QEYBTI #2/4: DHAGARTA IYO SHIRQOOLKA

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 27. 08. 2024
  • Welcome to Hanoolaato Media Network - ku soo dhawoow Hanoolaato Media Network
    Subscribe to our channel: / hanoolaatotv
    Follow us on Twitter: / hanoolaatotv
    Find us on Facebook: / hanoolaatotv
    Check our website: www.hanoolaato....
    Warar, Warbixino,Taariikh, Sheekooyin, Soomaaliya, Somalia,Hanoolaato, SoomaaliyaHanoolaato, Sirdoonka, Muqdisho, Shabab, Socialmedia, ciidanka, Qaran, Soomaali, Jaaliyadda, qurbajoogta, Afhayeenka,VillaSomalia, Ammaanka, Warbaahinta, RadioMuqdisho, Africa, Haweenka, dhalinyarada, wararki ugu dambeeyay, wararkacaalamka, Nabadeyn, Nabad, boqortooyo, caasimadda, Taarkulo, Sahan, wadahadal, dib uheshiisiin, Puntland, Somaliland, Hirshabelle, Galmudug, Koonfur galbeed, Djibouti, Jigjiga,Ayaanle, Ayaanle Xuseen Cabdi, Ayaanle Hussein Abdi, Hanolato, Hanoolaato, tayo, Farmaajo, Madaxweynaha, sirdoonka, hubka, samafalka, ciidanka cirka, qoor-qoor, Waare, Rooble, Farmaajo, Fahad Yasin, Jubbaland,Jubaland,Waan-waan, Qays ciribey, Qeys, Quays Irby,

Komentáře • 1,3K

  • @ayaanmohamedabdi352
    @ayaanmohamedabdi352 Před 2 lety +47

    Runtii wiilkan waa amazing person qof asigoo kle ayuu ubahan yahay sirdoonka

  • @sadamadan4268
    @sadamadan4268 Před 2 lety +28

    Ku mahadsanid ayaanle sida quruxda badna ee aad noogu soo gudbisay interview-ga, dalkeena rabba u maqan waxaa ii cadaatay inaaney jirin damqasho umadeeda xitaa habba yaraate, meel naftii bini aadamka lagu goynaayo si xasarad loo abuuro!!!
    Inshallah cadaaladu malin wey imaan

    • @abdikarimabdi9674
      @abdikarimabdi9674 Před 2 lety +3

      illahay ha sakow inaga u maqan inaga lo Bahan yhy in an gacmaha is qabsano on cadow kaste iska qabano

  • @hiranstate9407
    @hiranstate9407 Před 2 lety +20

    Mahadsanid Ayaanle
    Wareysiyada loo baahan yahay ee waqtigooda ku soo aaday.

  • @antaakiabdullahi4364
    @antaakiabdullahi4364 Před 2 lety +13

    Intee qeebta lawaad ila dhamasetay 🤜🤛✍Best wariye Ayaale

  • @raxmaali5297
    @raxmaali5297 Před 2 lety +42

    HANOOLAATO PAGE IS THE BEST PAGE
    LOVE YOU ❤ TIM PAGE HANOLAATO

  • @calasxasan4293
    @calasxasan4293 Před 2 lety +23

    wlhi cabdulahi nuur caqligiis iyo maskaxdiis ayuu kumeel maray iyo tii ALLAH m.a keep going pro

    • @abdullahimohamednuuralaaki6200
      @abdullahimohamednuuralaaki6200 Před 2 lety +6

      #Co #Abdullahi #Nur
      Waxan rajeenaya inaysan dhicin qof dambe oo iga dambeyo inan la dulminin lagana fogaado maxa layiri iyo muxuu yiri wana sababta warxumo tashiilka dadka uga faaiidaysto
      In dalkayga iyo dadkayga an dhiigooda kufaano oon kuhormariyo siyasadeyda on dhiigooda daadiyo waxan ka doorbiday inan ubareero khatar iyo xabsi iyo shirqoolo la ila damcay hadii ay noqoto NISA ama Jubbland
      Ugu dambeena an noqday nin xabsiga iyo tacadiga dhib badan ka dhaxlay ilaalinta dalkayga iyo dadkayga dartood
      Somaliwayn guul
      #Mahadsanidiin

