Fitamin-A marka jirkaada ku yaraado waxaa la kulmi kartaa dhibaatooyinkaan iyo Calaamadahaan

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 21. 04. 2024

Komentáře • 31

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  Před 2 měsíci +5

    Numberka dhaqtarka Whatsapp +254799914277

  • @fidiaahmed8804
    @fidiaahmed8804 Před 2 měsíci

    Masha’allah ilaahey mama caisha cimri dheer iyo cibaado suuban ha siiyo janadda Allah ugu bishaareyo ayada iyo ehelkeedaba

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před 2 měsíci +1

    Masha Allah 💕💕💕
    Walaal illaahay ha noo kaa xafido yaa Rabi ❤❤❤❤

  • @xilaasnimuum7181
    @xilaasnimuum7181 Před 2 měsíci +4

    Insha allaah Dr waxaa kudartaa taladaada oo dhaqaatiirta aysan ka hadlin ama moodo iney ikaseen ama aqoon ulahayn khatarta sonkorta cad burka cad iyo saliidaha lawershadeeyey ee kolostrolka keena iney markay kadigayaan dufan kafogow uun bey dhahaan marka dhifanka fiican sida kan xoolaha saliil macsarada in dadka loo kala saaro

  • @khadiijacabdiraxman1308
    @khadiijacabdiraxman1308 Před 2 měsíci +1

    Mashaa Allah si fiican ayaad nogu sharaxday lakiin dhakhaatiirtenu sidan ookale uguma sharaxaa marku bukanku utaga ama cabashadiisa ugudbiyo waxy kugu jaah wareerinaya shaybaadhyo xadkabaxa iyo daawooyin aan waxtarlahayn alxamdulilaah jazakalaa kheer

  • @FatimaMaxamed-xp3py
    @FatimaMaxamed-xp3py Před měsícem

    Mahadsanid aad ayaan u jeclahay bahda cafimadka inan dhagysto❤❤❤😊

  • @NasroIsak-ml9ej
    @NasroIsak-ml9ej Před 2 měsíci

    Thanks drtimajilac

  • @hanihani8241
    @hanihani8241 Před 2 měsíci

    DR INTEE JOOGTAA anagram u baahan bakrutan oo leh xalaamadaha aad sheegtay waad mahadsan tahay DR cabdirisaq thank you

  • @abasemohamed6827
    @abasemohamed6827 Před 2 měsíci

    Alle-Mahadleh,Adigana khayr Alle haku siiyo

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Před 2 měsíci

    Maasha Allah qayr allaha ka siyo

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl Před 2 měsíci

    Alle haku barakeeyo

  • @xilaasnimuum7181
    @xilaasnimuum7181 Před 2 měsíci +2

    Dr dadka waxaa fitamiin iyo macaadin la aan dhigay waa cuntadooda kula tali mar walba in loolaabto awoowe yaashood iyo ayeeya yaashoo waxay ku noolaayeen yacni dabeecadii loo laabto waxaan ilbaxnimada lamooday layska daayo

  • @mariammahmuud260
    @mariammahmuud260 Před 2 měsíci +1

    Dr waxaa kasoo hadashaa dawada L- arginine

  • @farhia7792
    @farhia7792 Před měsícem

    😊😊😊😊

  • @dhuuxyuusuf856
    @dhuuxyuusuf856 Před 2 měsíci +1

    Dr waanku salmay

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl Před 2 měsíci +1

    Wax fudud ayaa laga helaa alx

  • @khalidsillah4525
    @khalidsillah4525 Před 2 měsíci

    Likta waan ku saaray dr

  • @HiraabeCali
    @HiraabeCali Před 2 měsíci

    Ditore kasoo hadal omega 3 fatty acid

  • @safiyayasin7946
    @safiyayasin7946 Před 2 měsíci +1

    Dhiiga miyaa laga baadha

  • @IqraAbdulahi-dv1tl
    @IqraAbdulahi-dv1tl Před 2 měsíci +3

    Bisinka alow hana indho tirin

  • @idilyusufidilyuusuf5576
    @idilyusufidilyuusuf5576 Před 2 měsíci

    Noosoo badiyaaaaaa

  • @BasraMacalin
    @BasraMacalin Před 2 měsíci

    Soomaali kudar sharaxad

  • @barniabdirahman6475
    @barniabdirahman6475 Před 2 měsíci

    ÑUUGA JEEJEX WAA KAAREM LAANTA

  • @deeqqumana5340
    @deeqqumana5340 Před 2 měsíci

    Dt tima jilac wad mhasantahay

  • @ashheart9761
    @ashheart9761 Před 2 měsíci

    Walaal Dr. Tima jilicoow rug caafimaad ma leedahay ?
    Hadaad leedahayne,
    Xagaysa ku taalaa ?
    Aniga ayaa u baahan baaris Caafimaade.

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 Před 2 měsíci +1

    Afka yacnii dibinta ayaa i goo,goda mudo dhn ilaa 14 sanno wali caafimaad maan helin

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  Před 2 měsíci +1

      Casharka Soo socda ayaa uga hadlaayaa fitamiin B2 arintaas ee sifiican ula soco halkaan

  • @user-sj4zv4gz7l
    @user-sj4zv4gz7l Před 2 měsíci

    Dr faruurta amba dabinta ayaa i qolafdhacda mundo dhawrsano ah waxayna isku badashay cadaan maxaa sababa