Safarkaygii Buurta Kaaramardha, Jigjiga, DDS đŸ‡ȘđŸ‡č

SdĂ­let
VloĆŸit
  • čas pƙidĂĄn 5. 05. 2024
  • Buurta Kaaramardha oo qiyaastii 9km dhanka galbeed ka xigta magaalada Jigjiga ayaa ah buur taariikh mug weyn ugu fadhida shacabka Deegaanka Soomaalida.
    Buurta Kaaramardha ayaa lagu xasuustaa halgannadii iyo wax-is-ka-caabbintii bulshada Deegaanka Soomaalida, islamarkaana waxay ka mid tahay buuraha silsiladaha xidhiidhsan ee Gurayska.
    Buurtan ayaa xilliyadii u dambaysay waxa ay ahayd goob ay dad badan u tamashle iyo dalxiis tagaan, gaar ahaan wakhtiyada barwaaqada iyo munaasibadaha waa-weyn.
    Travel with @Mukhtar Eman.

Komentáƙe • 7

  • @MukhtarEman
    @MukhtarEman  Pƙed 2 měsĂ­ci +1

    Fadlan Subscribe saar Channelkayga ❀❀❀

  • @Dalmarvlogs
    @Dalmarvlogs Pƙed měsĂ­cem

    Goob taariikhi ah iyo dalxiis

  • @HAWD_BARI
    @HAWD_BARI Pƙed 2 měsĂ­ci

    Sxp waddanka itopiya maleh ❀ ee waa dhul somaliyeed sidaa lasoco

    • @sheekeeyemedia769
      @sheekeeyemedia769 Pƙed 2 měsĂ­ci +1

      sax wweye zxp wa sidaa waa yabay marku idhi ethopia dhulkaaga marnaba si fudu ha ku ilaawin waan ku salaaamay zxp

  • @abdihakimali6324
    @abdihakimali6324 Pƙed 15 dny

    Calanka kasaar kaarabardha ethiopia maleh adigi somaliga ahaa ayaaba aamin san inuu ethioa ledahy

  • @EngAhmedHashi
    @EngAhmedHashi Pƙed 2 měsĂ­ci

    Awelba cagdheer caqli lagama sugeyn

    • @mruun2509
      @mruun2509 Pƙed měsĂ­cem

      Eng aa waxbarashooy xaal qaado