  • @khadrotoosan3775
    @khadrotoosan3775 Před 2 lety +55

    Wiilkaan waraysiga bixinaya Daganaantiisa iyo siduu u hadlayo baba cajiiba masha allah guulayso apoe

  • @Qaali12
    @Qaali12 Před 2 lety +38

    Aniga waxan shego ma’aqano, waxan leyahay oo kaliya Allow na astur

  • @mayo3607
    @mayo3607 Před 2 lety +69

    Amazing revaluation. Great interview as always Hanoolaato is the best journalist. You listen your guest and occasionally you put quick question to bring back to the topic. Well done

  • @nuurjama2808
    @nuurjama2808 Před 2 lety +9

    Masha allah Ayaanle Wariye dhinac walba ka dhisan allaha ku xifdiyo wan kugu xiranahay. Guul #hanoolaato

  • @IB_Adam
    @IB_Adam Před 2 lety +20

    Somaliyed ninkaan si fiican u dhageysta.Waa nin dadnimo iyo daacadnimo iyo run sheegnimo ay ka muuqato runtii.Wuxuu sheegayo waa wax jira oo cadeynaya in Somalia ay khatar ku jirto oo mafia ay qabsatey!

    • @Abdifatahyussuf21
      @Abdifatahyussuf21 Před 2 lety

      Taas wa ben ninkan wuxu shegay inu kismayo iyo dhobley guri ka dhistay asago wax shaqa ahna an haynin mamulki uu la shaqeynayayna kama shikinin waxas macquul matahay

  • @fhuddle2311
    @fhuddle2311 Před 2 lety +23

    Please send 🙏 3rd interview ASAP
    It's amazing what is happening our country

  • @mouhyadineassoweh9253
    @mouhyadineassoweh9253 Před 2 lety +32

    Walhi this is the best interview I ever seen well done bro and I can’t wait at end Amazing 🤩

  • @abdullahimohamednuuralaaki6200

    Waxan rajeenaya inaysan dhicin qof dambe oo iga dambeyo inan la dulminin lagana fogaado maxa layiri iyo muxuu yiri wana sababta warxumo tashiilka dadka uga faaiidaysto
    In dalkayga iyo dadkayga an dhiigooda kufaano oon kuhormariyo siyasadeyda on dhiigooda daadiyo waxan ka doorbiday inan ubareero khatar iyo xabsi iyo shirqoolo la ila damcay hadii ay noqoto NISA ama Jubbland
    Ugu dambeena an noqday nin xabsiga iyo tacadiga dhib badan ka dhaxlay ilaalinta dalkayga iyo dadkayga dartood
    Somaliwayn guul
    #Mahadsanidiin

    • @mohamedsadikthahir1231
      @mohamedsadikthahir1231 Před 2 lety

      Nin adag. 200 wax igasii😂😂😂

    • @SomaliHistory1
      @SomaliHistory1 Před 2 lety +1

      2 qeyb waxa iga dhax baxay mar aa tiri sidi dadka xamar joogo kuwa dadkooda iney layaan loogu shaqeysto waa ku mahadsantahay Runta iyo xaqiiqda aad taabatay

    • @abdullahimohamednuuralaaki6200
      @abdullahimohamednuuralaaki6200 Před 2 lety

      @@SomaliHistory1 wa xaqiqda jirta

    • @adonallah
      @adonallah Před 2 lety

      Sxb mesha waxaa kamuuqata in diinti laga tagay oo kaliya lacag laraadinayo , sxb waxaan kugalatalin lahaa waxaas inaad iskagaharto diintaada kudhag ilaahey ayaa kabaxshay inaad dhiig tol daadiso lkn ogow waxa gaaladu lacagta idinkugu qufee waxay rabaan inaad sidodo kale noqotan waxaan sharecada maqabto risaq kalo xalala karaadso ilaahey na Tala saaro

