CABDULLAAHI MAXAMED NUUR MUXUU KA TAGAY

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 10. 02. 2022
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato.com/
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 1,5K

  • @ubahabdi6315
    @ubahabdi6315 Před 2 lety +59

    ayaaanle taas waa ku amaanantahey nin aad qaraabo tihiin asago kujiro inaad dulmiga diidey really thnks

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety +6

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @Bashiir-zo4fw
      @Bashiir-zo4fw Před 29 dny

      ❤❤..

  • @MohamedAhmed-mc9ez
    @MohamedAhmed-mc9ez Před 2 lety +43

    Ayaanle waa shaqsi qiima wayn insaaniyada ugu fadhiya ,wajigiisa ayeey ka muuqataa,wali ma arag qof isku howla karaamada qofku leeyahay sida ayaanle ookaleeto.بارك الله ويجعلك في ميزان حسناتك

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 Před 2 lety +15

    Mansha allah wa wiil nadiif oo wanagsan gob waaye alle ha ku siiyo cafimaad from Hargeysa

  • @canabhassan2354
    @canabhassan2354 Před 2 lety +30

    Cabdulahiyow Adiga iyo inte kulamid ah Allaah badbadiya cadogaan isbeheystayna Allaaha naga horwarejiya Amiin yarabi 🤲🤲

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety +2

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @abdishakurabdifatah1
      @abdishakurabdifatah1 Před rokem

  • @hashimmohamedabdi8256
    @hashimmohamedabdi8256 Před 2 lety +194

    قال تعالى (وَلا تَحسَبَنَّ اللَّـهَ غافِلًا عَمّا يَعمَلُ الظّالِمونَ إِنَّما يُؤَخِّرُهُم لِيَومٍ تَشخَصُ فيهِ الأَبصارُ* مُهطِعينَ مُقنِعي رُءوسِهِم لا يَرتَدُّ إِلَيهِم طَرفُهُم وَأَفئِدَتُهُم هَواءٌ) صدق الله العظيم ilaahya ma moogan Waxay sameynaya kuwa dadka dhibay Wuxuu ilaahay la sugayaa maalin aanay waxba owoodin.

    • @Madasha33
      @Madasha33 Před 2 lety +16

      Hadal Ka wanaagsan majiro

    • @zeynabhassan5257
      @zeynabhassan5257 Před 2 lety +1

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety +4

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @doowlaayyuusuf3083
      @doowlaayyuusuf3083 Před 2 lety +1

      X D's boo
      Car wash

    • @cabdiqadarcabdi8200
      @cabdiqadarcabdi8200 Před 2 lety +1

      Walalka

  • @serios9098
    @serios9098 Před 2 lety +112

    Qofkii ugu horeeyay ee daawada ayaan noqday guuleyso ayaanle xuseen cabdi.

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Před 2 lety

      Xaga beenta ayaad usoo dheeraysay Wax kale maad maqal

    • @ogaansho7953
      @ogaansho7953 Před 2 lety

      @@mohamed88466 mid uu le yahay ayaanle hbryr tay ba dhashay wa kee

  • @HANOOLAATOTV
    @HANOOLAATOTV  Před 2 lety +124

    Salaan dhamaantiin. waan soo dhaweynayaa wixi talo ama tusaale ah ee fadlan noogu soo hagaajiya hanoolaatotv@gmail.com

    • @hassanibrahim435
      @hassanibrahim435 Před 2 lety

      Xorey usoco sxp

    • @fnw8688
      @fnw8688 Před 2 lety +1

      Ayaanle Keep going wariye sandkan aya tahay mar kaste

    • @ahmadbarre6747
      @ahmadbarre6747 Před 2 lety +4

      Ayanlow dadkan comantiga ku qoraayo luqada an somaaliga eheyen maxad uga hadli weysay sxbw

    • @mohamedSagal
      @mohamedSagal Před 2 lety +1

      Pin saar comment Mr ayaanle

    • @Somali-One
      @Somali-One Před 2 lety

      Kenyan ma ihi pro NISA ♥️ wa Somali waana geesiyashii jaasuusiinta adoo kale ah dalka ka badbaadinaaya VIVA Farmajo NISA Fahad ♥️

  • @najmaxidigta9493
    @najmaxidigta9493 Před 2 lety +10

    abdullahi nasri qof aan hadalkiisa been yar iyo dulmi ku jirin waxad ku garanaysa meel kasta wuxu adeegsanaya aayad quraana ama inu xiliga quran akhrisanayay sidoo kale uu marksta xaqa ka door bidayay xaqdarada oo uu tassbiixda iyo alle isku tiirinayay alle xAQIISA ADUUNKA haduu ku siin waayo aakhiro ayuu libin laab ku siinaya wana caadil alle. ayaanle alle haku barakeeyo aduun iyo aakhoroba waxad u istaagtay inad xaqa ka raacdo dulmiga.

