WAXAAN AADAY XUDUUDKA MARAYKANKA SI AAN USO ARKO…

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024

Komentáře • 529

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +311

    Hda aragto magac nabigena Muhammad SCW like saar

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +146

    inta nabiga jecel isoo raaca ﷺ ❤️🙏

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +342

    Haddii aad ujeeddo Magaca Allah Love saar ❤️
    الله ❤❤

  • @Suldan952
    @Suldan952 Před rokem +46

    Qofkii ugu wanaagsana ugu naxariista badnaa ugu dulqaadka badnaa wuxu ahaa NABI MOHHAMED SCW

  • @caska1081
    @caska1081 Před rokem +125

    Nabi muxamad scw ma jirto cid ka sharaf badan✍️❤❤❤

  • @shaafidj2991
    @shaafidj2991 Před rokem +101

    HADII AAD JACESHAHAY RASUULKA KUSALI LIKE 👍 IISAR

  • @maryanhappy5356
    @maryanhappy5356 Před rokem +42

    Nabiga ugu danbeyey waa nabi maxamed scw

  • @ismaip1
    @ismaip1 Před rokem +96

    The best person ever, the most knowledgeable and the most shy of all has Allah created is prophet Muhammad ﷺ ❤

    • @Supr93
      @Supr93 Před 10 měsíci

      Was I suppos in your head if you its the first 😅😂

  • @therealgoat158
    @therealgoat158 Před rokem +159

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad ❤️ﷺ❤️

    • @queenofqueen3694
      @queenofqueen3694 Před rokem +1

      Scw

    • @abdullahihussein3808
      @abdullahihussein3808 Před rokem +1

      صل الله عليه وسلم

    • @foosshiikh9711
      @foosshiikh9711 Před rokem

      Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam Salalaahu caleyhi wasalam

    • @iqranour945
      @iqranour945 Před rokem +1

      Maad ku waalatay seed wax uwadaa walla

    • @mssxilajano_2885
      @mssxilajano_2885 Před rokem

      Sallalahu calayhi wasalam

  • @cumeerfans941
    @cumeerfans941 Před rokem +47

    The best person and the most knowledgeable and the most shy all allah created is our prophet Muhammad 😍😍❤❤صلي الله عليه وسلم

  • @khaldaantube59
    @khaldaantube59 Před rokem +101

    Inta nabi ﷴﷺﷴﷺ jacel isoraca ❤️💌🕋

  • @Zahra-fq3fe
    @Zahra-fq3fe Před rokem +34

    The best berson ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad scw scw scw scw

  • @Dahiralasow-t8z
    @Dahiralasow-t8z Před rokem +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet muhammad 🥰❤️صلي الله عليه وسلم

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its Před rokem +6

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤❤💞🤲☝🕋

  • @DeeqMaalMedia10
    @DeeqMaalMedia10 Před rokem +77

    HADDII AAD ARAGATO MAGACA NABIGEENA SUUBAN MUXAMED SCW LIKE SAAR❤❤❤❤

  • @jikako7
    @jikako7 Před rokem +15

    QOFKA COMMENT KAGAN ARKAYE HAA IGULA SALIYO NABI MAXAMADA SCW SCW SALALHU 🥰🥰🥰🥰

  • @axmadcade1230
    @axmadcade1230 Před rokem +5

    The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhamad scw❤❤💞🕋

  • @jinacyuusuf9908
    @jinacyuusuf9908 Před rokem +30

    Marish qofta natus aan aragnee say u egtahay wajigeeda ❤❤❤❤❤❤❤❤ Marish waxaadthy gabar Qurux badan Lkn video hore waan uxiisnay adiga iyo Quruxkudhiigle amiin malabka ❤❤❤ talo wll waaye wadan shaqotaalo jogtaa lacag tabco shaqayso wll hormarkaada waanoomihiin waxaadthy gabarta kaliye aantaageero ❤❤❤❤ alaha waxdhib ah kumatuso wll qaali ❤❤❤

  • @GAANI.
    @GAANI. Před rokem +17

    (دعاء الكرب)
    لا إله إلا الله العظيم الحليم
    لا إله إلا الله رب العرش العظيم
    لا إله إلا الله رب السموات ورب العرش الكريم.

