Dhacdo Lala Wada Ooyay Caawa 😭 - Qashinka ayee ku tuurtay Gabadheeda | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 07. 2024
  • Dhacdo Lala Wada Ooyay Caawa 😭 - Qashinka ayee ku tuurtay Gabadheeda | MAXKAMADA DAHIR ALASOW

Komentáře • 380

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 24 dny +96

    Abaha iyo hooyada soo korsaday ilahay ha ka ajirsiiyo

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před 24 dny +63

    Aabihii & hoyadii soo koriyey ilahow rabiyow abalkoda jano kadhig😢😢😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 24 dny +48

    Wallaahi Maxkamada Daahir Calasoow waa lugu soohoobanayaa war Daahir waa loo baahan yahay.

    • @laadarlaadar6814
      @laadarlaadar6814 Před 24 dny +1

      Dhibka somalida ayaa badan…dowladda somali usheeg dadkaa wax uqabo

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 23 dny +3

      Waa balaayo loo baahanyahay😅😢

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp Před 23 dny +3

      Maxkamada daahir habeen iyo maalin aye shaqeeysa waa maxkamad shacabka somalida wax u qabato shaqo culus aye heysa kumanaan dadna weey daawadan maxkamada dowlada somalia maxee qabata waa wada tuuko maxkamada daahir lamagaaro viva calasow 😷😷😷😛😛😛

    • @hannahani192
      @hannahani192 Před 23 dny +2

      Waaba dowlad kaligiis tagan, ilahayne somali usaqiray 😊

  • @erumroble5081
    @erumroble5081 Před 24 dny +36

    Weligey mamaqal tanookale😢😢😢
    Alle murg badnaa Arintaa 😢😢

  • @abdidiirye2332
    @abdidiirye2332 Před 24 dny +26

    War Daahirow Aduun iyo Aakhiro kala badan wadadii jano aad ku’aadi lahaad waad haysaa halkaas kasiiwad.

    • @bluerain3282
      @bluerain3282 Před 23 dny +1

      Janada sidii lagu gali jiray ma wax baa laga badalay?😂

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 23 dny

      @@bluerain3282afkaaga hagaaji

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Před 23 dny +7

      Qof muslim ah oo murugaysan oo qalbigiisa farxad ku abuurto illahay agtiisa waa wax wayn

    • @khadrahilowle4877
      @khadrahilowle4877 Před 21 dnem

      Saxii​@@ikranhaji2241

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Před 24 dny +22

    gabdhan yar wax ba ma galabsan. …..Allaahu akbar. allah maxaaa silac is daba yaalo. Daahir calasoow iyo. Hanna abukar. inta Maxkamada. Fadhida. ee loyar rada ah. illaahey ha idinka abaal marriyo

  • @fadumadahir6011
    @fadumadahir6011 Před 24 dny +36

    Daahir wuu is badalay naago caaye uu ahaan jiray gabdho caawiye maashaa Allah sidaa ku soco maskiinka caawi.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 24 dny +24

    ABAHAAN WUXU MUDAN YAHEY TAALO DAHABA IN LO DHISO O LO MAGACABO MADAXWEYNE ❤️👑🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 23 dny +7

    Waa howshii ugu fiicnayd oo aan uqiray daahir calasow مانشاء الله ❤🎉

  • @Yusufxasann
    @Yusufxasann Před 24 dny +24

    WALLEE RAGGA BEESHA SARUUR WAA DAD GOB AH OO NAXARIIS BADAN. NINKAAN TAALO HALOO DHISO

  • @mohammedhaji5782
    @mohammedhaji5782 Před 23 dny +11

    Aaabaha soo koriyay allaha jano fardowza galiyo waa arin cajiib ah hooyo ilmaheydii qashin ku tuurtey subxana allah

    • @user-qq5mo4tt7n
      @user-qq5mo4tt7n Před 23 dny +3

      Aabaha qashinka ka soo bixiyey ee hadana gabadhaas ilmaha aha darteed sacuudiga tarkiilka iskeenay ee soomaal8ya intuu imaaday xaaskiisa
      U fhiibay u korlrisay waxbartay
      Ilaahay hooyada iyo aabaha soo koriyey janano
      Abaalkooda ha ooga dhigo

