Video není dostupné.
Omlouváme se.

Arooska Gabar la nool xanuunka H I V ga ayu ku bixiyay 30 kun dollar laakiin dadkiisi ayaa ogaaday..

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 23. 06. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 279

  • @aishamohamed1522
    @aishamohamed1522 Před měsícem +46

    Wiilkaas waxaan kula talin lahaa lacagtaas haku ilaawo caafimaadkiisii qaaliga ahaa ee uu ILAAHAY u bad baadiyey sadaqana uniyeeyao lacag waala helaa lkn musiibadaas aadka u wayn in ILAAHAY kaa bad baadiyey wax qiimo lagu goyn karaaba ma ahan
    Gabadhaasna ILAAHAY caafimaad taam ah ha siiyo ILAAHAY anagana hanaga najeeyo

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Před měsícem +17

    Ilaahey ha caafiyo iyada iyo intii muslima

  • @user-vs6gh7mc9r
    @user-vs6gh7mc9r Před měsícem +17

    Waa qiso xanuun badan wiilkaas haddii illaahay. Naftiisa u badbaadiyey lacag wuu heliye madaama qoftii qaraabo yihiin waxba lacag u raacanin.heyska samro insha allaah.ilaahay meel kale ha ka siiyo.dhallinyarada soomaaliyeedna haddii ay guur iyo guri damcaan hays baaraano.runtii cudurada halista ah ayaa aad iyo aad ugu soo batay wadanka caafimaadkuna w
    Waa waxa qofku ku nool yahay ummaddana kula. Noolaan karo.

  • @foozia426
    @foozia426 Před měsícem +23

    Miskiina ilahay ha caafiyo insha allaah

  • @saxarlahassan4259
    @saxarlahassan4259 Před měsícem +31

    Cudurka HIV galmo kaliya lagama qaado ee waxaa laga qaadaa siyaabo badan ee Allaha naga badbaadiyo aamiin yaa Allah🤲😭

    • @Haffyy
      @Haffyy Před měsícem +2

      Amen ya Allah 🤲

    • @ikramfarah2118
      @ikramfarah2118 Před měsícem +2

      🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

    • @farxiyasvalogs
      @farxiyasvalogs Před měsícem +2

      Hada kahor mamo weyn oo hajka u socotay aya laga helay aids. Addis ababa dhexdeeda. Nin xita marka ma qabin lakin dadistihi ilkaha ayay kasoo qaaday😢

    • @farxiyasvalogs
      @farxiyasvalogs Před měsícem +4

      Warhooy soomaaliyeey isbaara😮si waliba wada jir ah

    • @Gracias2024
      @Gracias2024 Před měsícem +1

      ​@@farxiyasvalogs subxana allah
      Ilig ayanba islaha iska so hagaji
      Bas weye hada

  • @Ina-ugaas
    @Ina-ugaas Před měsícem +3

    Waa khayr hadii uu ka badbaade lacag wax ween maaha waala helaa waana lawaaya caafimaadka muhiim ah
    Wiilka Alle ha u qalbi dhayo
    Gabadhana Alle ha caafiyo maskiinta
    Anagana ilaahay swt Hanaga badbaadiyo cududrada xunxuno.

  • @shukriabdullahi4231
    @shukriabdullahi4231 Před měsícem +12

    Walaasha waa qaali abayodasna allaha cafiyo

  • @ladhansaid181
    @ladhansaid181 Před měsícem +3

    Good ManshaAllah thanks for educating our community

  • @fanprojmedia
    @fanprojmedia Před měsícem +5

    Ilaahey wxi dhipaato ha inaga haayo 😢

  • @hanimohamedabdi3436
    @hanimohamedabdi3436 Před 20 dny

    Alxmdulilah mar hadii alle badbadiyey gabdhan alle ha caafiyo alle ha ka dulqado xanuunka haya saliga nibig scw ha badiso waa ka baay Insh allh aabyo

  • @user-wr4ip6zq7w
    @user-wr4ip6zq7w Před měsícem +4

    Ilaahay ha naga nabad geliyo xanuunadaas
    Fikirka ah intaan la is guursan halla isbaaro waa sax

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před měsícem +6

    Ilaahey ha caafiyo gabadhaa

  • @hakimajimale408
    @hakimajimale408 Před měsícem

    Waa fikrad aad I fiican, in lays Baaro caafimaadkaaga ayaa ku jira.

