MUNIIRA OO UUR MATAANO AYA LEEDAHAY DHAKHTARKA YIRI MAANTA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 29. 08. 2024

Komentáře • 81

  • @NaimaOsman-cq9rw
    @NaimaOsman-cq9rw Před měsícem +7

    Fst comments pink igu sharaf biscuit quruxow

  • @NUURUALYAQIIN
    @NUURUALYAQIIN Před měsícem +41

    Asc maxamedoow talo ayaan ku siinaya waxana ahy asxaabtaada waxana ku leeyahy soo cesho xaaskaaga maadaama ay mataano kuu wado rerkuna burburintiisa shydaanka ayaa ku farxa rerkaaga oo dhisnaadana waa qayb wayn oo kamid ah diintaada oo kuu dhamystirane soo cesho rerkaaga hadaad talo wax ka garanayso taasan kugula talin laha kun iyo kow jeerba

  • @shukrimahamed2146
    @shukrimahamed2146 Před měsícem +8

    War heedhe Ilaahay ku qaribye gabadha soo celi oo u naxariiso waa ilmahaaga hooyadeed nacas yahow ilmahaas yeysan qurbo Aabo la aan korin oo duurka kaa galin Muniiro uma maleynayo inay Diin kuu bareyso waayo naagaha ay la socota kuwa qeyr leh uma eko oo iyadiiba celcelis ku jirto qatarna ah inay is Qaawiso adey kugu asturneyd ee soo celi waryaa gabadha naago maafiyo ayay gacanta ugu jirtaa wallahi baqiil nimada jooji baqiil nimo ma fiicno waryaa ee xaaskaada dheh adiga na maamul kalsooni sii duliyahow gabadha waa taas kuu dhal dhaleyso mataano kuu sido dadbaan hal owlaad Ilaahay siinin nimcada aad heysato qarso igana raali ahow hadalada qaar oo xun oo ku dhahay gabar walaashaa kaa weyn baan ahay waryaa indhaha fur ha ku jirin maalin walbo naag cusub raadi bada meeshaad gasho waa wada dhanaan ilmo Hooyo Iyo Aabo wada joogo ayaa fiican waryaa hurdada ka kac

  • @wardaali3529
    @wardaali3529 Před měsícem +9

    Hhhhhhhh yaab naag lafuray oo ninkii qabay Reaction ka bixinaayo hadal keeda waa qof kii ugu horeeye Somalia maxamed buskut caadi maahan ka bariiseey abowe

  • @Am_abdalla
    @Am_abdalla Před měsícem +10

    Kkkkkkkkk war xanta naagaha iska daa hadad naagta kala tagteen waa iga waano

  • @MohamedBuskutOfficial
    @MohamedBuskutOfficial  Před měsícem +7

    Masha Allh like saar & subscribe welcome thanks

    • @shariqashidan145
      @shariqashidan145 Před měsícem

      Buskud wll xaaskaga soocesho waxaan ahey hooyo 6 caruura Dhashey malinka aan uur yeesho ninkeyga waa nacaa haduu ila hadlo waan cadhoon maxaad iisalaami baan dhihi haďuu aamuso maxaad u aamusi baan odhan si uroon majirto 2 caruuree hore wuu idili jirey wad kibirtey buudhihi jirey lkn markii danbe waa iifahmey iskadaa hadal xun uu idhahee hadaan shaah kulul kushubo horuu kasiisoconayaa xitaa ima soo jaleeco lacag aanan markaanan uurka laheyn aan la isiin buu markaan uurka yeesho isiiyaa waa isasabaa wan cayaa wan u qacan qaadaa wuxuu dhahaa marwo macadho baxdey buuyidhahda markan cadho baxo anaaba khajila ee wll buskudow gabadhaa inaad furto ma aheyn malaha waa sideydo kale baan umaleyn xitaa qarabadeyda iyo qarabadiisa iyo darisku intuba waa iyaqaanaan markanan uur laheyn waligey iskumaanu dhicin khilafkuba uurkuu bilawdaa wll waxaan umaleyna yaa waasideydii ee maxamed wll xaaskaga soocesho cadaw baa heley iyaduna waxba ma fahmeyso oo waa qof daacad ah