  • @warsamemohamud841
    @warsamemohamud841 Před 24 dny +9

    Daahirow qeyr ayaad shaqeysatay allaha ku garab galo horay u soco sidaa ku aaqirso guul aaqiro iyo mid aduunyo maantaad heysaa thanks bro

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 Před 6 dny +1

    Asc wrwb Aabaha Soo koriyey Aan u Duceeyo Allaha Caafiyo Caafimaad Taama Yaa arabi, Hooyadii asoo haysan Qayr Allaha Siiyo Aamiin, Hooyadeedii dhashay Allaha u soo jeediyo Qalbigeeda yaa Rabi

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Před 23 dny +3

    Masha Allah aabaha iyo hooyada soo koriyey gabadhan yarta ah illaaheey cimriga iyo caafimaadka ha u barakeeyo jisadoodana jannah Allaha ka dhigo gabadha yarta ahna qalbiga Allaha u dhayo habaryar sabar wallaahi waa murugo 😢hooyadaana xaqa Allaha tuso

  • @saciid_iid
    @saciid_iid Před 24 dny +15

    Alla ninka soo koriyey gobsanaa

  • @hanaeabdullah8742
    @hanaeabdullah8742 Před 23 dny +5

    Qeyr Allow Idin Sii Wax Waan Udiri lahaaye Wallaahi Maheysto Ilaahey Bay ugu Og

  • @sm.5191
    @sm.5191 Před 24 dny +6

    ❤Allaahu❤Akbar❤waa abee wangsan qeyr allaah siyo gabdhan xaqeeda allaaha u sahaalo 😭😭😭😭

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před 23 dny +6

    Walayaqaana awoowaheed waa heer balcad cabdi salaan ayaa ladhahaa awoogeed cabdi salaan sheeq saalax ayaa ladhahaa awoowgeed war wagabadheena❤❤❤❤

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Před 21 dnem

      Walaaleey Haddad taqaanid hooyadeed Maa runta u sheegtid iyo awoowaheed

    • @khadjaissa222
      @khadjaissa222 Před 21 dnem

      Adigoo mahadsan

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 Před 24 dny +8

    Aabaha soo korsadey Maasha allaah ilahey ajar ilahey hakasiiyo

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před 24 dny +6

    Illaaheey heydinku abaal mariyo janno frdwsa al aclaa maxkamadinuna kor allaha kadhigo owlaadiinuna wald saalixa rbi ha idinkagadhigo oo idin dhowrta aamiin yrabbii aamiin dahir alasow illaaheey hakilajiro🎉🎉

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 Před 23 dny +4

    Daahir ilahey muradkaga haku sahlo ❤

  • @wardiliverpool8525
    @wardiliverpool8525 Před 24 dny +12

    Daahir abdule alasow jasakumulaahu khayran

  • @imaansh1590
    @imaansh1590 Před 24 dny +13

    Allaha na hanuuniyo

    • @user-vl6qv9nt2c
      @user-vl6qv9nt2c Před 22 dny +1

      Taas wan kaga qaldaneen lkin hada kadib wlaga firsana inkasto wali mararka qaar qabilada iyo wax caayo lkin ishaan ku heynaa

  • @adnahussein6060
    @adnahussein6060 Před 24 dny +6

    😢😢😢😢😢😢. very sad situation. hooyadii. soo kor satay. ilaahey haka ajar siiyo.

  • @ruqiyojacfar1244
    @ruqiyojacfar1244 Před 24 dny +9

    Abbo iyo hooyo gob ah soo korsaday ilaah ajir haka siiyo

  • @ikramabdirizak6087
    @ikramabdirizak6087 Před 24 dny +9

    Ilaahow abalka abaha iyo hoyada jano ugu badal

  • @Amaal905
    @Amaal905 Před 24 dny +15

    Alla mxaa ciyaal masaakina aduunkan lagu soo lugooyay oo silacsan wlh gabadhan sidan kaga naxay 😢beri waalagu caynaa somali baan aqaane ilahow canugtan yar ee danbiga laga galay u gar gaar😢

