Maryan Mursal Ciise oo aan waydiiyay fankii inay ka baxday iyo inkale maxay iigu jawaabtay?

Sdílet
Vložit

Komentáře • 111

  • @hodanelmi2958
    @hodanelmi2958 Před 3 lety +36

    Allow ka madoobey fanka, Allah cafimad degdeg ah ha siiyo mama maryam Mursal 🌷😘

  • @abdifatahshiine4278
    @abdifatahshiine4278 Před 3 lety +20

    Mama Maryam Mursal Ciise Bootaan Allah haku caafiyo hana kaa madoobeeyo “ilaahay gafkeena iyo geerideena makulansiiyo”

  • @cusmanabdulle
    @cusmanabdulle Před 2 lety +3

    Maama qaaliyaa oo aad ujecel wadankeeda 🇸🇴 iyo wadaninimada waa alla maama mcn kujecliyaa oo kugu xasuusi ogiyaa ''somaali u diida ceeb naftiina u diida caay '' alloow cimri dheer iyo cibaado suuban haku siiyo hooyadeen soomaliyeed amiin . Again i love you maama maryan mursal ciise bootaan ♥️🙏🏽👈

  • @SuperExcuse
    @SuperExcuse Před 3 lety +7

    ilaahow caafiimaad sii 🙌 waa hooyo soomaaliyeed qiima leh noolow

  • @jikadanora4023
    @jikadanora4023 Před 3 lety +28

    Asc waxaan ahay hooyo soomaleed oo yutub cusub furatay oo cunto karin ah waxaan kaa codsanayaa in aad isaacido aniga oo fiirsaday barnaamijka aad dadka ku saacideeyso jazaka allahu kheeyran guul ayaan kuu rajeeynayaannnnnnnnnnnnn

  • @batulaisse2844
    @batulaisse2844 Před 3 lety +9

    Maryan Mursal Ciise
    Qalbiga ayaan kaa tabahayey Allaha ku caafiyo
    waa gabadhi iigu horeeysey ee left isiisey waxay iga qaadey Isbitaalka xooga hortiisa noolow Maryan.

  • @cabdiqadirmuxumed6403
    @cabdiqadirmuxumed6403 Před 3 lety +4

    #Maryal_Mursal_Ciise masha allah #Fananad_Qaliya Alaha ku cfyo #Maama_mcn 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @fartundahir1380
    @fartundahir1380 Před 3 lety +5

    Mom Maryam waa qof qalbi fican alle ha caafiyo famkana haka madobeyo oo khyr Haku hanuunsho

  • @FLadeee
    @FLadeee Před 3 lety +7

    Oh mansha allaah mama maryan mursal ilahay haku cafiyo waa qof wacan we love u❤❤❤🥰

  • @trumpppl2024
    @trumpppl2024 Před 3 lety +2

    Moma maryan mursal cise botaan illaahay caafimaad iyo cimri dheer inshaa allaah

  • @kyniyod620
    @kyniyod620 Před 3 lety +2

    Masha Allah mum Marian Morsal long life.

  • @nafizayareyofficial8199
    @nafizayareyofficial8199 Před 3 lety +6

    Allow Ku caafi moma Aaad baan kuujeclhy wlhi😭😢 Allha danbi dhaaf Alle hakaaga dhigo Caafio❤

  • @qeyrtoqeyre6951
    @qeyrtoqeyre6951 Před 3 lety +3

    Mama Iska daaaa fanka plz ka tobad keen waqtigaga wuu dhamaday ilhey cimri wuu ku siyay ka faidedyso waqtigaga ilhey haka madobeyo

  • @ahmedadan1396
    @ahmedadan1396 Před 3 lety +1

    Guddoomiyihii Sanadka Soomaliland Saleebaan Waa is casiley. Maryan Waxaa la Joogaa Wawtigaad ka Fariisan lahayd Fanka iyo Towbad Alle. Labadiinaba Caafimaad iyo Danbi dhaaf Alle ayaan idiin rajayn. Amiin

  • @muhuyadiin7837
    @muhuyadiin7837 Před 3 lety +3

    Marwalba waan ku jecelahay mama Ilahay cibrigaga ha dheereyo khatumadana khayr Allah kugu khatimo.