  • @farahfartun3961
    @farahfartun3961 Před měsícem +9

    Ha iska cafiyo maskiinta 10.000 waa loo aruurinaa

    • @yunezz2375
      @yunezz2375 Před měsícem

      Gabar kale haa la siiyo deh midaas baa ka dhaw ama refund 💴

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před měsícem +1

    Wiilka illaahii subxaanu watacaalaa haa ee badbaadiyay hakagu daayo dartii sadaqo iyo sixirfuryo allaah ha uga dhigee muu iska daayo

  • @qumanhorusocod6177
    @qumanhorusocod6177 Před 9 dny

    Subxanallah 😢 ilaahow caafi inta xanuunsan, ninkaas inuu Lcg kabaxdey kahadlo maba ahayn, sababtoo ah Alle caafimaadkiisa ayuu ubad baadiyey. Haduu guursan lahaay oo sagane uu kudicilahaay kawaran, Alxamdulillah hadhoho ee Caafimaadkiisa Boga hakula cararo Lacag waxba maaha Caafimaadka muhiim ah

  • @hawamohamed2377
    @hawamohamed2377 Před měsícem +6

    Waa qiso xanuun badan 💔😭waa muhiin in baaritaan caafimaad iyo DNA iska qaadaan lamaane kasta oo ku heshiiya guur waayo 🇸🇴 qataro badan ku soo siyaadey.

    • @khadromaxamuud3126
      @khadromaxamuud3126 Před měsícem +2

      DNA-gana maxaa soo galay Bisinka illeen xaaladda wey sii xumaanoosaa😮

    • @mounahersi2254
      @mounahersi2254 Před měsícem

      DNA has nothing to do with marriage 😂😂😂​@@khadromaxamuud3126

    • @hawamohamed2377
      @hawamohamed2377 Před měsícem

      @@khadromaxamuud3126 DNA walaalo iyo waalid baa kala maqan amaan is aqoon

    • @hamdahodan9159
      @hamdahodan9159 Před měsícem

      DNA mxa loga bahanyhy hhh amay wllo noqdan miyad kawadaa 😂

  • @hakimajimale408
    @hakimajimale408 Před měsícem

    Waa wiil ducaysan, waxaana aad u jeclaan lahaaa in uu iska cafiyo lacagt maadaama ay gabdhi qadar ale ku dhacday,

  • @GabsheAhmed
    @GabsheAhmed Před měsícem +4

    Ninkaas ilaahay Haku shugriyo ayadana ha xushmeeyo jiritaankeeda

  • @maryanmohammed9927
    @maryanmohammed9927 Před měsícem +8

    Waxaa laga yabaa isbataalda inay kawaday gowska marki la Iska bixinaayo iwm

  • @user-mp2hn7vh8c
    @user-mp2hn7vh8c Před měsícem +1

    Subxanalah alxamdulilaahi ineedhahaan waaye haduu wiilka uu kabad baaday lacag bariyaalahelaa lacag maxeey tahay

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql Před měsícem +2

    Waxaa laga yaabaa in gabadhani markii ladhalayey ama lagudayay qalabkii la isticmaalay inay kaqaatay Allah waxaan uga baryayaa inuu dabeylaha ka raacsho ayadana hays dajiso Alle na hakabarido caafimaad taama iyo farxad joogto ah anigana waxaan Alle uga baryayaa caafimaad iyo farxad degdeg ah inuu ku irsaaqo Aamiin Yaarabi

