Inqilaabkii Col. Salaad Gabayre | Maxay Isku Seegeen Jaalle Siyaad | Sirtii Fashilisay Inqilaabka

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 7. 09. 2024
  • #Inqilaabkii_Salaad_Gabayre
    Inqilaabkii Col. Salaad Gabayre | Maxay Isku Seegeen Jaalle Siyaad | Sirtii Fashilisay Inqilaabka

Komentáře • 108

  • @hassanmohamed3385
    @hassanmohamed3385 Před 3 lety +11

    Salaad waxuu ahaa halyeey qaran allah u naxariistee

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 Před 3 lety +8

    Salaad bare nin firfircoon oo hawlgalka inqilaabka inta ugu badan kaqaatay ayuu ahaa degaankiisiina muqdisho way ahayd balse siyaad bare wuu kacaqli badiyay intuu kushaqaystay ayuu is dhaafiyay

    • @DiiriyeAbdi-xh8ms
      @DiiriyeAbdi-xh8ms Před rokem +1

      Wuu ka waynaay mooho illa hada waa sidaa dadka sallaad ka soo jeedo wali waala siraa

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 3 lety +4

    Good job sxb history is unforgettable lesson.

  • @gebro7613
    @gebro7613 Před 3 lety +5

    Afweeyne askari jaahil ah ayuu ahaa. Waa uu qayaano badnaa. Somalia dowladnimadii isaga ayaa kucayaray. Salaad Gabeeyre waa lagumelgaray waana laqarajiyay.

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 Před 3 lety +1

      Kkkk jaahil iyo wuuku meel gaaray mays galaan asxan dheh wu qacli badnaa maahmaah abgaal ayaa ahayd maxaa salaad gabeyre ka maqnaa waxay dhehee wa meeshuu hada ku jiro o ah qabriga

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před 7 měsíci

      ​@@mahaddirirgeesood9556😂😂😂😂😂

  • @Awesome-ww7zj
    @Awesome-ww7zj Před 3 lety +5

    Mahadsanid

  • @aliisse3535
    @aliisse3535 Před 2 lety +3

    alaaah unaxa riisto ader key salaad gavyyre

  • @cabdisalaanwarsame9448
    @cabdisalaanwarsame9448 Před rokem +2

    Erayga aad u dhigtay (inqilaabkii jen.salaad gabayre) waxaa taariikhda ku cad inaanu inqilàab dhicin ee jen.salaad gabayre (AUN)dhagar iyo shirqool loo maleegay.

  • @yusufadanyusufadan7341
    @yusufadanyusufadan7341 Před rokem +2

    MD siyaad barre AUN Geesi Geesi dhlay buu ahaa🔥🩸

  • @abdirahmannaseep1259
    @abdirahmannaseep1259 Před 3 lety +5

    Life Historical in somaliya"life goes on"

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey Před 3 lety +7

    Salad gabayre malahayn khibrad oo kusameyo afganbi wuuku fududadey arintaa waxayna ahayd talada odayshiisa farah galooley inuu qato

    • @marshaal9099
      @marshaal9099 Před 3 lety +2

      😂😂😂😂 wax lagu qoslo ayaad sheegtay hadaadbo dhahday aabihii kacaanka qibrad malahan

  • @abdigarad3341
    @abdigarad3341 Před 3 lety +7

    Salad gabeyre madaxweyne miyuu ahaa? Waa maxay waa la inqilaabey? Caqli xumadada

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 Před 2 lety +1

    ASC NINKI GARABKA SIYEY MARKI UGU HOREYSAY NINKI UGA BAXAY BALANTA HADANA EHELKIISA XIRAY HADANA DILAY KA WARAN IYO RUFIYANADA IYO KUWA SHIRQOLSYBA ALLA AYA KA JASIYEY

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Před 3 lety +5

    Maxamad siyaad waa geesi aan baqin baa lagu yiri, danbiga afganbiga waa lagu wada jiray waase la kala caqli badna,

    • @bushrayoutube591
      @bushrayoutube591 Před 3 lety +2

      Alle cadaabku isagaa inakla geeyey macagag buu ahaa, aan dadka u diirnaxin blse waxaa nasiib dara inaanu dariiqii dib u bogaadino mid kle inoo keeno

    • @salmanjama6663
      @salmanjama6663 Před 3 lety +1

      Bushra youtube, hadi la isdha tireyn waxaa na kala geeyay kuwa xabashida colka nala ah kaso qalab qaatey oo dalka kuso duulay ayago jabhado magacyo qabil wata, intey afka noo macaaneeyen, halka siyaad uu shisheeyaha gacan ku hayay dalkana wuxu ka tagay maahe aan wax lagu darin 30 sano kadib waxay gataan iyo waxay musuqan mooye, ku qabiil maahi siyaad lkn runta rabigeed bey taqaan..