  • @Yfarah1
    @Yfarah1 Před 3 lety +2

    Wow 🤩.... we love you. I pray I see you before we depart this world

  • @khalidnoor2976
    @khalidnoor2976 Před 3 lety +3

    Ooh sorry mamo Maryam muse
    Allah hakucafiyo hooyo mcn
    Allahuma ameen

  • @abdishakurabdi5190
    @abdishakurabdi5190 Před 3 lety +1

    Magaalo dhan buu masruufijiraye, allow mursal Ciise sooceli. Sidaasa ladhihijirey aabeheed jaceyl looqabo, haatan ayadana waxaan leenahay quluubteeney rusheynjirtaye allow maryan mursal noocaafi

  • @AH-xq8et
    @AH-xq8et Před 3 lety +3

    Wlhi fanaan somali waa kan saa u dayacan bal maxey ka dheefeen aan danbi iyo darajo la'aan ka aheen maamo iskaga bax fanka danbigaada allaha dhaafo iyo keenaba allow kaa madoobee

  • @maryanmmm7340
    @maryanmmm7340 Před 3 lety +2

    Masha Allah 🏆 🥇 👌 🥀

  • @CashaCllaHi-ie7qv
    @CashaCllaHi-ie7qv Před 7 měsíci

    Wey maamo mcn alleh caafimaad taama haku siiyo ad iyo ad ku taagera m.a❤❤❤❤

  • @amranmaygaag
    @amranmaygaag Před 11 měsíci

    Aaaamiin aloow kaa madoobe maamo alaha caafimaadka ku siyaadsho isha alaah mamo aan aad ujeclahay

  • @samatarmumin6655
    @samatarmumin6655 Před 3 lety +2

    Masha allaah mamo maryan mursal ❤️

  • @AliKhan-sq9iz
    @AliKhan-sq9iz Před 3 lety +2

    Alaha caafiyo mm maryan

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 Před 3 lety +1

    Mama xajka aaad oo fanka ka tanaasul inzhllh alle haku caafiyo

  • @xilkascade
    @xilkascade Před 3 lety +1

    Maama mursal cilaaj tag quraan isasaar waad caafimaadi inshalh

  • @shukridirie8518
    @shukridirie8518 Před 3 lety +2

    Illahow caafi oo qeer sii...mamo wadani ah.😍😍😍😍

  • @shamiscusmaan9948
    @shamiscusmaan9948 Před 3 lety +1

    Mansha allaah

  • @abdiazizmaxamed2629
    @abdiazizmaxamed2629 Před 3 lety +2

    Maashaa allah mama maryan mursal ciise botan

  • @bahjacadeey1950
    @bahjacadeey1950 Před 3 lety +1

    Alle ha caafiyo maamo maryan mursal

  • @abdirashidelmi4201
    @abdirashidelmi4201 Před 3 lety +1

    allahuma yashfik allahuma cafii aamiin

  • @Imraan53
    @Imraan53 Před rokem +1

    Allah ka madoobeyo wa 73 jir😢❤

  • @farhanhagi4764
    @farhanhagi4764 Před 3 lety +1

    Ilahay cafimaad sariic ah ha ku siiyo

  • @soudyha6925
    @soudyha6925 Před 3 lety +3

    Allaha ku caafiyo waan jeclnahaye

  • @idilidriss9826
    @idilidriss9826 Před 3 lety +1

    Amin

  • @dadirkhasare8033
    @dadirkhasare8033 Před 3 lety +1

    Msh allah allah ku cafiyo xanunkag nee dambi dhaf allah kaga dhigo fanka nee waxa ficn mah msh allah niyad Ma xuma maama mcn

  • @farhiahirsi1496
    @farhiahirsi1496 Před 3 lety +2

    Mam illaahay haku cafiyo waanku jeclahay mam.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 Před 3 lety +1

    Masha Allah maryan mursal, salaan sare

  • @arraweellohasan3996
    @arraweellohasan3996 Před 3 lety +1

    ilaahay ha caafiyo hooyo maryam mursal ciise

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 Před 3 lety +1

    Alla ha caafiyo waamaamo soomaaliyeed oo soomaalinimadu kuwayntahay anana waa jecelahay allaha caafiyo