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj Před 2 lety

      inu run sheegayo waxad ku garaneysa dadki ula kulmay ama sarakisha ha ahadeen ama maxabis bu shegaya iyo euxu kala kulmay qofka beenta badan, Maqrati wu ka dherada ama qof la wareysan karo oo beeniY

  • @husseinegalqeyliye8836
    @husseinegalqeyliye8836 Před 2 lety +78

    Ayaanle mahadsanid wariye culus aad baan kaaga mahadcelinaynaa go,aankaas iyo Familygaag oo xaqa kugu garabkiisa war Soomaalay qof daalim ah yaanla garanbsiin hooyadaan hakuu dhashee

    • @mohamedjama541
      @mohamedjama541 Před 2 lety

      Daarod kama suurtowdo taas

    • @abdisamadgaheir7450
      @abdisamadgaheir7450 Před 2 lety

      Godka silacaw

    • @user-sj5eo1fq9x
      @user-sj5eo1fq9x Před 2 lety

      Waa ayo ninkaas saxib waa garan la'ahay, ma sanbaloolshaa hhh?

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @ruqiyaabdisalam4731
    @ruqiyaabdisalam4731 Před 2 lety +22

    subxaanallah barnaamijkaan waa daawan jirey in muda ah laakiin abdullahi arintiisu waxey noqotey arin aanan la maleysan Karin indhahana u furtey somaalidii abdullahi waan kaaga mahad celinyaa geesinimadaada ilaahey ha kuu booga dhayo ayaanle sidoo kale jazakallah kheyr

  • @sabsibra
    @sabsibra Před 2 lety +26

    Thank you Abdullahi, you are the voice of many suffering in jilicow

  • @mohamedkheirduale5861
    @mohamedkheirduale5861 Před 2 lety +6

    What an interesting story, but very sad and holistic.
    Mr Abdullahi is a true worrior.
    God bless you

  • @shafieabdirahman3482
    @shafieabdirahman3482 Před 2 lety +50

    Xiliga mogadishu waa 7:00 subaxnimo koobkeyga shaaxa ii shuban wareysigana haduu iisoo dhacay yaapa heli karo slma inta iga dambeysa

    • @ashaqaar7330
      @ashaqaar7330 Před 2 lety +3

      Maansh ALLAAH ina-adeer subaxa ha kuu wacnaado anagana hada ayaa seexanaynaa Insha ALLAAH hada fiirsanaynaa ❤️❤️❤️❤️👏🏽👏🏽👏🏽

    • @shafieabdirahman3482
      @shafieabdirahman3482 Před 2 lety

      @@ashaqaar7330 hbn wngsn wll😍♥️

    • @benaadirmediachannel7320
      @benaadirmediachannel7320 Před 2 lety

      @@ashaqaar7330 wadankee

    • @hassanmohamed900
      @hassanmohamed900 Před 2 lety +2

      Ninyahow shaaha hadad haaf ii dhhibto kawarn?

  • @cabdikariinqooje5923
    @cabdikariinqooje5923 Před 2 lety +14

    First comment waa markeygii igu horeysey aan dadka ugu hormaro 2k like isiiya

  • @fnw8688
    @fnw8688 Před 2 lety +2

    Ayaanle Husein Abdi wax tahay wariyah kaliye ee Dadka Somalia 🇸🇴 uuso gudbiyo wax badan oo ka qarsano bulashada Somali wa ku riyaqeen shaqo qaran aya heeysa nin Somalinimo ku weynthy aya tahay guuleyso Ayaanle sii fican aya sameysay qof kugu Family aya ku jiray raga dhibka uu gestay Abdullahi adine wa so guudbisaya Wareysiga Dhiibane Abdullahi taasi waxey caden uu tahay ina tahay wariye xaaq uu tagan iyo Somalinimo 🇸🇴 keep going Ayaanle you are only Somali Wariye sii dhacada ah ugu shaqayo war bahinta somaliyed 👍🏾

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 Před 2 lety +35

    Thank you so much Abdilulahi for your revelatory info and your generosity to share this unfortunate ordeal you went through. We feel for you that is the least we can do for you. Speedy recovery and danbidhaaf kuu rajeyn

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @falisissahak
    @falisissahak Před 2 lety +32

    Asc
    Cabdullahi maxamed nuurow illahay baa ku bad baadshay oo xag allad ka nooshahay
    Ragan cuqdada qaba allaha ku dilo cuqdadooda
    Waala ogyahay nisa oo dhan inyar mooyane waa shabaab umada allaha dhaafiyo kuwan
    Ayaanle wareysiyada qaymaha badan aad nooga caawiso
    Cabdullahi allaha ku bad baadsho aboowe

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 Před 2 lety

      Kkk meeqa shati cad qaba somali
      Mr Ayanle yu ku fadeexeyn ninkan kkk .

    • @WIILWAAL1
      @WIILWAAL1 Před 2 lety

      👍👍👍👍

  • @shinoakhyar6069
    @shinoakhyar6069 Před 2 lety +166

    You do yourself the most good when you're doing something good for others. You're the voice for voiceless!! Abdullahi Nasir wish you quick recovery I.a

    • @caashadiriye5060
      @caashadiriye5060 Před 2 lety +8

      Ayaanle walaalo salaan boqortooyo waan ku taageeraa waxaanan kugu taageeraa xaq ka hadalkaa ee ilaahay ha ku garab galo

    • @fadumaali4556
      @fadumaali4556 Před 2 lety

      Mashaa Allaha baaraka laaha illahay dile Ayaa dhinta

    • @mhassan0163
      @mhassan0163 Před 2 lety

      @@caashadiriye5060 well said. That all want to say

    • @roodashiiqabdi559
      @roodashiiqabdi559 Před 2 lety

      Aamiin yaa rabi 🤲

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 Před 2 lety +1

      Kkkkkkk film hindia ka iska yareee

  • @amiirnuur4430
    @amiirnuur4430 Před 2 lety +15

    😭😭 Dulmiga in aan laga aamusin baa bilaabatay, waa khayr soo kordhay halkaa ka wad walaal Ayaanle. Zajaakallaah.

