MAXAY U CAAWİN WAAYEEN FALASTİİN?

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 28. 08. 2024
  • Channel-kani ANNAGA PRODUCTİON waa chanelka ugu wayn ee bahda Annaga Media, Waxaan kusoo gudbinaa Chanelkani mowduucyada kala ah;
    1-Science-ka
    2-Poltical Analysis and strategy (Si joogta ah)
    3-Diinta İyo Sayniska (Burburinta Shubhooyinka Sayniska).
    4-Psychology
    5-Tafsiirka Quraanka oo Afsomali keliya ah.
    Mowduucyadani iyaga oo xagalo kala duwan, Ayaad Chanelkani ku daawan doontaa. Si joogta ah ayaadna Chanelkani muuqaal ugala soo socon kartaaa, Haddii aad tahay qof daneeya mowduucyadani waxaa uu kanaalkani uu muuqdaa mid aad wax badan ka faa'idi doontid.
    Waxaad siddoo kale aad nagala soo xiriir kartaa; www.facebook.c...

Komentáře • 61

  • @runneymohamedomar5237
    @runneymohamedomar5237 Před rokem +11

    Inshallah mar dow yuhuuda walakasari doona nasri iyo guul Aya rabikena kasugeyna intas hortedha waan iska samreyna

  • @cumarkeeyow91
    @cumarkeeyow91 Před rokem +21

    Allahay gargaarkiisu waa dhawyahay insha Allah reer palestine

  • @ahmedkikofficial1268
    @ahmedkikofficial1268 Před rokem +5

    Zxp hadal ka markaad bilabay waxad tiraah daa leik iyo sheeer iyo subascribe isaara dheh waa wax Badan oo faido ah ayaad noo soo gud bisaa Tankis legend

  • @shaakirmohamed1317
    @shaakirmohamed1317 Před rokem +13

    Wllhi xaley ayaan ku riyoonaayey anoo qudus ku tukanaaya walibaatana ku dhex afuraaya aniga iyo somali badan iyo carab
    Lkn gaalo maamusho
    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 waan ka xumahay

    • @drsocial6889
      @drsocial6889 Před rokem

      War goormee aadnaa

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN Před rokem +1

      😂😂😂ramadanka xiga hada dagal aa kajire 😂

    • @ADAN-XSN
      @ADAN-XSN Před rokem +1

      Ani xita wankaxumahay shaakir row 😢

  • @AbdullahiAbdisalan-fk4cd

    M.a sxb mahadsanid dadaalkaaga.😍😍

  • @user-bz7ed8hf2n
    @user-bz7ed8hf2n Před 25 dny

    Allaha ugargaara falastiin nasrika alle waa dhowyahay 🥺🤲🤲🤲

  • @rijaaltaajiray419
    @rijaaltaajiray419 Před rokem +7

    Ustaad wxaad ka soo hadasha arinta ka taagn tunisia io marocco ee africanta madow ku qul qulayaaan si ay ugu tarmaan carbta africa dgan

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Před rokem

      Waxaas ayagaa sabab ka dhigaya Oo u laayaan. Madowga wadankooda jooga.

  • @sagalahmed9585
    @sagalahmed9585 Před rokem +4

    Illahow yahuuda iyo wixi hishis lanoqda duleey oo dhulka lajar🤲

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 Před rokem +2

    Walaal qiimo badan ilaahay swt ha ku xifdiyo ❤️

  • @rahomed3672
    @rahomed3672 Před rokem +6

    Allah akbar

  • @alsiisiabdi441
    @alsiisiabdi441 Před rokem +2

    insha allah falastin way xuroowi🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @mohamedeirow1638
    @mohamedeirow1638 Před rokem +3

    Cajiib ;, thumbnail- ka waxaa saaran Bishaar Al asad , Ma isagaa muslimiin ugargaaraya , waa kan walaalihiisa suuriya 3 boqol iyo kumanaan ka laayay.

  • @maxamedsiyaadsaciid6460

    Insha Allah guud muslim

  • @saidharedaden1424
    @saidharedaden1424 Před rokem

    Golden voice

  • @updifitahcraxmaan3011
    @updifitahcraxmaan3011 Před rokem +2

    Two 😊

  • @Ahmedali-gw7xm
    @Ahmedali-gw7xm Před rokem +2

    Soomaaliya waa falastiin kale dhulkooda itoobiya iyo kenya baa heeysato Yemen iyagane waxeey naga heeystaan jasiirad Caan ah oo ku taalo badda.

    • @Dramaeditings
      @Dramaeditings Před rokem

      War horta Maalin walba dhulaa nalaga heystaa maxaad u jirtaan. Kan Aad hadda xukuntaan horumariya. Oo shabaabka la xureysta.

  • @suleekhafarax3686
    @suleekhafarax3686 Před rokem +2

    Falastiin waa wadan aan hub haysan😊😊

  • @user-dt6mc3qp6e
    @user-dt6mc3qp6e Před 10 měsíci

    War wadamada carbeed oo ka
    Aamusan xasuuqa faLastiin
    1 weeyku faraxsanyihiin
    2 waa wada naago uu mareeykanka waso xaraanta
    War carab majirto weey udhamaatay waa wada dhuLiyaaL gaaLada udaba daqaan nijaasooyinka
    3 WaLee carabteeni hore oo
    Asaxaabaha carab kama harin,, carabta maanta jogaan waa
    Wada dhuLi yaaL waa wada meyd nacasiinta
    War wax carab Ladoho maba jiraan maanta isLaam nimadooda waa gaasir
    inteey sacuudiga ogu horeeyso
    waanbo ka yaq yaq sinayaa
    inaan daho waa isLaam wllhi