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 Před 7 měsíci

      ​@@salmanjama6663👏❤

  • @saidosmanadam1419
    @saidosmanadam1419 Před 3 lety +4

    Walaal dadka iyo taariikhda haka been sheegin.

    • @saadaatmuuse111
      @saadaatmuuse111 Před 3 lety

      Walaal isaga maaha ee waa ambassador cawil ninka buugan qoray

  • @shabcaancabdi5557
    @shabcaancabdi5557 Před rokem

    Alle hu naxariisto aamiin aamiin aamiin aamiin

  • @ahmedhassan1344
    @ahmedhassan1344 Před 3 lety +10

    Fa idada ino wadid aadba kugu mahad naqayna🥰

  • @shaxshaxali4082
    @shaxshaxali4082 Před 3 lety +4

    Inu sheeko mahen sirtisa salad allah hau naxariso

  • @karkaarbarenuur2314
    @karkaarbarenuur2314 Před 3 lety +7

    Taariikh qoran baa rabtaa kkkkk

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 Před 3 lety +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 0

  • @mohamedyare9202
    @mohamedyare9202 Před 3 lety +5

    Salaad gabeyre asaa isdilay hawiye na gumeeyay because laantiis lama suubiyen kacaanka saraakiisha ugu qatarsaneyd waxay ahayen hawiye lkin dhibka wuxuu kayimid dhimashadii gen daauud markaas oo kuxigeenkisii si kumeel gaar ah loogu dhiibay taliyaha ciidamada wuxuna ahaa maxamed siyaad bare wuxuu kala yaqaanay saraakiisha ciidamada Gen. Ceydiid iyo Doonyaale Iyo.mohamed nuur baarqab iyo kuwo kale oo badan oo hawiye ah haduu lasocod siin lahaa lama gaadeen salad gabeyre.

    • @Shimba-uh2lx
      @Shimba-uh2lx Před 3 lety +2

      Hawiye, Daarood, Dir, Digil&Mirifle, Jareer. Dhamaan somali oo dhan maxay hayaan? Maanta xagaysa ka joogaan kaalin Aduunka?

  • @laasgalolmedia2614
    @laasgalolmedia2614 Před 3 lety +2

    Taarikh Shidan

  • @muhamedyusuf9056
    @muhamedyusuf9056 Před 3 lety +2

    Runta ka sheeg waxaan jirin ha inoo sheegin

  • @mahamedfaarah2667
    @mahamedfaarah2667 Před 3 lety +3

    Dhibkii kadhashay xukumadii afwayne waka ilaa yumuna hadaa ladala dhacayso dawladi Somalia

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 5 měsíci

      Markaad meel wax gaadhsiinawydeen ayaad siyaad kusoo cabaadaan

  • @kingsomaliofficial
    @kingsomaliofficial Před 3 lety +4

    Wcs wll qali mahadsanid

  • @ASMRTISTLAND
    @ASMRTISTLAND Před 2 lety +1

    Waxaan rabnaa in aad noo sheegto sidii inqilaabku udhacay iyo waxay ku hishiiyeen ragii in qilaabka ku hishiiyay waxay kuhiishiiyeen

  • @EngAliAKahin
    @EngAliAKahin Před 3 lety +1

    SALAAD GABEYRE WUXU KA TIRSANAA SIRDOONKII SOOFIYEEDKA EE KGB ANIGA IYO SIYAAD BARREBA WAA OGEYN

    • @mahdiali2695
      @mahdiali2695 Před 3 lety

      Oo sheekada balkaar oo no waran ee taarikhda ha la dhiman.. mahadsanid

  • @abdullahimohamedalasow7783

    Asc. Marka hore waa mahadsantahay mala heli karaa buugaan iyo kuwo la mid ah oo ka hadlaya taariilhda Soomaalida

  • @NOURMOHAMED-lg8sc
    @NOURMOHAMED-lg8sc Před 2 lety

    Yaasalam

  • @abdirahman6734
    @abdirahman6734 Před 3 lety +3

    Qamuus sxb horay usoco

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 Před 3 lety +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 0

