Abwaan Cali Dhoof

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 19. 05. 2014
  • Gabaygii Tuke Baal Cad

Komentáře • 63

  • @abdirahmansuleiman3675
    @abdirahmansuleiman3675 Před 3 lety +17

    Cali dhoof Laandhere reer maxamuuda oo reer faahiya🇸🇴❤️

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 5 měsíci +2

      Ninkaas wakhti badan baan reerka uu mj ka yahay raadinayey show waa wiilaasha indhaha gududnaa reer maxamuud maalinta adag wiilal adag weeye ❤❤❤

  • @abdowali463
    @abdowali463 Před 2 lety +9

    MJ iyo Mareexaan ha is walaashadeen oo wax ha wada qabsadeen. Allow xooji walaalnimada dhasha Darood Ismaaciil❤️

  • @faysalhassanmahamud4551
    @faysalhassanmahamud4551 Před 4 lety +6

    Gabyaaga majeerten. Aw muse ismail samatar abaaha suuganata gabay. Keenadiid. Gooni. Cali afyare. Khaliif shiikh maxamud. Gooni. Shube. Cali gumbri. Sufi aw cali

  • @SalmaYare-vs2st
    @SalmaYare-vs2st Před 3 měsíci +1

    M.a m.a m.a adeerkey cali dhoof iinoolow

  • @fardowsoukun8540
    @fardowsoukun8540 Před 3 lety +3

    Mansha allah cali dhoof nolow cadoga cagta hoosteed nacam xaqiiq

  • @puntland72
    @puntland72 Před 7 lety +6

    Cali dhoof waa laandheere banaan dagey awoowgiis baa taariikh uga tagey

  • @bosteyaalishire9838
    @bosteyaalishire9838 Před 2 lety +3

    Soo badiya gabeyga

  • @maliniyolayl8411
    @maliniyolayl8411 Před 8 lety +4

    abwaan ali dhoof waa abwaan buuxa hambalyo

  • @saleemaanmuslim4503
    @saleemaanmuslim4503 Před 4 lety +5

    warsame cabdi shirwac (seefta banaan )

  • @dhemanabdilahi6979
    @dhemanabdilahi6979 Před 5 lety +4

    Viva cali dhoof waa abwaan jira

  • @cwaliosmancwaliosman736
    @cwaliosmancwaliosman736 Před 3 lety +2

    Cali dhof qof ku dayasho mudan lobax lawo mahan

  • @sakariyefigi9625
    @sakariyefigi9625 Před 2 lety +4

    Waxa garad mj noolow adeer

  • @abdulkadirmuse7555
    @abdulkadirmuse7555 Před 8 lety +4

    gabay dheh cali dhoof abwaan buu u qalmaa

  • @owkombedahir6673
    @owkombedahir6673 Před 2 lety +1

    Abwaan waan ku salaamay waa awkombe Aggaduud

  • @MrPupolar
    @MrPupolar Před 9 lety +3

    Abwaan Ali dhoof sifiican ayuu ugu iftiimiyay abwaan kale taariq ka dhunsanad laakiin abwaan kale gabayga hakadaayo dwlqaafka iyo in uu isku diro dadka walaalaha ah

  • @zabaaxwilkaniyada7490
    @zabaaxwilkaniyada7490 Před 2 lety +2

    Waaw really

  • @cabdisamaddaarood8011
    @cabdisamaddaarood8011 Před 9 měsíci +1

    Ilmaadeerayaal cali dhoof halay raadiyo waan abaal marinayaaye😊

    • @abdimalikabdimalik9766
      @abdimalikabdimalik9766 Před 6 měsíci

      Nairobi buu joogay markii igu danabysay

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 5 měsíci

      Ninkaas abaal badan buu nagu leeyahay in uu nool yahay ban u rajayn inshallah aakhirana janada

  • @mahadsaid9762
    @mahadsaid9762 Před 4 lety +2

    ▪︎Afartaa hingaadshaye miyaan kala haboobsiiyey
    ▪︎hada ma ugu dhigay shiikh sidii sagashe waa ceebe
    ▪︎ma hawadiyey waayahakan waa igu higaagnaaye
    ▪︎sida goone haar lama jafee hilin cad ma u jeexay
    Ninka ka leexday xarafka uu markii hore ka gabyey ka leexday waa laga guulaystay xeerka gabayga gabayga hore ee aan soo qoray waa abwaankii weynaa ee ahaa qamaan bulxan oo nin ku haysta xaraf uu ka leexday marka garnaqaa ragii aan u naqaanay shaaciro xikma maadama uu mar hore naqayn waa inaa isaga ku raacnaa