    • @abdiazisabdilahi8174
      @abdiazisabdilahi8174 Před 2 lety

      Abdilahi nuur fursadaa anaaba ubaahane iguxidh abdirahmaan ama fahad shaqada qaranku waa muhiim

  • @MamaMama-hs3mf
    @MamaMama-hs3mf Před 2 lety +14

    ASC Ayaanle waan kuusoo duceyneynaa sida umada soomaaliyeed dhagaraha loo dhigo usoo bandhigtit mar labaad waxaan umahad celinayaa dadka qiimaha leh ee aad waresatid waresiga c/lahi max'ed nur noo dhemestir thanks

    • @dr.mohamedabdi5866
      @dr.mohamedabdi5866 Před 2 lety

      maxaad u duceyn national security bannaanka soo dhigey.
      waa reer miyi sirdoona ayaanuhu

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 Před 2 lety +16

    Aniga xata I was been waiting it's very sad and interesting story about our country 😢 I'm so sorry 🇸🇴

  • @elyeesdc6021
    @elyeesdc6021 Před 2 lety +117

    Laba maalin guduhuud ayaad rabtaa inaad guri kudhisatit ,anigane 7 sano ayaan baraf iyo dhaxan ku kacaa si aan guriga aad sheegeyso u dhisto. Walahi inaan xalaal shaqeysanayo nafteyda waa in aan naarta ka ilaaliyaa

    • @encrypted983
      @encrypted983 Před 2 lety +4

      Haha lacagru somaaliyo ayeey taala🤣🤣 qurbaha waan isaga tagayaa.

    • @shukraanmoha2239
      @shukraanmoha2239 Před 2 lety +3

      Aad iyo aad muruqaaga maalo wll aakhiraad raaxaysane

    • @sheekadaDahab
      @sheekadaDahab Před 2 lety +1

      Inuu shaqo culus qaban rabo uu moodaayay oo mushaar hormaris loo siiyay. Dabin aa loo dhigay

    • @axmednuurmaxamedcali5889
      @axmednuurmaxamedcali5889 Před 2 lety +2

      Hadiiba aay jirto meel dhaxanle oo aan shaqo kahelayo maad igu cawisid si aan wax utaro dadkeyga baahan
      Guri haba igu soo hadal qadine

    • @axmednuurmaxamedcali5889
      @axmednuurmaxamedcali5889 Před 2 lety +1

      Xooggaga allah hakuu barakeyo

  • @mohamedabdirisack2106
    @mohamedabdirisack2106 Před 2 lety +74

    the best interview i ever watched. thanks ayaanle, plz post part 3 and 4 soon

  • @mohamedhabdi1022
    @mohamedhabdi1022 Před 2 lety +22

    Ayaanle noo soo dedeji 3 and 3. Waad ku mahadsantahay inaad bulshada xogtaan muhiimka la wadaagtay. All the best to Cabdullahi. Great guy. Allah ha ka xafido cadowgaan isbiirsaday

  • @bellakiin
    @bellakiin Před 2 lety +33

    Aniga caawa ka hor Waa yaabanaay waxaan dhihi why leyskugu dagaalaa wadanka gaajada iyo faqriga dilay😎 ileen dad baaba dollarka xaarka iskaga tirtiro😨 Somalia halo soo duceeyo pls🥲

  • @gobonimodoon7964
    @gobonimodoon7964 Před 2 lety +12

    Maansha Allah Guul iyo gobanimo.Meeshaad ka soo jeedo.Somaali Wadaniyad Lagu Barbaariyey Daciif Ma Siri karo .Allha ka qabto Ummada Soomaliyeed. Maansha Allaha Guul iyo gobanimo.. Allaha Sharkooda Somaali Ha ka qabto. Amiin yaa Allah.Mahadsanid .

