FAAIIDADA COLLAGEN-KA IYO SIDAAD KA KU ANFACA U DOORAN LAHAYD, HARGEISA | Asiya's tv show

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 5. 09. 2024
  • Faaiidada collagen ku ay caafimaadka u leedahay iyo sidaad ukala garan lahayd nooca adiga kaa anfaca, igala daawo Asiya's tv show, Hargeisa.
    SUBSCRIBE / asiya'stvshow
    Facebook page / arzalimassagecenter
    Twitter / tvasiya
    Instagram / asiyas_tv_show

Komentáře • 292

  • @AsiyasTVShow
    @AsiyasTVShow  Před 3 lety +24

    FADLAN SHARE, LIKE AND SUBSCRIBE....THANKS.

    • @yasmin8196
      @yasmin8196 Před 2 lety

      Walal haday Shan qado wacantahay ,maxad aduu 2 ilaa 1 qado u cuntaa halkaa waxba ka qaldan ,why?

    • @sahraabdi8280
      @sahraabdi8280 Před 2 lety

      Asc walashay waan ku salaamay no soo gari dabiciga lagu samaysankaro guriga

  • @Camaarpoi5803
    @Camaarpoi5803 Před 3 lety +4

    Mashallah xabbti aasiya isu roon video aad u muhiima aad so diyaarisay bulshadana la wadaagtay wa igu balan meel walba inan share ku idhaado cilmigana alle haku barakeeyo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @Camaarpoi5803
    @Camaarpoi5803 Před 3 lety +5

    Videoga dambena no so samee inshallah sida loogu samysto guriga collaginka jazakallah khyr♥️😍

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Hayye xbbti 😘🌹❤🥰💝⚘🙏🌷

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish Před 11 měsíci +1

    Mahadsanid wllo

  • @bluroyaal4493
    @bluroyaal4493 Před 2 lety +4

    Mashallah tabarakallah your so calm when you explaining things. Anyone can understand you easily. Thanks for the accurate information xabibti ❤

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      You are more than welcome my dear sister 😘 😊 ❤ 💕 ♥ ☺ 😘

    • @hibodaheye1137
      @hibodaheye1137 Před rokem

      ​@@AsiyasTVShow asc wll Asia

  • @shukrizakaria9160
    @shukrizakaria9160 Před 2 lety +1

    Maasha allah sllah ha kuu gargaaro didaad dadka ugu gargaaraysid cilmigaaga iyo reerkaagaba sllah ha kuu dhowro waan sharegaraynaa waayo dadku way u baahsn yihiin

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Shukri qaali waad mahadsan tahay xbbti ilaahay haku xifdiyo qaali 🌹❤🥰

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 2 lety +2

    qololka group ayan ushergareyey Asiya’s mcn mahadsanid anagana nagu halee inan kusher gareynoTanks

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      🥰🥰💖💖💖🙏🙏🙏🌹🌹🌹 shukran xbbti

  • @ayaanhussein3753
    @ayaanhussein3753 Před 3 lety +4

    Masha allah huno walahi mawduuc aad umahiim ah bad kaso hadashay qali no si wad vitaminada skinka iyo timaha ufican ee dadku iskaso ibsanayaan kaso hadal

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Hayye Ayaan qaali, wax kasta oo loo xayaysiiyo dadku way iska iibsadaan, aad ayaan uuga soo hor jeeda in la iska jaahil iibsado wax kasta 🙏⚘🌹❤

  • @yuruba8858
    @yuruba8858 Před 2 lety +2

    Asc Manshallah asiya thanks I’ve been using the collagen for 2 months but 1 a day thanks for the information keep going sister

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Yurub wllo keep using it, the results are amazing masha Allah 🥰❤💖

