GABADH CAAN AH MA GUURSAN LAHAYD ? |DOOD ADAG QAYS QAYSER VS WEYRAX

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 20. 08. 2024
  • Kusoo dhawaw CZcamskayga fadlan kuso biir oo subscribe saar mahadsanid ‪@khalid-Ck‬
    #cktalkstogather #khalidck

Komentáře • 441

  • @qalanjoabdilaahi2534
    @qalanjoabdilaahi2534 Před rokem +69

    Nin ku jecel ayuunba ku hinaasa oo sharaf tada jecel mustaqbalna kaa leh Qaysar waa nin rageed walahiy qof kugu haboon oo wanaagsan oo diin leh alle calaf ha iskugu kiin daro 🥺🤲🏻💯❤️👏

  • @engsadakmohamedhirsi6919
    @engsadakmohamedhirsi6919 Před rokem +10

    Weyrax waa dhageyste wanagsan iyo so jediye fikirkisa siQurx badan usoo gudbiya Halka Qeys laga daremaya in uu fikir kisa difacaya iyada o ay jirto in dhex liskugu imaan kara balse lawa daba waa dad dadka kale Fikirkooda ka dhaadhicin kara want mida ugu mihimsan barnaamijka
    WAXAA MAQAN QEBTA DUMARKA
    GOOD PROGRAM
    Thanks khaalid ck

  • @saniisweety
    @saniisweety Před rokem +69

    Waxaan isku fikirnahay qays qayser talo beri hooyo isii say ayaan gontahay ilaa maantana waa sababtaan caan u noqon karin talada hooyo ayaa ahayd hooyo hadii aad rabto nolol qurux badan caan ha noqon sbbbtoo ah nin walba oo heer gaadha waxa uu jecelyahay gabadh asturan oo aan caan ahayn markaa noqo taas la raadinayo hooyo macaan abaalkaaga ma gudi karo balantaada waan xasuusnaan doona inta cimrigayga ka dhiman ❤😮

    • @Kingramesh11
      @Kingramesh11 Před rokem

      💯✅

    • @aaminahuzen2167
      @aaminahuzen2167 Před rokem

      Wn kugu raacsanahy absolutely❤️

    • @RuMaan7
      @RuMaan7 Před rokem +5

      Abyo noloshada ada leh nin ma leh ok in aad dhahdo nin saa u helo dartii wax ma u samenyo qalad waye may be in ado guran dhimto maxa ka ogthy so in aad dhahdo waxas waxa u samyn wayey nin wngzan sa u helo dartii no laga yaba nin xun in aad guursato ilahi ba og calafkaga so noloshada u nolow sida rabto inta noshahay ok not men or not people ok

    • @nofacenochance9205
      @nofacenochance9205 Před rokem +2

      @@RuMaan7 wllo inanti nin doon maaha lkn waxay noo sheegtay in ay dardaarankii hooyadeed ku dhaqmayso ninka ragaa dee waxa uu jecel gabadh asturan oo aan lala lahayn machana naagu hadii ay caan thy waa lalay leeyhy baybka dhig tahy

    • @RuMaan7
      @RuMaan7 Před rokem +2

      @No face No chance qof walba waxa uu aminsan yhy asay u tala so anba waxa amisnahy nin haddu can yhy in dumarka oo dhan u dhaxeeyo so muhiimda 1 ba waxa ah naftada so qofki aad noloshada is baranaysan wa halkedi lkn in waxylo badan oo noloshayda faido u ah aa nin dartii uga tanasulo wa khlad so initana dardaran hoyo wax ka wngsan ma jirro but future nin ay san ogen wuxu yahy yaysan dartii u burburin ba dhib weyn ah may be qofka maskaxdeda ku jirro ma ahane qof aysan ku fakiren ba gursan kara

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +31

    Horta gabadhu haday social media ku jirto wey iska dhib badan tahay sobobtoo ah noloshiinii oodhan social media ayey noqonaysa markaa waxa fiican in aysan gabadhu kujirin social media lkn ay tahay ruux iskale ushaqaysata si ay noloshiinu private unoqoto waayo dumarkan waqti xaadirkan nool markay youtube furtan een social media soogalan xataa carurti ayaa soogalaya meeshas marka aniga ahaan ilama fiicno gabadh social media kujirta lacala hadad guursatana iskuday inad kasarto ood shaqooyino kale usamayso waa aniga fikirkayga 🙏

