Maxaad Ka ogtahay HURUUDA IYO TONGKAT ALI oo Raganimada u roon iyo TURMURIC CURCUMIN oo cajiibta ah

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 2. 05. 2024
  • #MIISAANKA#DHIMIDA#KORDHINTA
    Tongkat ali,Waxaa loo isticmaalaa dawo dhaqameed gudaha Malaysia, Indonesia, Vietnam, iyo wadamada kale ee Aasiya waxa loogu daweeya malarya infections, qandhada, dhalmo la'aanta ragga, cillada kacsiga la'aanta
    Faa'iidooyinka caafimaad ee tongkat ali waxay kujirta waxyalha kala duwan ee laga helo geedka. Gaar ahaan, tongkat ali waxaa ku jira flavonoids, alkaloids, iyo waxyala kale ee u shaqeeya sida antioxidants.
    Waxay kordhisa heerarka testosterone waxay wanaajisaa bacriminta ragga
    1-Tongkat ali waxay kordhisa testosteronka
    2-Tongkat ali waxay hoos u dhigta hormoonnada stresska oo jidhkaaga, yarayso welwelka
    3-Tongkat ali waxaa badanaa la sheegaa in ay kordhiso Kartiga jimicsiga oo ay kordhiso kutlada muruqaha. Tani waxa sabab oo ah waxay ka kooban tahay 'quassinoids', oo ay ku caawiyaan jidhkaaga inu tamarta si waxtar leh oo isticmalo oo yarayno daalka, iyo badyo dulqaadka Si kale
    turmeric curcumen
    waxaa ku jira waxyali leh daawo ah.
    waxaa ku jeri (curcuminoids). Midda ugu muhiimsan waa curcumin, taas oo ah waxyabaha ugu muhiimsan oo turmeric.
    1-Waxay si awood badan difacda-bararka waa antioxidant aad u xoog badan
    2- curcumin waxaa laga yaabaa inuu kordhiyo heerarka maskaxda oo BDNF. Kaas oo daaheyayo ama iska difaca cudurro badan oo maskaxda ah iyo hoos udhaca shaqada maskaxda oo da'da sabab oo ah
    3-Waxay sidoo kale kordyhay xasuusta iyo attentionka ahaan, taas oo u muuqata macquul marka la eego saamaynta heerarka BDNF
    4-waxay ka caawisaa hagaajinta shaqada endothelium ama dahaarka xididada dhiigga
    Endothelial dysfunction waa sabab weyn oo keno cudurada wadnaha
    5- Curcumin waxay hoos u dhigta khatarta cudurada wadnaha
    6-Turmeric waxay ka hortagtaa kansarka
    Waxay delay qalayaha kansarka
    7-Waxay yareehe angiogenesis oo laga wado (koritaanka xididada cusub oo dhiigga oo burooyinka)
    8-Waxay yarayhee metastasis (faafitaanka kansarka)
    9- Curcumin wuxuu faa'iidooyin u leeyahay woxo ka hortagga depressionka ama niyad-jabka
    10-Curcumin wuxuu dib u diga gabowga woxone la dagaalama cudurrada da'da la xirii
    -------------------------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud.
    WALAALHEY SOMALIYEED HADA DOONTO MIISAAN DHIMID, MIISAAN KORDHIN, JIR DHISKA, SIDA UGU DHAQSI BADAN JIRKAAGA IYO CAAFIMAADKAAGA BADASHO OO CAOCH AMA TAWABBARE KUU NOQDO WAAD ILA SOO XARIIRI KARTAA.
    WEBSIDE : husseinalje.com
    WAXAA CUNEEYSO DHAN ANIGA AYAA KUU SOO QORAA WAA CUNADA CAADIGA LKN WEEY QAYAASAN TAHAY.
    JIMICSIGA GURIGA ADIGOO JOOGTO AMA GYM ANIGA AYAA KUU QORSHEEYN
    DOONO.
    NAFAQOOYINKA AMA SUPPLEMENT KUGU HABOON AYAAN KAA CAAWINI DOONAA.
    LKM SUAALO CAADI INTA IGU DHAAF OO MUUQAALADA KU SAABSAN.
    ------------------------------------------------
    muuqaaladeyda kale
    • miisaanka dhimid, miis...
    my Facebook page :
    / somali.onlinecoach
    my Instagram :
    / husseinalje1
    my facebook groep
    / 415471879387343
    IYO
    / 1663149887156526
    -----------------------------------------------------
    soo dhawaada walalheey soomaaliyeed waxaan ka hadlaa misaan dhimida, miisaan kordhinta, jimicsiga, caafimaadka, nafaqada, iyo arimaha guud

