Velikost videa: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Zobrazit ovladače přehrávání
Automatické přehrávání
Přehrát
X oo haga iyo new hargeysia no so dub thanks bro guleysta💚⚪️❤️.
Waan Soo wada wllo waad ku mahadsanatay
Wll heesaha kada barnamijka
Mahadsanid wl sida fiican eed barnaamijyada ula socoto Taladana waa sixid iyo wanaajin. wll sharaf iyo karaamo.
Clibkan horaan u dawanee , markaad duubayso tariikhda sheeg hadii kale boring bro
Dawlada hoose keep going ha ku odhan ee aawi waa dalkaagii oo geed beera
Inshalah wllo wixi wacan ana waan qabanayna inshalah vlog geed beer waan so wadna
Meeshaa uu ka dhisanyahy fooqa dahabshiil yaa garanaya markii hore wuxu ahaa wuxuu ahaa xero taraafidii hore ee hargaysa
Waar dakaygi hore tahay bar hargaysa caymiski maweel sheekh bashir adina ice creem kkkk
@@LiMo-bf4di haa adba ciyaalkii horaad tahay soomaali ear line ku dar sacaada diin ismaaciil dahable
Waxaa ka furnaajiray meherado iyo xafiiskii xasan yoonis Habana ee macdanta lagu baadhi jiray
Hilaac hotel yaasmiin baakadanbeya
Idinku maad dhirta beertaan yaad ka sugaysaan labadiinan wax duubaya maad 2 geed maad beertaan
😅😅😅 inshalah waaan wada beerin wllo mahadsid
Haa kadaa heesaha
Fikir wacan waan ku tixgalin doona inshalah Soo jeedintaada
Laamidii ciid buu noqday
Beenta maha electrical wires hargeisa wa iin wax weyn laga qabto 😮
Waa run OO bilicda dalka wxa bay u dhabaysaaa
Leyrarkii baalayasha meeye haben kii waa mugdi
Lamiyada ciida mad kgurtan
Magalada waba cidle dadki xage qabteen