QURAANKA KARİİMKA SİDDEE AYUU U SHARXAY BİLOWGİİ ABUURKA KOWNKA (2)

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 09. 2024
  • Growth investments are more suitable for long term investors that are willing and able to withstand market ups and downs.
    Si aad qayb uga noqoto ardayda sidda qaaska casharadena u hesha fadlan riix halkaan:
    / annaga productİon
    Sida Dhamaan loo wada dhan yahay, waxaan higsaneynaa inaan kusoo gudbino fiidiyowyada ugu waxtarka iyo xiisaha badan. Waad ku mahadsan tahay taageeradaada :)
    Caawin, dalab xayeysiis, cabashooyinka, su'aalaha iyo fikradaha, waxaad farriin noogu soo diri kartaa cinwaanka e-maylka ee hoosta ku yaal.
    Arimahasayniska@gmail.com
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 87

  • @axmedcaliismaaciil2422
    @axmedcaliismaaciil2422 Před 2 lety +41

    قال الله عز وجل (أولم ير الذين كفرو ان السموات كانتا رتقا ففتقناهما وجعلنا من الماء كل شيء أفلا تعقلون) سورة الانبياء

  • @Zaacidpanda
    @Zaacidpanda Před 2 lety +16

    القران هو شفاء اناس❤

  • @real.zhahid
    @real.zhahid Před 2 lety +25

    Maxaad Ka Taqanaa Geesinimadii Iyo Deeqsinimadii Nabigeena Scw waan Soo Gubiyey Soo Daawo
    igu Taager Kheyrka iyo Qisooyinka Diiniga AH🙏

  • @mahadmaxamedamerica9124
    @mahadmaxamedamerica9124 Před 2 lety +19

    Waan ku faraxsanhy sida wanagsan aad maskaxdeena udhisto waadna ku mahadsanthy ustat

  • @duuroow8432
    @duuroow8432 Před 2 lety +12

    ❤️❤️ ❤️اللهــــم صلـي وسلـم علـى نبينـا محمـد ❤️ ❤️ ❤️

  • @yaasiryahye8242
    @yaasiryahye8242 Před 2 lety +6

    Ustaad kadoohadal wabiga furaat 🙏

  • @kingcobra482
    @kingcobra482 Před 2 lety +4

    Mashallah my brother, you are my legendary

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud Před 6 měsíci +1

    اللهم صل على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وآله وصحبه وسلم تسليما كثيرا إلى يوم الدين

  • @Aza_7
    @Aza_7 Před 2 lety +2

    Ustaad haddan Soo dhacay keep going sxip markasta barmanijyadada wan kusexda sxip sre hore usoco

  • @Saciya306
    @Saciya306 Před 2 lety +2

    ASC C/kariim. Shugran bro. Cilmi iyo faido horeyi Ayn Heelayi aniga bro guleyso markasta bro