    • @11naa44
      @11naa44 Před měsícem +2

      Quran saar xafada ku samee sxb

    • @ummunashaad5840
      @ummunashaad5840 Před měsícem

      Wilkan nin xun umaeko lakin gawada dadbaa kawalayo

  • @saharamohamed328
    @saharamohamed328 Před měsícem +17

    Walal maxamed buskut allah kuu xifdiyo caruurtada lkn codsi walal reerka soo celi please 🙏🙏🙏

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 Před měsícem +1

    Some are good advice mashaallah

  • @hudunadam1182
    @hudunadam1182 Před měsícem +2

    Masha allah huno

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 Před měsícem

    ❤s❤c❤w❤m sha❤❤❤allah❤Mahomed Buskut soceli gabadhada oo idkuheyso carurtada gabadhana kalsoni weyn siiso oo unxriso in alle kunaxariisto allaahu akbar

  • @ZaraHuss
    @ZaraHuss Před měsícem +3

    Naag naaglee dumiso gurigeeda gabadha weey said fogeynaayaa reference quruxbadan ayey heysatay walee wixii naarta loogu badiyay aa jirto

  • @redseries7287
    @redseries7287 Před měsícem +1

    Maahir iyo kuwa caloosha ku jiro waa aabahoda Maxamed buskut qofkale aabo ma unoqon karo ciyalka aad ku faraxsan aabahoda ceyda iyo afxumid kadaa waa iga waano

  • @hibojama5798
    @hibojama5798 Před měsícem +3

    Aniga waxaan ku odhan lahaa hadii aadan ka marmayn inaad iska dayso inaad soo galiso videoyadeed adiga ha soo fadhiisan videoga uun soo gali walaal daal badan ayaa kaa muuqda

  • @sugrayyusuf6383
    @sugrayyusuf6383 Před měsícem +2

    Asc habo illaahay ha idin barakeeyo ee please nimcadina qarsada gabadhana so celi please xalada urka naguhu wey xanunsadane so celi

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif Před měsícem

    Asc maxamed waxa adig isku keyney oo caruurta saan ugaley

  • @AhmedAbuamjad-of1zx
    @AhmedAbuamjad-of1zx Před měsícem

    Mounira iyo Med inchaala guul amin

  • @aminomohamoud4444
    @aminomohamoud4444 Před měsícem

    Good. Father masha.Allah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @rodajamayusuf6282
    @rodajamayusuf6282 Před měsícem +4

    Mahamed soo celi xaskag waligon makal dhamnysan takale maa ficna carurta iny ku kal koran hoyodo iyo abhd oo kala maqn caruta cafimadkoda maa ficnanyo mahmed soo celi munir

    • @amiiraahmed4513
      @amiiraahmed4513 Před měsícem

      Please socesho reerkaga aduunyad inala iskutunazolo afiican waxan waa aduuyo qof sawra badan noqo

  • @saadiaahmed3265
    @saadiaahmed3265 Před měsícem +3

    All women who are talking here they are mad insteard of having good relation ship to advice munira to cool down and to go back to her familly they start giving her wrong direction yahuu

  • @spongebobsquarepants4079
    @spongebobsquarepants4079 Před měsícem

    Masha Allah congratulations 🎊 👏 may Allah insha Allah but peace 2 of you ameen 🙏

  • @ShamisAli-r3u
    @ShamisAli-r3u Před měsícem

    😂😂😂 wlhi Somalia rageedi wajaben sanaaa bisinka raxmanka waryaa hee intan kadib xishoo ilahey ka xishoo wixina malaha ciyaar waye dad waweyn 40 jira tihine owladina kale ka xishoda

  • @luulaliabdullahi1492
    @luulaliabdullahi1492 Před měsícem

    🙏🙏🙏🙏🙏❤️❤️❤️❤️

  • @mustafahajiabdinur2545
    @mustafahajiabdinur2545 Před měsícem

    War naagaha xaasidsanaa qoftii soo dhaanteeysa qayaali ayay ugu sheekeeyaan si aysan reerkeeda ugu noqon

  • @munajanno3008
    @munajanno3008 Před měsícem

    Buskut mawa xishootit ileen war mxaa naagaha ku faleysa warkooda 😂

  • @FouziaAhmed-in4oj
    @FouziaAhmed-in4oj Před měsícem

    Nago xasid ah ayaa nagta kaa kaxaystay yaduna.waya arag maha maekaa samir ogow ebena xasisnaw