  • @ibrahimali6609
    @ibrahimali6609 Před 2 lety +2

    Mahadsanid wlshee waa mowduc aan u baahnay

  • @yahyaaden9502
    @yahyaaden9502 Před rokem +1

    Thanks 🙏 walal

  • @xamdajaamac1528
    @xamdajaamac1528 Před rokem +1

    Mansha allaah wll gacaliye halkee ka helikaraa hargeysa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před rokem +1

      Ma hubo wllo qaali in hargeisa laga helo ee dibedda cid uuga dirsi

  • @qamarali6141
    @qamarali6141 Před rokem +1

    Jizaka laah qeyr walaashey

  • @hindherzi5365
    @hindherzi5365 Před 2 lety +1

    Maasha allaah jazakallaah khayr wllo allaah ha ku barakeyo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      🙏🙏🙏❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰

  • @farhiyaali1185
    @farhiyaali1185 Před 2 lety +1

    Masha Allah Tabarakallah Walal Qali Mahadsanid Inbadan Noo Soo Gali Mida Lafaha Laga Sameeyo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Waan saneeyay video-ga kusaabsan sidaad kaligaa u samaysan lahayd ee ka daawo link-ga hoos ku yaala ❤
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 Před rokem +1

    Maashaa allaah walshy guulayso

  • @amiranuurahussein4265
    @amiranuurahussein4265 Před 2 lety +1

    Masha Allah jazak Allah walalo sida quruxda badan ee aad noogu faah faahisay

  • @safiadahir576
    @safiadahir576 Před rokem +1

    Mnsh Allah si aad u wcn baad u diyaarisay wll shkrn
    Maanta ayaa igu kaa horaysay lkn share like sucrps ban ku saaray

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před rokem +1

      Safia welcome 🙏 xbbti kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan qaali 🥰🙏❤️

  • @maryancali3210
    @maryancali3210 Před 2 lety +1

    Jaszakallaahu khayr wllo qali

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +2

      Wa iyaakum xbbti and welcome 🙏 🥰❤

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo Před rokem

    Oh my Asia i bought the one in black container with very very expensive from Amazon only one time and i never buy again.

  • @bostejoali3717
    @bostejoali3717 Před 2 lety +1

    Mashallah Mashallah jasaakumullah qeer sister

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 2 lety +1

    Mahadsanid qaali Hargeisa ka salamaya

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +2

      Hargeisa ayaan salaanta kaaga qaaday wllo 🙏🌹🥰👍✋✋✋✋

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 Před 2 lety

      @@AsiyasTVShow youtuber video aan ka faaiido oo information sax ah wax yar ban arkay video gagan aya ka mid ah thanks for your time walalo mcn

  • @qamarosman7812
    @qamarosman7812 Před rokem

    Thank yuu

  • @suadahmed8284
    @suadahmed8284 Před 2 lety +1

    Mansha allah sifican bad usharaxday jaza kallah

  • @idiljama1346
    @idiljama1346 Před 3 lety +1

    Mansha allah xbbti wlhiy aad iyo aad baad nogu faa iidaysa shugran mcnto❤❤❤❤

  • @farhiyaahmed21
    @farhiyaahmed21 Před 2 lety +1

    Mahdsanid qali

  • @Suusaan8890
    @Suusaan8890 Před rokem

    Asc asiya Wll collogen ta tablet ka ah imisaa caag igu filan lix bilood

  • @farhiya77sharif5
    @farhiya77sharif5 Před 2 lety +1

    SIS MARWALBO WAX BAANKAA FAAIIDAA..SIDAA U SHARAXEESO.
    WAAN KAGA MAD CELINAYAA..KANIINIGA COLAGIN .KAN UK..AYAAN IS TICMAALAA . 1 KANIINI MAALINTII ..AYAAN QAADAN JIRAY..WAX IS BADAL AH MABA HELIN....SHOW XISAB QALADAN HEESTAY......ALLA JAHILNIMADA XUMAA....THANK YOU QAALI

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      😁🥰🥰💖💖 way ku qoran tahay inta la qaadanayo xbbti

