Abwaan khaliif shiikh maxamuud gabay cajiib ah halgankii jabhadii SSDF

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 12

  • @legoat9259
    @legoat9259 Před 2 lety +9

    AUN adeer khaliif halgamaa weyn ssdf 😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @Ali34388
    @Ali34388 Před rokem +3

    Ilaahay haunaxariisto qabriga waasic alaaha ugadhigo kitaabkiisa midigta alaaha kasiiyo danbidhaaf alaah hasiiyo janafirdawsa alaaha geeyo Samir iyo iimaan alaaha nagasiiyo aamiin aamiin gesi gesi dhalay buahaa 🥰

  • @abdiazizjama4290
    @abdiazizjama4290 Před 17 dny

    Allaha u naxariisto khaliif shiikh maxamuud. Nin rag ah .

  • @axmedshimaali7671
    @axmedshimaali7671 Před 2 lety +2

    Waaxa tahay nin maag iyo faduul raba majeerteene
    AHU khaliif

  • @daahirgurbiye8275
    @daahirgurbiye8275 Před 4 měsíci

    Allah u naxariisto abwaan khalif sheikh io abwaan siciid gacamay waxay ahaayeen laba abwaan oo majeerteen io HG caqliga usooceliyey

  • @eng.mohamedhassan2496
    @eng.mohamedhassan2496 Před 2 lety +1

    Khalif Sh. Maxamud allah yarxam mujahidka

  • @mohxusensalebaan2730
    @mohxusensalebaan2730 Před rokem

    Allaha unaxariisto runti inaan ku arko nasiib uma yeelan abwaane balse waxa qalbigayga ka buuxa dhagahana ku culaya wa xigmadii aad nooga tagtay allaha naxaris waarta ha ku siiyo

  • @alidhalawaas9759
    @alidhalawaas9759 Před 2 lety +3

    War gabayga ha khaldin hadii labo dhurwaa maxaa ladhaa Markii labo libaax hilib dhexmaro wayku murantaa dheh

  • @user-be7rj2jy9l
    @user-be7rj2jy9l Před rokem

    Waa saa

  • @siilkahooyadaa7129
    @siilkahooyadaa7129 Před rokem +1

    Labo libaax dheh waa maxay labo dhurwaaa kuwa gabayga soo qorey naxay ahaayeeen

  • @abdirisaqhussen4452
    @abdirisaqhussen4452 Před 6 měsíci

    Gabaygii galeyr e xasan carab nosogaliya hada haysaan

  • @el-pharicsaid7367
    @el-pharicsaid7367 Před rokem

    War gabayga muuna hakadilina meeshu laba dhurwaa ma aha ee waa laba libaax