  • @HamdiAhmed-te5kx
    @HamdiAhmed-te5kx Před měsícem

    Caku nagaha Somali oo wasa single ka ah. Ma naagti tiri malin walba wan dubaayay baa daacad ah

  • @rodaali169
    @rodaali169 Před měsícem

    Masha allahaa matano wada U noqo reerkaga sharaf ayaad ku ledahay

  • @user-ld5bv1lj9k
    @user-ld5bv1lj9k Před měsícem

    Yaa rabi masalaxo Khayr Qabta dhex dhig

  • @user-uh4lo7nb7p
    @user-uh4lo7nb7p Před měsícem

    😂😂😂😂 Qoftii kala tagteen maa reaacion kabixinee😂😂😂😂😂

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před měsícem

    Maxmed buskud waall waan ku tagera waxan ku leeyahay waa codsi soo celi reerka marba nolol cusub kuuma fiicno adaa nina oo lagaa rabaa dulqaad ban inaad muujiso dumarkuna wayxy dhahaa ifur anigaba waa dhahaa

  • @naimahassan1111
    @naimahassan1111 Před měsícem +1

    Ninkaan maxaa ka qaldan

  • @11naa44
    @11naa44 Před měsícem +1

    Muniiro nagahan ay la hadleyso mey taqaana wa maya hadana weysi waalayaan iyana wey dhegeysaneysa yaaab wlhi Allow ka qabo nagagan sharkooda

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před měsícem

    Talo walalniman ku sinaa boowe gabadha so cesho plz❤❤❤

  • @user-pi3vr1bi8b
    @user-pi3vr1bi8b Před měsícem +1

    Uurkeda bil iyo bar waaye aan ka maqlay maalin maba gaarin scankii 3 bilood amay buskut kA waal is ledahay

  • @mohamedisak4827
    @mohamedisak4827 Před měsícem +1

    First an ahay

  • @piixez7425
    @piixez7425 Před měsícem +1

    Maxaa vidyoga usoo qadaneysaa waba furtey

  • @Iphone20249
    @Iphone20249 Před měsícem

    Horta gabdhuhu may waydiiyan timaha inay udhalatay

  • @user-bf8oj2pb4b
    @user-bf8oj2pb4b Před měsícem

    Muxuu ceshana dalqadihii way dhamaaden

  • @Farxiyo-p4z
    @Farxiyo-p4z Před měsícem +1

    Vedo hada ma ahan waa 2 week kahor

  • @bahjabilan2350
    @bahjabilan2350 Před měsícem

    Labada dalqadod halmar madhacan culumada qaydi laba dalqadod isamaracan rerkaga socesho shaydanka iska naara

  • @saadaqabdi4924
    @saadaqabdi4924 Před měsícem

    Hhhh libaax waa kaas xantiisuu dhagaysanaya kana bariisayn cilmi baa na bartay

  • @abo.ase.1071
    @abo.ase.1071 Před měsícem +3

    ً

  • @MohamedNoormohamed-lc4rg
    @MohamedNoormohamed-lc4rg Před měsícem

    Maxamed buskud why don't u dismiss this nonses conversation bro,

  • @FarhiaAffi-yi1ik
    @FarhiaAffi-yi1ik Před měsícem +1

    😂😂😂😂😂...moxmd buskut ciyaar marabtid.

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Před měsícem

    Horta maxm gabadhadan hadad jeceshahay socesho hadii kale nagahan hanagu mashqulin takale gabadhadan ka joojiso tiktok

  • @shugriyusuf5624
    @shugriyusuf5624 Před měsícem

    Adigu hada dumarka xantooda maxad ka dhegaysanay oo reaktion uga bixinay 🤨🤔 bisinka,
    Midakale gabadhan hadad kala tagteen deeh Aman siih oo waxba xanteeta iyo dumarka ay lasheekaysanayso isga dhaaf.
    Hada waxa adi kula gudboon wiilka yar inaad wakhti siisid oo sifiican u korisid🤗 😊