  • @Libaxbaded
    @Libaxbaded Před rokem +1

    Allah ha mideeyo anagana Allah na mideeyo

  • @caahimacalinfaarax6277

    M, a Allah ha kuxafido ustaad

  • @fahadhussain1656
    @fahadhussain1656 Před rokem

    Mansha allah tanks

  • @mohammedahmedkayzezalafi-7575

    Labadaooda koxood haday midooban wax wayn bay ka badi kartaa taasna waxay ku heli karaan kaalmo hoose ah oo dhinaca musliminta uga timada

  • @CnaasirRaxmo
    @CnaasirRaxmo Před rokem +1

    Waa laga saari doonaa hadii uu alle idmo

  • @power1774
    @power1774 Před rokem +2

    First❤❤❤

  • @carafaadcabdiraxmanmaxamed1219

    Sax sxp wa su,aal muhiim ah❤

  • @ahmedkikofficial1268
    @ahmedkikofficial1268 Před rokem +2

    Asxaabta subascrib u sara janalka

  • @mohamedjuneyd9372
    @mohamedjuneyd9372 Před rokem +1

    Mar badan ayan isweydiy ani shakhsi ahanteyda

  • @AdnanSaami-gp2qp
    @AdnanSaami-gp2qp Před rokem +2

    ❤❤❤❤❤❤❤masha allah Ramadan kariim ❤❤❤❤❤❤❤😂😂

  • @ibrahimmohamed2153
    @ibrahimmohamed2153 Před rokem +1

    Mashallha wll waxaa no so raadisa xokta madaxda Israel iyo kuwo Somalia

  • @ibrahimhassan4433
    @ibrahimhassan4433 Před rokem

    Carab iyo yahuuda waa is ku mid labaduba waxey ka soo horjeedaan illahey waxay caabudaan sheydaanka illahey kulugood uma baahno cadaab xun ayey la kulmayaan mar dhaw

  • @abdullaahihussein3800
    @abdullaahihussein3800 Před rokem +1

    Wlhi been maad sheegin mar walban isweydiyaa suashaas 😢

  • @hamsa_sancaani752
    @hamsa_sancaani752 Před rokem

    Go forward 👏 💪 ❤

  • @AhmedHassan-di6vb
    @AhmedHassan-di6vb Před rokem

    Kuguma raacsani,
    Carabtu waa fuley,

  • @AxmedAli-qy6vw
    @AxmedAli-qy6vw Před rokem

    Alle ha u gargaaro

  • @hassanplack8855
    @hassanplack8855 Před rokem +2

    Uztad wxan ka codzanaya ina civil eng KAZo hadazho xog iga zii muztaqbalka facultgan uztadhdzanid

  • @queensundus1115
    @queensundus1115 Před rokem +1

    Video gaan kan. Ka. Horeeyey mxaa uxirty😢

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Před rokem

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdullahisiyaad4769
    @abdullahisiyaad4769 Před rokem

    Alahu akbar

  • @mahamudh6983
    @mahamudh6983 Před rokem +1

    Mxy caawin iyagaaba u lug qabanaya cadawgee
    Maandhoow iga daa carabi waa naage

  • @mohamedjamac64
    @mohamedjamac64 Před rokem

    Midowga soviet hoggaamiyayaashiisa miyaanay yahuud ahayn

  • @mukhtaarciise2585
    @mukhtaarciise2585 Před rokem

    Ururka fatah waxa maamula rag mossad la shaqaysta sida mohamed dahlan oo gacan ku lahaa shirqoolkii yasser arafat

  • @noorwarsame
    @noorwarsame Před 9 měsíci

    Adunyo waxan isga dhaafay margi iraq iyo lipiya kesiyaashi islaam ugacan galeen cadowka Allah ka furtay talo waxey haboneed marki iraq lagu dulaaye iney caalamu islaam o dhan iney midobaan kana qeeb kalaan dagaalka cadowka Muslim ka ushi walaalka lagu garaaco adna wa gusuge nabe balaayo intey ka maqantahay walaalka ayey gu maqantahay ogow carabey

  • @newassong7535
    @newassong7535 Před rokem

    70 sano aya la gumadoyaa falastiin lakin kuwa qalijka kursi bis ayey fiirsadan iyagaba ah yahuud madaxdas

  • @ADAN-XSN
    @ADAN-XSN Před rokem

    👍

  • @cumarcabdisalan4223
    @cumarcabdisalan4223 Před rokem

    Wllyal sual idin wediye Iran carab miyaa

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Před rokem

    Asc❤❤❤❤❤asx❤❤❤❤

  • @abdimalikcadde3826
    @abdimalikcadde3826 Před rokem

    Asx❤❤❤12❤❤❤❤

  • @caadilmusdhaf8129
    @caadilmusdhaf8129 Před rokem +2

    falastiin alah u gargaro

  • @abdimaxumed5929
    @abdimaxumed5929 Před rokem

    Dhooni qaatayaal ayey nuqdeen carabta

  • @karlesk6498
    @karlesk6498 Před rokem

    Waa dhibta somalida haysata oo dalkii iyo dadkii somaliyeed loo kala qaybshay gobolo oo anay isku gurman karin dhexdooda colaad la dhigay oo cadawad godii gees illaa gees gaygii somaliyeed saldhigtay oo kuwii gumaysan jiray iyo kuwa dhulkooda xooga ku haysta loogu shegayo in ay yahiin saxibo ama dad cawinayo umada somaligalbeed xagebay ka dhacday in nin dhulkadii iyo xoog ku haysto in uu walaal ama saxib kuu noqdo

  • @atloss516
    @atloss516 Před rokem

    Syrisa iyo lebanon kasoo hadal dagaal ee ku qaaden