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před měsícem +1

    Waa run Mashallah

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před měsícem

    SubhanAllaah qof xanuunsan in uu qor caafimad qabo uu qayamay Alle meey ka cabsadan qofkad guursaneyso iska bara dalka iyo dibadab😮

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q Před měsícem +3

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @hafsofarah4278
    @hafsofarah4278 Před měsícem

    Illhy cafiyo gbdha wiilkan alx ha dhaho lagctan ha is kadayo

  • @HaHA-rm2fp
    @HaHA-rm2fp Před měsícem +3

    لاحول ولا قوة إلا بالله 😢😱😭

  • @Global.Nature1
    @Global.Nature1 Před měsícem +1

    He is. Crazy Allah save you waa sadaqad

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem

    Subxaana Allah Tabaaraka. . Allahayoow na badbaadi. Waa nasiib badan yahay kol haddii uu San cudirkii ka qaadin uusan la aqal gelin.

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t Před měsícem +2

    Ilaahay ha caafiyo oo in badana ale xaqa ha tuso wll wlhi waxaan idhaahdo garan mayo wll ❤❤❤

  • @qaaliyusra7541
    @qaaliyusra7541 Před měsícem

    Subxaanallaah illaahow naxafid illaahow cadow gacanta hanoogalin yaa rabi raxmaan aamiin Xasbunallahu wanicmalwakiil

  • @degan4
    @degan4 Před měsícem +2

    Waa kuugu raacsanahy in Leeys baaro.

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem +2

    waasax inleysbaaro

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa Před měsícem

    Ilaahay ha caafiyo

  • @alimohamudmohamednor6761
    @alimohamudmohamednor6761 Před měsícem

    Alle hanaga bad baadiyo wlhi xanuun waaye😢😢

  • @abdullahihussein3808
    @abdullahihussein3808 Před měsícem

    Abdi aziiz walal جزاك الله خيرا waa qiso kucibraqaadsha mudan gabdhas allaha cafiyo wiilkaaasna badal kheirqabada allaha siiyo

  • @XaliimoMaxamed-iq6nt
    @XaliimoMaxamed-iq6nt Před měsícem

    Ilaahey hadu badbaadshey lacg yu isku weydin

  • @nailsissak3207
    @nailsissak3207 Před měsícem

    Illahay ha duu badabaadiyay ha ka samaro lacagtas bismilihi Raxmaani rixiin waa qatar

  • @alcadaalachannel3675
    @alcadaalachannel3675 Před měsícem

    subxanallah waa qiso tii ugu xanuun badneyd ee aan maqlo waa in leys baaro inta aan leys guursan hada kadib yaan leys aaminin

  • @mamacalimamacali8875
    @mamacalimamacali8875 Před měsícem

    Warkaas Waa dhibaato aad u anuun badan waan ka xumahay

  • @shukrishukri7751
    @shukrishukri7751 Před měsícem +1

    سبحان الله ربي يحفظنا

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Před měsícem

    Allaah ha caafiyo caafimaad taama Allaah ha siiyo Allaah wuu caafin karaa

  • @umkhaliil232
    @umkhaliil232 Před měsícem +1

    Alle ha cafiyo inta muslima

  • @ju4965
    @ju4965 Před měsícem

    ilaahay hacaafiyo iyada iyo intii Muslim ah

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před měsícem +2

    WAXAAN KU TALIN LAHAA HADUBA. ALE CUDURKA KABAD BADIYAY HALA SABRO 10K WAYO TOLKUNA WA QARABO IYADANA ALAHA CAFIYO

  • @Dowlo_-2k
    @Dowlo_-2k Před měsícem +1

    Somaliyey Anigu ka Dadweyn ahaan Waxa aan arintan aan ka nahay Shisheeye kaliya wxa inaga mudan yahay in aan orano ( waan ka xumahay ) labada qof Anaga waxba nagama galin Waxa ay ku heshiiyeen Ama ahaato 30$k ama wax kale mid ogaada somaliyey Qof Sonaliga waa inu ogaada in Wiilka iyo gabadha in Qaab nooleedkoodu sida uu yahay Cunto fiican ma helaan somali Daryeel ma helaan Wax barasho ma helaan Caafimaad ma helaan markaa maxaa keeniya Guurka Iyo Lacagta Qaaliga hadii noloshada Qofka somaliga ay liidato Aqliga ka shaqeesiya Somaliyey