  • @NoorHaashi-uz1er
    @NoorHaashi-uz1er Před 23 dny +2

    Family fican aa sokorshay ilahey qeeyr hakasiiyo

  • @fatumaali1463
    @fatumaali1463 Před 23 dny +3

    Hooyo iyo aabo sharaf badan ayaa soo koriyay alaha barakeeyo 👍👍👍👍

  • @Maria28832
    @Maria28832 Před 23 dny +3

    AABAHAAN QEYR ALLAAHA SIIYA WAA NIN NAXARIIS BADAN GABADHAAS KORIYEY AJAR IYO XASANAAD BADAN ALLAAHA KA SIIYO

  • @duniyomahamud9232
    @duniyomahamud9232 Před 23 dny +1

    Daahir Cabdulle Calasow Maxkamadaan ayaa noqoheyso tii Allaah dambigaaga ku dhaqi lahaa Umada kuugu duceeyn laheyd.

  • @hawoadawe1296
    @hawoadawe1296 Před 23 dny +7

    Waa odey wanaagsan si wanaagsana u soo koriyey maasha allaah waa gabar af gaaban oo miskiin ah

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 24 dny +11

    ABAHAAN IYO HOYADAAN KORIYEY AYADI IYO CUNUG EY DHASHEY WEXEY MUDAN YIHIIN TAALO DAHABA

  • @adoonkiialle3871
    @adoonkiialle3871 Před 23 dny +1

    Reer kan so korsaday ajar iyo xasanad haka siyo amiin waa reer fican

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Před 21 dnem +1

    Subxaan Allah bal maxay u diidi ilmaheeda jidhkeeda Rabbi ka siiyay

  • @xalimoxassanshero7663
    @xalimoxassanshero7663 Před 23 dny +3

    Asc nur jilbolle waan ku sallamay Deriskeygii Sacudi carabiya Xslimo murisadey iiga waran Allaah Sharac bilaadin Sharca mindi

  • @nawaalahmed5817
    @nawaalahmed5817 Před 24 dny +4

    Wlh dahir fikiradan wuula soo daahe marhore eheed inuu furo lkn qeer alh ku siiyo dahir waxbadan fcn heesa

  • @Himiilo-
    @Himiilo- Před 24 dny +3

    Illahey jisadoda jano allaha ka dhigo walidki soo korsaday amiiiiin yarabi ❤❤

  • @samirasahra1747
    @samirasahra1747 Před 23 dny +5

    Ha..Lacaawiyo.Gabadha...iyo..Gabadheeda...Waa..Sadaqo

  • @xxultimatexx7057
    @xxultimatexx7057 Před 23 dny +4

    Daahir ilahay Hali gargaaro waa geesiy weeye somalia ah

  • @habibofarah5901
    @habibofarah5901 Před 23 dny +1

    Bismilahi maxay ku nee ilmehed abiihi rokoriya waa duco qaabe walahi guuleyso abee nur ❤

  • @esmaderiya9229
    @esmaderiya9229 Před 22 dny +1

    😢😢😢😢 Subhanallaah illahey ha Saacido Gabadhan insha Allah

  • @Madaale-bs9tm
    @Madaale-bs9tm Před 24 dny +9

    Daahirow caydanbe iyo qabiil danbe kagudub khayirkaan kashaqee

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 Před 24 dny +6

    Gabadha hadey wadatey awoowgeed hooyo dhaley muxuu dadka baxaya ugu reebay waxaase isweydiin mudan siduu masuul uga qaadey ilmo uudan dhalin waadheemo Nagu vusub alow sahal amuuraha amen amen amen

    • @user-umuAli
      @user-umuAli Před 23 dny +7

      Xabiibti yurub qofkaa udacwotay bis ayaa keeni kartaa teda kale hooyo noocaaska ma aqaano waxaan ku tilmaamo ma aqaano anagaba hada waxaan yurub keenay wiil hada kahor asagoo dhiigisa qabo aabahay qashinka kasoo saaray somalia asagoo masaajidka salada subax kasoo baxay cid sheegatana lama haayo waana soo dhoofinay hada yurub ayuu nala jogaa waana wllkena aan aduunka ujecelnahay magaca hoyo iyo aabe ayuu nala wataa

    • @mhdyare1198
      @mhdyare1198 Před 23 dny +3

      Awoowuhu kuma ogeen gabadhiisa iny cunug dhashy iyadana wey ka qarisy marka muxuu udacwoodaa