  • @umusabir4121
    @umusabir4121 Před 3 lety +1

    Allah ku cafiyo mamo

  • @fahmohaji7104
    @fahmohaji7104 Před 3 lety +1

    Ilahey ha ku caafiyo maamo

  • @simranqurux595
    @simranqurux595 Před 3 lety +3

    Ilove u so much mamo maryan alow ku xafid 🙏💗❣💯🙋‍♂️🤲💘✈🤍💙🤍💙✈🥀💘❤

  • @hudachanel2495
    @hudachanel2495 Před 3 lety +2

    Asc my people subscribe isara yutub chanel keyga 🙏

  • @khalocr7183
    @khalocr7183 Před 3 lety +1

    Wlhi mamada xigmad eeh ku hadashay cuz first markeey soo kaleysay fanka qof ey kala tashaday ma lahan malinta eeh fanka ka baxdayna uma bahna inaa qof bini adam ah la wadagto just u qira waxa eey fanka somaliyeed u qabaday allaha na kucaafiyo danbi dhaaf allaha kaga dhigo mama we love you and i love you😍😍😍🥰

  • @qalideeqo7472
    @qalideeqo7472 Před 3 lety +2

    Asc masha Allan niinyohoow nasiibadaniid walahi biilahi waxad lajoogar maryan muse ciise 💐💐💐

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 Před 3 lety +2

    Alaha kucafiyo

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 Před 3 lety +1

    Niyad uma haayo fan danbe hadey tiri qalaas qofna haduu xanuunsadey xoogii hore ma jiro inaan sheego ma jecli waqtiga ka fariisanayo tiri ilaahey haka madoobeeyo mama maryan dad badan hore oo dhihin fankii waa ka fariisaney hadana iska dhaafa jiro

  • @nimosuleiman9493
    @nimosuleiman9493 Před 3 lety +1

    Allah ha ka madoobeeyo

  • @lilraygun2420
    @lilraygun2420 Před 3 lety +3

    Miskiin rabi ha soo hanuuniyo hana caafiyo amiin

  • @alimohamed9107
    @alimohamed9107 Před 3 měsíci

    GABDHA BADAN OO SOOMAALIYEED BAA KAA CULERS WEEN MAMA MUSAL LEGEND BAA TAHEY

  • @user-dd7kd4tu7v
    @user-dd7kd4tu7v Před 3 lety +6

    walaalomaryan waxaan aniga kudhihi lahaa iska daa fanka wax gul lagu gaara maahan waa wax cadab aakhiro lagu mutaysta iska daa

  • @fartun9503
    @fartun9503 Před rokem +1

    Maryan cadey❤

  • @hoodoismacilhoodoismacil7551

    Alle hakaa madoobeeyo fanka se jaaniska ka faaidayso maamo oo iskaga bax

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 Před 2 lety +1

    Maama qaran iga dheh illaahey ha ku caafiyo

  • @umurayanchannel6559
    @umurayanchannel6559 Před 3 lety +1

    Masha Allah Allah ha caafiyo subscribe wakusaray adna iisar wll

  • @ayana902
    @ayana902 Před 3 lety

    Mashallah ilahey ha caafiyo 🤍

  • @soolmediainc49
    @soolmediainc49 Před 3 lety +1

    Maamo maryan waa fanaanad qaran

  • @qadrocbdulahi7442
    @qadrocbdulahi7442 Před 3 lety +1

    Amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin ale hakamadobeyo mamo maryan fanka

  • @XudeyfaYare-ep7xz
    @XudeyfaYare-ep7xz Před 5 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mohammedmanann9977
    @mohammedmanann9977 Před 3 lety +1

    Mamada ilaah ha caafiyo

  • @Samira-Hassan124
    @Samira-Hassan124 Před 3 lety +1

    We love you mmcb

  • @omarhussien8958
    @omarhussien8958 Před 3 lety +2

    Macallimada fanka,Allah kaama madoobeeyo fanka.ajir mooyee dembi maadan sameyn.ka hanuuni dhallinyarada.

  • @fadumomayow7659
    @fadumomayow7659 Před 3 lety +2

    🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻✋🏼🇸🇴❤️👈🏼

  • @rajochannel5671
    @rajochannel5671 Před 2 lety

    🥰🥰🥰🥰

  • @horusocodfilmsandvilogs2761

    HADAY GEERI BERYO KA WARWAREEGTO GABOW AYAA SINA KU DEYNEYN

  • @mukhtaaryare8748
    @mukhtaaryare8748 Před 3 lety +2

    Franka way ku jirtaa wayna ogtahay inuu xaaraan yahay iyada iyo axmed cali ciyaal waa reer Galkacayood jixin jixid lama yaqaan iyo isjilcin Balo ku dagtay Galkacayo