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Před rokem +5

    Mansha allh qof ku jecel ayaa kaa hinaasa oo ku ilaashada qays qayser waa ninrageed walib caqlileh waxgarad ah mansha allh alle qof dhawrson oo ku fahmikara nolosha hakula mideeyo🥰

  • @miniheart727
    @miniheart727 Před rokem +8

    Assalamu alaykun
    Wllhi amazing topic weeyaan in laga hadlo waxyaabo aan inta badan CZcamska somalida lagu arag dadka caanka iyo kuwa aan caanka ahayn Insha Allah soo badi
    Amazing show 😄🙂🤍

  • @fahmiyousuf8806
    @fahmiyousuf8806 Před rokem +7

    Masha allh dhalyardu fikir cafimaad qaba ayay is waydaarsadeen youtuberkana cusub wxan leeyhy hore u soco haka cajisin rabitaankaaga

  • @kadrabadri9328
    @kadrabadri9328 Před rokem +6

    Waaa dood wanagasan lkn xaga dumarka part 2 dumar kadhig kolay anii fikir ahantayda nin caana magursadeen ila nin xafidul kitaab moye ila meherakayga kadhigii laha in kitabka quranka culimo wawey kadhaystaan iyo xajka uu igeyo only inshallah

  • @imc9270
    @imc9270 Před rokem +7

    Barnamijku aad bu u ficanyhy soo badi #inshaaallh ……. Fikirka qaysban ku racsnhy❤

  • @yaamahassum5434
    @yaamahassum5434 Před rokem +9

    Alh akhiiiran khaalid wan ku farxay zxp inaan furatay CZcams in badan ku sugayey 😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤ 🎉 🎉🎉 wlcme zxp

  • @drshafsa8912
    @drshafsa8912 Před rokem +6

    Qeys kesar so celi doda liicato iyo abdlla Jamal suu'uarko anu argno inta igu racsn like ta

  • @hodokhadar195
    @hodokhadar195 Před rokem +3

    Huuno mcn ilahy cimriga io cafimadka io xooga io xalasha ha ku barakeyo Qes Qesar Wad fikir fican thy huuno ❤❤❤❤🤴🏻🤴🏻🤴🏻

  • @lailamohamet8358
    @lailamohamet8358 Před rokem +11

    Asc ilmaderayl
    Doodan aadbn uga hely masha allh
    Waxn jeclan lahaa dooda xigta inad ka dhigto
    DADKA AADKA SOCIAL MEDIA U DAAWADA EEN CAANKA AHYN
    bahasha nso gaadhsiiya ha isku koobina intiina caanka ahi uune😂😂😂

  • @barwaqobedriyaapdlahixasan3866

    Waa dood adag lkn anigu qays fikirkiisa ayaan aaminsanahay💯💯💯💯👑👑👑

  • @Aliyaa698
    @Aliyaa698 Před rokem +8

    So badii Barnamijka 🤣🤣Qays So celi Parti 2 gaa

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow Před rokem +7

    Waa muuqaal fiican, waanku dhiira galinayaa saaxiib.

  • @Juju-tz5br
    @Juju-tz5br Před rokem +11

    Bravo 👏🏼 keep going pro❤️... Laba legend oo kle zoo qabo ..
    1: dhakhtar
    2: niyad same ...💯

  • @faysasiciid1513
    @faysasiciid1513 Před rokem +6

    Mashllh Keep Going My Brothers Wall Alle Haku Gaadhsiyo 1m Inshllh Videos Ka Qosolka Ah Iyo Nuxurba Leh Nooso Daa Inshllh Qaysaw Barnaamijki Scoolka iyo Caruur Nimada Noosoo Celi Part 4

  • @adnanahmedvlogs7683
    @adnanahmedvlogs7683 Před rokem +7

    Wllhi waa dood xasaasi ahayd waxaan jeclaa inaad noo sii wadaan wax badan ayaan idin ka faaiday wllhi 💪

  • @ceeblacali8850
    @ceeblacali8850 Před rokem +21

    Runtii dood adag kaftan iyo qaraaxo ayaa meesha ka dhaxay lkn qays qayser ayaan wataa gar iyo gar daraba🥰🙈