  • @abdifataah4458
    @abdifataah4458 Před 2 lety +15

    جزاك الله خير جزء يا ayaanle
    Wadanka inla nadiifiyo ayu inoga bahan yahay fiiro gaar😱💣 ah p3🧐

  • @husseinshire6288
    @husseinshire6288 Před 2 lety +63

    OMG this is the best interview that I’ve ever seen I can’t wait the ending and thank you Ayaanle

  • @smallboywadani9484
    @smallboywadani9484 Před 2 lety +15

    3 qebta sodaa please shaqo wadaniyad baad qabataa keep going

  • @abdirahmaanahmed6737
    @abdirahmaanahmed6737 Před 2 lety +21

    Ayaanle husein hore usoco barnaamijyada xaqiiqada ah ee aad tabineyso waa wax ku ool guuleyso

  • @biyocabeboy4589
    @biyocabeboy4589 Před 2 lety +14

    Naarta bilaash looma sameyn wadanka waan iskaga tegayaa xasbunallaah sedaxaadka ayn sugeynaa

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 Před 2 lety +15

    Mahadsanid Ayaanle qeybta 3 lasoodhaqso.

  • @fahadxuubsired64
    @fahadxuubsired64 Před 2 lety +2

    BEST interview qeebta 3 xaad noso gali sxb thanks

  • @guledguray2663
    @guledguray2663 Před 2 lety +12

    Acw? Thanks ayanle waa waraysigii iigu xiisaha badnaa ee aan dhagaysto!
    Keep going.waa waxa lagu burburinayo mustaqbalka da'yarta somaliyeed.waxa cadaan ah in aanay waxan soo bilaban hadda ayssna ahayn dhamaadkeedi ee mxa u dan ah umadda somaliyeed in lagu burburiyo lacagaha dibadda ka soo galla iyo fulinta wadamada jaarka.waxan maqlay madax dhaqameedada soomaliya ee xitaa ka fog xamar ka badan 1000km ay helaan mushaaro joogta ah oo ah 10-40 kun U S dollar ah bilkasta.
    Waa wadan dhinac kasta laga burburinayo laakin maalin uun maxkamad la soo taago.

  • @f.calishirwac1544
    @f.calishirwac1544 Před 2 lety +14

    Thank you Ayaanle this is an amazing story

  • @Shiine1st
    @Shiine1st Před 2 lety +12

    Waligay wareysi iiga xanuun badan, oo dhibbane ka shakeeyay ma dhageysan! Ilaahay hakaaga raayo. Subhanallah.

  • @mohamedhashi1643
    @mohamedhashi1643 Před 2 lety +14

    A detailed interview well done Ayanle 👏 👏 👏

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 Před 2 lety +20

    guul inbadan sugayay shekadan xallka dunidu waa farxad iyo murug

  • @sucdisiad3316
    @sucdisiad3316 Před 2 lety +8

    Waxay habeenkii u shaqeeyaan waa wada ibliisiin aan Ilaahay iyo Rasuulba aan aqoon.
    Ilaahay wadankeena ha ka qabto iyaga iyo intii caawintaba.

  • @anisoabdi9854
    @anisoabdi9854 Před 2 lety +1

    Horey u soco ayaanle cbb ha ujoojin

  • @zakariaabdiomar2731
    @zakariaabdiomar2731 Před 2 lety +14

    One of the best interviews
    Thanks ayanle

  • @ggunited6613
    @ggunited6613 Před 2 lety +23

    Waraysigii ugu wanaagsanaa wariyihii ugu daganaa ee dhibane waraysta Allaha Caafiyo walalkeen Cabdullahi Ameen🤲🤲

  • @mohamedabdikarimsheikh5104

    very interesting interview early waiting part 3.

  • @DrMohaAli1
    @DrMohaAli1 Před 2 lety

    Best musalsal.movie...Thanks Puntland state for making such high quality movie series .. love it can not wait to see p3.

  • @abdalleahmett1832
    @abdalleahmett1832 Před 2 lety +2

    Looking part 4, we are wating part 4. Mr ayanle this interveiw it is wonderful

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Před 2 lety +10

    Part 3 and 4 can't wait 🧐🤓

  • @BLACKFOLKS5
    @BLACKFOLKS5 Před 2 lety +10

    Ninkan waa nin waxbartay arimaha sirdoonkana wax ka yaqaan
    Undercover, double agent, mole/Rat source/asset, handler/case-officer, agent/operative, sleeper agent, informant/intel, flying colour, deaddrop, tradecraft, blackmail, safehouse

