|Ilaha biyaha ee dabiiciga ah ee Dooxada Biyo baxay ee Togga Erar, Degmada Fiiq

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 13. 06. 2024
  • Warbixin Xiiso leh |Ilaha biyaha ee dabiiciga ah ee Dooxada Biyo baxay ee Togga Erar, Degmada Fiiq oo ah goob waxsoosaarka iyo Dalxiiskaba ku habboon |Barnaamijka Wax Kabaro Deegaankaaga.

Komentáře • 15

  • @mohamedaden2083
    @mohamedaden2083 Před měsícem +3

    SRTV wax qabadka iyo barajinta bulshadu waa muhim iyo in aad markasta baa hiyaha jira aad la wadagtan dawlada iyo xafisyada ay qusayso marka waad ku mahadsan tihin socdalkan aad ayan ula socday wax badana aniga iyo intii ila mida way ka fa iiden marka safara kale oo badana wan idinka sugayna insha allah

  • @samaale7381
    @samaale7381 Před 13 dny

    Waan idin salaamay dhamaan SRTV waadna ku mahadsantihiin faalooyinka video-ga aad ka sameysaan Somali Galbeed. Waxa aan idinkugu dari lahaay in aad meelaha aad tageysaan map-ka kor naga tustaan iyo magaalada weyn ee ugu dhow waayo si dhulka dadka u bartaan waayo dadkeena reer Somalia aad uma kala naqaan galbeedka marka aqoon ayey noo noqon laheyd oo aan dhulka ku barano. Mahadsanid

  • @Roteyaani
    @Roteyaani Před měsícem +3

    10 milyan oo qof oo min hal doolar bixiya waa 10 milyan ✅

  • @muxammad2413
    @muxammad2413 Před měsícem +1

    ASC, Maashaa ALLAAH,Wa TABBAARRAKALLAAH.

  • @Goletube344
    @Goletube344 Před měsícem +1

    Waaba janadii ifka

  • @AbdirahimAhmed-tw3sz
    @AbdirahimAhmed-tw3sz Před měsícem +1

    Masha waa meel barwaaqaysan

  • @buraale134
    @buraale134 Před měsícem +1

    Mashallah war dhulka beero oo oromo da ila somalia khudaarta gaysa suuqa kula tartama

  • @Somaaliman
    @Somaaliman Před měsícem +1

    مشا الله

  • @Roteyaani
    @Roteyaani Před měsícem +2

    waa in shacabka reer somali galbeed isku dar darsadaan lacago oo ay wado u dhistaan meeshaan inta goori goor tahay

  • @nuraegal4395
    @nuraegal4395 Před měsícem +2

    Aduunka dadka ayaa soo saara manfaca lagu nool yahay soomaliyeey xaglo laaban xoolo kuma yimaadaan wadankeena waa qani waliba dhanka ogaadeeniya labada dhanba bal eega dhanka kenya naga haysato ama dhanka eithopia haysato furbado badan ayaa looga cayshi karaa looga baahi bixikaraa

  • @Roteyaani
    @Roteyaani Před měsícem

    waa webi ❤ webiga erer

  • @FardosodiiriyeJamac
    @FardosodiiriyeJamac Před měsícem

    MashaAllaah fiiq wa wadankee wall

    • @Roteyaani
      @Roteyaani Před měsícem +3

      walaaal waa somali galbeed ama Gobolka Ogadenia

  • @user-ok5wl5lp9z
    @user-ok5wl5lp9z Před měsícem +1

    Waxaa Haboon in wado Loo sameeyo Lana dagameeyo lo sameeyo adeeg yea aaad ahi ah school wado xa run dawladeed Sida police cafimaad awalan waa in wado kid cade ah lo sameeyo

  • @TubeNajiib
    @TubeNajiib Před měsícem +1

    Ninyaw tvga iska hagaajiya bal fiiri idinkoo tv idil oo caan ah oo deegaan dhan magaciisa wata baa like waxaa idiin saartay 30 qof mudo afar iyo labaatan sac kudhawna wuu kujira barnamujkani wlhi waa shime waxanoo kle