  • @nimcoxasan4832
    @nimcoxasan4832 Před měsícem

    Muniiro ha fardi baxdo maa naleeedahay ar buskudaa 😂 saas kaa rabaa

  • @aminasaid7006
    @aminasaid7006 Před měsícem

    Hoyo ilmo ka agid taqaano ilmo uma joojineyso

  • @dagansh5606
    @dagansh5606 Před měsícem

    Maxamed gabadhan maxaa ka hor jooga inaad isku soo noqotaan

  • @CANABADANJIMALI
    @CANABADANJIMALI Před měsícem

    Subxanalah

  • @sucaad-r1c
    @sucaad-r1c Před měsícem

    Way is ogyihiin sheeko

  • @AhmedSiyaad-vy5su
    @AhmedSiyaad-vy5su Před měsícem

    Ninyhow views ka naga yaree

  • @miskiabdirahman5470
    @miskiabdirahman5470 Před měsícem

    Muniro so celi rajactu dheh o reerka deb umidooba naagaha ka waalaya qof xun ma ahn tankle qofka marku uur leeyhy dabecada ka lunta

  • @TimmiSG256
    @TimmiSG256 Před měsícem

    Akhas kani imaan laa

  • @maryanriirow7094
    @maryanriirow7094 Před měsícem

    Xan mia😂😂

  • @umunimco2208
    @umunimco2208 Před měsícem

    Dumarka soomaliyed waa dulmi midhana naa alla kaa baqa mahir horti carur kama imanin alla kaa xishoda dumaro dadka waa lasu jida iyaga ubada kaa dhaxeya mel maa kala tegayane kaa dhex baxa rerka

  • @sucaad-r1c
    @sucaad-r1c Před měsícem

    Hejeusu

  • @farxadfamilyoficiel9917
    @farxadfamilyoficiel9917 Před měsícem +1

    😂😂😂

  • @dahaboahmed1440
    @dahaboahmed1440 Před měsícem

    Ma qajile maba kalajecla war xishood yahuu

  • @hanasheikhdon2808
    @hanasheikhdon2808 Před měsícem

    Qof Dumar Ah Dumar Kale Ayaa Sii Fidneeyee Mohamed Buskutdow Dumarka Waa Iska Qalbi Xabxab Adiga Ayaana Ah Odaygii Reerkee Xaaskaga Maba Kaa Furnto Maxaa Yeeley Waa Hooyo Uur Leh Hormone Ayaana Carada Ka Keenaye Orod Soo Cesho Xaaskaaga oo Raali Gali Ka Bacdi Xaal Mari & Please Always Waxiina Ha Idin Ahaadaan !! Private!!! Oo Waxii Ay Kaa Tirsanayso Sii Oo u Xali ??? Kheyr Ayaan Idin Rajeynayaa !! Shuush Ka Sheydaankaba Allah Idin Ka Haayo!! / Ameen

    • @fatmaxuseenmohamed4416
      @fatmaxuseenmohamed4416 Před měsícem

      Naag kasta uur leh we furantaa hal dalqo udanbesay hde tahay iyada uur leh wa Ku furey dhaho ninka we Ka furan tahay diinta shegtay xaaran ya la idinka ilma dhalin dumar diinta barta

    • @hanasheikhdon2808
      @hanasheikhdon2808 Před měsícem

      ⁠ Dagaal Baabad Ku Soo Gashay Cool it Down Dadka Hadaad U Nasteexeyneysid Si Degen Ayaa Loogula Hadlaa??Yaan Ilmo La Idin Ka Dhalin?? Yaad Ii Taqanaa?? Afkaaga Sameeyso?? Yes Wax Diinta Ku Saabsan Aad Iga Taqaanid Waad Ii Sheegi Kartaa Hadii Aan Qaldanahay Mise Nasteexada Miyaa Ku Dhibto Mohamed Buskut Xaaskaaga Soo Cesho ?? Taas Miyaa Ku Dhibtay???

    • @fadumonuur7264
      @fadumonuur7264 Před měsícem

      @@fatmaxuseenmohamed4416waa runtaa wey furantaa naag uur leh hadey dalqad utalo wey isku lawan karaan cudada kama dhaman

  • @NajmaAden-o5w
    @NajmaAden-o5w Před měsícem

    😂😂😂😂

  • @nacimagulled
    @nacimagulled Před měsícem

    Masha allaah mataano waaw illaahow u adkeey

  • @HamdiMocow-ir5po
    @HamdiMocow-ir5po Před měsícem

    Masha Allah hambalyo 🎉mataano ❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 Před měsícem +2

    Nin yahaw maba xishonesid gabadha iska dhaaf Vedio maxa uso qaadanesa bariis uga raadinesa yaahu Nin fiican ma tihid gun tahay