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 2 lety +1

    Waxan kugu jeclaadey kalaamka (Rabi) oo xaqiiqada ad kahadleyso (Allaha) kubarakeeyo walal mcn

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wllo hadalku waa masuuliyad wayn, markaa wax aan ilaahay la hor tagi karo waa inaan dadka uula imaado 🌹🙏 ilaahay khayrka ha ina waafajiyo, aamiin 🤲❤❤❤❤❤

  • @khadradahir1116
    @khadradahir1116 Před 2 lety +1

    Mashalla wllo jasakalahu kheer

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Waa itaakum khadra xbbti adaa mudan wllo 🥰🙏❤💯🌹💖

  • @asmaabubakar6081
    @asmaabubakar6081 Před 3 lety +2

    Abaayo wan rabnaa noo sheeg sida loo sameeyo jazakallah kheyr

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Xbbti waan soo dajiyay video-ga ku baraya sida loo sameeyo ee link-ga hoos ku yaala ka daawo 🌹👍❤
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @deqanasir219
    @deqanasir219 Před 3 lety +1

    Masha aallah aad uqurxantahay qaali thanks

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      🥰 shukran xbbti and welcome ♥️🌹👍😍😘🙏

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji Před 3 lety +1

    Mansha alla jazzakalah khayr ❤

  • @fosiyacaydid4933
    @fosiyacaydid4933 Před 2 lety +1

    Asc wallo maan shallaaha waad madsantay qaali waan dhagatay wan famay

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wcs xbbti adaa mudan qaali cafwan ❤🙏🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @faysamohamed6549
    @faysamohamed6549 Před 3 lety +1

    Mashallah thanks sis important information

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Yes Faysa very important info every one needs to know. 🙏🥰😘🌹❤

    • @faysamohamed6549
      @faysamohamed6549 Před 3 lety +1

      Sis hargeisa ayaan joogaa xalgeen ka heli karaa thanks

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Hargeisa ma hibo nooca ay iibiyaan meesha ay ka keenaan lkn waan kusoo baadhi cause exactly garan maayo qof iibiya lkn dad iibsaday ayaan kusoo waydiin. If you are interested i would like to aad your WhatsApp number to my WhatsApp group, send me a message at 0633012657 to include you.

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 2 lety +1

    Asiya’s keep going sister

  • @zuzuabdi
    @zuzuabdi Před 2 lety

    Masha allh abayo asiyo maanta ayaan kuguso biiray aniga oo serum search garaynaya ayaan helay channel kaga aadbana kaga faaiday thanks

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      Welcome walaashay qaali kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan xbbti 🥰❤💖

  • @user-dq8zc3rt3l
    @user-dq8zc3rt3l Před 2 lety +1

    Jazaakallahu khayran

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 2 lety +1

    Walalo waa runta walahi ana isticmalay waxba kama helin wad mahadsantay sharaxda cajibka ah

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Adaa mudan qaali 💯💋💋💋💋💋❤

  • @zamzamabdi3009
    @zamzamabdi3009 Před 2 lety +2

    Asc abaayoy qudaarta kolajinta lagasameyo ok mayaa wayo malaha qudradu laf iyo dhuux tona

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Way jiraan geedo laga helo collagen sida cacay tree iyo horse tail geedka la yidhaahdo iyo qaar kale oo badan wllo.

  • @sahranuur196
    @sahranuur196 Před rokem

    Walalo collagen ka boodharka iyo kiniinka labadaba ma laysla qaadankaraa plze iiso jawaab

  • @tamaamabdaziz8332
    @tamaamabdaziz8332 Před 2 lety +1

    manshlh si fcn ayaan ufahmay walal jazakalh

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 Před 3 lety +1

    Mansha allah qali

  • @hodanshirechannel3418
    @hodanshirechannel3418 Před 2 lety +3

    Aasiya Maanta ayaan ku arkay waana kuu bogay Maanshaallaah keep going

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      Waayeel official welcome 🙏 qaali ❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹❤🌹