  • @ritaajaxmedxasanindhauroon4862

    Allaa saciid baaa calosha ihurinayo oo aan la oyayaa dhibka heesto allow ka badbaaadi adaa awood lahe 😭😭

  • @faysalabdukader603
    @faysalabdukader603 Před 2 lety +42

    Aadba ugu mahadsantahay sida bulshada ugu bayaamisay dhagarta argigixisada nabad iyo nolol
    Dad kaahoreeyay ayaa isaga gaabsaday
    insha'Allahu dulmigaaga waa gii ugu danbeyay ee qof kale kusameyaan .

    • @JEJEEY637
      @JEJEEY637 Před 2 lety +1

      Subxanallah wiil somaliyed o sixun police 🚔 ku u dilaýczcams.com/video/LeDYOJ3IvBA/video.html

    • @abshirjumale9680
      @abshirjumale9680 Před 2 lety

      Siyaasad ayaa lasoo shirtagatay

  • @abdullahipharah3677
    @abdullahipharah3677 Před 2 lety +243

    Asc Asxaabta HANOOLAATO gabadha ushegay fadumo waxaa lagu xukumay 15 years. Fadlan AYANLE Gabadhas weydibantahay hadey noshahay gurmad ayee rabtaa hadii ee dimatayna Allaha unaxaristo🤲🏾🙏

    • @mahadhassan9757
      @mahadhassan9757 Před 2 lety +13

      Walhi waan ka xumahay ku dhacay yaarka waa ariin murugo ah

    • @JEJEEY637
      @JEJEEY637 Před 2 lety +2

      Subxanallah wiil somaliyed o sixun police 🚔 ku u dilaýczcams.com/video/LeDYOJ3IvBA/video.html

    • @naaneeysh.samsam2558
      @naaneeysh.samsam2558 Před 2 lety +3

      Gabartas magaceda noso dhameestir. Wa mahadsan tahay.

    • @yusufjiile7943
      @yusufjiile7943 Před 2 lety +4

      Magaca fadumo dhamestiran nalawadaag

    • @degamalin3814
      @degamalin3814 Před 2 lety +9

      Plz gabadha magaceda oo dhameystiran iyo mesha ay deganed Lawadaag wariyaha waan ku baryena cawi gabdha in illahey ku cawiyo

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 Před 2 lety +10

    Masha Allah ilaahay ha ku xafido geesi Ayaatahay soomaali wax halka dhigay waa sidaye wax kasta u qarinayeen Alle Amiine,wehel ma waayo horaye u soco Hanoolato waad,mahdsantahy bro

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +14

    Rabi☝️Ayaa Kuxafidaaya Insha Allahu Bidmillaahi Kariim Cadowgaagu Caktaada Hoozzteeda Hagasho Waana Aaamiiin🤲🤲🤲

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @bisharabdi6519
    @bisharabdi6519 Před 2 lety +15

    Keep doing the great work!
    It is about enlightening and awakening programs.

  • @FarhanAbdi-eq2it
    @FarhanAbdi-eq2it Před 2 lety +37

    Thank you ayaanle Hussain for your honest and effort this is incredible information. People are suffering no reason.

  • @leylamohamed3143
    @leylamohamed3143 Před rokem +5

    نصرك الله في الدارين يا عبدالله
    يا شجاع أمته

  • @walalshaafka9463
    @walalshaafka9463 Před 2 lety +11

    Ayaanle la,aantaa wax bdn baa qarsanaan lahaay guuleeso
    walal cabdullahu waxan lee yahay cadaalada wad heli doontaa maalin uun inta kahoreesana cfmaad insha allah

  • @abdimajiidabdikariinaadanw9907

    Aad iyo waan dhageesatay maaasha allh Abdullaahi Nasri

  • @abdiomar5470
    @abdiomar5470 Před 2 lety +93

    I wanted to let know that I really enjoyed watching your program specially, the four Episodes. Kudos to you bro. In all honesty, the so-called leaders will not care about the people and the country Any leader techs you to depend upon on other countries that leadership will enslave you. Continue the good job. May Allah protect you and your family.

    • @hodanomar9909
      @hodanomar9909 Před 2 lety

      A

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety +1

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @khalid-tn5ny
      @khalid-tn5ny Před rokem

      L

  • @JAMHAD10
    @JAMHAD10 Před 2 lety +6

    Wuxu waa adduunyoo
    Ruuxba waaya soo joog
    weheshaday dugaagii
    laga weecan jiray!!
    Ha noolaato saaxiib alle khayr haku siiyo aniga dalkaan mar horaan ka niyad jabay waxaan duco ahyna dadkayga iyo dalkayga uma haayo😭

  • @raam_____official6238
    @raam_____official6238 Před 2 lety +10

    Ayaanle sxb anagu somalinimo kugu dawana waadna ku mahadsan tahay sida aad somalinimad u qadarisaye aadan walalnimada ninka dhib gestaha u qadarin
    Zxb midna ogow anigo ku hadlaya afkayga iyo ka 180kun somaliyede kugu xidhan waxan ku lenahay No more qabiil maca qaraabo hawsha iyo ducementuriga aad diyariso sidaa inogu wad jiiladha danbay tusaale u noqonaysaa wllo mahadsanid ayaanlow guulayso saxafi