  • @alihassanhussain905
    @alihassanhussain905 Před 2 lety +3

    Mahdsnid ustaad keep going

  • @user-mustafa290
    @user-mustafa290 Před 2 lety +1

    Masha Allah ustaad abdirashid Alle haku barakeyo

  • @shiremohmedshire5318
    @shiremohmedshire5318 Před 2 lety +1

    Mnsha allah c/rashiid cilmi baa ku dhan

  • @mr__esca1559
    @mr__esca1559 Před 2 lety +2

    Mahadsanid marwalbo waxaad iga caabisaa juqraafiyada

  • @xasanxuseen6114
    @xasanxuseen6114 Před 2 lety +1

    walahi mowduuc yadaad soo dhigto anoon dhagaysan ayaan like Saara noolow wll

  • @AIZEL41237
    @AIZEL41237 Před 2 lety +2

    Walaal waad mahadsantahay ee noosoo badi cashirada

  • @LeyloMohamed-ub1bt
    @LeyloMohamed-ub1bt Před rokem +1

    Allah ,🤲🤲🤲🤲

  • @abdisabriye7996
    @abdisabriye7996 Před 2 lety +1

    Masha Allah bro Allah haku xafido

  • @ahmedaadansaalax709
    @ahmedaadansaalax709 Před 2 lety +2

    Hal mar adoo raali ah wabigga furat walxo noogga sheeg

  • @ahmedcj1438
    @ahmedcj1438 Před 2 lety +2

    Keep going wll

  • @Asadofficial100
    @Asadofficial100 Před 2 lety +1

    Keep going my brother

  • @abakanaana9824
    @abakanaana9824 Před 2 lety +1

    Allah wax ugidhma marijo

  • @cabdiwahaabjamac3459
    @cabdiwahaabjamac3459 Před rokem

    ALXAMDULLILAAH ALXAMDULLILAAH ALXAMDULLILAAH ILAHOW IBADBAADI ILAHOW IBADBAADI WAKUBARYAYE AMII. AMIIN

  • @zidra9619
    @zidra9619 Před 2 lety +1

    masha Allah

  • @mohamedaliahmedhashi3246
    @mohamedaliahmedhashi3246 Před 2 lety +3

    Mahad sanid ustaad

  • @issealielmi778
    @issealielmi778 Před 2 lety +1

    Takk!

  • @saynabhusen2831
    @saynabhusen2831 Před 2 lety +1

    Arimha dilalka soo bdi fadlan🤒

  • @mohamedsahardiid3375
    @mohamedsahardiid3375 Před 2 lety +2

    First daawade

  • @msssalma9409
    @msssalma9409 Před 2 lety

    Mahadsanid

  • @ahmedcade5139
    @ahmedcade5139 Před 2 lety

    Thanks brother

  • @abdulkadirrage163
    @abdulkadirrage163 Před 2 lety +1

    Annaga keep

  • @abakanaana9824
    @abakanaana9824 Před 2 lety

    Ustat alle ayan kugu dhershe isheg meel an kaga so xariiro wax badan aya kala fa idesanena

  • @saleebaanmaxamuud4119
    @saleebaanmaxamuud4119 Před 2 lety

    Masha allaah zxb

  • @zakivic7594
    @zakivic7594 Před 2 lety +1

    Asc wllka qofka ugu horeeyo🥰🥰🥰🥰

  • @hassanabdibacor4479
    @hassanabdibacor4479 Před 2 lety

    Cilmi aanan kubaraaruksanayn somalida 100 boqol ayaad bilaaeday mahadsanid

  • @ahmednuur3535
    @ahmednuur3535 Před 2 lety +1

    Maktabadii waan fahmi weyne maxa sameyn ustad

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb Před 2 lety

    Quranka waxaa ku jira surado ka hadlayo seyniska sida surada yasin oo ka hadleysa warega qoraxda iyo dhulka waa seynis waxaa kalo la mid ah surada Al shamis oo ka hadleysa warega malinta iyo habenka sido waxaa kalo mid ah sida carurta urka ku jira sey uu awurman waxas oo dhan waa seynis marka oo ogow quranka seynis waa uu ku jiraa

  • @deeqaabdilahi1985
    @deeqaabdilahi1985 Před 2 lety

    هوالله الغني الحميد

  • @xoogsademussa898
    @xoogsademussa898 Před 2 lety

    Cajaaib 😱👍🏾

  • @hodhas
    @hodhas Před 2 lety

    As.ustaad waan kusalaamay

  • @user-ye2it6wf7s
    @user-ye2it6wf7s Před 5 měsíci

    Suaal waa maxay sababta cirka u taagan yihiin

  • @amiindheeman5798
    @amiindheeman5798 Před 2 lety

    Asalaamu caleykum? Wallaal kazoo hadal WABIGA QURAAD

  • @abdifitahmohamedcabdi6555

    waruntaa

  • @fahadabuukar4516
    @fahadabuukar4516 Před 2 lety

    Legend kasoo hadal siday Somaliya kuzoo laban kartaa

  • @HanadAkOfficiall
    @HanadAkOfficiall Před 2 lety

    Music background Fadlan xoga hoos udhig

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 Před 2 lety

    Waxaan ka faaiday halkan daliilka big band theory oo aan mudo waysanaa

  • @ahmedmohamuud6692
    @ahmedmohamuud6692 Před 2 lety

    Hoos u dhac ma jiraa

  • @mohaabdiaziiz1880
    @mohaabdiaziiz1880 Před 2 lety

    Sxp maxa kajiro in koopka aduunka robot calan wade ah laistimali rabo

  • @abdirisakaadan4199
    @abdirisakaadan4199 Před 2 lety

    Mudane aad ayaa u mahdsnthy cilmigaan aad ayn u xiiseeyaa waayo wxaa inogu kordho imaan mhdsnd no so badi

  • @newperson2319
    @newperson2319 Před 2 lety

    @ANAGA PRODUCTION ustaad biomass video kasoo samee

  • @abukarhassan5488
    @abukarhassan5488 Před 2 lety +1

    Bigbankan lashegayo Qur'anka karimka mulugu shegey Hadi lugu shegeyna qaraxweyn ayaa dhacey muyuu leeyahay Qur'anka su'aashashi iga jaahilbixiyaba????