  • @mumtazhussain9879
    @mumtazhussain9879 Před 3 lety +1

    Mcnto thnkz dabigaag allah dhaafo sidaad nugu faideeyso

  • @amiranuurahussein4265
    @amiranuurahussein4265 Před 2 lety +1

    Asc walalshay mahadsanid please lasoo hadal collagen build

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wcs wllo mcn insha Allah waan soo wadaa ❤

  • @khadraadan5067
    @khadraadan5067 Před 2 lety +1

    Maansha allah jazakalahu khayran wa jaza sis Amazon Ayaan donaayey in aan ka dalbado collegen kan powder ka ah so markaan eegay calamadii halal kuma qorner sidemen u ogaadaa ma calamad lagu gartaa ku qoran plz I soo sheeg thank you

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Kuwa laga saato lo'da qaar badan wuu ku qoran yahay halaal laakiin tan anigu video-ga hayyo waa kaluun halaal weeyaan kaluunku 🌹❤

  • @sahroali2761
    @sahroali2761 Před 3 lety +1

    Walal quruxey adigo mahatsan ma isoo qoori karta magaca vitiminka

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Kan kiniinka ah waxa la yidhaahda HYDROLYSED COLLAGEN
      waxaad ka helaysaa Holland & barrett.
      ka budada ah waxa la yidhaahdaa
      MARINE COLLAGEN PEPTIDES
      Amazon USA ayaad ka helaysa❤

  • @nimaoibrahim227
    @nimaoibrahim227 Před 3 lety +3

    Waa balan wall in an kugu sher gareyo inta an gurubyo ku jira facboog iyo whsuppe wayo qof dahan oo wanagsan ayad tahay oo sifican wax no fahan sisatay

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Waan ku dadaala intaas inaad iga heshaan xbbti 🥰🙏🙏🙏❤🌹

  • @sihaamabdirisaq2204
    @sihaamabdirisaq2204 Před 3 lety +1

    Masha allah jasakallah xbbtyey allah haku barakeyo🙏🥀

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Shukran xbbti ❤❤❤❤❤❤ kuligeenba aamiin 🥰🥰🥰

  • @luluadam4728
    @luluadam4728 Před 2 lety +2

    Asc abaayo midka kaniinka ah intee in la eg ayaan kacuni karaa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wcs xbbti, way ku qoran tahay mid kasta inta laga qaadanayo, kaygan 6 xabbo ayaa hal mar laga qaadanaya 💖❤🥰

  • @abubakarumu8798
    @abubakarumu8798 Před rokem +1

    Asc wllo hooyo nuujineeso iyo mid uur leh maqadan karaan

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před rokem +1

      Wcs haa way qaadan karaan laakiin maraqa ayaa kaaga fiican oo aad cabto waayo collagen dabiici ah ayaa ka buuxda

  • @rodajameyusuf9654
    @rodajameyusuf9654 Před 3 lety +1

    Masha allah keep going

  • @xafsadigale8031
    @xafsadigale8031 Před 3 lety +1

    Pls lanbar aan kaal soo xidhiidho ii sheeg inaan kaa faaidaysto oo aan waxkaa barto baan rabaaye

  • @lailaismail1317
    @lailaismail1317 Před rokem

    Wll bahasha timihu ugu baxeen magaceed

  • @guudonqali5088
    @guudonqali5088 Před 2 lety +1

    Masha allah

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      Shukran Gudoon qaali, welcome 🙏 wllo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmocabdi4876
    @najmocabdi4876 Před rokem

    Waan u bahanahay mogdisho joga halke ka helaa abyo plz isheeg

  • @dekaabdirizak5947
    @dekaabdirizak5947 Před 3 lety +2

    Maansha allaah walaalo waad mahadsantahay saad noogu faaidaysay subscribe waan kuusaaray iyo 👍 waadna istaahishaa saad walalahaa ugu faa idaynaysid salaam huuno horay usoco 👏👏👏👏👏😇❤️❤️❤️