  • @abdibarre8889
    @abdibarre8889 Před rokem +30

    Gabadh Qurux badan iyo Goor Qurux badan Iyo Goob Qurux badan Ayaa kulmay Mashaa Allah Marish beauty ❤❤❤

  • @maxamuudnaasir4293
    @maxamuudnaasir4293 Před rokem +7

    Runtii markaa Ubaxa wadatid iyo ookiyaalaha Karishma iso xasuusisay iyo filmkii Raja Hindustani. From UK.👌👌✌

  • @naruronalka
    @naruronalka Před rokem +32

    OmG marish video gaan waa sugaaye wllhi 🙈
    Team marish beauty 🥰❤❤🔥✊
    Qadro iyo Qaali😂😂 Q Lee ka qabo lkn Raage share magalo fariintas Qaali iiso dhiibte Hello Qadro passport lee ii diyari lagu so dhahe from Qaali😂😂 waa iska kaftan Qadro waaku wataa xppti 🥰🥰

  • @rahmahassan7074
    @rahmahassan7074 Před rokem +16

    Isoo duceeya guys Murad leyahay inuu Alle isahlo plz🥺🤲

    • @manal8149
      @manal8149 Před rokem

      Mcn wx walbo jeceshay rabi haku siyo🥰🥰

    • @rahmahassan7074
      @rahmahassan7074 Před rokem

      @@manal8149 Amiin mcnto sdkle qaaliyey 🥰 sorry jwbta waa kasodahe🥺

  • @abdulrespectmatters7999
    @abdulrespectmatters7999 Před rokem +9

    Marisheey shalayna waan kusoo qoray Gabadhaas talent ay leedahay youtube ufur!

  • @jikako7
    @jikako7 Před rokem +10

    HADAD COMMENT KAGAN ADA FURTAYE FADAN IGULA SALALHU NABI MAXAMADA SCW SCW SALALHU ❤❤❤❤LOVE ❤❤❤

  • @ur_ronaldo7-v1d
    @ur_ronaldo7-v1d Před rokem +1

    Hada ujedo magaca nabii MUHAMMED SCW
    LIKE SAR

  • @souhailaelmi3606
    @souhailaelmi3606 Před rokem +12

    Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love❤❤❤❤

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 Před rokem +26

    Jack o meshan iman laha faankiisa inte laga gali laha aso isli jogo uba faan raxada noga qadaye😃

  • @Yaskahaji2233
    @Yaskahaji2233 Před rokem +11

    Canada jooga iskumana mashquulin kulaha ha soo tahriibina adi bes maaraba inaa iska raaxeysato😂😂

  • @zamzambide174
    @zamzambide174 Před rokem +5

    Mariya masha allh meeshu quruxbadana hada laga bilaabo edaday oo katimi maraykan waa inan shandada u dhax galaa si aan usoo arko meesha 😂😂😂🤍💯💯💚🤍

  • @abdirahmanabdiwahab7630
    @abdirahmanabdiwahab7630 Před rokem +20

    Mss canada 🇨🇦 marish beauty 😍
    Mss america 🇺🇸 marish beauty 😍
    Mss qolka ka xanaaqdo 🥰 marish beauty 😍
    Waanku jeclahay my sister ila dhalatay

  • @nasiixamacalim1473
    @nasiixamacalim1473 Před rokem +10

    The only one queen Marish boqoradeena malmahan anago Somalia joogno ayad waxad naga dhigoysaa inan Marekan iyo Kanada joogno thnks xbbt dalxiis iyo damashad wacan abayo 🥰♥️❤️❤️🥰❤️

  • @MohamedAdam0
    @MohamedAdam0 Před rokem +10

    Qofka guuleysta waxaa laga dhigtaa tusaale, qofka guuldarreystana waxaa laga qaataa cashar. Labaduba waa muhiim, ma jiro qof aan wax laga faa'ideyn.

