Video není dostupné.
Omlouváme se.

MUNIIRA OOHIN AFKA FURATAY PRANK XANUUN BADAN ANKU SAMEEYAY GABAR AYAA ITIRI WAKU JECLAHAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 04. 2024

Komentáře • 78

  • @buskutmuniirafamily9518
    @buskutmuniirafamily9518  Před 4 měsíci +13

    Muniira Aduunka magac Naag ayey ugu necebtahay like saar & subscribe welcome thanks

  • @baismail7521
    @baismail7521 Před 4 měsíci +2

    Walee inantayadu waa fariid way taqaaanaa hablaha somalilander ma shukaansadaan dumashigood oo inantooda kama daba tagaan ❤ fariid muniira

  • @bahjazheekh2530
    @bahjazheekh2530 Před 4 měsíci +2

    Mxm muniira haka cadhaysiin reer somalind gabadhayadad qabtaa anaga waxasi naga surtogalimaye kadaa

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 Před 4 měsíci +2

    Waa laysku dilaa shekadas buskud ciid wanagsan beautiful day iyo prank sorry muniro 🤣

  • @simansulub5317
    @simansulub5317 Před 4 měsíci +8

    Buskut muniiro walashey wan jeclahy haka xanajin

  • @OpiyoBigplayer-rj3in
    @OpiyoBigplayer-rj3in Před 4 měsíci +3

    Ala mxa Munira sas uyeeli....lamanaheygi❤

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 4 měsíci +1

    Buskud caadi maahid waa dhibloow 😂😂😂😂😂😂😂 anigaba Kaalaxad Waan ku dhihi lahaa kulahaa😂😂😂😂

  • @annaahmed2564
    @annaahmed2564 Před 4 měsíci +1

    Busku xaaskaaga waxaa soo kale Loma sheego xaaskaaga maxaa kaa qaldan nin yahoy waxaa soogale looma sheego xaaskaaga sheekadaa oo kale Loma sheego ma saakiin samiira that is all your fault. Samiira masaakiin sorry samiira.

  • @user-pm8zf2ei5p
    @user-pm8zf2ei5p Před měsícem

    Hadaan dareemaya inay gabadhu happy ahayn

  • @mouminaaden1005
    @mouminaaden1005 Před 4 měsíci +1

    Mohamed buskut walalo adna wil wanagsan ba tahay lagin munira no hafid mad gonsatay walalo labadinaba wan idin jeceshahay ❤🇩🇯

  • @user-vu8cx9tv9s
    @user-vu8cx9tv9s Před 2 měsíci

    Masha alah walal walahay wuuku jecelyahay ee siwacan uu haysoo

  • @mahadodaherbouh8941
    @mahadodaherbouh8941 Před 4 měsíci

    Naagtasi waa reer magal 😂😂
    Mounira t'es drôle chérie, je te supporte ❤

  • @cuntomacaan2
    @cuntomacaan2 Před 4 měsíci +1

    Gabadha inta e uurka leedahay buuq wax ku furi karo ka ilaali. Stress kas badan uma ficna ayada iyo ilmaha e wado. Allah idin xifdiyo.

  • @affio6916
    @affio6916 Před 4 měsíci +1

    😮way hanagday

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před 4 měsíci +2

    Muniira naag madhaxnimo iyo dhaqdhaq taqaana maha lkn reality ay ku dhaqantaa taasna miskiinimo maha

  • @sofiaomar3202
    @sofiaomar3202 Před 4 měsíci +1

    masha Allah waad is fahabteen Allah ha iskukiin barakeeyo il xumi a idinma aragto❤❤

  • @user-vu8cx9tv9s
    @user-vu8cx9tv9s Před 3 měsíci

    Masha alah quruxoow wad jecelahay xaskaka

  • @bilaneleueh5463
    @bilaneleueh5463 Před 4 měsíci

    Munira waa qurux badan tahay ❤

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim Před 4 měsíci

    Seedi waa runteed seedigayo ma shukansano waidin salamay my family

  • @aminayusuf4899
    @aminayusuf4899 Před 4 měsíci

    Idaan waa halmalin malinta kuxigta waa shaàal

  • @RahmoAdam-pf9ye
    @RahmoAdam-pf9ye Před 4 měsíci

    Wow beautiful family and MashaAllah ❤️

  • @qosolqaramitvqaraami1466
    @qosolqaramitvqaraami1466 Před 4 měsíci

    😂😂😂😂😂😂wa waxey isla ogyihiin

  • @hibo6578
    @hibo6578 Před 4 měsíci +1

    Maskiin❤

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 Před 4 měsíci

    Masha allah ❤❤❤❤

  • @seynabfarah3212
    @seynabfarah3212 Před 4 měsíci +1

    Adba naag soomakhabin markad guursatey

  • @yussufabdi2133
    @yussufabdi2133 Před 4 měsíci

    Msha all wan idinwataa walalaha

  • @user-ex3zh6el8r
    @user-ex3zh6el8r Před 2 měsíci

    17:50

  • @user-pp2ty9lw1g
    @user-pp2ty9lw1g Před 4 měsíci

    Maashaa allaah

  • @sacdiyohasan4000
    @sacdiyohasan4000 Před 4 měsíci +2

    Same wlhi naag ma maqli karo 😱😱😱😏😏😏😏😏

  • @kossarmohamed9047
    @kossarmohamed9047 Před měsícem

    Malaa yacni

  • @MohamedMohamed-mw7ji
    @MohamedMohamed-mw7ji Před 4 měsíci

    saxiix muniira waa maskiin daacada

  • @user-de2ny5ve8s
    @user-de2ny5ve8s Před 4 měsíci +2

    dee waa run muniira

  • @HoodaMaxamed-yu5yj
    @HoodaMaxamed-yu5yj Před 3 měsíci

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤man sha Allah

  • @simrannimcan5214
    @simrannimcan5214 Před 4 měsíci

    😂😂😂😂marka idin fiirsanayo wlhi wxn moda ina idin hor fadhiyo oo idin LA shekeysanayo marko video dhamado waba naxqy😢