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Soo dhowoow Deka wllo 🥰🙏♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️♥️💯💯💯🥰

  • @nasracali4918
    @nasracali4918 Před 2 lety +1

    Asc wll asiya qanbiiga kusalamay wllo 2malmod ayan kula socday fiidyawga hada

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Nasra wllo masha Allah xbbti welcome 🙏 kusoo dhowoow gacmo iyo qalbi furan xbbti shukran ❤🥰🌹🤲

  • @safiaofficial7074
    @safiaofficial7074 Před 2 lety +1

    Ajar badan (Allaha) kasiiyo mcn

  • @naeem4091
    @naeem4091 Před 2 lety +1

    Lindhananta malugu badalankara kaninga vitamin ciga badalkisa abyo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Haa waad ku bedelen karta lkn liin badan ayaa u dhiganta xabbada vitamin C ah

  • @nazraabdi458
    @nazraabdi458 Před 3 lety +1

    No so samee college midka guriga laga sameeyo. Thnxxx qali

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Waan sameeyay video-gaa ka daawo link-ga hoos ku yaala
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @fatuuxmahamed3394
    @fatuuxmahamed3394 Před 3 lety +1

    Maansha Allah wllo wllhy wax fiicanbad kasoo hadashay noo soo badi vitamins ka

  • @qaaliaadan9982
    @qaaliaadan9982 Před 3 lety +1

    Asc wllo waxa jira collegen plus vitaminC. Ah markaa kaa k wrn hadan isticmaalo isku jira

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Hore si faahfaahsan waan uuga hadlay arinkaas collagen iyo vitamin C ee ka daawo channel-kayga. Way fiican yihiin aad laakiin iska hubi inaanu FAKE ahayn ♥️🌹🙏

  • @kawsarsicid8645
    @kawsarsicid8645 Před 3 lety +1

    mansha Allah abayo mahadsanid abayo qaali

  • @fadumowarsame9828
    @fadumowarsame9828 Před 2 lety +1

    Maansha alaah

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Shukran xbbti 🙏🌹🙏🌹🙏🌹🙏🌹

  • @muniiromohamed5235
    @muniiromohamed5235 Před 3 lety +1

    Mansha ala wll xageen kaalasoo xiriirnaa waan rabay collagen

  • @riyakmohamed5973
    @riyakmohamed5973 Před 2 lety +1

    Mashallah abayo asiya ma umalenenin gawar san udagan oo sharaxadaha qima badan aya nalasowadagtay ilahay qer badan haku siyo manta aya igu horeyso channel kada allah kubarakeyo abayo mcn 🥰🥰❤️

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Riyak xbbti welcome 🙏 😘 🥰🥰🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

    • @user-qv8lk4dd8w
      @user-qv8lk4dd8w Před 9 měsíci

      Masha allaah walaashey qaali shugran

  • @maryancabdi6677
    @maryancabdi6677 Před 2 lety +1

    abaayo side logu sameysta gurkha lacak mahesane

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Link-ga hoos aan kuugu soo diray riix oo ka daawo sida guriga loogu samaysto xbbti 💯🙏🌹❤
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @mumtazhussain9879
    @mumtazhussain9879 Před 3 lety +1

    Dr la,aan ma isticmli karo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Haa xbbti waad isticmaali kartaa Dr. La'aan of course ❤❤❤❤❤❤❤

  • @africanqueen2394
    @africanqueen2394 Před 2 lety +1

    Abayo wan ku faraxsanahay inaan channalkaga aan helay waxay rabay inaan bilaabo collegen pls xagee kaso iibsatay adi xalaal collegen, mida kale kaniinka iyo mudada kee fiican o jirka dhaqso gala?

