. TUNI DAAROOD AYEEY LABAXEEN
    Si ay garab uga helaan daaroodkii
    weeyna ku bad baadeen

  • @hudajamacbushalehuduus7425

    Urur samaale wax jira mhn kkk waa wax daarood markuu ka adkaday ay u samaysten

  • @caashajaamac5707
    @caashajaamac5707 Před rokem

    Somalidii wax baa ku dhacay mamagicii somaliyed baa cuqdad laga qaaday carab falastiin wax utari u tari wayday maxay shegi

  • @hibofarah532
    @hibofarah532 Před rokem

    Waa. Ruuntina dadbadano lumay bajira Marka Hala ugaado. Reerisaaq. Cali iyo haruun. Waa. Nimaan idoor. Ah. Reeshikh isxaaq ah

    • @mahamedabdi1587
      @mahamedabdi1587 Před rokem

      Iidoorow hana sheeganina 😂😂😂

    • @hodanc6255
      @hodanc6255 Před rokem

      Rer isaaq ma macaga ka race isaq shaqo kuma laha

  • @cabdisalaanwarsame9448

    Waxaan maqli jirey hebal waa tahriibay.

  • @mohedaxmedadariadari4866

    Dad Soomaaliyeed oo qaraabo guur noqday oo intii ay khusaysay iyo intii lagu marti qaaday ,iyo inbadan oo iska tagtay xafladooda guur kawada hadlayey farxada qoyska dhismayna lala qaybsado, ma aha munaasab in lasiyaasadeeyo ama lagu mashquulo.

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 Před rokem

    daarood hadaanu isaaq ka hadlin miyanu hadli karin waar ama aanu carab ahaano ama aa nu somali ahaanee tiina kahadla

  • @wadefreeman7340
    @wadefreeman7340 Před rokem

    Hadal xumaa cinwaanka saxa

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem

    Wax ku soo kordhiya umadda soomaaliyeed ...haddii kale ka joojiya naxliga aad qaybinaysaan.

  • @a.j2428
    @a.j2428 Před rokem

    NUUROOW ANIGU WAXAAN KU DHASHAY KUNA KORAY DEGMADA SAAKOW EE JUBADA DHEXE, WAXAANA AHAY NIN DAAROODA, MARKAAN YARAA ASXAABTAYDOO DHAN WAXAY AHAAYEEN RAXANWAYN, WAXAA NOO IMAN JIRAY NIMAN RAXANWAYN AH
    OO NOO SHEEGI JIREY INAY ASALKOODU WARSANGELI DAAROOD YIHIIN, BALSE HADA AY SHEEGTAAN LAYSAAN IYO MACALIN WAYNE OO AH, LABA QABIIL AH KUWA RAXANWAYNTA UGU TIRA BADAN. WAXAAS WAA ISKA HILMAAMAY HADAAN SOO XASUUSTAY MARKAAN ODAYAASHAA ARKAY

  • @siciidmaxamed6188
    @siciidmaxamed6188 Před rokem

    Isaaqu hadhow haday wax dhacaan way xaduuqayan maa ka daysaan

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před rokem

    Soomaalinimada kufaana dhalinroy waxaad ahaataan soomaali, islaam ah sidaasaa sharaf iyo karaamo kuyeelanay saane.

  • @yusufjaama748
    @yusufjaama748 Před rokem

    Waxa qodaysaan kala durkinta umada soomaaliyeed ...waxa wanaagsan maxaa idiin diiday adeer

  • @mahamedabdi3359
    @mahamedabdi3359 Před rokem

    Nimankaan waa daarod waayo dadk
    Iaku tagay waaye qaabiilkas taa oo daarood h way leeyihiin

  • @hhaji6556
    @hhaji6556 Před rokem

    Kkkkk nuur iyo ilka, leen caruurbaad ahaydeen .
    Iririsamku wuxuu bilowday shaqeeyay 88kii reer waqooyigu kaadh uu sameeyay oo,uu markuudoono, isticmaalo markuu kamaarmana, iska tuuro weeye.
    Waxaanse kayaabaa dadka marka laxoqdana lahelo marka ladoonana, layska tuuro.

  • @malyunabdile9960
    @malyunabdile9960 Před rokem

    Maxay yihin maxay tahay somaliyed
    Xadka ay qabilkii marku
    Heerka gaaray
    De ila merayso ayay wali ku jiran
    Waxay kabaxeen karamadii wadaninimo iyo dawlad nimada
    Meeshi kabaxday
    Marka somaliyi wa hal qabil wana hal diin ee ilahay haw sahlo kkkkkkkkk

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 Před rokem

    AAR RAAXOWEYN MAHA DAROOOD IYO IRIRSAMALE TOONA MAHA

    • @jakeyphillip3031
      @jakeyphillip3031 Před rokem

      Irir samaale maaha qabiil kkkkk. Cigaal baa sameeyay 1960

  • @aamina6978
    @aamina6978 Před rokem

    raxn wayn waa walaaladeen

  • @hananoor3590
    @hananoor3590 Před rokem

    Nimnkaa daarood wax ka been badan Maan arag sidaas u sheeg ayaan. Ma aha ee sidaad jeceshihiii waxa lo diiiday waxay ahayad nin argagixoso u xidhna ayay u socdeen in. La sii daayo

  • @qodaxtosh3314
    @qodaxtosh3314 Před rokem +1

    cali jabarti hhhhhhh waxa aan sugeynaa abubakar jamarti cusmaan jabarti iyo cumar jabarti adoonti isbaahaysatey hhhh walee waa yaab hada ka hor shekadii odeybaa doon soo raacay bey noo sheegeen hadana ku wan maxaay soo raaceen baa la odhan hhhhh ilen odoon waa adoon darood lama yaqaan waxa uu yahay taariiqdiisu waxa ay ka bilaabantaa doon hhhhhh