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety

      Sxb aayadan ayaa Big Bang qoorta loo galinayaa
      أَوَلَمْ يَرَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ كَانَتَا رَتْقًا فَفَتَقْنَٰهُمَا ۖ وَجَعَلْنَا مِنَ ٱلْمَآءِ كُلَّ شَىْءٍ حَىٍّ ۖ أَفَلَا يُؤْمِنُونَ
      Aniga koley waan tufay quraanka waxaan u arkaa sheekooyin dad hore ay sheegeen oo sax iyo qaladba leh waxaan ahay diin laawe ilaah laawe ah

    • @abdirisakaadan4199
      @abdirisakaadan4199 Před 2 lety

      Sxp quraanka waxa u shgy in u konkani mar un bilday asigo isku dhagn waaa 1 walx ah kadip alle ayaa kala furay

  • @ahmedaadansaalax709
    @ahmedaadansaalax709 Před 2 lety

    Nooloow wll

  • @maxamedaxmed1572
    @maxamedaxmed1572 Před 2 lety

    Bro radhiyeshnka miynu abuur alle ahyn

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 2 lety

      Radiation waa laba qaybood mid dabiici ah ( natural ) iyo mid aadamaha uu ku shupay alaabta ( artificial ) kan hore kownka ayaa lagu yimi oo sida macdanta ( iron , silicon , magnesium ) allah ayaan sameeyey bro .

  • @iqrasomali12
    @iqrasomali12 Před 2 lety

    Haraadiga qarahaas malaga yaaba in uu yahy kan aduunka mrki dhamanayo ka dhameynayo oo so laalaabi doona ilah ba naga og

  • @cabdulahicusman-pm3vu

    Kanataa ratqan kusoco hadii ay jirto xataa maqoonsanin

  • @kuulman9240
    @kuulman9240 Před 2 lety +1

    Saxiib Diinta islaamka Waxaku Jira Sir Badan Tusale Waxad Eegta Xajaral aswadka ama Dhagaxa Madoow Habka uu usamaysan Yahay waa Habka Black Holka Ay Maanta Galadu Ka Baqayso inu Liqo Dhamaan Calamka marka Saxib Arinka waxka dhee

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety

      Wlh dheh! 😂😂

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety

      Qawaaniinta physics-ka ayaa ku xadgudbaysaa black hole ayaa qof ku dawaafaya dhagaxna ku tuuraya! Black hole ilayska ama iftiinka xitaa ka baxsan mayaan adigana waxaad ka hadlaysaa dhagax caadi ah oo huwan sheeko khayaali ah oo umaddo hore iyo Kuwa hada joogaba ay qadisaan

    • @kuulman9240
      @kuulman9240 Před 2 lety

      Saxib waxan uu Jeeday Siday isuugu eegyihiin Blak hoolka iyo Dhagaxa Madaaw.khasatan Wareega ama habka wareegooda sawir ahan

    • @OnlyTheonlyone
      @OnlyTheonlyone Před rokem

      ​@@iskahubi3264 wxaan ku fahmay inaa gaalowday oo diinta islmka kabxday mise diinlawe cwan noqotay

  • @abdinasirxasan6858
    @abdinasirxasan6858 Před 2 lety

    Fadalan marka ayada aad tafsiirka somali ku shegeyso noo raac surada ku jirto iyo ayadee tahay ama subtitles ahaan inoogu muuji si aan uga faaidno mahadsanid

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety

      Suurada anibiyaa’ aayadda 30-aad
      أَوَلَمْ يَرَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ كَانَتَا رَتْقًا فَفَتَقْنَٰهُمَا ۖ وَجَعَلْنَا مِنَ ٱلْمَآءِ كُلَّ شَىْءٍ حَىٍّ ۖ أَفَلَا يُؤْمِنُونَ
      Sxb lkn aniga waxan ma aaminsani waxaan ahay diin laawe ilaah laawe ah

