Sawirada Ragii Kufsiga Geestay - KIISKII MAAMA SAAFI. | MAXKAMADA DAAHIR CALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad

Komentáře • 20

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Před měsícem +3

    Subxaanallah safi inkaar kululaa fajaa ku dhacday TB tuberkulos

  • @amalahmed6812
    @amalahmed6812 Před měsícem

    gaarsiiyo oo u sheergareeya dahir haduu run sheegaayo

  • @warsanfarah9582
    @warsanfarah9582 Před měsícem +2

    Ilaahoow daahiroow dembigaaga dhaaf saafi waa kuu allow kuu aqbal hablahasomaliyeed baad uhiilisaye ilaahay kuu hiiliyoo hanuun ilaahkusii أللهم آمين يارب العالمين 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Před měsícem +1

    Gawartii cariis ciisa yaa haayo

  • @user-ce8dj8id4z
    @user-ce8dj8id4z Před měsícem

    Ascww
    Daahir calasoow wuxuu wuxuu kiis Barris ku sheeg ah uu wax ka waydiinayaa nin kaasoo fandeeto ay Kala dhexayso nin la eedaynayo wuxuuna leeyahay kiis toogasho ah ayuu ii diyaariyay, marka weey iska caraway in uu wareeysigan uu daahir calasoow wareesanayo uu Kaga aar gudanayo vandeetadii lagu x-ray ninkaan hadda wareesiga bixinaya.

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem +2

    Kan farmaajo muxuu u soo saartay saqajaankaan farmaajo ma murursade baa meesha an murursadaa abgaal kufsaye

  • @asmaxandule2950
    @asmaxandule2950 Před měsícem +1

    SOOMALIYEY RAGAN GABADHAN KUFSADAY 37 SANO KA HOR MAXAA SAWIRKA FARMAAJO DHEXDHIGAY MA KUFSADA YAASHA AYUU KU JIRAY BAL ARKA NACAYBKA LOO QABO NINKAAS?

    • @LiibaanSpareparts
      @LiibaanSpareparts Před měsícem

      Dameer cuq dadaysan warkiisa lama dhagaysto abaayo 😂😂

  • @user-tb8sn4ix9l
    @user-tb8sn4ix9l Před měsícem

    Maamadaan waa geesiyad gabdhaha soomaaliyeed u hiilisay

  • @farahsulekha7128
    @farahsulekha7128 Před měsícem

    😢

  • @madinaali9925
    @madinaali9925 Před měsícem +1

    Foolobow illahey masibo haku gu riido amiin amiin yaa rabi 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @fatiman2077
    @fatiman2077 Před měsícem

    Farmajo meesha mx keenay xata wareysigan kuma jiro farmajo,qofka channelkan leh aya soo saaray sawirka farmajo,qofkan channelka iska leh wxd qabta xanun farmajo mxd ka qaadi farmajo,Adiga aya kufsan jiray gabdhaha wx ma tarow waa lagu soo qarxin.farmajo nimu ciilay aya caya,farmajo cagtisa hostisa ayad ku jirta in.a.wx ma tarow.

  • @aminamohamed1008
    @aminamohamed1008 Před měsícem

    tuurta wuu lahaa taariikhda uu kufsiga dhacay

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem

    Kan hawiye farmaajo buu murursade mooday hawiyaa is guulaystay dadka sawirkooda u dhaaf

  • @xaylecali7045
    @xaylecali7045 Před měsícem +1

    qof saqan ah ee badow ah ee h.gidir ah ee aqoonba an lahayn ayaa dadkii madaxda cebeynayo hada waxan arkaya madacweyniji somali farmajo xitaa wala ceebeynaya hada maxad ka qadi lartan inaad caytan tan mooye alla habarta abhaal ee la cebeynayo daf ka ceshto candho calaseey mamjirto miyaa beenta mar waxay ledahay buundada dugsiga farsamada laygu kufsaday hada midkan waxuu leyajay xalana ka fhacday waa been cad

    • @deeqaosmam2902
      @deeqaosmam2902 Před měsícem

      Adiga dib u fakar buundada dugsiga farsamada maa qof lagu kufsan karay meel aad u buuq badan ayey aheen meel walbana waxaa ku dhaganaa nalal laakiin xalane waa loo qaateen.

    • @hawohosh9198
      @hawohosh9198 Před měsícem

      Hadda dadkaan farmaajo ku qafiifay maxaa kala hadleysaa 1986 dii mareykanuu jiray anigaa cidiisa deris ahen reer labadhaxey ahaayen familkiisa iyo faamilka marwadiisa dadkaan sawirkiisa meel kasto ku soo saarayaana wey ogyihiin inuu markaas mareykan jiray wey ku qafiifen

  • @maryami2299
    @maryami2299 Před měsícem

    Istubitcan farmaajo muxuu ka rabaa kiddo hawiyaa lagu yaqaan ayagaa a is kufsaday farmaajaa ku waasheen

  • @saidaabdulle5819
    @saidaabdulle5819 Před měsícem

    Been badana nin jahil ah oo jamacad kabixin xita dugsisi hoose heysan aya maxkamad jeebkiisa furtey waa wax sharciga maxkamadah xadgub kuah.😮