  • @billenur5766
    @billenur5766 Před 2 lety +33

    Great job Ayanle Hussein you are the voice of the voiceless people

    • @JEJEEY637
      @JEJEEY637 Před 2 lety

      Subxanallah wiil somaliyed o sixun police 🚔 ku u dilaýczcams.com/video/LeDYOJ3IvBA/video.html

  • @ubahabdiomargrundlaggandev6611

    Wad mahadsan tahy (Nasri) lkn wan ka xumahay shacab Somaliyed oo damir iyo daren leh inaysan jirin. Way ogyihin waxad shegaysa oo dhan, hadana qabil ama quud bay ku tagerayan imanka Alle ha gelsho ummadan 🤲

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @ubahabdiomargrundlaggandev6611
      @ubahabdiomargrundlaggandev6611 Před 2 lety

      @@fatwaguud SCW ❤️

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 Před 2 lety +6

    Ilaaheey waxaan kabaryaa in Ayaanlow cimrigaada dheereeyo si aad ugudato waajibaadka ummada dulman ee somaliyed oo runtii gacanta ugalay mooryaan iyo qowleysato aan dal , diin iyo dadba danka laheyn mida kale cabdulaahi waxaad tahay halyeey geesi ah runtii waxaad muujisay wadaniyad iyo dadnimo insha allah xaqaada aduunyada ayaa laga jaridoonaa ama aakhiro ilahow dalkeena iyo dadkeena ka dulqaad daalimiintaan

  • @ambshukricogedi6473
    @ambshukricogedi6473 Před 2 lety +22

    Thank u for bringing such sensitive stories , wishing all the best to Abdullahi Nasir ,I remain him to not fear to anybody God will protect him Inshallah. Keep Going brother #TEAM HANOLATOO #Nairobi KENYA

    • @marianahmed5331
      @marianahmed5331 Před 2 lety +1

      Wlhi cabdilaahi intuu sheegey hal been kuma jirto daalimiintaas allaha naga qabto

  • @Somali12222
    @Somali12222 Před 2 lety +21

    Dowlada dhanaa ah shabaab marka runta leysku sheego ninki shalay ku dilay maanta darajo loogu daraaa 🤲🏽

  • @Amina-tr7eo
    @Amina-tr7eo Před 2 lety +43

    Maansha Allah Allah yahafidkum Abdilahi my Allah protect you and all your family. You are hero ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @fartunomar5957
    @fartunomar5957 Před 2 lety +4

    Manshalah alle swt ajar ha idinka siiyo program kan somali hadi wax fahmayso wad u shegten thank you 👏 🥰😍🤩❤

  • @abdirahmanhassan1905
    @abdirahmanhassan1905 Před 2 lety +4

    حسبنا الله ونعم الوكيل
    Walaalkey Ayaanle waad kumahadsantahay sida Geesinimada leh ood noolawadaagtay Xogta kusaabsan Jariimada,Xasuuqa,Faquuqa iyo dhagarta Umada soomaliyeed laguhaayey shantii sanoo udambeysay.this is a legendary interview wallahi , torrents of tears rolled down through my cheeks while watching this heartbreaking interview.
    Walaalaheyga Soomaaliyeed waxaan kula dardaarmi lahaa inaan qabyaalada dhinac iskadhigno ,Rabi aan talo saaranno oo Amarkii Allah aan uhogaansanno, Cadaalada aan garab istaagno.
    Walaalkey Abdalluhi Nasri Allaha kuutaamyeelo Caafimadkada, dhibanayaasha Adigoo kale Ah oo wali laheeysto inuu Eebe kasoodaayo.
    Walaalkey Ayaanle Allah kuxifdiyo, Cimrigaadana Allaha kuubarakeyo , your really a legend ♥️.

  • @omarherzi1678
    @omarherzi1678 Před 2 lety +81

    I believe every word he said wlhi.This guy is not lying at all. Let those criminals be accountable for what they did to him and many others too first Fahad,A Dheere , Ibrahin macalin, kulane jiis.Imagine how many others whose went through this and even cannot speak for themselves.

    • @abdiseed3363
      @abdiseed3363 Před 2 lety +4

      Maxa dhaarta kugu xaqsanaya adi mala jogtay

    • @omarherzi1678
      @omarherzi1678 Před 2 lety +12

      @@abdiseed3363 anigu waxan u dhartay in aan rumaystay waxa uu ku hadlay in ay run tahay. Markhaati baan ahay maan dhihin oo waan la ogaa ama waan la joogay. Just read between the lines niyow . In waxa uu sheegay ay run tahayna shaki Kuma jiro.