  • @najuuabdirahman2171
    @najuuabdirahman2171 Před rokem +10

    Mnsha Allah dood adag ayey ahyd waana ka helay labo legend ayaad sooqabtay aan tageero suaal lkn qays wuxuu yidhi gabadh caana ma guursadeen waa sif iican lkn wuu hinaase badanyahay lkn isagaba caan ah kawrn haday gabdhuhu guursan doona hinaaso badan tahay lkn isagiiba hadii uu caan yahay oo gabdhaha somilyeed oodhan kahelan oo ay jecelyihiin intaa isku dhadhajiyaan gabdhiisuna kahinaasto gabadhaha odhan suaasha muxu kaodhan lahaa talow ileen qofkasta fikir goaaniya ayuu qabaye suaashaydu wata hore usoco wll khaalid adna 👏💯

    • @abdikanikaynan7650
      @abdikanikaynan7650 Před rokem +1

      Hadii Aan izku dayo inaan su,aashan ka jawaabo wxn kaga jawaabi lahaa wixii Aad ka diiday xaaskaga ee aan ku farxad galinayn Adiguna Ha sameyn, khasabna maha gabadh kasta oo ku taagerta inay izku kaa dhajiso sbbtu tahy diiniyana ma banana dhaqan ahaana ma fiicna

  • @rahmaabdi7868
    @rahmaabdi7868 Před rokem +2

    Very good topic baa u choosgarayseen ❤️❤️👏🏽 aniga Waan ka helay

  • @jamiilajamiila7696
    @jamiilajamiila7696 Před rokem +4

    Waaw maasha allh dood aan inaba caadi ahayn keep going my brothers

  • @deganguray48
    @deganguray48 Před rokem +6

    Keep going bros walhy really ban uqosly qays qaysr waa xarbe midhan dodakalen kusodar wll🥰👏

  • @aarkamudugofficial28
    @aarkamudugofficial28 Před rokem +4

    The Legend Khaalid Ck Waan Ku Salaamaayaa Ugaas

  • @abdisamedyusuf1987
    @abdisamedyusuf1987 Před rokem +3

    Masha allaaah ck sxp keep going 👏 marka hore wadkasoo daahday meshan
    Next nosoqabo madar dayax werar iyo abdalaa jamaal Dood adagweyee siwad

  • @mohamedhachikabadhe3840
    @mohamedhachikabadhe3840 Před rokem +6

    War macalin ck waa imtixaan zxp keep going pro 🤣🤣🫡

  • @cadar2917
    @cadar2917 Před rokem +3

    Wa barnaamij fiican soo waxayabaha faaidada leh 👍

  • @manaldaud9735
    @manaldaud9735 Před rokem +4

    Wlhi nagti hesha abdiraman nasib badan❤❤❤

  • @ishwaaqali
    @ishwaaqali Před rokem +9

    Wayrax is my new crush 🥺😂😂😂😂 he's so confident, calm and good listener wlh

  • @hamdakayse
    @hamdakayse Před rokem +6

    31 minutes😮 apti two part Hatan ma ka so dhigtidid😢❤

  • @khadramahamed482
    @khadramahamed482 Před rokem +3

    Masha allah inamadayadii keep going

  • @hannajamaal9870
    @hannajamaal9870 Před rokem +27

    Nin caan ah ma guursan lahayd next video, let's see the perception of girls🚩

  • @NimcofaraxsaNOmer
    @NimcofaraxsaNOmer Před rokem +3

    Runtii dood adag ayaa meesha ka dhacday lknse gar iyo gardaraba Qays Qaysar baan wataa anigu.❤

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +4

    Oo qays miyuu yimiday masha allah barnamij cajiiba weeyi part two sooqabo ragii kale

  • @samsambashiir1500
    @samsambashiir1500 Před rokem +3

    Qeys qeyser length runtiis waye m.a wn wataa ❤️king 🙏✅💯

  • @niimcoibrahim3728
    @niimcoibrahim3728 Před rokem +3

    Masha allh hore u soco

  • @hodomohamed9053
    @hodomohamed9053 Před rokem +5

    Fikirka qays qayser 100%wan ku tagersanahay balwadada daacadbaa lo noqdaa waligaaa maseerku wa wa jira❤️