  • @muxiidiinanwar3372
    @muxiidiinanwar3372 Před rokem +12

    qabadhan waan jeclahay guuuleysta wllaha SARE ❤️ qalbi dahab

  • @waqooyichannel8437
    @waqooyichannel8437 Před rokem +8

    Call prnk kusamee quruxkudhigle

  • @mohamedmuse5308
    @mohamedmuse5308 Před rokem +14

    Marish riyadadi Canada 🇨🇦 way ku rumowday. Riyadi Bulshada idinku Xidhan oo an kow ka ahayna wax yar ba hadhay wayna rumoobaysa waana arkayna idinko dalxiiska danbe wada joga marish and jack Bi,idmiLaah

  • @boojadheere
    @boojadheere Před rokem +44

    Keep going wll kusali nabi maxamed SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW✅ 🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋🕋✅💞💞💞💞✅✅✅✅

  • @mursalali2085
    @mursalali2085 Před rokem +12

    Alle ha geeyo canada 🇨🇦 ama USA 🇺🇸 🥺🥺🤲🤲🤲

  • @ShucaybShaafto1342
    @ShucaybShaafto1342 Před rokem +8

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created the prophet mohamed scw ❤❤❤❤

  • @muqtarabdirahman3827
    @muqtarabdirahman3827 Před rokem +1

    Wll alle tartee ayaan ku jaclahay.balse waxan ka se jaclaan lahaa adiga iyo wll keyga qurux ku dhegle oo nolol wadaagtaan.oo mar un aan arko adegoo leh xaji kaale

  • @adanabdibaan8512
    @adanabdibaan8512 Před rokem +26

    Beautiful Place Keep Going Marish Kor Sanbab🥰

  • @clxakiinsiciid
    @clxakiinsiciid Před rokem +1

    marish abayo waa lagu xiisay inta
    ka dhacday youtubka ada shidayay
    saacad walba youtubka waan la socda
    hada waa 10:21 saac subaxnimo hore
    uu soco

  • @mariyanmohamed4837
    @mariyanmohamed4837 Před rokem +10

    Marish no soo badi Muqaalada plz magalada aan niyada ka jognee😢

  • @shuceybmj477
    @shuceybmj477 Před rokem +6

    waq tigada ka faa ideyso asxaptadana xasuusu waligaa hana ilaabin asxpta like 👍

  • @mahhomedabdirahman2779
    @mahhomedabdirahman2779 Před rokem +1

    The best person ever and knowledgeable shine created by allah swt we miss u walashey and ❤

  • @habkamustaf8325
    @habkamustaf8325 Před rokem +5

    Masha aalh codkeda aaba ku heystaaa ani i like you qadra

  • @jamiilasiad9794
    @jamiilasiad9794 Před rokem +6

    Queen Marish wan ku salaamy, My dream i will come to Canada one day 🇨🇦 😌 I.a

  • @thehumbleguy1934
    @thehumbleguy1934 Před rokem +8

    The One And Only Marish Beauty Muqaalkaan Jack Ha Laga Qariyo plzThe Queen Of Canada🇱🇧👸♥

  • @abudaud1230
    @abudaud1230 Před rokem +1

    Walhi ada uu farxay marish kabaxa gawara ikadah 👏 wow ilahya ha ku barakeeyo walashya mcn hormar wacan adiga iyo walashya mcn

  • @idilmaxamud3441
    @idilmaxamud3441 Před rokem +5

    mariyo wa ku salaamay abayo 👋walahi meshan adileba udhashay cadanka isku egdihiin maba lagafahamayo mashallah kuul mcnt 💋❤💯👍

  • @warda_apdurahman8263
    @warda_apdurahman8263 Před rokem +11

    Sister wax kale makudhihi karnee keep going 😂😩

  • @gureycade3380
    @gureycade3380 Před rokem +7

    videogan cml gaalada another level ee dhahn wow😘

  • @mobambam4594
    @mobambam4594 Před rokem +4

    Niagra falls😊😊💖💖💖welcome marish🇨🇦🇨🇦🇨🇦

  • @kashkayare03
    @kashkayare03 Před rokem +13

    Adunka ilahey qabow ugu necbahay wlhi 😔

    • @siman_mohamad
      @siman_mohamad Před rokem +2

      Isku mid wllh 😭 kulelka xata ma jecli 😳

    • @kashkayare03
      @kashkayare03 Před rokem +1

      @@siman_mohamad kulelka w qabaysane lkn qabowga xanun wye iga tag🥺

  • @saharamaxmdsaharamaxmd2119

    Hadi ad ujeeedo magaca alah love saar

  • @khadarfaalo9234
    @khadarfaalo9234 Před rokem +2

    Wa ku jecalhy mariyay wlhy o bilahy ah wad iga dhaarisay walaley in an kula so xidhiidha raba wana rajynya malin inynu kulano an wakhti kula qaato from USA