    • @abdirahmanali4453
      @abdirahmanali4453 Před 2 lety +2

      Thank u ayaanle shaqa wacan guul sxb

    • @maryamadirie8722
      @maryamadirie8722 Před 2 lety

      Maxaad ku ogaatay ma waxyi rabi baakuu yimid isaga iyo kuwa uu kasheeganaayaba midba marbuu malaaig iskadhigaayaa markuu masaakiinta lacagtooda guryaha kudhisanaayo madhaxal aabihiisaa

    • @WIILWAAL1
      @WIILWAAL1 Před 2 lety +1

      Me too..👍

  • @nadiya078
    @nadiya078 Před 2 lety +7

    Wlh wa xanuun dhibatada meshas ka jirta 🥺🥺lkn waxey iloowsan yihin in tan aduun tahay aqirona jirto
    Cadaalad ilahey hortisa tala wad ku mahadsanthy sida shacabka ula wadaagtay dhibka kuso garay wana kugu fanaa geesi bad tahay hadey dadka dhibka so garay ka hdli lahayen meshas manta maba joogen ❤️dadki dumar xita u naxariisan waye adiga kuma naxasiisanayan lkn ilahey dartii ku cafi ilahey ba kaga arayo manta Malin ehen bey ka shalanayaan ❤️🙏🏼nolow walal mcn agoow wax walbo waa qadar rabbi kuna samir waaa imtixan aduun aqiraa ka dambeysa ❤️🙏🏼

  • @cawilnour4222
    @cawilnour4222 Před 2 lety +7

    Waa halku dhig cajiib ah hadalka ah anigu hal qof baan ahay balse malaayiin soomaaliya oo iga danbeeya ayaa badbaadaya

  • @FAAD21
    @FAAD21 Před 2 lety +11

    Mahadsanid Ayaanle in umada somaliyed ogaato xaqiiqda jirta waa wax lo bahanyahy

  • @Mukhtaar2004
    @Mukhtaar2004 Před 2 lety +20

    Ayaanle sxb aad ayaa kugu mahad celinaa allaha ku xafido xaqa u hiili walalkay cid waxba kaama qaadi karto naftaan allah subxanahu watacaala ayey gacantiisa ku jirtaa

  • @aboubakerabdiyonis691
    @aboubakerabdiyonis691 Před 2 lety +4

    inakani waxa sogadhay waan ka xumahay runta Alaha ufudaydiyo halada uu ku jiro lkn Ayanleh walal tahadar naftada aya halis ku jirta Alaha ku xafido Amin

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +7

    Cabdulahi m nour mahadsanid.. nin top batahay ... we LOVE you👍 aqli baad shacabka ukordhisay..huuno

  • @sharaawifarah9473
    @sharaawifarah9473 Před 2 lety +4

    Mahadsanid Ayaanle tariikhda ku xusi doonto haddiba isku dayaan inay ku dulmiyaan kooxda Niisa allah ayaa kugu filan talasaaro

  • @duniyoragecohniijk753
    @duniyoragecohniijk753 Před 2 lety +8

    Cabdulaahi m nuur ilaahay haku caawiyo shartoodana ilaahay kuma tuso markale

  • @cabduqaadirahmedhaji
    @cabduqaadirahmedhaji Před 2 lety +9

    good interview. Mr. Ayanle Hussein Abdi and Hanoolaato team you are really doing a good job please keep up the good work. wishing to get more important videos

  • @nuuracumar5837
    @nuuracumar5837 Před 2 lety +8

    Mashaballaah ayaanle waa gob ayaanle hadad fariiin tayda aragto waanku salaamayaa waxaan jeclhy in aan hadyad kusoo dhiibo meel wan kaala Soo xidhiidho hadad awoodo

  • @banaadirchannel5735
    @banaadirchannel5735 Před 2 lety +3

    Asc walalaha is wareysanayey ayaanle xuseen cabdi iyo c/llahi maxamed nuur wlhi arinta c/Nasri way i tabatay walal allaha kaa samata bixiyo dhibta ay kuu gesteen. ilaahey ayaa lagu kalsonadaa masha allah qof diin iyo iimaan leh ayaa garta.

  • @omarrobleh8135
    @omarrobleh8135 Před 2 lety +9

    Wallahi waraysiga Cabdillahi wuxu na tusay wajiga dhabta ah ee yaalla xarunta soomaaliya. Yaa filayay tanoo kale inay kasocoto muqdisho. Xilligii dawladii militariga ahaydna lama sheegn

    • @amiiraali460
      @amiiraali460 Před 2 lety

      Indhaha furta somaliyay ooo cadowga iska dhiciya

    • @libanosmanlibanosman804
      @libanosmanlibanosman804 Před 2 lety

      Ninkan 230$kun cuney shaqo lo diray wuna qaban wayay Fahad aargooste miyaa sas ugu harayo he

  • @maryanmohamed7400
    @maryanmohamed7400 Před 2 lety +3

    Allaha ku badbaadiyo Abdullahi. Ayaanle khayr allaha ku siiyo sida aad u raadinaysid wanaaga ummadda Soomaaliyed. Illahow xaqa u hiili yaa rabbi.

  • @calimohamed5503
    @calimohamed5503 Před 2 lety +5

    Dambiyadda qiyamaha ugu horeeyo waxaa koow ka ah DULMIGA, qofkii manta dulmi ku xiran inshalh ilahey ayaa malin un kuu garqaadi dono nevermind

  • @abdikhadirlibaxow8015
    @abdikhadirlibaxow8015 Před 2 lety +20

    Hanoolaato mahadsanid. I wish it is too important that those who have the same experience in Godka jilacoow share their stories. This will help the mas to know the fact. Thanks

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @mohamedabdulle3867
    @mohamedabdulle3867 Před 2 lety +7

    Asc Ayaanle
    Runtii Ayaanlow waan kuu mahadnaqayaa sida geesinimada leh oo aan umadda Soomaaliyeed ugu soo gudbiso barnaamijkaaga Hanoolaato
    Allaha ku xifdiyo