  • @lglg6781
    @lglg6781 Před 2 lety +3

    Walahay dalka iyo dadkuba waa gacangaleyn
    Qadar iyo group keda allah
    Nagaqbto

  • @samirr546
    @samirr546 Před 2 lety +9

    Yaabay oo is idhi Salaadu halkeebay ka xidhmi la'dahay
    Dawladu halkee bay ka socon wayday
    Khilaaf badanaa
    Is qabqabsi badanaa
    Tuugtii iyo kuwii ilkaha la'aa oo dhami ay
    Wadanka ku yaaceen oo hoteelada degeen oo siisocdaan oo soo socdaan
    Mahadsanid Ayaanle

  • @Iam_sabrie
    @Iam_sabrie Před 2 lety +32

    Yeees meeqaan saacan sugaayay thanks ayaanlow

  • @maanmohamed
    @maanmohamed Před 2 lety +35

    one of excellences interview ayaanle and abdullahi

  • @omeirabdisalam6133
    @omeirabdisalam6133 Před 2 lety +2

    Waa wax lagu farxo in sirdoonka Somalia🇸🇴 Sidaas u xoogganyihin oo sirdoonka Kenya u babac dhigi karaan ANIGA waxan ahay shaqsi ree Jubaland ah, waayo waxay sameeyen NISA wixi ay mudda badan nagu hayeen sirdoonka Kenya oo dhanka San ah.
    thanks Amiir FAHAD🙏🏽

  • @abdiganiabdi6385
    @abdiganiabdi6385 Před 2 lety +36

    You should take care Ayaanle yourself. By exposing this dark side of such a brutal organisation, you have shown an exceptional bravery but also put yourself on the line. While I Iaud your noble work, I am concerned about your wellbeing. May I end by wishing the victim speedy recovery and danbidhaaf.

  • @hamzemurtiileh5497
    @hamzemurtiileh5497 Před 2 lety +8

    Its realy heartbreaking 😥😥 Somalia allow dhawr

  • @ayanahmed3336
    @ayanahmed3336 Před 2 lety +12

    ASC Ayanle Walaal aad aan u jeclahay wareysiyadaada aan waxba Laga tageenin waxaan kaa sugnaa qeebta 3 ee waresiga Cabdullahi Maxamed nuur Mahad sanid .

  • @harunluckyboy8344
    @harunluckyboy8344 Před 2 lety +3

    Plz &plz so dadaji this interview bcs really xaqiqda mesha taal aya na tuustay ❤️‍🔥😢

  • @abdikariim2482
    @abdikariim2482 Před 2 lety +17

    The best musalsal wlahi meel fcn uu gu go'ay please part 3😂😂

  • @bareomar4050
    @bareomar4050 Před 2 lety +32

    Mudaan sugayay
    Wareysigan
    Hadana Hal saac baan dhageysanayay
    Mahadsanid wariye
    Waanka xumahy wiilka dhibta Soo gaadhay

    • @humanadviser2807
      @humanadviser2807 Před 2 lety +1

      Waligay been iyo dhoodhoob kawayn

    • @ashaoali8020
      @ashaoali8020 Před 2 lety +1

      SOWLAGAMA YAABO IN WIILKAANI MARKOW SIRDOONKA AHAAY INOOW DAD MASAAKIINAH INOW DILEY .

    • @ahlamhasansiyad3333
      @ahlamhasansiyad3333 Před 2 lety

      @@humanadviser2807
      Cabdiraxman dheeraha uu shaagaayey maa thy ? 🤣🤣 nio lacag badanidiina lacagta ma sameysiin 🤣 kistoo ii soo dir anigana qaybta commentska idiin qaabilaahe🤣 Astaqfirulaah 🙈

  • @abdirizakdhore
    @abdirizakdhore Před 2 lety +8

    Nothing is secret in Somalia. Ayanle, you have to even keep low profile after this interview, coz you revealed one of the biggest intel in Somalia. God bless you at any place.