    • @abdinasirxasan6858
      @abdinasirxasan6858 Před 2 lety +2

      @@iskahubi3264 sxb ilahey haku so hanuunsho, nimcada ugu weyn ee uu ilahey baxsho waa inaad muslim noqoto mahadsanid legend

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety

      @@abdinasirxasan6858 Adigaa mudan Masuul

  • @yahyanasir
    @yahyanasir Před 2 lety

    Zhp bartan big bang quraanka lagu sheegay ama suurada nala wadaag bal ado mahadsan ?🙏🏾🙌🏽

    • @iskahubi3264
      @iskahubi3264 Před 2 lety +1

      Sxb sida ay sheegeen waa suurada anbiyaa aayadda 30-aad
      أَوَلَمْ يَرَ ٱلَّذِينَ كَفَرُوٓاْ أَنَّ ٱلسَّمَٰوَٰتِ وَٱلْأَرْضَ كَانَتَا رَتْقًا فَفَتَقْنَٰهُمَا ۖ وَجَعَلْنَا مِنَ ٱلْمَآءِ كُلَّ شَىْءٍ حَىٍّ ۖ أَفَلَا يُؤْمِنُونَ
      Anniga waxaan ma i maraan tafsiirka waa la badbadalaa waxaas dadka ku qancayo iyaga ayey u taalaa waxaan ahay diin laawe ilaah laawe ah

    • @promahamedaxmed1274
      @promahamedaxmed1274 Před 2 lety +1

      @@iskahubi3264 kutubta kale ee diimaha ayaa la badlaa laakiin quraanka mayaa waayo lam.ahayo meel yar oo is khilaafaysa quraanka ama cid la garanayo oo wax ku soo dartay allah oo ina uumay oo aad beenisay ayaa sheegay
      انا نحن نرل الدكر وانا له لحافظون)

  • @nimacanabdirahman5120
    @nimacanabdirahman5120 Před 2 lety

    Qura’anka Kariimkaa soo laguma sheegin in aduunka 6 cisho lagu Abuuray. kadibna Ilaahay Carshiga ka sare maray

    • @maxamedcllaahi5722
      @maxamedcllaahi5722 Před 2 lety

      daliilkagu aadu qaldan yahay

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Před rokem

      ilaaheey xageebuu joogay intuusan koonka 6maalin ku abuurin ka hor

    • @xamseofficiall7509
      @xamseofficiall7509 Před 5 měsíci

      ​@@husseindirie531
      space ama meel waa wax dadka uun u baahanyihiin, ilaahayna uma Baahna meel uu joogo.
      Caqliga Basharka marka lagu eegayo ayuunbay waxani wax aan laga maarmayn ay yihiin.
      Alle Wakhti uma Baahna oo isago aan wakhtiba jirin ayuu jiray sido kale uma Baahna Meel ama space uu joogo. Waayo space laftirkiisu waa wax alle abuuray. Ma fahamtay

  • @maxamuudshariif1384
    @maxamuudshariif1384 Před 2 lety

    1h 1k views

  • @amancrn8715
    @amancrn8715 Před 2 lety

    First ahay

  • @ahmedosmanrahmad7856
    @ahmedosmanrahmad7856 Před 2 lety

    Atheist

  • @maxamedmaxamuud5563
    @maxamedmaxamuud5563 Před 2 lety

    Beeeeeenaaaaleeee

  • @mohammedabdi1080
    @mohammedabdi1080 Před 2 lety

    Aad ayaad umahad santahay

  • @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb
    @Fcbfbcbchdhxvgjhdhsb Před 2 lety

    Quranka waxaa ku jira surado ka hadlayo seyniska sida surada yasin oo ka hadleysa warega qoraxda iyo dhulka waa seynis waxaa kalo la mid ah surada Al shamis oo ka hadleysa warega malinta iyo habenka sido waxaa kalo mid ah sida carurta urka ku jira sey uu awurman waxas oo dhan waa seynis marka oo ogow quranka seynis waa uu ku jiraa

  • @hodhas
    @hodhas Před 2 lety

    As.ustaad waan kusalaamay