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +2

      Labaduba way fiican yihiin anigu budada ayaan jeclahay , hadaad dibedaha joogtid meel kasta waad ka heli karta, hadaad soomaaliya joogtid waa inaad cid u dirsatid, waa laga yaabaa inaan anigu keeno, kala soco channel-kayga CZcams-ka shukran xbbti 🥰❤🌹

    • @africanqueen2394
      @africanqueen2394 Před 2 lety

      @@AsiyasTVShow shugran habibti

  • @hanibile7305
    @hanibile7305 Před 3 lety +1

    Asc walal pharmacie maka helikaraa abayo europ qofka jooga mise website ka un ba lagahela . xageese kalasooxarira

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      🥰 website iyo Europe dhexdeedaba waad ka heli kartaa, WhatsApp kayga 0633012657 igala soo xidhiidh 👍🌹❤

    • @hibaaqabdirahman7921
      @hibaaqabdirahman7921 Před 2 lety

      @@AsiyasTVShow asc

  • @yaasiincismaan1491
    @yaasiincismaan1491 Před 2 lety +2

    Sadex waqti maan kalaqaataa mise lexdaba marbaan liqaa collagenta

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Subaxii safradda ayaa lagu qaataa lixdaba wllo, sidaas ayaa ku qoran oo aniguna aan ku qaadan jiray

  • @sahroali2761
    @sahroali2761 Před 3 lety

    Walal mcn ma isoo qoori karta magacisa viteminka lama arko mahat sanit

  • @umalkhairmaxamed1579
    @umalkhairmaxamed1579 Před 3 lety +1

    Thenkz edo lkn see lagu heli karaya

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Eedo qaar wadanka lagu iibsho way jiraan lkn kalsooni kama qabo, se waa la samaysan karaa, video danbe ayaan idinkula wadaagi sida guriga loogu samaysto ❤🌹🥰

    • @umalkhairmaxamed1579
      @umalkhairmaxamed1579 Před 3 lety

      @@AsiyasTVShow haa insha alle taas no so gali taasa no fudud

  • @liinomaxamed8832
    @liinomaxamed8832 Před 2 lety +1

    asc abyo mcn 26 bn jira ma qadan kara iso jwb pls serumkisa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      Haa qof kasta oo 20ka dhaafay wuu qaadan karaa collagen. 🥰🌹❤🙏

  • @fihimashekhcali437
    @fihimashekhcali437 Před 2 lety

    Aasiya wll waan ku mahad celinayaa marka hore markaxiga waxaan ubaahnaa in aan ismaqalo si aan su aalo ii khaasa kuu waydiiyo pls talefan kaaga igu caawi

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety

      Igala soo xidhiidh luuqa Instagram kayga hoos ku yaala
      I'm on Instagram as @asiyas_tv_show. Install the app to follow my photos and videos. instagram.com/invites/contact/?i=1rdcpzlx3k5cv&

  • @user-is5hh6ml5e
    @user-is5hh6ml5e Před 3 lety +1

    Ilahay hakaa abaal mariyo wllo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Ducadaada ayaa igu filan xbbti 🥰😘♥️😍🙏🌹🌹🌹🌹🌹

  • @naeem4091
    @naeem4091 Před 2 lety +1

    Asc abyo kaniniga maqadankara hoyo hur bil maqadankarta

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wcs nooca budada ah ee peptides ku qoran tahay ayaad qaadan kartaa, kiniiniga iska daa ❤🌹

    • @naeem4091
      @naeem4091 Před 2 lety

      @@AsiyasTVShow mahad sanid abyo

  • @dheemanluula9149
    @dheemanluula9149 Před 3 lety +1

    wll qofka miisankiisu inte leeg yahay ba logu talagalay

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Miisaan kuma xidhnaa ee maqaarka inuu giijiyo ayaa loogu talo galay, cid kastana way qaadan kartaa 🙏🥰🌹❤