  • @OmarAli-kq7dd
    @OmarAli-kq7dd Před 3 lety +5

    Beenaale G/le Sare maaheyne general buu ahaa inqilaabna ma wadine isagaa laga baqayay afweynana salaad doorashadii ay la galeen isaga iyo ceynaanshe. Siyaad barrena wuxuu istusay isdhaafi

    • @abdullahdhibil3379
      @abdullahdhibil3379 Před 3 lety +1

      Mid kalane waa baqyay sodoha markoow xeray oow xabsiga afgooye salaad

  • @amiizhapeaamiizhapea7948
    @amiizhapeaamiizhapea7948 Před 3 lety +1

    Mmmmmmmmm

  • @apwaannacaybtire2379
    @apwaannacaybtire2379 Před 3 lety

    عبد الله

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 Před 2 lety +1

    SSLAD GSBSYRE IYO KULI INTA LA DHIMATSY ALLA HAKU U NAXARISTO WAXA UU U DHINTAY CADIRISAQ XAJI XUSSEN SODOGIS EX MADAXWEYHA UGU HOREYEY SOMALIA AND MAXAMED ABSHIR HAMAN O NAGTISA ABTI U AHA HADANA WA NADIIB DARO IN ASAGO DHINTAY RERKUSA KA UGARDANAYO LOGUNA CAGAJUFLAYNAYO GENOCIDE

  • @salmanjama6663
    @salmanjama6663 Před 3 lety +5

    Beenaale tariikh wax kama jiraan ah

  • @MaxamedGuure-h3k
    @MaxamedGuure-h3k Před měsícem

    0:27

  • @tzaynab8685
    @tzaynab8685 Před 3 lety +2

    Mwiziz waye bro

  • @sahramuscrowhassaan5083
    @sahramuscrowhassaan5083 Před 2 lety +1

    ARINKAN JADA MABA TAGNA MAXAED CADE EE ABGAL WAXA LOO BAHDILAYO WA ARINTAN ISBAHAYSI LOO SAMAYSTAY

  • @ahmedrageh4174
    @ahmedrageh4174 Před 3 lety +3

    Siyad barre uu khiyaaney saxibaddi wuxuu kabaqaay iney kharajiyaan khayiin buu aah

    • @aliabdi8347
      @aliabdi8347 Před 3 lety +1

      Ma khiyaana baad Daacad ka sugi, siyaad barre kamid ma aheyn kuwii inqilaabka dhigay, laakiin markay qabsadeen iyagaa keensaday siyaad barre. Waxay yirahdeen waa nin miskiin ah oo Daacad ah laakiin markii danbe way ka kacsan waayeen. Salaad gabeyre fudeednimma bilawway isagiina waala iska khaarijiyay

    • @abdiilmi5594
      @abdiilmi5594 Před 2 lety

      @@aliabdi8347 эх

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 Před 5 měsíci

      ​@@aliabdi8347ma qabyaalad bay kaa tahay mise jaahilnino inqilaab taliyaha ciidanka uusan ogayn sidee loo fulin karaa

  • @maxamedcolaad2447
    @maxamedcolaad2447 Před 3 lety +3

    jiinaral miiyow ahaay miisa koorneel

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 Před 3 lety +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 0million

  • @abdirisaakaden6653
    @abdirisaakaden6653 Před 3 lety +5

    ustad adoo mahdsan ciidamada cirka ee lootoobarayo video kasoosamey 🙏

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 Před 3 lety +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare hurmar is 0

  • @khadarsaleebaanmaxamed1663

    Wllo isaara sebscreb

    • @garaadofficial8992
      @garaadofficial8992 Před 3 lety +1

      Asc wll qaali SUBSCRIBE Nusaar adiga raali ah sxb sare cudsey waaye 0

  • @safiyojimcaale8779
    @safiyojimcaale8779 Před 3 lety +2

    Mursade waligii rufuyaan haa

  • @user-yq3cx2yy9f
    @user-yq3cx2yy9f Před 8 měsíci

    Cawil cali ducale qof aan ahayn tariikhda lagama Wareysto miyaaa

  • @ASMRTISTLAND
    @ASMRTISTLAND Před 2 lety

    Ragii in qilaabka sameeyay maxay ku hishiiyeen figrada yaa abuuraray

  • @mouminatteyehosmangeussod4771

    Ziyad bare gesi ayu aha

  • @jeerinlexsheofficial1133

    Inte laga helaa buugaan walal

  • @saciidguure3172
    @saciidguure3172 Před rokem

    Buuga raad raac ee amb.cawil xagee kahelaa

  • @AxmedBahjad
    @AxmedBahjad Před 3 lety

    Ambassador? Safiir dheh, Qaamuus.