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi Před rokem +2

    Neagrafalls kama dhargo aadideeda 5times lkabadan waan aaday marish Aquarium meesha malaaygaa ama kaluunka aad seen tawerka hoostiisa ayey kutaalaa qurux waaye

  • @fartuunqalbisafi6745
    @fartuunqalbisafi6745 Před rokem +3

    Masha Allah Qali codkeda oo cadi ah waye 💯 wan kusalamaya sister ❤️

  • @ahmedhaadi5850
    @ahmedhaadi5850 Před rokem +4

    Maarish wa qofka kaliya o aan ka tagero yuutoka

  • @muhumed8320
    @muhumed8320 Před rokem +2

    M.a marisheey you got everything but do you know what is remain fr uu is marriage

  • @ambarashkir3336
    @ambarashkir3336 Před rokem +16

    Beautiful place😊

  • @saeedhasan7147
    @saeedhasan7147 Před rokem +2

    Maarish meel aan caadi ahayn baad tagtay mansha allah.

  • @tamimi1546
    @tamimi1546 Před rokem +13

    Qurux Ku Dhiigle Wali Ubax Lasiin Kuso Dhawaaw dheh Asaga 💕💕💕

  • @qureshfarah865
    @qureshfarah865 Před rokem +3

    Hasugi wayin xabibti qabow iyo baraf ba way soo carfayan

  • @maxamedsaldaaadaan814
    @maxamedsaldaaadaan814 Před rokem +4

    Walhi mrashi wankujecla wall Nicole lakiin talo jeeg kuurso

  • @maxamedsomaali4797
    @maxamedsomaali4797 Před rokem +2

    Masha allha marishbeautty wll faxrad ku noolow wll queen👸👑

  • @barbatov288
    @barbatov288 Před rokem +9

    Marish abayo meshas an joga iyo majogi kama dhamatid miya 😂😅😂 waxn umlena afkaga inu Africa kuguso celindono nagada bilaa caleyk imanka hanagso ridiin

  • @tushleeyy
    @tushleeyy Před rokem +10

    Ala ilahayo canada nawadageey only reer kenya 🥰🥺

  • @jigjigavision1
    @jigjigavision1 Před rokem +5

    Marish border hadad imatay 3 saac oo gaari ah iska soo qaado Minneapolis soo booqo

  • @fatxifanka1576
    @fatxifanka1576 Před rokem +4

    Anaa k gudoomey ubaxa quruxey 🌹 👍🏾

  • @xassancadow2819
    @xassancadow2819 Před rokem +3

    Kaamira maan mahelin miyaa amii kaxeyso

  • @Vijay-sj3nq
    @Vijay-sj3nq Před rokem +1

    So beautiful you are keep going love from India....💞💞💞💞

  • @apdinajiipyare1506
    @apdinajiipyare1506 Před rokem +3

    Sidaaad Canada u TagTayy wad Yara khafiiftay sister

  • @amiirahirsi4008
    @amiirahirsi4008 Před rokem

    Waaw waaw Qofkan Maarish miyaa 00 adi io cadaankupa isku mid ayaa Tihiinee m.A🥰🥰🥀🥀🥀

  • @fatouwaberi5619
    @fatouwaberi5619 Před rokem +2

    MAF wllshay keep going sxb tagero from 🇩🇯

  • @suhaybdaahir78
    @suhaybdaahir78 Před rokem +1

    Maarishey videos kaaga hadeed ku soo duub meel bilaa cadana waayo adiba lguma daawanaayo

  • @nimcogaas9562
    @nimcogaas9562 Před rokem +2

    Ala maxay nagah reer nairobi ka baqan jiren markad joogtay eed jack haysatay naag qudhah o jack u dhawata may jirin imika way ku so wada yac yan o waa wadajanis gaad nagah mil naga sar o jack copy right ku xidho sxp