Komentáře • 100

  • @user-sl5jd3rx3g
    @user-sl5jd3rx3g Před 6 dny

    Jazaka Alahu khreer

  • @rahmarage3207
    @rahmarage3207 Před 2 měsíci

    Maasha Allaah

  • @YuusufXuusen
    @YuusufXuusen Před 2 měsíci +1

    الله يجزيك الخير شكرا على هذه المعلومة المفيدة

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 2 měsíci

    Mahadsanid ustaad

  • @user-tl6ts3fi5b
    @user-tl6ts3fi5b Před 2 měsíci

    Masha allaah wllkey allaah

  • @qadanali599
    @qadanali599 Před 2 měsíci

    Mahadsanid wll

  • @cllaahimaxamed7135
    @cllaahimaxamed7135 Před 2 měsíci +1

    Mahadsanid

  • @sahradaahir5134
    @sahradaahir5134 Před 2 měsíci +1

    ماشآءالله

  • @user-mo1gr2jw5r
    @user-mo1gr2jw5r Před 2 měsíci

    Thanks brother

  • @abukaryare2493
    @abukaryare2493 Před 2 měsíci

    Thanks wll qaliya allah haku xafido

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 Před 2 měsíci

    Mashallah barakallahu fiki

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Shukran

    • @SALMANDILKEY77
      @SALMANDILKEY77 Před 2 měsíci

      saliid qubo iyo hilibkedaba wala faliya meel looga hadlayana ma arkin ilaa dad aan qibrad dheer heynin moyee

  • @mohammednusdariiq5333
    @mohammednusdariiq5333 Před měsícem

    Murigahane

  • @Msa_girly
    @Msa_girly Před 2 měsíci +1

    Thank you

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 Před 2 měsíci +3

    Dr xuseen injii. Waxaa la, ogaada in Dadka kilyaha dhagax ugu jiro geeyna CABI karin saas ula socda soomaali weyn drs maryam cabdule UAE imaaraadka ascww

  • @kawsarmuxumed7814
    @kawsarmuxumed7814 Před 2 měsíci

    جزاك الله خيرا يا اخي الكريم xakeen kaheela kiininka

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      +252770873757 nambarka kaas kala xariir wll

    • @maryamabdallah3904
      @maryamabdallah3904 Před 2 měsíci +1

      Dr ogoow inuu Dadka kilyaha dhagax ugu jiro geeyna CABI karin huruuda waa habbo drs maryam cabdule UAE imaaraadka ascww ​@@husseinalje

  • @ahmeddiriye2669
    @ahmeddiriye2669 Před 2 měsíci

    Hussen walaal waa aad ku mahadsantaha vidogan

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 Před 2 měsíci

    ❤❤❤❤🎉🎉🎉

  • @kahaomar1829
    @kahaomar1829 Před 2 měsíci

    Mascular staron harti healthy

  • @abdihamedaljey4287
    @abdihamedaljey4287 Před 2 měsíci

    ❤تغيرت حياتي ب تنقت علي ❤

  • @khadrahohamud3178
    @khadrahohamud3178 Před 2 měsíci +1

    Im first pin me

  • @osmano3177
    @osmano3177 Před 2 měsíci +1

    Can you deliver to USA

  • @yassinhasan6871
    @yassinhasan6871 Před 2 měsíci +1

    Asc
    Xuseenow Sugar defender supplement ma ka soo hadli kartaa please
    Waxay leeyihiin T2 Diabetic buu u fican yahey
    Shukran

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 Před 2 měsíci +1

    Xasuusta u fiican yahay Haruda curcurmin👍🏾

  • @daadir2020
    @daadir2020 Před 2 měsíci

    Ustaad Hussein noo soo samey dhamaan dhirta Testosterone ka kor u qaado .
    Mahadsanid ustaadi

  • @NUURIYE.
    @NUURIYE. Před 2 měsíci

    Xagee laga helaa ustaad

  • @abdullahimohamed5177
    @abdullahimohamed5177 Před 2 měsíci

    Asc

  • @user-mm6jo8jg3m
    @user-mm6jo8jg3m Před 2 měsíci

    Konatga cali iyo kininiya no so Sara samurda

  • @UmuAbdalla1
    @UmuAbdalla1 Před 2 měsíci

    Mahadsanid, 2 mala isla isticmali kara?

  • @nooraddeikar6894
    @nooraddeikar6894 Před 2 měsíci

    Brother Ka soi hadal eczema ha ama kor cuncunka waxaana qabaa sokoroow

  • @OmarOmar-yu4mq
    @OmarOmar-yu4mq Před 2 měsíci

    Ustaad Tongkat habka loo isticmaalo noo sharax inta xabo ee laga isticmaali karo iyo cuntada ka hor mase kadib iyo habeen intaadan seexan mase subaxii iyo ilaa intee iawadi karaa isticmaalkeeda Thanks

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Markaa jimicsi samaa rabtid kahor 1 xabo ayaad cabeysaa ama hadaa jimicsi aadeenin 1 xabo ayaad cabeysaa quraacda ama qadada kadib

    • @OmarOmar-yu4mq
      @OmarOmar-yu4mq Před 2 měsíci

      @@husseinalje Shukran Yaa Ustaad

  • @abdulkassim6740
    @abdulkassim6740 Před 2 měsíci +1

    Walaalkey aadaa u Mahadsantahay.
    Canada aan joogaa xagee laga helaa brand kaan Tillend nutrition. Fadlan ila socodsii.