    • @xalimocisman6886
      @xalimocisman6886 Před 2 lety +1

      Mnsh Allah alle hakuxiftiyo wlky ayaanle kumawaayo abid farxad igu nolow adiga iyo familkaga

    • @khadardool7865
      @khadardool7865 Před 2 lety +1

      Allhe Ka Bad Badiyy Butida Dadka Cuna Mahadle Wariye shaqo fican Ba dadka u Haysaa Hore u sooco

  • @maxamedkismayo3902
    @maxamedkismayo3902 Před 2 lety +6

    ayaanle mahadsanid walaal waan ku salamey, waan ku faraxsanahey howsha aad umada u haysid, Allaha Ku xafido, aamiin

  • @ayaanali8203
    @ayaanali8203 Před 2 lety +13

    Ayaanlow allaha ku barakeyo markan cabdullahi wajigiisa arkay saakay wan ku farxay in uu war cusub wado ayan daremay ogow wareysiyada cabdullahi nasri wuxu ka mid yahay kuwa chanelka kor u qaaday ee dadku ay ad u xiiseynayan laakin waxad ku so qortay gabogabo yeysan noqon marki u dambeysay ee ad wareysato cabdullahi

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +3

    Rabiyoow Xaqaaga Kaaga Soodhici oo Kucaafi oo Kuuhiili Adaa,AwoodLehe oo Cadowgaaga Jabi Aaaaaaaaamiiiiiiiiiiin

  • @abdihashidaljir398
    @abdihashidaljir398 Před 2 lety +28

    Ayaanle Mahadsanid Sxb Runtii Muuqaalka waan Daawanay Lkn Ma fahmi karno Diyaarintiisa dhibka laga soo maray waana muuqaal Cajiib ah

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Před 2 lety +24

    Story of Abdullahi Nasri very interesting but very Sad , painful SubhanaAllah and may Allah reward you Ayaanle.
    YAA ALLAH YAA RABBE MAKE OUR COUNTRY PEACE and justice ⚖️

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @WIILWAAL1
    @WIILWAAL1 Před 2 lety +1

    👍amazing thanks Cornell C/laahi nuur. i Nasr..Somali Hanolato

  • @saidalichannel7517
    @saidalichannel7517 Před 2 lety +2

    Maasha Allah. Ayaanle iyo dulmanahan ba waa geesiyaal. Alle ha idin barakeeyo.

  • @khadrakaid3640
    @khadrakaid3640 Před 2 lety +26

    Shaqo fiicn baad umada soomaaliyeed u haysaa wariye ayaanle wn kaga mahad celinayaa

  • @ubaidmohameddahir4874
    @ubaidmohameddahir4874 Před 2 lety +9

    Gabadhaas Faduma qisadeyda wey I xanuujineysaa wlh 😭😭😭😭

    • @MohamedOmar-lr9zj
      @MohamedOmar-lr9zj Před 2 lety +1

      Qaansoroveed kasoo daawo

    • @tasneemmohamed8524
      @tasneemmohamed8524 Před 2 lety +1

      @@MohamedOmar-lr9zj seen uga daawadaa walaal anigaa raba inaan daawado
      Ilaahay ha unaxariisto

  • @sheekadaDahab
    @sheekadaDahab Před 2 lety +10

    Qeybtaan ayaa ka fiican kuwii hore waayo su,aalo investigation ah ayaa weydiisay sida Godka jilacoow inuu kuu tilmaamo mahadsanid Ayaanle

  • @mohamedh1172
    @mohamedh1172 Před 2 lety +7

    Ayaanle mahadsanid shaqada aad u heysid ummada soomaliyeed ayadoo adagtahay xiliga lagu jiro qof walalkis eeda uu qeyb kayahay hadana cadaalada iyo xaqa inuu garab istaago wa go,aan geesinimo leh kuwa dhibka wada allah hakugu dhinac tiro walaalka

  • @muktara.9989
    @muktara.9989 Před 2 lety +5

    🙏🙏🙏🙏🙏🙏😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👹👺👺👺👺👺👺👺alaawayne cadaabkaa waa udanbeeyaah aduunka iyo aakhiro waa qoon ba,aye aloobadbaadi Soomaali Cabdulaahi Alahaa ku badbaadiyo Geesi fiirodheere taariikhda ku qorin is ilaali ilaahaye ha ku ilaaliyo

  • @Rooda_sanaag
    @Rooda_sanaag Před 2 lety +21

    Wadanka waxa uu uqaboobi la'ayahay waxaas oo dulmi ah ayaa maalin walba dhacaya. Ilaahy waa inoo naxariistay saa waxaas oo dulmi ah oo dhacaya ayuu hadana jaanis idin siiyay ,أن بطش ربك لشديد 😭 war Allaha idin abuurtay kacabsada oo garta waxa laidiin abuuray😥 Umaddiisana unabad galiya☝️

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

  • @caashomusexaad4546
    @caashomusexaad4546 Před 2 lety +7

    Subxaana allaah arintan wiilka aad ayaan uga murugooday madhinte waa eebe

  • @alisuldaan8314
    @alisuldaan8314 Před 2 lety

    Hanolaato waxa tahay shaqsiyada yar o xaqiiqda ka hadla waxa dhaca no so gudbiya gudaha iyo dibada ninka ad waresatey waxa ku dhacey iyo waxa u arkey ayu ka Hadley dulmiga iyo xumaanta iyo dadka ku heshiyey o power u isticmalaya dadka masakinta ah ku bahdilaan alla cadaab aduun haku arkaan kuwa dadka masakinta ah o an waxba galabsan allaha badbaadiyo ninkan hadaladisa wa xaqiiqo weliba nin daacad ah o an 2wajiile aheen ayuu uekyahay ilahow ada magan kunahay marlabaad thnx ayaanle hanolaato