  • @asmaqasim7259
    @asmaqasim7259 Před 3 lety +1

    Wll vitamin c du ma liin macanbaa misa waa kiniin bal halkaa isheeg wll qaali

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Kiniinku waa concentrated oo wuu awood badan yahay waa hadii uu yahay assal dabiici ah, qaarbaa ah mammal, liin macaanta iyo liin dhanaanta vitamin C waad ka helaysa lkn waa inaad badsatid.♥️🌹

    • @asmaqasim7259
      @asmaqasim7259 Před 3 lety +1

      Oki

  • @fatxiyamohamedsaid6022
    @fatxiyamohamedsaid6022 Před 3 lety +1

    Asc wll meel lagala so xidhiidho isheeg

  • @luluadam4728
    @luluadam4728 Před 2 lety +1

    Waa dooneynaa walaalo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Xbbti anigu ma iibiyo lkn qof dibedda jooga waad u dirsan kartaa 🥰❤💖

  • @mumtazhussain9879
    @mumtazhussain9879 Před 3 lety +1

    22yrs old jir ☹️

  • @Geejire
    @Geejire Před 3 lety +1

    Asc wllo hooyadey ayaa hargeisa joogta jilbaha iyo lafaha ayaa ka cabaneysa waxan raba inaan i biyo hadey anfaceyso iiso sheeg meesha lagala soo xidhiidhi karo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Wllo anigu ma iibiyo ee faa'iidada ay leedahay ayaa dadka lawadaagay, haa way anfici aad. 🙏🌹

    • @Geejire
      @Geejire Před 3 lety

      @@AsiyasTVShow haye wllo thnks in badan

  • @frau6191
    @frau6191 Před 3 lety +1

    walal callogenka inaan wax ku shido miya mise shahayga waan ku darsan kara?,?

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Shaaha iyo coofiga iyo biyyo kulul iyo sharaab aad shiidatto intaba waad ku darsan kartaa👍🌹

  • @asmaqasim7259
    @asmaqasim7259 Před 3 lety +1

    Wll nookeen adigu

  • @rahmoruun7850
    @rahmoruun7850 Před 3 lety

    Waa sax wallaal

  • @faizthabet2171
    @faizthabet2171 Před 3 lety +1

    Abaayo labadaba meysla qadataa labadanocee aad heyso hada

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Maya xbbti ee marba nooc ayaan dhamaystaa oo wakhti dheer ayaan ka nastaa inta nooca kale anaan bilaabin.

  • @ibtisaamg3950
    @ibtisaamg3950 Před 2 lety +1

    Hargeisa ayan joga wll e sidan u gelikara adigo mahadsan

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Wllo cid dibedda joogta waa inay kusoo dirto, Hargeisa lagama helayo 🙏🌸❤

    • @ibtisaamg3950
      @ibtisaamg3950 Před 2 lety

      Wad mahdsantahay wll mcn cid aye shaqadoda tahaye hadad garanayso o fayido sarta iguso xidh wll si an lacagta uguso dirsado 😍

  • @iamproud7936
    @iamproud7936 Před 2 lety +1

    Walal wax hurdada xaawiya oo dabiiciya iso sheeg

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Maantadan ayaan duubayay video-gii hurdada ee fadlan sug oo yaanu ku dhaafin ❤❤❤❤❤❤

    • @iamproud7936
      @iamproud7936 Před 2 lety

      @@AsiyasTVShow mahadsanid qaali badan

  • @yanura2512
    @yanura2512 Před 3 lety

    Asc isoodhaweeya waan cusubanahay

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Welcome Nura 🥰🥰❤❤❤❤❤❤❤🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹😘💋😘💋😘💋😘💋😘💋😘💋😘💋

  • @sahroibrahim2455
    @sahroibrahim2455 Před 2 lety +1

    Please nabar

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 2 lety +1

      Iink-ga hoos ku yaala ka daawo sida loo sameeyo collagen 🙏❤
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @MohamedAhmed-kj5ld
    @MohamedAhmed-kj5ld Před 3 lety +1

    Asc
    Lkn waxa ku qoran in aad qaadato 2 xabo maalinta

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Wllo kan aan anigu hayyo iyo kuwa kale oo badan waa 6 xabbo ayaa ku qoran maalintii in la qaatto, adiguna ma khaldanid ww kaad aragtay waxa laga yaaba inuu yahay concentrated oo 1 xabbo u dhiganto 3 xbbo. Way kala awood badan yihiin.

