Waxa uu ceshan waayay ilmadda waayo wiil kiisii ayaa dib ugu soo laaban waayay oo maalin…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 09. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

Komentáře • 26

  • @zahraabdullahi3294
    @zahraabdullahi3294 Před 26 dny +1

    Ilahay abbaha wiilkisa ha u soo sahalo

  • @hawoshirwa8320
    @hawoshirwa8320 Před 26 dny +2

    Allahayow u sahal Wiilkiisa aamiin Yaa Rabi

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 Před 26 dny

    Illaahay ha kuu soo dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi

  • @hawobashir838
    @hawobashir838 Před 26 dny +2

    Abe waa Abe llaa xawlla.wallaa quta illaa billah yaa raxman usahala asagiyo inta alla mida yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa rabi yaa Allaah ka farxi abo

  • @user-mk9cu4dl5t
    @user-mk9cu4dl5t Před 26 dny +2

    Wcs aabe mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 26 dny +1

    Rabbi ha u sahlo wiilkiisa...aamiin

  • @ashawooo
    @ashawooo Před 26 dny

    illahaya ha ku sahalo rabina ha soo birbiriyo inshallaha faraxda waye ku dabesa rabi ha isku keno

  • @foozia426
    @foozia426 Před 26 dny

    Dadbadan baa bada lagu daadiyey oo waliba hawiye ubadan ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah

  • @foozia426
    @foozia426 Před 26 dny

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤

  • @safiyoasan
    @safiyoasan Před 26 dny +1

    Ilaahaye ha Soo bilbiliyo

  • @user-fk9xp3ii6c
    @user-fk9xp3ii6c Před 26 dny

    Rabbiy ha sahlo inshaa allaah

  • @abdinasirdaud3798
    @abdinasirdaud3798 Před 26 dny +1

    Alle ha usoo dhaweeyo wiilkiisa

  • @abuukarayaanle6842
    @abuukarayaanle6842 Před 26 dny +1

    Alla haku sahlo wiilkaga adeerow yaman dad ka raadi

  • @ZeynabNoor-md3uz
    @ZeynabNoor-md3uz Před 26 dny +1

    Allah hakuu sahlo sida ugu fudud insha Allah Aamiin yaa rabbi

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 Před 26 dny +1

    anigaba gabar iiga jirtey waana waayey doomahaha waa lagu dhamaday

  • @SaharaAbdi-wq7fi
    @SaharaAbdi-wq7fi Před 26 dny +1

    Aloow abahaan wiilkiisa usoo sahal

  • @hadiyarooble4250
    @hadiyarooble4250 Před 26 dny +1

    xiligaas dadkii bexeen wey dhamadeen doomaantoda bada ayaa lagu daadiyey

  • @AbuuAsad
    @AbuuAsad Před 26 dny

    Illahey hakuu sahlo

  • @user-kd6nr4hz7n
    @user-kd6nr4hz7n Před 25 dny

    Alaha u sahlo aabahaan wiilkiisa si degdeg ah

  • @malyuunaxmed7459
    @malyuunaxmed7459 Před 26 dny

    Allaah kurbada hakaa faydo adeero

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 Před 26 dny

    Rabiyow u soo birbiri haduu noolyahay waalidkana qalbiga u qabooji kuwii nabaday dhibtaan oo dhalintii badaha ku shubay inay dhulkoodii ka cararasna ku kalifay rsbioyw aakhiro uga jar aduun weyba nagu ciqaabeene

  • @Raho339
    @Raho339 Před 24 dny

    Adeer Ha’Ooyin Haduu NooLyahay WaaLaheLiye

  • @ruuney7083
    @ruuney7083 Před 26 dny +1

    iillahy haku sahlo aabo 😢😢

  • @foozia426
    @foozia426 Před 26 dny

    Wlhy haduu habar gidir yahay badan uga baqaya in lagu tuuray.