    • @user-umuAli
      @user-umuAli Před 22 dny

      @@mhdyare1198 qaladka waxaa leh hooyada anigaba hooyo ayaan ahay ilmahayga miyaan yurub ka doorta teda kale waalidkaaga nin aysan ogeen hadii aad guursato dhibkeda ayee leedahay

  • @kaltunsaxansaxochannel6650

    Subxanallah bal naagtasi waxay ceeb isu geeysatay eega ceeb teedi oo dhan bay bananka keentay Subxanallah dulmigay gabadhan yar ka gashay baa ilahay caruur xanun san ku itixamay welina ismay garan yaab

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 Před 23 dny +2

    Aabbaha iyo Hooyadi kheyr aan dhammaan allaha siiyo

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 Před 21 dnem

    ilaahay gabadhaa allhu ugargaaro
    aabaha iyo hooyada soo korisay
    miisaanka xasanaad ha u saaro
    abaalkoodana janada ha kadhigo
    gabadha yar samir ha ku arsaaqo

  • @zahrasaney7843
    @zahrasaney7843 Před 23 dny +2

    Dahir calasoow qeer dhamaan allaha kusiiyo ayeeyadeed waxaan umaleeyaa magaceeda madiino

  • @cabdiwarsame9088
    @cabdiwarsame9088 Před 23 dny +1

    msh allaah daahir calasoow madaxweyne waa astaa ihilaa allaha bakarakeeyo

  • @khadjaissa222
    @khadjaissa222 Před 21 dnem +1

    Waa hooyo dulliyad ah waaba nooshahay reer beyba dhaqaneysaa mucjiso .
    Waaye. Hooyo ma is taahisho Allaah qaada .

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 24 dny +7

    WALID LAMA DHAHO KELIYA KAN WAX DHALO WALID WA KAN KU KORIYA KULA KUFA DHABARKA KU SARTA

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny +2

    Inaa lilaahi wa inaan illayhi raajicuun
    Block ayey saartay aaaaaaa
    Mar 2aad Block saartay aaaaaaaaà
    Taasi waa qaatilad

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh Před 23 dny +2

    Ilaahay haw gargaaro😢😢😢😢😢😢😢😢😢 taasi hooyo maaha waa gudaafad

  • @ShukrimaxamudIidow
    @ShukrimaxamudIidow Před 23 dny +3

    Ilmaha cuqubaday cunugtan kagasha uga dhacday 😢

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 Před 24 dny +6

    Inaa lilaahi wa inaileehiraajicuun😊

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Před 24 dny +7

    MAXAMUUD HIRAAB O DUDUBLE LOGU WAXO WAXA DHALEY BOQORKI HIRAAB IYO HOOYO AJURAANA HIOYADI WEXEY YELATEY UR WEY UMUL RACATEY WEXEY DHASHEY WIIL DHICISA O JIRAN O JIREY 7 BILOOD ABIHIINA WA JIRANA WUXU AHA WAYEEL WAXA LEYSUGU WACEY ILMO HIRAAB WEXEY DHAHEEN HALALA DUGO CUNUGA HOYADA WAXA DIIDEY MADARKICIS HIRAAB O YIRI LALAMA DUGAYO HOYADIIS ANA WADANAYO ABE IGU DUCEE GIDIRO AYA ILA KORINEYSA MARKA MADARKICIS HIRAAB O KU MAGAC DHEER HAMARGIDIR WA BOQORTOYO ABAHOOD HOYADOOD U DUCEYSEY

    • @Maria28832
      @Maria28832 Před 23 dny

      MAANSHA ALLAAHE HG WAA BOQORTOOYO CADAWGOODA HA JABO HA BAABO ISKU DUUBNAADA HG GUULEYSTA

  • @najma8198
    @najma8198 Před 23 dny +3

    Walida caasi ba jiro aqiro xiba talo malita rabi xage u ka fagan naxaris xuma taa hooyo lama yirado hadu ninka ku xumiyo ilmaha ina ka arsto mahaan waar rabi ka baqa malin hadali karin imasn

  • @aminaali2334
    @aminaali2334 Před 23 dny +3

    Waa in la dacweeyo la yidhaahdo ilmaheeda ayaywqashinka ku Riday laga yaabo in dawladu soo kaxayso

