Maxamed Xasan BARRE iyo kaalintiisii muhiimka ahay ee QORSHAYNTII WADADA GAROWE- BOSASO - Qaybtii 4

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • MAXAMED SIYAAD BARRE & QORSHAYNTII WADADA BARI
    -Maxamed Xasan BARRE iyo kaalintiisii muhiimka ahayd.
    #Taariikdu waa marag iyo meel lasoo maray.

Komentáře • 3

  • @mohamedbataa2248
    @mohamedbataa2248 Před 11 měsíci +1

    Maan shaa allh Ader wax qabad wngsan baa qabatay Mashruuc Lagu liibaanay

  • @user-hp8tw4to8c
    @user-hp8tw4to8c Před měsícem

    Maxamed xasan qof uga xog ogaalsan ma jiro mashruuca laga hadlaayo. Wakhtigaas SSDF waxey wax dalka soo galay, wax dibedaha u yaacay. Cabdullahi Yusuf(AUN) na waa la xiray. Sidaas darteed mashrucaani wuxuu ku yimal rabida Siyad Bare(AUN).

  • @yusufahmed5759
    @yusufahmed5759 Před 7 měsíci

    Odaygan warkiisa waxba lagama fahmayo asagaa isu sheekeynayo