gabaygii waranle ee alle ha naxariistee dilkii seefta banaanka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024

Komentáře • 36

  • @raaxacadeey2292
    @raaxacadeey2292 Před 5 lety +28

    Rerbicidyahan waa gesiyada mj rag kaftama maaha lkn wey sabar badan yihiin

  • @kawsarcabdinur7067
    @kawsarcabdinur7067 Před rokem +5

    Biciidyhan geesinimo udaaaaa🦁✍️

  • @rayfeciize3255
    @rayfeciize3255 Před 3 lety +1

    Warsangali caray kala tageen cirif nugaled cumar iyo dubays waa hore bay calaha fuulene.
    Celanyo iyo buurmadow ciidama ujira

  • @NimcaAbdinasir-w7j
    @NimcaAbdinasir-w7j Před 12 dny

    Ninka gabaygan tiriyey waa qolama

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 9 měsíci +1

    Calisalebaan geesiyaha Mj
    Calisalebaan badanaha Mj
    Calisalebaan gobanimada Mj

  • @mahadsaid9762
    @mahadsaid9762 Před 3 lety +5

    Cumar iyo cismanyo inaan cigale kuu sheegan
    Ama ciise maxamud ahayn cududa reer farax
    Reer farax cali maxamed ugaar waa reer kamida ciise maxamud mahan reer dhib badan balse hadday dagaalamaan waa raga ciise looga dhaato

    • @halyeeymudug640
      @halyeeymudug640 Před 3 lety +2

      Gabeygu ciise ma quseyo wll e ciise iyo cusman waxa lola lamanshey mxmud slben ahan ee ragu gabygu ku socdo wa rer khalaf cumar

    • @mahadsaid9762
      @mahadsaid9762 Před 3 lety

      @@halyeeymudug640 isa soo sax wll

    • @mohameddawlad2216
      @mohameddawlad2216 Před 3 lety +2

      Adeer, taariikhda gabayga ha marin habaabin. Gabaygu Ciise kuma socdo ee Cumar Maxamuud buu ku socdaa. Reer Cigale iyo Faaraxa Shirwac waa labo jifo oo is dhalay. Faaraxu waa ninkaa. Teeda kale miyaad taqaan dagaaalada casar balo iyo car tuko. Maygaaga maxaa ciise u keenay?

    • @liibanabdihakin2495
      @liibanabdihakin2495 Před 11 měsíci

      @@mohameddawlad2216 hhhh awooowe wa ku fogaaadey ma maqadhey wa tu caqliga ley gasha ciise maxamud😂

    • @abdiffaysal1171
      @abdiffaysal1171 Před 8 měsíci

      Gabaygan Waa gabay Guud Ahaan oo Kusocda Maxamud Saleeban
      Maygag Iyo Ceelcadna Wadagaalo Dhex maray Wagardhac Iyo Cumar maxamuud
      CISMAAN Maxamuudna Waaraga Puntland Wax laga waydiyo Sida Saxdaa

  • @AbukarAbdi-wk6ey
    @AbukarAbdi-wk6ey Před 9 měsíci

    Baaq nabadeed galmudug state Somalia

  • @abdiqanidalmar1028
    @abdiqanidalmar1028 Před měsícem

    Waxan oo dhan waa harti aduunka cidkale kuma noola miyaa , mr ilahay ka dhigay kurtin… is Wasa nacala idin dhalaye😂😂

  • @faadumomohamud7949
    @faadumomohamud7949 Před 7 měsíci +1

    Maxamud salaeban carada ayaga ka taliya😂

  • @Sharmaakegaraad
    @Sharmaakegaraad Před 4 měsíci

    Cali iyo siwaaqroona waa cabashadoodii😂😂

  • @saeedbankovic1392
    @saeedbankovic1392 Před 2 lety +1

    Ramadan kareem 4/4/2022 Day 4

  • @GaladcaabiAxmed
    @GaladcaabiAxmed Před měsícem

    Seefat banaaka

  • @LayloCrixmaan
    @LayloCrixmaan Před 5 měsíci

    MA FIIC NA GUBABADA WA LAGA FICAN YAHY ALLAAH SOMALIDA HAISKUSO JEDIYO QALBIGODA

  • @wajirmemo2883
    @wajirmemo2883 Před 4 lety +3

    Gabaygan dadka la sheegayo inay tiriyeen ma ah dad jiro.

  • @janagalejy7375
    @janagalejy7375 Před 6 lety +12

    Hartigaa cariga daadsanee curadka daarooda hadaan cawo jabo soo abaan cayr unoqon maysid jwb taan waa IGA gadantahy

    • @wiilhoog709
      @wiilhoog709 Před 2 lety

      Silsiladaan magaceeda ma igu caawin kartaa ina adr hadad taqaan

    • @abdihakiimhuseen8130
      @abdihakiimhuseen8130 Před rokem

      @@wiilhoog709 wa labo gabay kan jawaabtiisa raadi

    • @sharmakeali5248
      @sharmakeali5248 Před 6 měsíci

      Hartigaa cariga daadsanee curadka darooda
      intaas baa wax kasta ka qaalisan ❤❤❤

    • @mohaanyare6911
      @mohaanyare6911 Před 6 měsíci

      Seefta banaanka

    • @mohussle415
      @mohussle415 Před 6 měsíci

      @@wiilhoog709seefta banaanka

  • @saidmohamed745
    @saidmohamed745 Před 5 měsíci

    Geesiguule maxa ugu dari weydeen gabaygaa

  • @miskimaxamed4092
    @miskimaxamed4092 Před rokem

    Below ku viyaadhay

  • @xasancabdifaarax9658
    @xasancabdifaarax9658 Před 7 měsíci

    😅

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 Před 8 lety +3

    war joojiya gabayada fidnadaa

  • @jamalomar5399
    @jamalomar5399 Před 2 lety

    Kkkkk

  • @faadumomohamud7949
    @faadumomohamud7949 Před 7 měsíci +1

    Maxamud salaeban carada ayaga ka taliya😂

  • @faadumomohamud7949
    @faadumomohamud7949 Před 7 měsíci

    Maxamud salaeban carada ayaga ka taliya😂