  • @ikranhaji2241
    @ikranhaji2241 Před 23 dny +4

    Hooyadaas ceeb 4qof ah ayeey ka cararaysay lkn ceeb soomali oo dhan ah ayaa ku dhacday 😢

    • @Ilwaadwarsa1111
      @Ilwaadwarsa1111 Před 23 dny +1

      Ana hada lahaa wlhi hooyo se ah weeye taas

    • @ikranhaji2241
      @ikranhaji2241 Před 23 dny +1

      @@Ilwaadwarsa1111 taas wax hooyo la dhaho maaha aduunkiina ceeb ayeey ooga baxday

    • @hodansaciid8706
      @hodansaciid8706 Před 21 dnem

      @@ikranhaji2241​​⁠ dulmigi gabadheda ka gashay Ilahay caruur xanunsan ku imtaxamay ceebtedana somalida bu hor keenay Allah Akbar ilahay awood weynaa

  • @fathiaahmed5526
    @fathiaahmed5526 Před 23 dny +2

    Bal reg si day isu ceebaysey may inanteeda la xidhiidho 😢

  • @fowzia-hy6fc
    @fowzia-hy6fc Před 23 dny +1

    Subxanallah nin aduun joogow maxaa aragti kuu laaban 😢

  • @sabriinjaamac2724
    @sabriinjaamac2724 Před 21 dnem

    😢😢😢😢😢 weynada wanagsanada abaayo manta illahey ayaa ku nolesiyay alxm balse hoyadi ku inkirtay o qashinka ku dhigty iyo aabihi ku diiday manta adonkas aabaha ku noqday ayaa rabi ku siiyay ayagana bari kuso radsanayan😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @xxultimatexx7057
    @xxultimatexx7057 Před 23 dny +1

    ❤❤❤❤❤❤❤ daahir ilahay Hali xifdiyo walalo

  • @SacdiaSheik12
    @SacdiaSheik12 Před 23 dny +1

    Daahir ajar iyo xasanaad allah haka siiyo Abti

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq Před 24 dny +3

    Hooyo, nacday gabadheeda maxaa laga raadsanayaa, inkaar hakudhadee, taasu hooyo mahanee, Subxaanallah Wallee aduunkaan dhibadanbaa jiro, Allahu Mustacaan

  • @hooyomohamed686
    @hooyomohamed686 Před 18 dny

    Masha alllah dahir illahey ajar ha ka siiyi Howsham ad wado

  • @caishamaxamuud4875
    @caishamaxamuud4875 Před 24 dny +4

    Subxanalah naxariis darnaa😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @rahmomohamud1099
    @rahmomohamud1099 Před 23 dny +1

    Subxaana Laah danbi Alle kagashay maxey midka gale glinaa mey qaadato gabadheeda

  • @mandeqomar7713
    @mandeqomar7713 Před 23 dny +2

    Wa yaab iyo fajac hoyo canug geda turday😮

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny +2

    DAAHIR MISKIIN CAAWIYE

  • @fatxiyasiciidfatxiyasiciid5757

    Walee daahirdahaboow wankugifaana Ale hakuxifdiyo gulayso geesiyoow❤❤

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny

    YAA ALLAAH YAA ALLAAH YAA ALLAAH
    GABADHAN YAR MALEH POWER AYKU HADASHO AX AX
    SUBXAANA LAAH
    EEDO SAMIR AAQIRU WAR YAALAAYE😢😢😢😢

  • @user-dq6ih1so1e
    @user-dq6ih1so1e Před 23 dny +2

    Alah ka Abaalmariyo abh iyo hoyda sookry

  • @NoorHaashi-uz1er
    @NoorHaashi-uz1er Před 23 dny +1

    Wlhi daahir waa geeesi somaliyeed

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 Před 23 dny +2

    Daahir please dukan an u furno please ❤

  • @sagalahmed9046
    @sagalahmed9046 Před 23 dny +1

    Hooyaded ey u eg tahay, maasha allah

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 Před 24 dny +3

    Marka horeba hooyo silcis ah baa dhashay gabadha weyna silcisay uun wax kale may samayn