  • @abwaankasanadka4404
    @abwaankasanadka4404 Před 3 lety +2

    Abwaan jira oo run kahadlay weeye nin ka mareexaan wax run ah buushegay

  • @xadreeye1988
    @xadreeye1988 Před 10 lety +5

    Waranle xeerka gabyaaga ayuu sidiisaba hareer marsanyahay gabaygu waaba ka xirmay in uu so gabyo maheyn haddu so gabyayna buundooyin fiican in u la yimaado ayay aheyd wan ka xumahay haddana sidi baa dhulka loogu jiiday walle alla la maagay sade darood ninka wa in ay afka qabtaan ama u hiliyaan talo kale maharine.

  • @mohamedjama2464
    @mohamedjama2464 Před 6 lety +2

    Cali Dhoof waa gabyaa markii iigu dambaysay waxa Ay wada joogeen cabdiladiif xilli galab ah magaalada nairobi

  • @ubaxali4948
    @ubaxali4948 Před 5 měsíci

    Toos Bey u adkaatey wlhi😂❤

  • @daldhisdaljir641
    @daldhisdaljir641 Před 4 lety +4

    MAA SHAA ALLAAH. Abwaan Cali Dhoof.

  • @SalmaYare-vs2st
    @SalmaYare-vs2st Před měsícem

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @bosteyaalishire9838
    @bosteyaalishire9838 Před 2 lety +3

    Buuhuudle ,,🤑🤳🦴☑️📯

  • @muhuyidiimmaxamedaxmed2114

    gabaygan waa qatar

  • @kismayobashir4047
    @kismayobashir4047 Před 6 lety +3

    asc wr wb asxaabey waan u codeyay gabeygaan aniga ahaan

  • @abdulwahabmuumin1434
    @abdulwahabmuumin1434 Před rokem +1

    Waaw

  • @mohamudjamma5537
    @mohamudjamma5537 Před 7 lety +2

    Mareexaan gabyaya waligeeyba mamaqal..cantaraa baqash ayuu akhriyey iyo yuus

    • @caliduldul2698
      @caliduldul2698 Před 6 lety +1

      Horta faanku ha jeege labadoodu midna waa gabaya midna maaha gabayaa ninka cali dhoof layidhaho qaafiyad ahaan inbadan baa gabaygisa jabano sheeko ah lk waranle waa gabaya asaala hadii la doono halaga gar joogo waranle aanigan labada qolaee isu bagyaya mina ahayne

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 5 lety +1

    Wali dilkii waa socdaa xaamud ayaa udanbeeyay

    • @AliAhmed-fr8zd
      @AliAhmed-fr8zd Před 4 lety

      Macnahedu ma ahan bicidyahan inuu baqaya lkinse wxan aminsanahy inta badan dilalka wax qabil qorsheyo ma ahan wa wax iskaqadar ah qamriyo cabna ugesto lkinse hday sidas kusocota ilahay waa nabaray xuman sida loga salgaaro

  • @ABSAEEDABDULAHI-lk8dy

    Waan kufsatay abwaan

  • @muusejaamac7210
    @muusejaamac7210 Před 8 měsíci

    Boqol iyo qisaasba midkood lagu bogsoda

  • @wellimohamed7590
    @wellimohamed7590 Před 7 lety +1

    Miraha micnaha iyo mzaanka ereyada iyo cadeyntana mowduuca
    ka run sheegida waxa ay kusaabsan doda gabeyga ayaa dad weyna xikmada
    sugaanta af smaliga u saxib ahi kukala saraan

  • @sadeosman700
    @sadeosman700 Před 9 lety +2

    Cali dhoof magabyayaa mase wuu buraanburayaa
    Midakale waxaan layaabay ninka nin soomaali ah uu dilo xeerkeeda waalayaqaan lkn yaa iisheegikara ninka nin soomaali ah ka iibshay itoobiyaabiya xeerkiisa?