  • @suaadmohamed5647
    @suaadmohamed5647 Před 3 lety +1

    Side baan ku ogaan kara ibta jidhkaygu u baahanyahay adoo raaliya?

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Nacam maa inta vitamins jidhkaagu ubaahan yahay ayaad ujeeda sidaad ku ogaan lahayd? Waa inaad dhakhtarka utagtid kadib lagaa qaado dhiig oo la shaybaadho waxa kaa dhiman

  • @NimoDH1
    @NimoDH1 Před 3 lety +1

    Laba spoon ama malqacdood haka badsina. 20g maalintii aad u baahantey. 10g ama 20g

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Haa 10gm weeyaan qofka iska yar wali laakiin hadba da'da qofku joogo iyo siday jidhkiisa collagen-tu uuga dhamaatay weeyaan, 10gm-50gm inta u dhaxaysa waa la qaadan karaa oo dhib kuma jirto.❤🥰🌹

    • @NimoDH1
      @NimoDH1 Před 3 lety +1

      @@AsiyasTVShow walaashey adigu wajigaaga wuu yaryahey mashaAllah haiska badin.

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Shukran xbbti 💋💋💋💋💋💋💋💋💋💋❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ sidaa aan video-ga idiinku sheegay ayaa iga run ah oo anoo haysta ayaanaan haleelinba, 😘☺🥰 markaan yara gaboobo ayaan isku daldali 😁😂🤣

    • @NimoDH1
      @NimoDH1 Před 3 lety +1

      @@AsiyasTVShow lol wa sidaaa 😆

  • @ubaxdiiriye2261
    @ubaxdiiriye2261 Před 3 lety +1

    Asc wllo noo soo gali sida loosamaysto collaginta adoo raalia

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Wcs Ubax, xbbti waan soo dajiyaye ka daawo channel-kayga CZcams ka 🥰 😅

    • @ubaxdiiriye2261
      @ubaxdiiriye2261 Před 3 lety +2

      @@AsiyasTVShow mashaa allaah qaali hye shkrn allaha ku barakeeyo

    • @ubaxdiiriye2261
      @ubaxdiiriye2261 Před 3 lety +1

      Mcnto kan,Asiya's tv show,ma ahee channel ka youtka,waa iisoo bixi,waayey,mxaa,ku qodhan,ani waaan cusbahaye

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety

      Ubax link-ga hoos ku yaala ka daawo
      czcams.com/video/HHAhmi08300/video.html

  • @dheemanluula9149
    @dheemanluula9149 Před 3 lety +2

    Waxay tidhi qofka hadu miisankiisu yaryahay ma qaadan karo hadu bada yahayna ma qadanayo

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow  Před 3 lety +1

      Taas waligay ma maqal cid ku takhasustay oo waxaas ku hadlaysana maan maqlin, miisaan shaqo kuma lahaa ee caruurto kale uuma baahnaa waayo jidhkooda ayaa sameeya dadka ubaahani waa cidii ka wayn 25 amma 30ka kawayn, gaar ahaan dadka mQaarkoodiii uu bilaabay inuu muujiyo tayyo darro amma kaga hor tagaya gabow soo degdega ❤🌹🥰

    • @shukraansaid2276
      @shukraansaid2276 Před 3 lety

      @@AsiyasTVShow abayo somalia malaga helaaaa abayo ila so hadal

  • @ayaanbilan2251
    @ayaanbilan2251 Před rokem

    Vitamin d miyuu maxaa lala qaataa

  • @princessnawal5623
    @princessnawal5623 Před 3 lety +1

    B complex kaso hadal abaayo