  • @fanaxleeychannel1274
    @fanaxleeychannel1274 Před 23 dny +2

    Asc maxkamada waa salaamay

  • @xalimoqaadiriyacabdi5409
    @xalimoqaadiriyacabdi5409 Před 24 dny +5

    Nin raga oo Ahlu sunaha ah

  • @user-hk3ve4rh7x
    @user-hk3ve4rh7x Před 17 dny

    Asc walalkey calaakulixaal gebedha anaa waalid unoqonaayò intii aan noolahay biilkeeda iyada iyo reerkeedaba macnaha hadii aydhashay ciyaaĺ

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v Před 23 dny +1

    GABADHAN YAR WA QISADII IGU MURUGTA BADNAYD

  • @drsaishaaliabdi8917
    @drsaishaaliabdi8917 Před 23 dny +1

    Yaaab hada waxan ma hooya war aduun kan wax kasta wa arkaysa subxanallah

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 Před 22 dny

    Ilahay kuma ceeb asturo dheh kuteh ii ceeb astur 😢😢😢😢balaayo ku dhufsatey dheh hadiiba ay khaldantay ama la kufsadey ma ilmahay tuureysaa

  • @halimahassan1981
    @halimahassan1981 Před 23 dny +2

    Walee aaqiro war baa jiro ilmaha la dhalayo misna la inkirayo daraarood baa dad badan loo cadaabi doonaa 😢😢😢

  • @najmamanshaallahabdirahman8768

    Allaha u gargaaro gabadhaas yar😢😭

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 Před 22 dny

    Daahir calisoow qabiilada soo ukala yaqaan lkn mar wuxuu yiri taarikhda aan dhashay ama canug aan dhalay waala iloobikaraa cajiib.🙂🙂

  • @faaizahussein6395
    @faaizahussein6395 Před 22 dny

    Maan jaajis Alle maxuu ufiirsaday
    Ilaahow ka ajarsii siduu uwanaajiyo

  • @user-kd8ro4zj6j
    @user-kd8ro4zj6j Před 23 dny +1

    Subaxalaahay taasi hooyo mahan

  • @user-cw2rg3qh3i
    @user-cw2rg3qh3i Před 23 dny +2

    Somalidu ilmo caasi bay yaqanaan ee walid casi ah inaysan jirin bay uhaystaan

  • @awsomekids1800
    @awsomekids1800 Před 24 dny +1

    subxaanAllha taas hooyo maaha

  • @user-fk9xp3ii6c
    @user-fk9xp3ii6c Před 23 dny +2

    Subxaanallaah hooyo maahee waxba ha raadin

  • @FartuunCabdixaji
    @FartuunCabdixaji Před 23 dny +2

    WALAL

  • @ramloahmed8001
    @ramloahmed8001 Před 23 dny +3

    Aabahaan waa Aabo fiican

  • @xasankaafimaxamed1226
    @xasankaafimaxamed1226 Před 14 dny

    😥😭😥😭 Wallaahi waan ilmeeyey Alxanuun weeynaa 😥😭😥😭

  • @fadumonuur7264
    @fadumonuur7264 Před 24 dny +3

    Hadeyba intas korsadeen udadaleen hooyadaas jini oo tuurtay maxeey ugu shegeen

  • @nasramoalim820
    @nasramoalim820 Před 23 dny +3

    Ilintiraa ugu fiicnaay iney utagto

    • @KSMK-gs2hj
      @KSMK-gs2hj Před 23 dny

      Abaayo ilintir dad israadinaayo oo kala maqan uu isu raadiyaa mamadan gabadha waa ka carareysaaba Daahir lee wax ka qaban karo

  • @umumaxamed9578
    @umumaxamed9578 Před 23 dny +2

    Xanun waye wlaahi ilahey ha cawiyo gabadhan

  • @mulki5097
    @mulki5097 Před 22 dny

    Wan oyay waa qiso xanuun hoyadas qalbi adkaa 🥲

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd Před 24 dny +1

    Masha Allah guul guul dahiro iyo dadka la shaqeyo

  • @laylomaxamed1279
    @laylomaxamed1279 Před 21 dnem

    Ilaahay dadka yurubjoogo kaliya marizaaqo yaqiinta Allha nasiiyo