  • @YasiinDharaar
    @YasiinDharaar Před měsícem

    ❤❤❤❤❤❤madha Allah

  • @ebyancadeyxaaji245
    @ebyancadeyxaaji245 Před měsícem +1

    Wiilkaas ilaahaa badbaadiyay nasiibkiisa xoolo waa lahelaa haiska cafiyaan war hooy. Ha lais baaro guurka kaho

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Před měsícem

    Alxamdulilah ilhy haduu cudurkas kabad baadshay lacagtas ilhy ayaa siinaayo

  • @FartinAhmed4ever
    @FartinAhmed4ever Před měsícem

    Lacag waxba ma ahan ilahay ayaa bad baadiyay alx rerkas hadhahan in la isbaaro wa muhiim ilahaw Adan kubaryay xanunada halista Allow hanugu ridin xanun odhan Allow nagahay inta xanunsan ilahaw cafimaad sii 🤲

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 Před měsícem

    Allaha caafimaad taam ah hasiiyo ayada iyo intii muslim ah amiin yaarabi

  • @Aisha-yn3gf
    @Aisha-yn3gf Před měsícem +2

    Waxaan ahay Hooyo Wiilal Guur gaadhey haysata arntani wel wel bay igu ridey
    Allaah ha ina ilaaliyo

  • @Inasuldan1235
    @Inasuldan1235 Před měsícem

    Ilaahay ha caafiyo inta xanuunsan oo dhan aamiin

  • @ahmedmohamud787
    @ahmedmohamud787 Před měsícem +3

    Aniga waxaan aaminsanahay. Lacagta uu bixiyay awalbo. Xaaraan ayeey eheed waayo waan ognahay Soomaaliya. Mushaar. ShaQaalaha ku filan lama Qaato

  • @Amineta.0
    @Amineta.0 Před měsícem

    Waa sax in qof walbo caafimaadkisa la ogaado labo qof OÖ is guursanaayo maadaama UU jiro xanuuno badan illahey hanaga haayo

  • @LajecleyDunida
    @LajecleyDunida Před měsícem

    Subxanallh allow cafimaad taam sii Adoontada wayee 😭😭🤲

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm Před měsícem

    Alle ha caafiyo wll wariye qaaliya wanku salamay Alle haku barakeeyo ❤❤ ana isoo duceya wll

  • @mamamuslim1003
    @mamamuslim1003 Před měsícem

    Waa qoso wiilkaas alle kubad baadiyey asagana illaahay hakasaaro fiiga iyo shooga

  • @najma649
    @najma649 Před měsícem +1

    wiilkaas alle ayaa jecel

  • @neimakawsar9623
    @neimakawsar9623 Před měsícem

    Ilahayii ha ka cafiyo amiin ya allah

  • @user-dk8yp6kx4n
    @user-dk8yp6kx4n Před měsícem

    Allah ha caafiyo inta xanuunsan

  • @murti_kaabaofficial8968
    @murti_kaabaofficial8968 Před měsícem

    Alle ha caafiyo wixii xanuun la dhiban

  • @maimunabdinorawaale543
    @maimunabdinorawaale543 Před měsícem

    😢😢allow na amaanso inta la xanuunsaneh cafimaad sii

  • @shukriiidow3938
    @shukriiidow3938 Před měsícem +4

    Alx ha dhoho hadan ba asiga faraqa lugu ridan ee isbara dhalintay markad guursaneysan 😢