  • @deeqoali57
    @deeqoali57 Před 3 lety +2

    Maryan wa isbadashe alaha caafiyo miskiin dhuunta maxa oga duuban alaha caafiye

    • @user-pp4ze5mu3g
      @user-pp4ze5mu3g Před 3 lety

      Mask armuu yahay

    • @deeqoali57
      @deeqoali57 Před 3 lety

      @@user-pp4ze5mu3g ha wa is iri mardamban fakaray alaha cafiyo miskin qurbo iyo jiro ba helay

  • @haykalabdirahaman4127
    @haykalabdirahaman4127 Před 3 lety +1

    indhaha shacabka, salaanta naga gaarsii maryan mursal

  • @mohomedxashi5286
    @mohomedxashi5286 Před 3 lety +1

    Allow cafmd taam ah ku sii hooyo

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 3 lety +1

    Fanaan kheyr ma laha...

  • @AbdirisakRaska
    @AbdirisakRaska Před 2 lety

    Alloow maamada caafimaad sii

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 Před 3 lety

    ASC maryan. Mursal

  • @sabadm5371
    @sabadm5371 Před 3 lety +1

    Manshalaah maryan mursal talefonka ku soqora halka

  • @duwane31duwane3
    @duwane31duwane3 Před 2 lety +1

    Number mamo mahelikarna wll qalii

  • @sadam1318
    @sadam1318 Před 3 lety +1

    ilahay ha casfiyo mamada allahana ka soo hadeyo fanka

  • @simanabdulahi5126
    @simanabdulahi5126 Před 3 lety

    maamo maryan dadka jecel aniga ka mid ah aad baan u jeclahay hoyo nolow caafimad taam ah allaha ku siiyo

    • @indhahashacabka9003
      @indhahashacabka9003  Před 3 lety

      Mahadsanid

    • @simanabdulahi5126
      @simanabdulahi5126 Před 3 lety

      @@indhahashacabka9003 walal markale hadad aragto maamo maryan igu salan wlahi waxa u jeclahay sida waalidkeyga o kle wana fanaanad xudunteenu meel ku wada duugan tahay rer mudugnimo

  • @mahdimaxamed8769
    @mahdimaxamed8769 Před 2 lety +1

    Meel beeshinka lagu dhaqaaleeyo😆😁😆😆😆😁😁

  • @bashiirnur
    @bashiirnur Před 3 lety +1

    Ala mamadan jecliya kartida iyo somali jaceylka allow u danbi dhaaf

  • @milgoibrahim8719
    @milgoibrahim8719 Před 3 lety +1

    Caafimaadka Alle ha kuu siyaadiyo.

  • @gaasiranagye6178
    @gaasiranagye6178 Před 3 lety +1

    Kkkkkk 2 sano ha loogu daro meeshii beeshinkuu dhisayaye

  • @leylocookingofficial5623
    @leylocookingofficial5623 Před 3 lety +1

    bal.hadeey.naadiso.maxaa.ka.dhacayaa

  • @fatumaosman680
    @fatumaosman680 Před 3 lety +1

    Halkey kunoshahay mamadhan

  • @xuseenmoh9529
    @xuseenmoh9529 Před 3 lety +1

    Maamada.danbigeda.iyokawaalidkeed.ilaahay.hadhaafo

  • @user-uu4ub5er7q
    @user-uu4ub5er7q Před 3 lety +3

    Hadalka waa muhim in logudbiyo ciyalka oo loodhibo inad adiga istagto mar hadi weynato aba joogtid oo aadba udhalan dad udhalan oo bod iyo hadal maqlo oona sigudbiyo iyo dad alifikaro balse loomeldayo lahabeyo lesku mushqulin loofaristo loocamiro loodhibo si kala goni hadana ratib iyado sidoo loowada fadhiyo madadalo waa muhim anshax kudhehan

    • @ayaanxiis2231
      @ayaanxiis2231 Před 3 lety

      Mnsha Allah maamo marayan alle ha haku caafiyo

  • @zundusraaqiya4475
    @zundusraaqiya4475 Před 3 lety +1

    Wariyaha ama CZcamsrka codkaada mamaqalno sorry

  • @khalidahmed8050
    @khalidahmed8050 Před 3 lety

    suqdhaan foshaxun ALLAH hakacabsato

    • @mohamedyare1917
      @mohamedyare1917 Před 2 lety

      Khalid ahmed ale kacabso adiguba beri kamaalin baad doqoobeysaaye soo taagnaan mayside mudakale caadi uwaani macaybaad ugu jawaabaysa xishood nio war