  • @user-uh7or3ip4f
    @user-uh7or3ip4f Před 4 měsíci +1

    Munira buskut Maxaa dhacay ina adeer 😅😂😂

  • @user-ls9vs6yu3v
    @user-ls9vs6yu3v Před 4 měsíci +1

    Absolutely Maniiea waa intayada Buskudpw ciyaarts ka dhaaf

  • @user-gl6tt5vc4e
    @user-gl6tt5vc4e Před 3 měsíci

    Maxamad buskud seythahay

  • @Amal-eh4jf
    @Amal-eh4jf Před 4 měsíci

    Horta ninkan maxuu isku cadeeyay wuuba foolxumaaday😢

  • @HodaMohamed-mc3cp
    @HodaMohamed-mc3cp Před 4 měsíci

    Anigaba kalaxad aaanku oranlaakuye ee inay caytahan kabaqayaa, ha isku dhihin hadiikale way kuu dhamaan xaalbaa ku qaban

  • @hadyayaska8351
    @hadyayaska8351 Před 4 měsíci

    Dumashida ma lacag ta kabixiso wiilka idin dhashayna kowsariina

  • @fahima6666
    @fahima6666 Před 4 měsíci

    Sory minima♥️♥️♥️♥️♥️

  • @user-xj1ry6yo2l
    @user-xj1ry6yo2l Před 4 měsíci +1

    Aboowe kadhaaaf gbadhan nagah

  • @user-or6ov7nl7i
    @user-or6ov7nl7i Před 4 měsíci +1

    Kkkkkk

  • @AbdallaMohamud-xc1cu
    @AbdallaMohamud-xc1cu Před 4 měsíci +1

    M.a❤😂😢

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 Před 4 měsíci +1

    😂😂😂boowe wn ka arsan donaa

  • @SAli-db7dw
    @SAli-db7dw Před 4 měsíci +1

    Muniira wiilka banasn jiif hanaga oran waa wiil sharaflehe asigoo kale waa lagu duceeystaa er ilaasho oo amaan😂

  • @luuladan9882
    @luuladan9882 Před 4 měsíci

    Maxed buskut prank kama weynaado

  • @user-gl6tt5vc4e
    @user-gl6tt5vc4e Před 3 měsíci

    Munriiin masanin

  • @MohamedMohamed-mw7ji
    @MohamedMohamed-mw7ji Před 4 měsíci

    maxamad iyo muniira waaba isku ekaateene

    • @user-ex3zh6el8r
      @user-ex3zh6el8r Před 2 měsíci

      2da qof markey isfahmaan wey isku ekadaan marka leys ciyaarbarto oo leys aamino dacad leysku jeclaado oo hanti aanleysku raacin waleysku ekaadaa

  • @ZakariyaAbdille
    @ZakariyaAbdille Před 4 měsíci +1

    Runbay mooday kkkkkkk kkkkkkk

  • @user-gl6tt5vc4e
    @user-gl6tt5vc4e Před 3 měsíci

    Masanan samar

  • @maqsuudaynte9947
    @maqsuudaynte9947 Před 4 měsíci

    Heee ma lagu shumin lahey hadn karton kugu tufan laheyn ana ayba xanuuqey naaaq ma ficney

  • @quweensomali816
    @quweensomali816 Před 4 měsíci

    Ee camerada eygeysa lol somali danbe madawanayo 😢😂

  • @user-cz8yy4fk8b
    @user-cz8yy4fk8b Před měsícem

    🎉🎉🎉🎉

  • @user-lo3tm7gw2r
    @user-lo3tm7gw2r Před 4 měsíci +1

    Waan idin salmy

  • @fadhumomohammeddiire4281
    @fadhumomohammeddiire4281 Před 4 měsíci

    ❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂

  • @fihimaissa7932
    @fihimaissa7932 Před 4 měsíci +4

    Gabadhan miskiin maha lkn wa gabdh caqliley ah oo suuraha iyo is ciyaalaynta dumarka iyo raga qaar ku dhaqmaan ku dhaqmin oo maskax badan. Dad kaas camalna wa dad aan madhax ahayn o markay go aan gadhaan waxba laga qaban karin 😏

  • @foziamussa3156
    @foziamussa3156 Před 4 měsíci

    Muniira waxeey tiri hooyadeey 56 jirta oo adi 50 maxaad ka yar tahay 40 maad ka yar thy kkk subxanallah dumarka dada necbaa illaahey baaba gaarsiiyeee

  • @umsufi9319
    @umsufi9319 Před 3 měsíci

    Lawadiina boring aa tihiin

  • @khadrajihad7972
    @khadrajihad7972 Před 4 měsíci

    Kaxishood ninkaga

  • @user-mc4yi8qs3j
    @user-mc4yi8qs3j Před 4 měsíci

    Nacastan bobliga kugu gacanqadaysa gurina maxaykugu samayndonta

  • @fathiadjama
    @fathiadjama Před 4 měsíci +2

    😂 gabdhaha reer Jabuuti waa nervous oo way hinaaso kulul yihiin . Please be careful 🧐 waa talo . Prank giga naagaha ka dhaaf.