  • @kaafiyashow
    @kaafiyashow Před rokem +3

    Youtupe kaaga 1M buu u qalmaa🥰

  • @asmamohamedmahamoud7393
    @asmamohamedmahamoud7393 Před rokem +4

    😂😂😂qays wlhi waa asal runtu ka hadlay
    Lakim hinasahaa reerkeeni baad kawadata yaab maleh legend baa tahay
    wlhi

  • @cawoayaan9445
    @cawoayaan9445 Před rokem +2

    Hore usoco khalid ck barnamijyo mcaan ayaad noo bilawday 🎉🎉🎉

  • @mudanahmed3039
    @mudanahmed3039 Před rokem +1

    Waaw good topic wllhi ❤

  • @RuMaan7
    @RuMaan7 Před rokem +3

    Dadka dhahayo qof caan ah ma rabo wa choice kiina qasab ma ahan so qofki rabo in uu caan noqdana wa cadi not problem so caan ahow ama ha ahnin noloshada way qoran tahy caninada kuma xirana in aad xun tahy 👍qofkan caan ahyna kuma xirna in uu xun yahy so first one noloshina muhiim ah same wax walba oo noloshiina hormarinaya guur wa hlkiisa wana guursan haddu ku qoran yahy so in aad guur tartii noloshada u burburiso waa qalad noloshada waxay ku far farxayso u samee 👍 😊😊

  • @ayaan850
    @ayaan850 Před rokem +9

    illahay beeni waa kaxaaraane bahasha tiktok layidhahdo maba isticmaali xataa telefonka iiguma jirto lkn meshaasi waa halka kaliya eey dumarkenu kuwashen illahay dumarkeena ha asturee haa qays waa runti khayrna weyleedahay sharna wey leedahay lkn somalideenu badanka dhanka xun ayey uga isticmalan

  • @zamiraqurux874
    @zamiraqurux874 Před rokem +8

    Qayz waa reerki hinazaha nin aaan hinazine nin maha qayz qayzar ❤

  • @ruqiaali5716
    @ruqiaali5716 Před rokem +2

    maanta ayaan arkay youtbe kan, kamaan warwareegin markaba waan ku darsaday, barnaamijyadan ku soco bro waa wax cusub oo aan youtbka soomaalida hore looga heli jirin madallao ra'yiyada la isku waydaarsado oo tallks qudha ah, ama podckstiba ah. Ajaanib ayaan ku xiiqnay sidaan u daawanaynay, waa wax loo baahnayahay hore u soco.

  • @sohanahmedibrahim9613
    @sohanahmedibrahim9613 Před rokem +7

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 1k i gaadhsiiya fadlan fadlan 😭😭

  • @Dawo179
    @Dawo179 Před rokem +12

    Wayrax marku social media ha ku jiro nin fudud bu u eegyahay lkn show waa nin macquula 😂😂♥️

  • @MotivatePeak00
    @MotivatePeak00 Před rokem +1

    SOO DHAWOOW SHP KHALID CK

  • @hodanhasan9007
    @hodanhasan9007 Před rokem +3

    Wlaal doodi sii baladhii oo dhalinyarada dhaax keen anu kaa fiidesane 🙏🥰

  • @najmabashiir4633
    @najmabashiir4633 Před rokem +7

    Keep going brother 👑💗

  • @ladnaeith4164
    @ladnaeith4164 Před rokem +1

    Masha Allah wlhi qays qayser legend weyi wanan wata rayigisa qodobo qurux iyo diinba ku dhehan ayu ka hadlay Allah hasiyo gabadha u ku haminayo iyo dokhisaba insha Allah

  • @muumn6895
    @muumn6895 Před rokem +8

    Keep Goıng Brother's ✌🖐🙏

  • @awralamohamed4093
    @awralamohamed4093 Před rokem +2

    Anigu Qays baan ku aragti ahay wlh. Even aniga oo dumar nin caan ma guursadeen. Wax uun qof caana guursada qof meel dhaw wax ka eegaya ama mustaqbal fiican u socon...