  • @najahdhuux8192
    @najahdhuux8192 Před 2 lety +1

    wareer baa ka jira somali
    qaybta 3aad soo daa thanks ha noolaato

  • @glti12
    @glti12 Před 2 lety

    Wlhi sharafta somalia wey soo laabatey in fahad yaasiin uu ka power badan yhy MOSSAD
    Viva nabad iyo nolol

  • @baraarujin358
    @baraarujin358 Před 2 lety +4

    Informative interview👌🏽

  • @alcadaalachannel4035
    @alcadaalachannel4035 Před 2 lety +64

    Asc Ayaanle Waad Naga Soo Daahisey Barnamijka Subaxdi Noogu Badal Sidii Hore .Walaalkey Guuleyso Weligaaba Insha Alaah

    • @abdirahmaanrigaax461
      @abdirahmaanrigaax461 Před 2 lety

      Lacagta Accounka kalabax wariyaha ayaa afka ugaliyay wuuna ka hordhacay isagoo soowada , hhh kusoco waxan inaad isla diyaariseen waa cadahaye ana VARta igu daaya hhh

  • @miskixaji3721
    @miskixaji3721 Před 2 lety +1

    clahai ilahay haku cafiyo maskin la dulmay baa tahay walal mar walpana wan kuso duceyna aniga iyo familkayga

  • @Halane.81
    @Halane.81 Před 2 lety +3

    Ayaanle mahadsanid dadkan oo dhan rakato ayaa lagu hestaa waan aragnay amirada howshooda ha wataan dalkan rag baa u jooga

  • @mohamedabdi6069
    @mohamedabdi6069 Před 2 lety +61

    Mashallah This guy has a very fertile imagination 😂, Ahmed Madobe is the hero and the rest are the protagonists. Bollywood story indeed.

    • @yusufshamsudiin9049
      @yusufshamsudiin9049 Před 2 lety

      So cheap that it can be bought

    • @michaelmichael1225
      @michaelmichael1225 Před 2 lety

      Waa qabil sxb we can see clear

    • @MUSTAFADAMABDI
      @MUSTAFADAMABDI Před 2 lety +1

      *kaligay moodey inaan sid aufahmay markaan clipka kowad dawaday kkk all fake u egtahay coz how he know lacagta utaalo niso yaana tuso lacagtaas ileen qof markaas shaqo raadis ahaya full info haas yaasiiyay all fake hhehehehhehe*

    • @mohamedyare9623
      @mohamedyare9623 Před 2 lety +1

      😂good ✌️😀

    • @Shiine1st
      @Shiine1st Před 2 lety +4

      He didn't say madobi is a hero... As a matter of fact, he clearly stated that Madoobe was a misguided man whom was played and whom was sat up against him, easily.
      Whoever or group one might support to lack the sympathy toward victims like this guys is a heartless act and a sign that you are a morally corrupted person. This could be you and any other Somali citizen. Regardless how much you support someone, when you hear such accusation you should at least reflect them. The matter of fact is, Fahad or any other guy named in this video doesn't need your support... But justice might, and the least you could've offer was to pray for his quick recovery.

  • @abdijama2285
    @abdijama2285 Před 2 lety +1

    Jajjujus beeenaaaleeee sirdonka Kenya hooyada was👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎👎

  • @sarahkadiye8251
    @sarahkadiye8251 Před 2 lety +1

    Somaliyey Ninkaan sifiican u Fahmo dalkii Somaliyeed Waxaa Qabsaday Mafiyadii Birigaato Rosa iyo Argagixiiso Hadii Aan Loo Midoobin waxaa Dhaceysa in lakala Kheybsato Warhooy Jooga Somaley waxaad ka heshaan wax Hayga👌🏻👌🏻✌🏻✌🏻

  • @bilanahmeddheere1631
    @bilanahmeddheere1631 Před 2 lety +9

    Illahay haquweeyo dawladeena sharafta badan
    viva SNA🇸🇴❤️

  • @mowlisyusufmatan
    @mowlisyusufmatan Před 2 lety +22

    Ninka siro badan bu fashilay
    Sida shekadisa isku sarantahy warkisa xaqiiq weyan

    • @heartlessG640
      @heartlessG640 Před 2 lety +2

      Ilaahey baa og xaqiiqda waxkasta oo social media lagu arko 100% lama rumeysan karro

