BIRIISH KA 2AAD EE CAASIMADDA IYO TEAM X HARGEISA 2024

Sdílet
Vložit
  • čas přidán 11. 09. 2024
  • BIRIISH KA 2AAD EE CAASIMADDA IYO TEAM X HARGEISA 2024

Komentáře • 26

  • @isseyusuf8888
    @isseyusuf8888 Před 22 dny +1

    Mansh Allah republic of somaliland is peace and stabilt country. We support from somaliland ❤❤❤

  • @caweyskadalmar
    @caweyskadalmar Před 22 dny +4

    Faarax Oomar waxaa la dhisay wakhtigii xirnimada ka dib Waxaan umalayn dawladii Cabdirashiid Ahun. Isaga 1st July iyo 26 June waad garata dhismsaha inaanu ahayn dhagax. Isuulada uu dhisay ingriisku Waa Hargeysa technical institute, Axmed Gurey, Biyo Dhacay hoose iyo dhexe, Riis, Daami, Sheekh Bashiir, Gudhac Dheer iyo Shacab girls ma hubu kan.
    Tan kale waxay inaydin Hore u socatiin waxaa ku yaala isla wadada iskuulkaygii Hargeysa technical institute, warshadii Pepsi ga, warshadii Dhuuniga, Hargeysa Club iyo first July hada maqlay in jaamacad laga dhigay.
    Biriishkii lilic ee ingriisku dhisay waa dumayey miyaa kama Muuqdo Video ga. Maxaan ku ciyaarnay. Bridge ka suuqa waxaa dhisay shirkad talyaani oo niman talyaani u shaqeynayen oo sarawiil gaaban xidhan. Waxaan horaantii 1970s ama dhamaadkii 1960s.
    Waad Mahadsan tihiin sii wada shaqada

  • @abdalleyousophabdalleyouso6866

    X hargeisa ❤

  • @ahmedmohamud9167
    @ahmedmohamud9167 Před 22 dny +1

    Ming Zang restaurant ayuu ahaa magacii hore 🍏🌧️🍎

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 22 dny +1

    Ex Hargeisa Anagaa ah oo waxaan ahaa dadkii ka baxay dugsigii CTC ama dadku hada u yaqaanaan Farsamada Gacanta sanadkii 1987. Aduunyo so we are ex Hargeisa, wadanka waxaan ka maqanahay 34 yrs waxaan ku soo noqdey mar kaliya that was 2002. Thank you so much Walal sida aad had iyo jeer noogu celiso xusuus iyo waayo waayo

    • @SomaliLandViews
      @SomaliLandViews Před 22 dny

      Dugsigaa CTC da waan dhigin jiray inkastoo markii dambe aan u wareegay dugsigii sare ee Xalaneh. 40 years weli dalka waa ka maqnahay. Inshallah mar ayaan iman.

    • @Layla6793
      @Layla6793 Před 20 dny

      @@SomaliLandViewsmarkaa waxaad ahayd lodkii 1980
      Xageed hada joogtaa Walal
      Ilaahay nabad qab ha kugu soo celiyo

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 Před 22 dny

    Nin culus baad soo qabateen aimed rashiid waan ku xidhanahy ninkaas igu Salaam dalmaroow

  • @GuledAhmed-kz5ts
    @GuledAhmed-kz5ts Před 22 dny

    Miig siin baa la odhan jiray daadkii habeenkaa marayay basbaan saarnaa isku qaadbuu is yidhi dadkii rakaabķa ahaaba ku qayliyay ana waan yaraa waan sii xasuustaa

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 Před 22 dny

    Migsin

  • @user-ey1jm6xf5f
    @user-ey1jm6xf5f Před 20 dny

    Ming zing baa la odhan jira xarafna waa ka soo hor jeeday Marka biriish liic liic laga talaabana hargaysa spring wotar warshadii biyaha ugu horeysay baa ku sii agtaalay Wakaa sheekhow 😂

  • @Layla6793
    @Layla6793 Před 22 dny

    Alla caruurnimadii maxaan biriish kaa korney

  • @user-xq9xq7zg7n
    @user-xq9xq7zg7n Před 22 dny

    Ming sing.

  • @xasanabdi3013
    @xasanabdi3013 Před 22 dny

    2006dii bay ahayd markup daadku qaadey

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Před 22 dny +1

      @@xasanabdi3013 weelka ayaa DOOXAN gaadhay.

  • @CabdirashiidMuuse
    @CabdirashiidMuuse Před 22 dny

    Igu salaan masulkaas

  • @AbdeShiesty
    @AbdeShiesty Před 23 dny

    Jawiga maanta hadal uu ma bahna

  • @HibaHassan-e1r
    @HibaHassan-e1r Před 22 dny

    Hotelka waxa la dhigi jirtay migsing

  • @abdoulkarimh
    @abdoulkarimh Před 22 dny +1

    X arabsiyo ...we are waiting ....????

    • @XHARGEISA
      @XHARGEISA  Před 22 dny +1

      @@abdoulkarimh waan imanayaa inshallah,tnks