  • @hoodocabdirhman456
    @hoodocabdirhman456 Před rokem +2

    LABADAN noo soo celi pleas🙏🙏

  • @idilhussein8327
    @idilhussein8327 Před rokem +3

    Walaalkey CK ❤ hore u soco

  • @werdaahmed3834
    @werdaahmed3834 Před rokem +1

    Wan ka helnay barnamujkan hore u soco wllo wayrax ban wataa anuu qayz wuu iska caadifadaysan yhy wx dhab ah kamu hadal

  • @hindaaa_ali
    @hindaaa_ali Před rokem +12

    رائع 👏👏👏👏👏

  • @abdikaremjanaalle4491
    @abdikaremjanaalle4491 Před rokem +2

    Diyaar inbadan baan kula rabay meherad kuu khaase war horaan saaray follw

  • @nimcoabdimohammed536
    @nimcoabdimohammed536 Před rokem +3

    Mansha allh so funny wlhi qays qayser wuu iga qosliyay baylah weeye kulaha🥰🥰

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Před rokem

    Baraka Allah Tabaaraka Allah

  • @khadraabdi7745
    @khadraabdi7745 Před rokem +2

    Masha allah ❤

  • @ABDHIREyare143
    @ABDHIREyare143 Před rokem +2

    Han kuwada salino xapipkena Muhammed❤😢

  • @aaminaxasan9833
    @aaminaxasan9833 Před rokem +8

    Dhakhtar iyo abdale jamaal zo qabo🤗

  • @Xayaadabare1687
    @Xayaadabare1687 Před rokem +1

    Wllhi.qays yare wafarid caqliga hawayin.wllo.waxd shegteyn waa run wllhi.kani.waba dhacsan.nag Cana ku farxsan bisnka inani.waa intey gurigoda jogto ta manta Sushil.midh isticmasha waaa tamandho.bislatey oo.indhuhu kubatey

  • @hananyasin-le8pk
    @hananyasin-le8pk Před rokem +3

    Part2 dhakhtarr iyo Niyad same so qabo

  • @amiramoha2636
    @amiramoha2636 Před rokem +4

    dumarkiina inay caan wada noqdaan bay rabaan ragiina ma rabaan naag caan ah 😮😢😊

  • @ubaxaxmad3704
    @ubaxaxmad3704 Před rokem +2

    Inta khaalid soo raadisay☝️

  • @asmaali7759
    @asmaali7759 Před rokem +3

    Qaysarow seed ugu fikiraysa qof dhan in ad noloshisa maamusho muhiimadu wa in ad nolosha si qrx bdan ad uwadagtan ilayn qofkan ada ku aqbaley sidu yahay lkn wxyabaha liita in ay ku fanto wn kaso horjeda sida si lamida qofku wxu happy ku yahay o wng ah wxa wngsan hadadan ku garab istagayn in ad ka dayso farafarynta.

  • @bileali8846
    @bileali8846 Před rokem +1

    Masha alh barnamijka waa fiicn dadka inoo sobadiya

  • @fatximaxamudxasanibrahim264

    Hh aniga hadii an sheegoh fikirkah qaysqayser waa sax sababto ah iney gabar caan noqotoh aniga ma jecelih nin caan haduu yahy wa cadih gabar waa sharaf iney asturantahy oo dhawrasantahay ayeey kuhabontahy marhaduu mustaqbal jiroh waan les is xiitiramah

  • @tafoyare1951
    @tafoyare1951 Před rokem +1

    Ck sahb hore u soco

  • @munaartan677
    @munaartan677 Před rokem +14

    Keep going my bro❤️ amazing topic

  • @munisha4698
    @munisha4698 Před rokem +1

    Hadd video dawanaya qeys remember iqro😳😮😂

  • @nofacenochance9205
    @nofacenochance9205 Před rokem +1

    part2 ayaanu rabnaa noi wax badan baa faaidanaye

  • @khalidalikahin
    @khalidalikahin Před rokem +1

    Qays qayisar waa nin rageed hadalka iyo dooda waa lakala leeyahay lkn ninkan kle waa danyeer

  • @munacismaan2896
    @munacismaan2896 Před rokem +4

    Walahay wan ka helay qays qayser waa lajin inuu yahay nin ingiiris carre ah caawa ayay ii cadaatay markuu yidhi waxaan ahay nin hinaase ah wan ku wataa

  • @zunduzziciid3626
    @zunduzziciid3626 Před rokem +3

    Keep Golng Brother.s❤🦁

  • @apdulkarem
    @apdulkarem Před rokem +4

    Qays ,khalid, and wayrax waxad dareenta story aad ka sheekaynayzan inay tahay the part of human nature koly missunderstanding waa dhici kara balse exchange to the another person