    • @dr.mohamedabdi5866
      @dr.mohamedabdi5866 Před 2 lety +2

      Ninkan waa nin intellegence waxuu rabuu wuu kugu qancin karaa.
      markaa hadalkiisa 100% lama rumeysan karo

  • @ifraahcige5036
    @ifraahcige5036 Před 2 lety +1

    Bismilahi raxmaniraxim wayab

  • @cabdikariimsharmake5953

    Thnks inta aad barnaamij daawanayay I never seeen brnmjyd Ayaanle Isoo daayo Viva horen u soco

  • @Mo-ps4vp
    @Mo-ps4vp Před 2 lety +10

    Sheeko xariiro caadi ah😂😂😂😂
    -Nisa baa alshabaab ah
    -Ahmed madoobe baa halyay ah
    -Fahad amiir baa loogu yeeraa oo taliye looguma yeero
    -Lacag baa la iska fariqyaa
    -taliyaal sirdoon ah oo sidii ciyaal waxay damacysan yihiin cunug ay shalay barteen u shegya
    Ruwaayad tan ka qosol badan wili ma aan arag 😂😂😂😂

    • @yahyedahirmohamed1470
      @yahyedahirmohamed1470 Před 2 lety +1

      Caqligaagu hadii uusan gaarin heerka aad ku fahmi leheyd wey kula noqoneysaa sheeko xariir

  • @suadmire7450
    @suadmire7450 Před 2 lety +13

    Asc manshaallaah hanoolaato aad ayaan ujecelahay wax badan ayaan ka ogaadaa allahkubarkeeyo amiin 🌹

  • @deeqawliyo293
    @deeqawliyo293 Před 2 lety +6

    Aslamu.calaykum.hanoolato..Khayr.ala..hakusiiyo..wax.badan.ayaad..iftiimisay.waxaan.aad.iyo.aad.ayaan.unaxay.waraysigii.sheekha.1960.kii

  • @IRIR-SAMAALE_114
    @IRIR-SAMAALE_114 Před 2 lety +17

    Walee Fahad iyo guruubkiisa maalin tiirka waa la geyn doonaa.
    Dhaqaalihii wadanka ayey ku ciyaarayaan laakiin aduun iyo aakhiro Rabbi ka abaalarin doono..
    InshaaALLAAH

  • @saynabxasan7163
    @saynabxasan7163 Před 2 lety +4

    Illayn meesha masiibo ayaa ka shaqaynaysa..! Ilaahagoow ummaddaada u gurmo, masaakiinta dulman xifdi.

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb Před 2 lety +13

    Best interview I’ve heard about the NISA

  • @abrahamojegalitarianism6850
    @abrahamojegalitarianism6850 Před 6 měsíci

    ❤❤❤❤ thanks 🙏

  • @abdillahialikheir4540
    @abdillahialikheir4540 Před 2 lety +1

    qeybta 3aad plz

  • @MohamedAhmed-ku2zp
    @MohamedAhmed-ku2zp Před 2 lety +3

    Dhaqanka rufyanimada iyo beenta waa caadadooda, 77 itoobiya lo rufyamay hada keyna lorufyama. Somali Allaha idinka qabto, Aamin

  • @mohdAli-nl8gx
    @mohdAli-nl8gx Před 2 lety +6

    Waa interview gii iigu xiisaha badnaa Aan daawado 👀🤔

  • @mariaelmi6971
    @mariaelmi6971 Před 2 lety +2

    Wlhi waxan sheygo ma aqaan allow kuwas D,D,D ka qabo 🤲🏿🤲🏿🤲🏿😭😭😢

  • @maymamohamed8884
    @maymamohamed8884 Před 2 lety +2

    Ninkaan intuu joogaa hadda talow dalka muu ka maqanyhy saan ileen kuma dhafayaan dalkena intuu la,yhy leenhy dad bahalla Ahbaa noo taliya yaa rabbi ilaahow dadkeena iyo dalkeena adaa umaqan 😢😢😢😢😢😢

  • @naruurab1114
    @naruurab1114 Před 2 lety +6

    Netflix Drama toos ah. Sheekadaan wey igu socotaa. Somalia Af Libaax ayeey ku jirtaa,, Alaha noo gargaaro.