    • @AhmedHassan-tc9gu
      @AhmedHassan-tc9gu Před 8 lety

      marjeeeten waxay daaraha kadhisteen waa dhiiga ogaaden o ay Ethiopian ka iibsadeen wa waxaan tol iyo walaaal ba aqoon wax dhulbahante ugu bogiwayeen ayaa marqati ka ahaa

  • @ABSAEEDABDULAHI-lk8dy

    Adkaatay

  • @xudayfi4
    @xudayfi4 Před 9 lety

    Cali dhoof gabaygiisa waa afarey iyo buraan bur waxaana ka marqati kacay nay wixiisa faan iyo tookh xusee cabdi xalane gabaygii ugu jawabayay waranl

    • @mahadsaid9762
      @mahadsaid9762 Před 2 lety

      ▪︎Afartaa hingaadshaye miyaan kala haboobsiiyey
      ▪︎hada ma ugu dhigay shiikh sidii sagashe waa ceebe
      ▪︎ma hawadiyey waayahakan waa igu higaagnaaye
      ▪︎sida goone haar lama jafee hilin cad ma u jeexay
      Ninka ka leexday xarafka uu markii hore ka gabyey ka leexday waa laga guulaystay xeerka gabayga gabayga hore ee aan soo qoray waa abwaankii weynaa ee ahaa qamaan bulxan oo nin ku haysta xaraf uu ka leexday marka garnaqaa ragii aan u naqaanay shaaciro xikma maadama uu mar hore naqayn waa inaa isaga ku raacnaa
      khaladkaan ninka reer caabud waaq sameeyey ma ila qabtaa

  • @AliMohamed-qs2kq
    @AliMohamed-qs2kq Před 7 lety +1

    vv

  • @fardowsoukun8540
    @fardowsoukun8540 Před 3 lety

    Waabari

  • @wellimohamed7590
    @wellimohamed7590 Před 7 lety +1

    mida kle wranle xididkii buu isku dirayaa shaley waxa u mgacu ugu bxey tangiyadii dawladi dhacdey ee shacabka somaliyeed loo adeegsan ma aha sade ma aha ree dini ma ama reer intoo kle xitaa talxe iyo howrarsame ku mjiraan
    wixii shatiga dawlada wasaqeyn jirey wa warale
    iyo qoyskiisa markii la soo kla ee alaha una nxariistee
    wiilkii bah hawiye u mesha ka baxey ama ree dini ee mdaxooda ku daqi jirtey
    u mada kla ku boobi jirtey
    xitaa waad difacan kariweyse dhulkaa degijirtey wana og tahay cabudwaaqna reedini adaab waa kula nolaan kari weydey iyo ixtiraam waa ogtahay mesha u qaxdey
    cidkle maantana dad kaa gubaabin aan jaceyl aheyn
    is ki dir cadow tinimo awgeed un baa ka kentey
    rah baa layiri hadey biyo wax tarayaan dabadiisey
    ka mqan laheyd
    wager dhac habqan kooda
    uru ri oo cidkle daayoo mrixaan qasatan ree dini la heshiisii oo cabud waaq ku see celi qaxootiga dhusa mareeb ka soo qaxey ee ilaa ceel cad iyo wardheer laga qabiley beenta afkaga yey masaakiin tu eersan
    wax grad is ka dhig hadaa harheysato inta badan tolkaa
    mnta waa mgan galyo doon
    alfa xisaab is ku darso

  • @sucdimaxameddiini9006
    @sucdimaxameddiini9006 Před 2 lety +1

    Gabayga waranle ma ahan su usotiyay lkn wad badashay mana ahan Inu eray kuwadiwayay wuna kamira fiicnyahay wll

  • @wellimohamed7590
    @wellimohamed7590 Před 7 lety +1

    ree dni danbe ha isku haleyn
    waralow ogow in w/gr/calan keedii dhacey oo habaar kii magacan ku bxey ee dhicii eedo weger dhacey idin heysto

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 5 lety +2

    Tekada boosaaso yaa kuu dhisay kkkk

    • @faizaereg4574
      @faizaereg4574 Před 4 lety +2

      awodayda ku dhistay ya ku dhisay maxay tahay

  • @abdidayaxdubane463
    @abdidayaxdubane463 Před 4 lety

    dadka waa tiro iyo tayo labada abwaan nina tiro haku faano nina tayo haku faano

  • @reermiye1geeljire41
    @reermiye1geeljire41 Před 3 lety

    Mj waa faan beenah mn.1_mj 0