    • @Arapduur
      @Arapduur Před měsícem +1

      Wlhi Digfeer lee tagi karnaa si kastoo jacayl inooga dhaxeeyo😂

    • @shukriiidow3938
      @shukriiidow3938 Před měsícem +1

      N​@@Arapduurbalaya haa jeclate yaan aqiiro leydin dirin ee iska jira baritan haday diido ama diiido sojaw hala dhoho 😂😂

    • @Xalimo421
      @Xalimo421 Před měsícem

      Wallee waxa naxdin ku jiro xata Kuw xalaasha isku qabo.Waayo Nimanka wy naago guursi bdn yihiin Marka xaaskoda u keenayan cuduro.Naxdin badana.

    • @user-kh3fr9yf5z
      @user-kh3fr9yf5z Před měsícem

      Hhhhhh​@@Xalimo421

    • @shukriiidow3938
      @shukriiidow3938 Před měsícem

      @@Xalimo421 taas anagu hada dumar nahay dambi kuma lohin cudurada dilayga ah oo kansarka kamìd yahay iyo kuwan oo adan xad gudbin shahiid batahay oo illahay ku xirnato insha allah lkn gacantada ku keenso waa qatar kale 😪 hada gabartan inay xadgudbina macqula oo isbital qalabkis ka qaday oo dambi ku lehen ama lakufsaday oo qarsatay ila dalka xalkisa wan ognahaye

  • @rocky4066
    @rocky4066 Před měsícem +2

    Waa khasab in la'cagta lasoo celiyo sharciyan

  • @Marwodeeqa
    @Marwodeeqa Před měsícem

    Anuu waaan ku talin lahaa marhadii ilaahay ku badbaadiyay Alxamdu lilaah iyadana u ducee inuu ilaahay caafiyo lacagtana iska dhaaf

  • @BadraMohamed-ix4jc
    @BadraMohamed-ix4jc Před měsícem

    Allah ha cafiyo gabadhs

  • @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd
    @FaadumoAbshirMuuse-yw5hd Před měsícem

    Ilaahow caafi illaahow caafi 🤲

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před měsícem +1

    Laaxawla walaaquwata illaabillaah

  • @sacidomu2794
    @sacidomu2794 Před měsícem

    Asc waa xanuun qisadu ee alaah ha caafiyo gabadha wiilkana wax ka qayr badan alaah ha siiyo

  • @bintikoofuur1058
    @bintikoofuur1058 Před měsícem

    Allah ha caafiiyo hana uu gargaaro

  • @ShukriSiman-vz1rc
    @ShukriSiman-vz1rc Před měsícem +1

    Allaha cafiyo

  • @user-tp2gg3pz2t
    @user-tp2gg3pz2t Před měsícem +1

    Allah hakucafiyo gawad😢😢😢😢

  • @MySelf-wc3ly
    @MySelf-wc3ly Před měsícem

    Haspuna alllllh wanicmal wakiil

  • @user-pt9if3bv6h
    @user-pt9if3bv6h Před měsícem +4

    Alaahu ma nijinaa allow masiibooyinka dhacaayo dhinac naga marin aamin yaa rabi.

  • @khadiijajaamac9319
    @khadiijajaamac9319 Před měsícem

    Laaxawla walaa quwata ilaa bilaah, ilaahay hakag cabsado, wa musiibo

  • @SafiyoYusuf-tc6hc
    @SafiyoYusuf-tc6hc Před měsícem

    Allaha cafiyo inanta yari qadar baa ku dhacaye

  • @sucadasucada6843
    @sucadasucada6843 Před měsícem +1

    Allhu akbar 😢..
    🙏 allow nga qapo cudurkan ya rbii
    Inti qabto allhy ka yaasiro😢

  • @halimamukhtar9550
    @halimamukhtar9550 Před měsícem

    Ilaahey ha caafiyo

  • @sacdiahussein3032
    @sacdiahussein3032 Před měsícem

    Inaa lillaahi wa inaa ileyhi raajicuun

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před měsícem

    Thanks for sharing with us.