  • @canabkuluckuluc2652
    @canabkuluckuluc2652 Před rokem +1

    Mashalaah all Hore usoco

  • @bahsanehersiyasin1266
    @bahsanehersiyasin1266 Před rokem +1

    Hanbalyo zxp dadaalka halka ka sii wada dadaalka

  • @barwaaqoibraahim4457
    @barwaaqoibraahim4457 Před rokem +4

    Qeys qeyzar baan ku raaczanhy 💯

  • @anwaramekk
    @anwaramekk Před rokem +5

    khalid Ck saxiib waa barnamij qurux badan sidoo kale qaab lagu raaxeysan karo ayaad u qabatey hadey noqoto voiceka lightingka iyo cameradaha angelska ah.
    waa barnaamij sii socon doona oo tayeysa ee next saxiibkeen abdala jamal haka imanin.

  • @faizaahmed08
    @faizaahmed08 Před rokem +6

    Qays waa sidayda kii tiktok igasoo bax wanka hellaa😂😂😂😂😂😂

  • @user-lo3ci6kp2q
    @user-lo3ci6kp2q Před 6 měsíci +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ABDHIREyare143
    @ABDHIREyare143 Před rokem +1

    Odayashan ani madaxey isaranyihin bro❤😅

  • @nasrenfuad
    @nasrenfuad Před rokem +4

    Keep going khalid 😘🤍

  • @hoodoaadam2776
    @hoodoaadam2776 Před rokem +4

    Walhi ninkssta oo Aduunka kunoo xitaa ka dibjirka ah wuxu jecelyey gabadha xijabana oo isaga private u ah

  • @raaniidiil4744
    @raaniidiil4744 Před rokem

    KHALID CODKAGA ASA WEEN OO MIC UMA BAHNID DAGAHAA NAXANUJISAY

  • @Fananayman563
    @Fananayman563 Před rokem +3

    Ck for ever together

  • @hayatidirismaxamed9796
    @hayatidirismaxamed9796 Před rokem +3

    Codku waa daciif fadlan makarafoonka hagaaji

  • @Moonlight-l1i
    @Moonlight-l1i Před rokem +3

    qays isku fikir aynu nahay ❤

  • @aayashafec7262
    @aayashafec7262 Před rokem +1

    Anigu Abdirahman baan ku raacsanahay oo masayrka meel fog baanu iska soo jiidanaa, markaa qofka caanka ahna millions and millions cases oo kala nooca aya jira oo audiences-kiisa uga iman kara positive iyo negative-ba ha ahaadaane, markaa intaanu 24/7 san iskadaa iyo san samee kujiri lahayn ilayn kahor tagaa ka fican iska daawayntee qof iska qolqol joog ah guurso..

  • @tuutun5812
    @tuutun5812 Před rokem

    Legend qeysr hore u soco bro ❤❤

  • @saamhayaan6147
    @saamhayaan6147 Před rokem

    Masha Allah inankaa yidhi dadku argtidoodu muhiim ima aha yidhi ku racsanhy

  • @Hargeisavillagevlogs
    @Hargeisavillagevlogs Před rokem

    Khaalid ck kuma dhaafin zhp

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 Před rokem +5

    Weyrax show waaba caan ileen waakan garacu iga qaban la mopilkee iskadaa picture yaraantii ah ayaan ka hayaaye garaca😂 waan soo qarxinayaa

  • @hanuuQli
    @hanuuQli Před rokem

    Masha allah noosoobadi wllo

  • @fatximaxamudxasanibrahim264

    Gabadhooh markeey ayeey ilalisoh diid tedahy iyo sidey udhaqantoh ayeey ilin intagareywaa 1 sharaftah aabehed iyo hooyaded dhamaan familka markasey agaran iney tahy qiimaha ninkedah iyo masuliyada fuleysah malintey marwoh noqotoh waxaay ahan malinta kadin hooyoh markasna waxaa logabahanyahy iney ogato iney ninkedah sharaftesah dahay iyo hooyada ilmihisah aniga hada gabar bah ahay lkn oog diintah gabadhah cawesaah aniga can mahi manaraboh inan noqodo walige makufakarin hooyo waxaay idhaday gabadheyda waan rabah inad noqoto mid diintehdah waayay fashoh kudhaqantoh wana qalan inasides udadloh🤲

  • @barwakorashid9625
    @barwakorashid9625 Před rokem +3

    Ninkaa wayrax waa nin dagan oo aqli badan ❤