  • @zeinabhassan4104
    @zeinabhassan4104 Před 2 měsíci

    Asc, walaal maxaanu cunaa waxwalba waad amaantay arinka waa ku wareeray ?

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Waxaa ku anfaacayo cun wll dabeecada faaiidoyiin badan aa leedahay

  • @ikranfaiz3737
    @ikranfaiz3737 Před 2 měsíci

    Asc wll canaha iyo hurda kawaran hadii leysku kaariyo

  • @fadumoshiikh2210
    @fadumoshiikh2210 Před 2 měsíci

    Asc huruuda ayaan isticmaala muddo badan wadno garaacna waa qabaa iyo sokor dhiiga ku jirta balse saaid maha markii aan sokor badan cuno huruuda ayaan isticmaala gurigey kama baxdo huruuda marka wax dhib ah may leedahay haddan isticmaal keeda badiyo?sc

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Maya wll wax dib malaha leakin hada inoo indaha jalo noqonoyo hada araktit iska joojy

  • @SALMANDILKEY77
    @SALMANDILKEY77 Před 2 měsíci

    Saliid qubaha maxay tartaa

  • @abdirisaqcarab1386
    @abdirisaqcarab1386 Před 2 měsíci

    Huruuda ragnimada ama testosterone uma fiican tahy ustaad wali xga murqaha

  • @aaminaelmi6941
    @aaminaelmi6941 Před 2 měsíci

    Asc Walaal Tongkat Ali intee ka helaa

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Nambarkan la xariir
      +252770873757

  • @haaruunyusuf2617
    @haaruunyusuf2617 Před 2 měsíci

    Asc mudane sidee loo isticmaala huruuda

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Wcs wll.
      Hal capsul ayaa cabaysa hawaynke intaa saa xaniin

  • @asiyamaxamad6891
    @asiyamaxamad6891 Před 2 měsíci +1

    Dadka qaba habitaatiska gaar ahaan habitaat biiga maxaa udaawo ah malabka caieenta babaayga gaar ahaan geedka miraha babaayga dhalo oo caleenta la karkariyo oo sida sha loo cabo daawo miyaa maxaa u daawo ah

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      Liinta reexanka rosmary
      Eyo waxyaabo badan

    • @r017x
      @r017x Před 2 měsíci

      Wll aasiya inte kala so xariiri kara

  • @SaacidDaahir-bl7lq
    @SaacidDaahir-bl7lq Před 2 měsíci

    Asc somali malaga heli karaa nososheeg

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      wcs wr wb haa wll +252770873757 nambarka kaas kala xariir

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k Před 2 měsíci

    Tiiro

  • @suleimanhussein2484
    @suleimanhussein2484 Před 2 měsíci

    Infakshanka

  • @user-pl7du6nc8t
    @user-pl7du6nc8t Před 2 měsíci

    Wll waxaa ifigishan laigagasheegay sambabka Bidixda markaa kiniinkaan xagee kahelaa

  • @zahraabdi1342
    @zahraabdi1342 Před 2 měsíci

    Al zaimers

  • @user-uc5mn5oh1w
    @user-uc5mn5oh1w Před 2 měsíci

    Carmali miyaa xididkaas

  • @abdullahimohamed5177
    @abdullahimohamed5177 Před 2 měsíci

    Waxay u fiican yihiin xusuusta

  • @maxamednuuraadan6217
    @maxamednuuraadan6217 Před 2 měsíci

    Kasoo Hadal caanaha geela saafaha ah mahasanid

  • @anabmohamed6201
    @anabmohamed6201 Před 2 měsíci

    Tonkod Cali maxaladhaa

  • @umuiqraaahmed4686
    @umuiqraaahmed4686 Před 2 měsíci

    Mala isku isticmaalikaraa labadabo

    • @husseinalje
      @husseinalje  Před 2 měsíci

      haa wll waa isku isticmaaly kartaa

    • @aaminaelmi6941
      @aaminaelmi6941 Před 2 měsíci

      Hussein walaal uk aan joogaa intee kaala soo xiriiraa

  • @SALMANDILKEY77
    @SALMANDILKEY77 Před 2 měsíci

    macalin hussein kaso hadal saliid qubaha

  • @faadumo116
    @faadumo116 Před 26 dny

    Noo so dir raqamka laga helo

  • @ShukriSiman-vz1rc
    @ShukriSiman-vz1rc Před 2 měsíci

    Asc