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před měsícem

    Ilaheey haku caafiyo abayo mcn ❤❤❤❤

  • @fadumohagi2603
    @fadumohagi2603 Před měsícem

    Subahaana Allah

  • @nasramoha5660
    @nasramoha5660 Před měsícem +1

    Dadka xanuunkan khalad bay kafahmen xanuunka siyaabo badan balokala qadaa halas badho

  • @user-kv5cq8gx2b
    @user-kv5cq8gx2b Před měsícem

    Subxaana laah alaah hacaafiyo

  • @malyunukash2975
    @malyunukash2975 Před měsícem

    Inalilaah wa inaa ileyhi rajicuun.
    War xanuunkan iska ilaaliya. Xasbiyalaah wa nicmal wakiil.

  • @astaghfirullah4406
    @astaghfirullah4406 Před měsícem

    Allaha caafiya gabadha iyo intii muslim ah. Lkn cudurka gabadha sidee kuqaaday

  • @farhiyakahib4435
    @farhiyakahib4435 Před měsícem

    Ilahaay ha cafiyo miskinta. Haa iska kaa samaxan lacagta sadaqo haa u noqoto hadu ilahaay xanunka u kaa badbadiyay wiilkoda

  • @aminaahmed8028
    @aminaahmed8028 Před měsícem +9

    نعوذ بالله من ذالك

  • @asioaxmed875
    @asioaxmed875 Před měsícem

    Wll iska cafi marba hadii ilaahay caafimaadkaga kuu badbaadiyay.
    Ayadana allaha caafiyo

  • @faadumoaxmed5589
    @faadumoaxmed5589 Před měsícem

    IlaaaHey ha caafiyo

  • @zaha3866
    @zaha3866 Před měsícem

    Xaqiiqdi waa qiso xanuun badan wiilkaas marna waa u murug marna waa u ferej iyo badbaado illaaheey lagu mahadiyo
    Waxaa wanaagsaneed in gabadha laweeydiiyo sidi eydhiskaani ugu dhacay waxaa dhicikarto ineysan iyadu isku sababin ootahay gabar wanaagsan laakiin looqariyay sidi in lagu duray ama la xoogay oo ow xoogay nin eydhis qabo oo aaneey sheegi ksrin
    Waxaan kutalinayaa in qofkastoo guursanaayo ow iska baaro qofkoow guursanaayo isaguna isbaaro
    Alloow soomaali badbaadi

  • @gamer5Real
    @gamer5Real Před měsícem

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @artenwarsame6991
    @artenwarsame6991 Před měsícem +2

    Somalia is super dangerous 😳

    • @Faz-O
      @Faz-O Před měsícem

      😂😂

  • @user-rj9wo8ol7g
    @user-rj9wo8ol7g Před měsícem

    Subxanaallah

  • @sahracismanaweys-jf8eq

    Aboowe xagee kaala soo xiriiraa

  • @Gracias2024
    @Gracias2024 Před měsícem

    Waxaas waa ceeb lacagtaas inu kahadlo mahin
    Waayo qof dhana murugaysan o xanuunsan 😢 allah ha cafiyo

  • @farxiyacumar2451
    @farxiyacumar2451 Před měsícem

    Alle hacafiyo

  • @dekawarsame1827
    @dekawarsame1827 Před měsícem

    Wiilka walalshi waaloso sheegay

  • @juweriyaelm2012
    @juweriyaelm2012 Před měsícem +1

    Labada dhinacba halays baadho waa sax laakin hiv maha in galmo lagu kala qaado waxa keeni kara daawoyinka cirbadaha laysku mudo ama dad isticmala cirbado ay isku mudaan dad saaxibo ah o qof xanunka lanol kamidyahay !!!! Anwy xanuunka siyaabo kala duwan ayaa laysugu gudbiyaa laakin inlabada qof isbadhaan waa muhim hiv, ama hapatitB , hapatit A iyagaba waa cudur halisa o laysqadsiyo