  • @mariyaahmed6636
    @mariyaahmed6636 Před 2 lety +4

    Film fake ah

    • @CarabZzz
      @CarabZzz Před měsícem +1

      Fahad yaasiin maa ku soo diray

  • @abdiaziiznor5369
    @abdiaziiznor5369 Před 2 lety

    Xog muhiim ah ayaa bulshada la wadaaagtay thnks ayaanle

  • @galxareedmedia3473
    @galxareedmedia3473 Před 2 lety +1

    Mahadsanid ayaanle iyo hanooloto waan sugayay Part 2 gan

  • @yousufabdirashiid9899
    @yousufabdirashiid9899 Před 2 lety +3

    Amazing interview 👏 Thanks Ayaanle

  • @mxm273
    @mxm273 Před 2 lety +3

    Wiilkan geesinimadiisaa dhibka ku keentay. Saxib alle caafimaad taama ha ku siiyo

  • @sali619
    @sali619 Před 2 lety

    This guy should write a book.

  • @CalankaTube
    @CalankaTube Před 2 lety +1

    Wareysiga waa qurxuun yahay balse hadalkaan run ahaantiisa ma hubi

  • @loolaan
    @loolaan Před 2 lety +3

    I can see that he’s lying because he kept saying two days because Election.

  • @iceconstructioncompany1064

    indinkuba hada tihiin hanoolato baahida nooga faaideysaten ah ina barmaamijka xiisaynayno wax walba baahida la isga faaideysanaya wllhi. aarkuwana my hal mar noo soowada galiyan 🥺🥺😂😂😂😂

  • @M.Duran71
    @M.Duran71 Před 2 lety +1

    Maashaa Allah wax badan ayuu iftiimiyay ninkan dhalinyarada ah.

  • @mustaphahaji2060
    @mustaphahaji2060 Před 2 lety +1

    Mahadsanid jaalle qeyb kale soodaa

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 Před 2 lety +12

    Programkaan aad Baan u sugi waayey wlhy thanks anyway berina hanaga soo daahinin

  • @apdiyare8241
    @apdiyare8241 Před 2 lety +6

    Wiilkan waa dani oo yar hadalka Afka shekada dagananta chan wlba😂🤟🏼👀

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 Před 2 lety +1

      Dadka Hadalak aay u dhiibta waa dadka Illahey Masag weyn siiyey kii tacaliin ku datsadaan ka sii daranbaa Somaliada badankeena wax inaga qayalisiinyaa waa school iyo caqli yarda hadan Somali nahey ma caqli fiicniin why 2022 baay qabiil la isu Haysata

    • @darishore814
      @darishore814 Před 2 lety

      Somali iyo zanzibari ayee kala yihin

    • @apdiyare8241
      @apdiyare8241 Před 2 lety

      @@darishore814 labo ilma adeera weye hadal dhamanti

  • @binazirismail1597
    @binazirismail1597 Před 2 lety +2

    Money meant to rebuild a nation is misused for other purposes. So sad. May peace prevail in somalia.

  • @maxamedcabdinuur7341
    @maxamedcabdinuur7341 Před rokem

    wlh cabdulaahi nasri nin qadiyada ogadeen ku adag wyn guul ina aderkey biri adigacu hari jubbland insha allah

  • @yonisali3529
    @yonisali3529 Před 2 lety +4

    Very sad story ☝️

  • @Yuuye_22
    @Yuuye_22 Před 2 lety +12

    What's going on in somalia is beyond our imagination wllah!

  • @dhuuyesaed1413
    @dhuuyesaed1413 Před 2 lety +2

    Waxaan u arkaa dacaayad raqiis ah oo Teamka Axmed Madoobe soo alifeen

  • @AllQuraanSO
    @AllQuraanSO Před 2 lety +1

    Thnks ayaanle,. We are waiting part 3

  • @Somali-One
    @Somali-One Před 2 lety +3

    *💯♥️Nisa♥️💯*