  • @sadiyoibrahim9176
    @sadiyoibrahim9176 Před rokem +5

    Marishtayda caanshaqa take your time 🥰🥰

  • @abdirashidmohamed6604
    @abdirashidmohamed6604 Před rokem +3

    Jack dhaqso u keen you know he's the best youtuber

  • @abdulahiiidow4020
    @abdulahiiidow4020 Před rokem +4

    Ubaxa Qofka oo Kadhacay Waa Aniga Because Nasiib malihi hadda Nasiib laha lahaa Adan kuheli lahaa Marish 😁😁😁😁😁✌️

  • @kulmiyecali9014
    @kulmiyecali9014 Před rokem +4

    qurux kudhigle kurso asaa kuku habon itaas waa ika talo

  • @sheimaofficial6012
    @sheimaofficial6012 Před rokem +3

    Na islaweynidha malmahan yahudha rer badiyo Uganda tage

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 Před rokem +24

    Toronto is so beautiful city my hometown 🙌🇨🇦

  • @hiboabdi1084
    @hiboabdi1084 Před rokem +1

    Mashallh caadi mahaa mesha canada iyo maraycan u dhaxayza ❤❤❤💯👍👍

  • @halimaabdullahi9386
    @halimaabdullahi9386 Před rokem +2

    Marishey wad iga qoslisay❤❤❤

  • @amiiradaahir6745
    @amiiradaahir6745 Před rokem +3

    Gabadha in ey qali ladan u cod egtahy inta ila aragto is mujiya

  • @cawaleyare1187
    @cawaleyare1187 Před rokem +1

    Passport kiii Amiin dhicisow guur meey soo wadaa gabadhan bal noo weydii marishey waan Ku slmy

  • @jokar1m
    @jokar1m Před rokem

    Walal albab kasta oo xiran Allah ha kukuu furo murugadana farxad haku badalo culeys kasto oo idin heysta alaah idika dulqaado iku caawi Hal subscriber lacag maahan sxb somaali waa soomaali All love

  • @barbatov288
    @barbatov288 Před rokem +4

    Abayo Canada hadaa adey okiylka caga 200kenya ahaa kama ilbixin miya 😂😂😂 it's joking

  • @Abdullahi394
    @Abdullahi394 Před rokem +2

    Kip going my sister Horay usoco lkn Hal ayaan ka cod sanayaa gabadhan codkeedha ayaan kahelay marka wijigeedha utusi noh

  • @huskaboy
    @huskaboy Před rokem +8

    Keep going my sister 🥰🥰🥰

  • @maryanyakub815
    @maryanyakub815 Před rokem +3

    Marish my sister keep going

  • @sadaamcismaanahmed9225
    @sadaamcismaanahmed9225 Před rokem +1

    Wsc edo wanu kaqaadney salantasi xuduudka udhaxeeya America iyo Canada gabadhii codkii qaali ladan soxadey salan iga gaadhsii mariya beauty rer Toronto wan inisosocda ❣🥰🌹marish beauty Ottawa iyo vancouner kudhiman edo

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 Před rokem +1

    Masha allaa quruxey waa idin salamayaa adiga & saxibadaada il xun idin ma arak to insha allaa sharafey 👍👍💖💖💖🥰🥰💞💞💞💞💞💞🌹

  • @aaminkaise4909
    @aaminkaise4909 Před rokem

    Waligay ubax kaaga ka horeeeya maan arag waan gudoomay Ms maariish

  • @sadiamohamed15
    @sadiamohamed15 Před rokem +3

    😂😂😂😂wiilka copyright ka ku xiran wuu sax san yahay. Wll nimada iyo privacy in la kala saaro yaan baxar lagugu ridin intee sidaas waxey 4 sano soo dhisaayeen cidlo ku burburay

  • @umuadnachannel1830
    @umuadnachannel1830 Před rokem +1

    Waa meesha aan Ka tilaabidoono markaan kanada dalxiis Ku imaado in sha Allah as soon as possible

  • @umufartuun4959
    @umufartuun4959 Před rokem

    A.s.c.marish.abshir.faarax.waa.ku.salaamay.youtubekaada.maalintii.waa.fiirsadaa

  • @aishahassan2783
    @aishahassan2783 Před rokem +5

    Marish plz California imow anaa sifican kuso wareejinayee😂

  • @najmaosman5010
    @najmaosman5010 Před rokem +1

    Embassy suites labo sano kahor se ehed tahy wali oh my god