  • @sahramuscrowhassaan5083

    HABARGIDRNA WAXA LO BAHDILAYO WA DHIBISTA AY DHIBEN

  • @apwaannacaybtire2379
    @apwaannacaybtire2379 Před 3 lety

    ABWAAN ABDILAAHI NACAYBTIRE

  • @sahramuscrowhassaan5083

    ANIGA WAXAN WADAGNA MAXAMED CADE LABAO AYAN UGA KALA LEXANA DADKA ANIGA I RADSANAYANA WAXAY I RADSANAYAN BASABOR NAG UU ADER U YAHAY AYA 2004 /12/27 LA IGU SO QADAY AYADANA AMERICA AYAY JIRTA WA NAG AD IGA WEYNBA MARBA HADI RERKA LA RADSANAYO O LA RABO IN LA DABAR GOYO XITA ANIAG RERKA AYAN KA. MID AHAY O MAXAED CAFAN AHAY AYAN RADSANAYAN CARAB IYO AJUURAN CARAB LABO NIN LA ISKGA ARAY BAY AHAYEN AYAN KA LEYAHAY HADAD RABTAN ARINTA INAY SII SOCOTANA WAKAS AJURANA MEEL AY KASO GALAN ARINTAN MALAHA EE WA GARDARO

  • @siciidawcali4418
    @siciidawcali4418 Před 3 lety +1

    Been badanaa war berigaas hawiye ciidanka wayba ku yaraayeen taariikhduna waa wax qoran lamana beddeli karo adeer .

    • @abdifataah1492
      @abdifataah1492 Před 3 lety +1

      Dib ubaar ben ma ah

    • @Qoojistan
      @Qoojistan Před 3 lety +4

      Hawiye isagaa madaxtinimada kaaga horeeyey

    • @siciidawcali4418
      @siciidawcali4418 Před 3 lety

      @@Qoojistan hhhh adigu waad isi soo qaddimaysaa horrayn iyo damayn midna anigu ma sheegin ee tirada ciidan barigaas baan ka hadlay

    • @siciidawcali4418
      @siciidawcali4418 Před 3 lety

      @@Qoojistan midda kale salaad gabayr goormuu inqilaabka sameeyey

    • @Qoojistan
      @Qoojistan Před 3 lety

      @@siciidawcali4418 salaad gabayre waa ninka siyaad bare kugarab siiyey inuu wadanka afganbi kuqabsado

  • @sahramuscrowhassaan5083

    ARIN LOO ADEGSANAYO DAELADI WAWAYN IYO ALSHBB WAYE

  • @kimalax595
    @kimalax595 Před 3 lety +1

    Kkkkkkk

    • @xadiisxadiis2169
      @xadiisxadiis2169 Před 3 lety

      Mar hadii ergo loodiray oo uu diiday war naga aamus hadalka wuukaahalaabay

  • @xafsafaysal2415
    @xafsafaysal2415 Před 3 lety +1

    Ale hoonaxariisto

  • @sahramuscrowhassaan5083

    HADI WAX NOLA DHIMO ANIGA RER KENA WALALAHAY ILMAHAYGA O SALAD GABAYRE LA IGA URURSANAYO SALAD GSBSYRE O AH AJURAN UU QABAY CABDALLA FADIL OO RAG LA ISUGU ARAY AHA RER AJURAN AH RER BAYDHABO RER XASSSN BARKAN OO KENYA IGU DULMIYEY ANIGS IYO CIYSLJAYGA MAXAED CADE AN AHAY IGA URINSYO GARABNA KA HELAY OBAMA IYO 9 ABGAL 9 AJURAN AYA KICIYEY WAXA LA KICIYEYNS WA ABGSL O ODOGA ABGALNA WOQYI HARGAYSA AYU KU DUGSN YAHAY CADAYNTAS WAXA NA YELAY KENYA UGANDA BURUNDI AMERICA HINDIA IYO INGIRISKA PRESIDENT UHURU KINYATA RAILA UDINGA OBAMA KUKUYU MASAY MAJALWO

  • @ibrahimisman5556
    @ibrahimisman5556 Před 3 lety +1

    Hhhhhh?

  • @abdullahimoh1940
    @abdullahimoh1940 Před 3 lety

    Fiican

  • @yusufmustafa7323
    @yusufmustafa7323 Před 3 lety

    Beenaalayahown , waana ladilaay kudar dee.
    Oo dadkiisa yiri :
    Sallaam maxaa kamaqnaa : xaa uu yaallo ayaa kamaqneyd