  • @abdullahhassan6843
    @abdullahhassan6843 Před 2 lety +10

    Ayaan Hussein aad baa u Mahadsan tahay wll Waxaan arki jirnay Somali qabiil aan waxba iska gelina isku eexda lkn adigu Raga la eedaynayo mid ayaa family tihiin Hadana aad natustay shaqsiyadaad ah In Cadaalad KA HOR MARISO Shaqsi Dambiile ah Mahadsanid Wllkay Mar 2aad Abdulahi Nasri iyo Inta kale la dulmiyey Ilahay baa Xaqooda u soo celinaya inshallah

  • @omarrobleh8135
    @omarrobleh8135 Před 2 lety +13

    Innaa lillahi wa innaa ileyhi raajicuun!
    Walle waa markale iyo nasiibdarro weyn
    Oo soomaali ku habsatay. Marnaba ma filayn inay waxanoo kale ka dhici karayaan soomaliya maanta.

  • @sacadshyuusuf8977
    @sacadshyuusuf8977 Před 2 lety +2

    mudo badan ayaan ka colaadin jiray hanoolaato iyo ayaanleba wixii maanta ka danbeeya hubka waan dhigay guulayso mar walba
    waa muhiim in la soo gudbiyo dhibaatada iyo gabood falada ay masuuliyiinytu gaystaan

  • @halimasadiamuhudinarale3411

    Mahadsanid walalkey wax badan oo qarsoonaa ayaad dadka u soo bandhigtay mida kale alle dile ayaa dhinto cadaalada hadaad heli weyso aduunyada maalin ilaah hortiisa la tagi doono ayaa jiri donto oo ay xubnaha ku marqaati furi doonaan qof kasto wuuxu sameyay walalkey ayaanle Mahadsanid

  • @haaruunmaxamed3443
    @haaruunmaxamed3443 Před 2 lety +8

    Inta murugeysan murugada Allah ha kaqado aamiin isoboqo wll 🥺😫🇸🇴♥️

  • @sadiyomaxamoud174
    @sadiyomaxamoud174 Před 2 lety +9

    Asc insha alaah soomaaliya cadaalada way heli dadka lagu dhibaateeyey dawladnimada shabaab iyo dawlada shaqo a yaa ka dhaxeeyso ayaanle shaqa wanaagsan ayaa u haysaa shacab soomaaliya taariikhada ayaa ku xusi

  • @mohamedamiin4816
    @mohamedamiin4816 Před 2 lety +1

    Geesi ayaanle taariikhda ayaa ku xusi doonta rabina haku xafido aduun iyo Aakhiro intaba insha allah kuwaan allaha nadhaafiyo runtii waxaan dareemoyo matilmaami karo Rabiyow ummadaada ugar gaar ee ladulminaayo hbn iyo maalin 😭😭😭😭😭😭😭 @hanoolaato

  • @mohamedsabca7
    @mohamedsabca7 Před 2 lety +2

    ilaahay wanaag ha ugu bedelo weriyaha inuu dulmiga qariyo diiday Ayaanle👏👏, Abdilahi ilaahay dhibkaa wanaag ha ugu bedelo

  • @AliAhmed-bz4pr
    @AliAhmed-bz4pr Před 2 lety +4

    Hi guys. You are both great. Brave and tough story you presented.

  • @abdiabukarmahamed7981
    @abdiabukarmahamed7981 Před 2 lety +3

    Waa arin Aad u fiican misna oo faaiido weyn inoo leh hadii aan somali nahay inaan cashar kabarano dhibka kajira wadankeena hooyo
    Ayaanle waad ku mahadsan tahay barnaamijkaan Aad wado waxan kuu jareynayaa insha Allah guul iyo barwaaqo iyo caafimaad insha Allah 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @raaqiyoomar1744
    @raaqiyoomar1744 Před 2 lety +4

    Masha allah ayaanle wariye qiimo leh baad tahy waliga ku tagnow wadada saxda aad hayso shacabkana aad waxa jira u iftiimiso ilahy ajar haka siiyo

  • @princess-zh3ut
    @princess-zh3ut Před 2 lety +5

    Wlh wilkan arintiisa aad ayan uga xumaday ilaahay waxaa mahadiisa ah dadkii dhibkaas kuu geystay inaad simantihiin alle inta kula midka ah ee dhibaatadaaas loo geystay ha u boogo dhayo I’m very sorry wlh
    Mida hada dhisantayna alaha ka dhigo mid wax badan ka badasha waxyaabahaas dadka loogu geysto shaarka dowlada wadankeena alle ayaa u maqan 🇸🇴 💔😔

  • @cumarxarifka7367
    @cumarxarifka7367 Před 2 lety +8

    WAA ARIN XANUUN BADAN OO AAN QULUUBTEENA MARNAWA KABIXI DOONIN DIIG CABAYAASHA DOWLADA ISKU TILMAAMAY MAALIN UUNBAAY SHARCIGA HIR IMAANI DOONAN I.A XITAA HADII AAY ADUUNKA NOQON WEEYDO AAQIRO AYAA LALA DISAABTAMI DOONA 💯

  • @shuutaayecadde6691
    @shuutaayecadde6691 Před 2 lety +6

    Ayaanle waxa thy wariyaha kaliya an eex iyo been midna aqonin wayo dadka dhibatada geystay waxa ka mid ah ina aayadiis waxa thy nin cadaladed wlhi allaha ku xifdiyo wlky 🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abdiabdi3861
    @abdiabdi3861 Před 2 lety +2

    We love you
    Thanks Walal

  • @timayaredolaf7141
    @timayaredolaf7141 Před 2 lety +1

    Mahadsanid hanoolaato waa arin xanuun badan

  • @Yedo25254
    @Yedo25254 Před 2 lety +17

    Kulane Jiis waa nin Aad u cuqdad badan Qaasatan Aad u neceb Beesha Majeerten.

  • @abdijibarthoughts6782
    @abdijibarthoughts6782 Před 2 lety +3

    Wlh xaqiiqdii dad badan oo markii hore ayaanke wax ka sheegaayeen oo ku eedeyn jireen inuu yahay shaqsi dowlada marwalba ceebeynaayo oo wax ka sheegaaye maanta waan filaa iney qanceen maadaama ayaanke marwalba jecel yahay in wax la wanaajiyo oo dadka xun na bulshada la tusiyo ama loo iftiimiyo maadama walaalkii kama mid ahaa dadkii la eedeynaayo oo aan wax jecel ah u muujin oo xaqa u taagan yahay guuleyso walaal marwalbana xaqa u taagnaaw

  • @simankeynaan5579
    @simankeynaan5579 Před 2 lety +4

    Maashaa Allah..... Ayaanle waxaad tahay... Gees....i illaahay ha ku xafido walaalkeey thanks

  • @hodanmogeh6188
    @hodanmogeh6188 Před 2 lety +2

    Ayaanle. Dhacdada Inankan waa mid xaqiiq ah. Muwaadin dhan weeye. Abdilahow xanuunka Alle hakaa dulqaado. Soomaali Ilaahey ha u miciino. Waxan hadii ay ka jiraan Koonfur Soomali

  • @qoslaaye3504
    @qoslaaye3504 Před 2 lety +27

    Thank you Ayaanle H for sharing this and many more interesting story with us. Your a voice for the voiceless. You're a new platform that people can express there ideas, knowledge.and experiences.
    I have embraceed to see how you were challenged to your guests and asking more questions since Last three interviews you conducted.
    Please invite the state leaders like Ahmed Madobe and Dani as well as current federal government leaders if possible 🙏 thanks once again!!!

    • @JEJEEY637
      @JEJEEY637 Před 2 lety

      Subxanallah wiil somaliyed o sixun police 🚔 ku u dilaýczcams.com/video/LeDYOJ3IvBA/video.html

    • @humanadviser2807
      @humanadviser2807 Před 2 lety

      Nacala dii I dhashay wasee umada beenta iyo barobugaanda kadaaya

    • @fatwaguud
      @fatwaguud Před 2 lety

      Wuu ku jeclaa Wuuna Kusoo Ducaayn jiray Adigoon Aduunka Joogin Cid kale maaha waa Nabi mohamed scw
      Shukran
      Dhiira galin ayay iinoqoni, hadaad iso booqato Rabina haku sharfo wll. Hadadan iso booqan markalad iso booqan i.a. Aan kala faaideysano.
      Waxaan diyaariyaa barnaaamijtaaan oo kale Mhdsanid.

    • @geediyogeedi8904
      @geediyogeedi8904 Před 2 lety

      @@humanadviser2807
      Oo hada magodka jilacow ayaad difaacee amar illaahey aad waliba u caytamee

  • @fatumaibrahimbarisle4515
    @fatumaibrahimbarisle4515 Před 2 lety +4

    wll ayaanle ajar iyo xasanaad allaha kaa siiyo C/ lahi wixii ku dhacay oo allah ka masaxo allahan xifdiyo

  • @AlleaaminSoomaali2024
    @AlleaaminSoomaali2024 Před 2 lety +2

    Ayaanle walaal qaali aha guulayso walaal run ahaantii aad iyo aad ayaan ugu xidhnahay Hanoolaato.

  • @ibrahimbule2428
    @ibrahimbule2428 Před 2 lety +6

    Very hurting indeed, Somalia what a bloodthirsty Nation. I swear if this menace act continues there will be a fear of losing the country itself and at end Somalia will be no more believe me not.
    Abdullahi you're among such souls that the people dream to have as a leader in the course i believe you will lead the country one day. I pray you to be well soon good luck.

  • @jamaadan7103
    @jamaadan7103 Před 2 lety +15

    Ayaanle Mahadsanid Cabdullahi waan kaxunahay waxa kugu dhacay adiga iyo dadbadan oo soomaliya cadaalad waa heli inshaa Allah

  • @rnuura334
    @rnuura334 Před 2 lety +7

    Allaahu AkbaR KabiiRaah☝️

  • @muhudiinmuuseali4669
    @muhudiinmuuseali4669 Před 2 lety

    THANK YOU.

  • @Xoordage
    @Xoordage Před 2 lety +5

    Goot yaahuud kaan waa in laaxiiro
    Somali dhaaqan uma laaha is caadab
    Waxaan suugaayaa fahad yasiin oo la sooxiiro 💯 insha Allah 🤲🤲🤲🤲🤲